Been badanaa waran ma wax beey xaday masa qofbeey dishay baliis haduu gurigeeda garaaco oo aan la furin weey jabinayaa beenta dadka kala hortag joowhar maxaa loo geeyey waaba dagaankii ay ku dhasheen xageey geeyn lahaayeen wiilka wuxuuyiri aabaheey waafuray ifur beey tiri markeey walaalaheed la heshiisay ninkaan kalaa xoog ku heeysto aad leedahay wiilka wuxuu ku sheegay waa adeer fiican yahay uurka markeey soo yeelatay kanadeey ku dhaleey say 3 cunug kan ku 4
@SadioWarsame-rq6ql5 сағат бұрын
Maashaa Allah shuushuu iyo inta kaloo lamidana oo dadaalka dhinac kawadaaba Alle farxad hasiiyo cadowgana hakacesho Aamiin Yaarabi qof walbaa waxuu sameeyo taariiqday ugalaysaa inta dadaaleyso oo dadka dulmani caawinayaba rag iyo dumarba Allah caawiyo aduun iyo aakhiraba wiilkaas yar iyo hooyadiina Allah arimahooda hafududeeyo hana guuleeyo kuwii dulmiyayna Alle hakaga jaro if iyo aakhiraba Aamiin Yaarabi
Gabadhan waxaa ka walaya naago gurigooda soo gubeen. Wlhi familada marka isla jogaan waa mac iyo jug mala kala tagay social media ayaa la soo farisanaya ma maseer ayaa jira mala is jecel yahay aniga ma fahmin.
Waan xaabanayhay inankan ma shaydaamo ayaa dila 90kaba wuu oyayaa waa la i dilay wabaa jbouti diridhaba jigjiga Nairobi wah wiilka quruumo aan la garanayn ayaa dila yahuu😂😂😂
@karinaali6318 сағат бұрын
What happen qamar markasto ma lodila something is wrong with him
@SafiaHussein-v4q19 сағат бұрын
Adiga tag kacbada allah ku bari
@MohamedBuskutOfficial20 сағат бұрын
Maxaa qamar mar kasta loo dilaaa? Like & subscribe thanks
@zamzamadam481119 сағат бұрын
Ninkaan maa sheydhan baa dilaaa magaalo kastaaa
@luuljemac752721 сағат бұрын
M.busķut waxanku odhanlahaa wabsaydyada kubaxa luqadaha egelish inalageliyo si uuabihi uhelo amashacigisa alle howgargaro
@farhiyoali79121 сағат бұрын
Loooyar oo u baahan yahay
@Aisha23-d1e22 сағат бұрын
Sharmuuto shaqshaqato laluush baad rabilahad huraley yaa kuyaqaan 🦊dawacaduba 🦁libaaxa madilikartee nacasnimo bay u ga daba cidaa 🤮🤮🤮🤮👎👎👎🤢🤢🤢🤮🤮🤮👎👎uf uf uf
@MaryanOmari-tb4kb22 сағат бұрын
Be safe, bro
@AtariishadaADuunka-tg9ek22 сағат бұрын
Maalintii aad lehayd waa gaal waa gaal dheh…oo aad maskidka youtubeka ka soo duubaysay…Naagtan inad KZbin ka kula kacsanaysay way iska muqatay…inaa xalaal isku qabteen ayanan la hubin orod shaqo yeesha labadiinaba…iyadana 4/5 Kala sugaysa adigana 7/8 kale…where is your responsibility?