Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra

  Рет қаралды 389,998

laylis channel

laylis channel

2 жыл бұрын

Xasuustii Aun Axmednur Jangow Iyo Sahra Axmed Jamac

Пікірлер: 70
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Bad jacayl badan waxan Alif Abwan kii weyne ee maxed Aadan dacar waxan ku dawadey National theater hargeysa waxana Hestani wad Qadaya AHUN Axmed Nuura gango iyo sahra Axmad laxanka waxa sarey AHUN Axmed Nuura gango mar kale waxa wada Qadayey AHUN cabdi cali bacalwaan iyo sahra Axmad Anigu labad gorba wan dawadey
@DayaxInaxidig-th8oz
@DayaxInaxidig-th8oz 19 сағат бұрын
waa runtaa sxb kln riwaayada oo dhamays tiran waan waayay mala heli karaa bay kula tahay
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 Жыл бұрын
Raxmaankii idiin unkay baan idiinka baryey naxariistiisa. Walee waa labo aan liiceeyn weligood jaangow iyo Sara Ahmed.😢😢😢
@user-gy3nu8vo2b
@user-gy3nu8vo2b 8 ай бұрын
Waa runtaa zxb ❤❤❤😔😔😔😔
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@akcabdala5285
@akcabdala5285 2 жыл бұрын
Heestaan markan maqlo waxaan soxasustaa xiligi an yaraa
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 Жыл бұрын
Goodir iyo Laan waa 2 halaad oo Geel ah oo ka mid ah geel ay lahaayeen reerkii Maxamed Adan Dacar
@mohamedbille1067
@mohamedbille1067 3 ай бұрын
waa hapeen Isniina April 2024, zhpkey Dr Sogsog ayyan heestan ku xasuustaa oo aad u qaadi jirey ArbaMinch Ethiopia.
@apdullali9846
@apdullali9846 8 ай бұрын
Heees waa dhaaftey tani AUN .....labadaba Yaa garayska kaa furaa kuu salaaxa gaadada durba jaceyl galliseee 😎
@caaqilyare2647
@caaqilyare2647 Жыл бұрын
bal ufiirsada dadow hees walba uu laxanka saaray abwan , mulaxam, fanaan, kabaniste waa kuwo dhadhan gaara leh 😢 allow kuu naxariso muxu dhaxal fanka uga tagay tusaalaha fanka naxaristi jano rabi haku siiyo
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
ALLaha unaxariisto iyaga,iyo inta muslimiinta Ee dhimatay,
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Old is gold alle ha unaxristo duca le u awiodna maanta🦁🖐🏼
@SaSa-tk8dn
@SaSa-tk8dn Жыл бұрын
So dajin
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Boqorkii laxanka alle haku raxmado adiyo mamo sahraba 🤲
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Earayadii maxamed aadan dacar Laxankii jaangow Aun 😢 Mamo sahro iyo jaangow Allah unaxristo 😢
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Axax ax hatgaysa ayaan heestan yaraantii ku xasuustaa
@NaasirTuuryare
@NaasirTuuryare 9 ай бұрын
Naxariistii janno allahaa siiyo jaangoo iyo sahro ahmed fanaanin aan kala dhicin
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 2 жыл бұрын
Naxariistii janno allaha idin siiyo.🤲
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Aamiin
@UrurClaahi-dh7uz
@UrurClaahi-dh7uz 10 ай бұрын
Wow
@caynaanb6172
@caynaanb6172 2 жыл бұрын
Miraha Waa Abwaan Mohammed Aden Dacar Laxanku waa ahmed Nur Jaango Hore Waa U qaaday Cabdi Cali Bacalwaan iyo Sahra Ahmed Waxayvku Jidhaay Ruwaayaddii Dab Jaceyl Badnaa 1976
@maamudahmed2729
@maamudahmed2729 Жыл бұрын
Waxa weeye baad jacayl badana weeye maha dab waxa laron jiirey dab jacayl Kari waa oo uu sameeyey xasan geeni ee tan waa runta dacar baa leh oo waxay ahayd baad jacayl badana weeye
@abdihassanow7249
@abdihassanow7249 Жыл бұрын
@@maamudahmed2729 q
@dayaxari322
@dayaxari322 Жыл бұрын
Jaanjo iyo sahra ku horeeyay
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 8 ай бұрын
Bad jacai badanaa dheh
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 ай бұрын
Waxa Hore U Qaaday Jaango Iyo Sahra axmed Bacalwaan Mar Dambe Ayuu La Qaday Sahra Riwaayada Ay Ku jirtay Bad jacayl badana Sanadki 1975kii Eryadii maxamed adan dacar
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 Ай бұрын
Axyaa hees 👏
@ahmedfarah4693
@ahmedfarah4693 Жыл бұрын
Waaw eeshcaalaa hees weeyii ✍️✍️✌😍
@user-lt3di1zw4m
@user-lt3di1zw4m 7 ай бұрын
Abwaan Maxamed Aadan waa midhi culus.
@Mouse8817
@Mouse8817 2 жыл бұрын
Fankii hore waxaad moodaa in mirahiisa 80% diinta islaamka uu kusalaysnaa oo abwaanadu ay waxbadan diinta kagaranayeen
@CabdirisaqOgge
@CabdirisaqOgge 2 ай бұрын
Ereyga iska sax gelgelshimo maha ee waa ilgashiimo waynaa
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Yaa garayska kaa fura kuu salaaxa geedada💋👀
