Somali Allow ha noo jebin boqol qol ayay inankaa yar ka soo furteen si ay u fadeexeeyaan qoyskaa qofna looma dhaamo ehelkiisa ayagaa og maslaxadiisa haddii aabihii looga tegi lahaa gaal gangster ayuu maanta ahaan lahaa waayo aabihii ruux nolosha ka dhacay ayuu ahaa siduu sheegay wiilku
@rosemarka963910 күн бұрын
Marwalba qadarka Allah iyo wixi no qoray wax kawanagsan malaha dhibato kaso o maro Allah dentisa ayo dhowri
@1000ZXCVBN17 күн бұрын
Qabyaalada foosha xun joojiya. Wiilka iyo habaryartii ha isku dirina- dad yahow foosha xun
@ashasalah283517 күн бұрын
AABAHOD GEERIDA WIILKAN AABIHIS LA DUL SAARAYA, WAA SHEEKO IYADUNA LA ABUURAY.
@shamsoibrahim443117 күн бұрын
Wiilkan marba software cusub lagu shubayo hadalkiisa miyad rumaysatay 🫣
AF ingarisiga ha lagu bafiyo sawirkisa iyo hoyadi sawirkeda si lo halo abihi
@KoosQaali201917 күн бұрын
Wiilka warkiisa oo dhan English halagu turjumo idaacadaha kenya halaga soo daayo si aduunka oo dhan looga dhageesto black canadian in uu yahayna hala sheego
@hawakarshe790417 күн бұрын
Sax sax😂😂
@KoosQaali201917 күн бұрын
Wiilka hala badbadiyo meel save ah hala geeyo
@KoosQaali201917 күн бұрын
Ilmaha marekan iyo canada kudhasha foot printer baa laga qaadaa. Faro lagama qaado dadka aan kudhalan baa faro laga qaadaa
@Fowsiya-p4m17 күн бұрын
War ileeyn tanokalel
@JamiloMaxamed-lw5kmКүн бұрын
Sax alaayacisag ru yaqaan
@MohaAbdi-v2y16 күн бұрын
Waryaa,,afkaaga,xidho
@farhioismail488017 күн бұрын
Dadka USA iyo canada ingarisika ha lagu bafiyo si lohelle abih in cawiyo bolisika canada habayarta asagana safarada ha logeyo hana dhaho
@samowsamale349017 күн бұрын
Abihii sida uu sheegay gangster ayuu ahaa America ayaana loo mastaafuriyey waana qof aan muslim ahayn markaa muxuu ka dheefayaa