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 Ай бұрын
Qaraaamiyeyste weyn ayaa tahy mia sxb
@siciidxasan1784
@siciidxasan1784 2 ай бұрын
Jango maaha waa bacalwaan iyo sahra axmed
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Ай бұрын
Heeska marakan waxaa Sahra la qaadayaa waa ninkii laxanka heeska lahaa ee Jaangow lkn heesku markuisan kabanka aheyn ee muusikada caadiga ah yahay waxaa caan ku ah BACALWAAN. Codka Jaangow, Digfeer iyo hobolada la midka ahi cid kuma qaldamaan waa caan ALLE saddexdaas fannaanba haw naxariisto. Amiin
@atocareh7066
@atocareh7066 6 ай бұрын
ALLOW U NAXARIISO LABADABA AMEEN
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 ай бұрын
Tani hees mahe waxa kale halo bixiiyo caajib ya caajib
@mohamedbashiir9951
@mohamedbashiir9951 Жыл бұрын
Allaah hawnaxaristo
@mohaqays2146
@mohaqays2146 Ай бұрын
Maba murqaamo hadii aanan heestaan dhegaysan cajiib
@cabbaascabdisalaam675
@cabbaascabdisalaam675 4 ай бұрын
Inta tiktok kazoo Raacdey❤
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 4 ай бұрын
Kow kow ☝️Ninka khamiiska xiran iyo gabadha is Qaaliyeneysa mrkii lacagta la siiyana lugaha dhabta sasraneysa😂😂 ar Dumara lacag Diinta wey oga bixi karaan wllhi 😂😂😂
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 3 ай бұрын
​@@dabiyobiyo9880wlhi aniga xita labadasa kubartay heesta😂😂
@Sharmaakegaraad
@Sharmaakegaraad 5 ай бұрын
Qaraaalku waxbaa ka qaldan iyadoo gayaxa maran gayaxa madhan ma aha
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 10 ай бұрын
Great Max'ed N. Jaango ❤
@liibanibrahim6453
@liibanibrahim6453 2 жыл бұрын
Walee dad was dadi hore
@YacaafCalicawaale
@YacaafCalicawaale 2 ай бұрын
Asxan hees
@SayidcumarXashi-lv1bj
@SayidcumarXashi-lv1bj 10 ай бұрын
Saharo iley iyo amex jangle
@abdieid1033
@abdieid1033 9 ай бұрын
Illhy.unaxriiso
@maxamedgubane6539
@maxamedgubane6539 2 жыл бұрын
Waahees shidan
@MohamedAbdulkadir-hs8oh
@MohamedAbdulkadir-hs8oh Жыл бұрын
❤❤❤
@zekomoha488
@zekomoha488 2 жыл бұрын
waad qaladay maaha jangoow
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 Жыл бұрын
Waa saxiix codkana waa Jangow. Orginalkana isagaa qaaday laxankana isagaa sameeyey.
@ahmedfarah4693
@ahmedfarah4693 Жыл бұрын
Heee
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Жыл бұрын
Riwaayaddii "Bad Jaceyl Badanaa" erayadii Maxamed Aadan Dacar, laxankii Axmed Nuurre Iidow Abtiile (Jaangow), codkii Axmed Nuurre Jaangow iyo Zahro Axmed Jaamac labadaba AUNtee, horaantii 1976ki, heestan iyo kuwo kale ee riwaayadda ku jiray ilaa laga soo gaaro gobolka Hiiraan waxaa Zahro la qaadayay Jaangoo laakin markii Beledwe la soo gaaray ilaa gobollada Koofurta oo idil waxaa Jaangow lagu beddelay oo heesaha Zahro la qaadayay Baacalwaan sababtuna abwaanka Dacar ayaa og
@iltiredoualegemail6059
@iltiredoualegemail6059 Жыл бұрын
Hommage zahra
@mohamett6695
@mohamett6695 2 жыл бұрын
🤝
@mouminali3126
@mouminali3126 Жыл бұрын
AHMED MOUMIN
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 9 ай бұрын
Maaha jaango waa becalwaan
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 8 ай бұрын
Kan sxb waa jaangow ee bacalwaan ma aha laakiin bacalwaan iyo sahro ayaa wada qaaday riwaayaddii bad jacayl badanaa laakiin hadda waa jaangow aan ku saxee
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 20 күн бұрын
Waa jaango sxb
@AbdiHodan-uo1xw
@AbdiHodan-uo1xw Жыл бұрын
Cabdihodan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@mubarikaxmed388
@mubarikaxmed388 Жыл бұрын
.
@ayubabdikadiayubabdikadir1904
@ayubabdikadiayubabdikadir1904 10 күн бұрын
Ereyga (gayax) maxa laga wada
@CabdiShakuur-f2b
@CabdiShakuur-f2b 9 күн бұрын
Neefka markoo soofo cawa marka Soo hoydo inta aan wali caanaha laga maaalin🎉
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
10:08
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Aun Axmed N Jaago & Aun Sahra Axmed Heesta Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics
11:00
Heestii Cududdayda Sii Daa Lyrics Xasan Adan Iyo Aun Sahra Axmed
8:22
laylis channel
Рет қаралды 232 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 671 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 886 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 320 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,1 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН