Ha goyn waxa laysku yahay.
1:55
6 ай бұрын
Naanaysaha Soomaalida.
1:19
7 ай бұрын
Hadyada Ugu Qaalisan Aduunka!
1:54
18 May Somaliland
3:24
8 ай бұрын
Nimaan Dhul Marin Dhaayo la!
2:33
Ha is dhiibin waligaa.
1:47
11 ай бұрын
Naftaada Ma La Murantaa?
1:33
Жыл бұрын
Пікірлер
@liibaanjigjiga8551
@liibaanjigjiga8551 3 күн бұрын
Masha Allah Gabar garasho miisaaman
@ibraahincabdiqadir1278
@ibraahincabdiqadir1278 22 күн бұрын
Really wllhi wll ❤
@munamahamed2492
@munamahamed2492 Ай бұрын
sax mcnto
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z Ай бұрын
Xaqiiqaad ka hadashay iyo dulmi loo gaystay wiilka Lkn adigu maradan aad isku soo dhexrido maxay ahayd markaad muqal duubayso
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi Ай бұрын
😂😂😂😂😂 mashquul badnidaa
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb 2 ай бұрын
Nicma barako salaan saree quruxay
@amaalahmed7622
@amaalahmed7622 2 ай бұрын
🫶🏽💞
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 2 ай бұрын
Masha allah waad mahadsan tahay wllo jasakalaah khyr ❤
@BachirWaiss
@BachirWaiss 2 ай бұрын
exactement
@BachirWaiss
@BachirWaiss 2 ай бұрын
ka sheke
@BachirWaiss
@BachirWaiss 2 ай бұрын
mashaallah
@AmnoAhmd
@AmnoAhmd 2 ай бұрын
Beautiful😊
@BachirWaiss
@BachirWaiss 2 ай бұрын
Barakallah fickum jazakallah kair . que dieu vous beni
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 2 ай бұрын
Xqq markaan maqlay dhacdadii murugada badnay ee Gabdhii ninkeeda gubtay iyadna is gubtay saan ku maqlay markaan ogaaday inay Gabdhyar ay dhaleen inay horay isku dishay markiiba wxn xqq saday inay xanuun Nafsiya Labada waalidba Lanoolaayen Khaasatan Gabadha ficilkaas fooxa xun Samaysay anaa aqaan Qofku markuu Gudo ayaan u gubanayo waxyaabaha ka Suurto Galka ah ee Foosha xun waayo waa xiliyo dareemo xoogan mooyee inad maskaxdaada isticmaasha Ay adagtahay Allah dhamantood Hownaxariisto dhulshadana wxd tula Talin lahaa wxa Wngsan ay sheegayso Gabadhu inay Qaataan wxaa lagayaaba qof wllka ah oo ka fikiraya siduu Naftiisa ku goyn lahaa xanun uu dareemayo daraadeed aysan cidna la ogay cidna u sheegan karin inaad aflagaado hadala xun xun Dacaayad xaaraama dhalaycayn inaad marwalba ku hayso Allah dadow ka Baqa oo inaad qofka fahantaan isku daya hadaydaan waxba u Tari kari wxba Ha yeelina anay in badan igu dhacday wxn aan sheegayo ee ma ahan wax aan iska soo Qoray😢
@MaxamudAdan-re7wm
@MaxamudAdan-re7wm 4 ай бұрын
Greatest.like.comment.send.share
@Gooleyy
@Gooleyy 4 ай бұрын
Mar hore inan arko aheyd ' wu iga so daahet
@AlxYrs
@AlxYrs 5 ай бұрын
Waan ka shakiyey
@ZARA-m7v
@ZARA-m7v 5 ай бұрын
Innallillaah 😢
@SumayaIbrahim-zj1wd
@SumayaIbrahim-zj1wd 5 ай бұрын
Wan gartay ustaada❤
@NimoDaad
@NimoDaad 5 ай бұрын
Waarun beribaa inan aanu isku xaafad nahay nin guursaday markaasaan idhi ala maxay kufashay dibjirkii ay taqaanay ninbaa soo booday oo yidhi waanin oo ceeb malaha iyadaa meelkasta soo martay hada inanta wuu iska caayayaaye maba yaqaan
@istahilomar6372
@istahilomar6372 6 ай бұрын
Ragga hada aya jilcan walaaloy
@Anab44
@Anab44 6 ай бұрын
Qurux tahay abayo MashaAllah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 ай бұрын
😂😂warunta somalida wa dayer sey qabil ujecelyahin wab kayabanay ileh wa dayer nimada
@yaraahmed3939
@yaraahmed3939 6 ай бұрын
Islam Waa Xaq saasan u nahay inaaan diinteno fahano weyaaan Wixii Xarana Allah Ma xarantinimayn ilaa wax dhibato jidhkena iyo caqligana inoo Kenyaa mooye fadlan erayaadada u fiirso
@Mohammad-c1p5m
@Mohammad-c1p5m 6 ай бұрын
Biiq waxa laga wada qofka jidh ahan yar gaabni iyo dhuubni isu raacan tusaale qofkasi ma Biiq sakaara
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 6 ай бұрын
Ninku qaday sahraay tiisa Haduu seed liqliqideeda Kusaruurad goyn waayo Oo uu subag iyo baruur raadsho Siduu jecelyahaa beena!
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 6 ай бұрын
Wayo aduunbaaban ku kugu dhygagsanaa
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 6 ай бұрын
Hadalka oodhan ma fahmaysaa uunbn ka garty Habrawadaag
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 6 ай бұрын
Ma garaty Mafahmaysaa Ma garaty
@Sagalk6
@Sagalk6 6 ай бұрын
Nimcoy video yadaada maxaa codka gaabiyay horta
@Warabe.Warabe-dp6sg
@Warabe.Warabe-dp6sg 6 ай бұрын
Nimco Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️ mahadsanid sxp ❤ waa runta hesta jawabtedi xaga jabuuti ayay ka
@CabdiraxmanAden
@CabdiraxmanAden 7 ай бұрын
Diyaar
@abdihakimereg
@abdihakimereg 7 ай бұрын
Dhibadadu waxay ka jirtaa raga intooda badan waxaa soo korisay hooyo kaliya mana barin sida ugu yaraan naftisa uu masuul uga noqon lahaa, mana arkin aabe masuuliyadisa ka soo baxay. Hooyo kasta waxaan kula talin lahaa marka wiilka ay dugsi sare ka baxo inay masuuliyada natiisa lagu wareejiyo, hana noqoto dhinac dhaqaale iyo degaan intaba. Ugu danbayn aan barno inamadeena qaadida masuuliyada gaar ahaan naftooda. Markaas ayay qof kale iyo qaranba masuul ka noqon karaan.
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Imanka bilindka iya naguss nogda Imamkiyo nugsamay
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Nima Barako Il faut connaître les 2 c'est important. Comment tu te vois?et comment les gens pensent de TOI? TU es qui pour Toi?
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤❤
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Magaraty ? Mashaallah allah gu siyadiyi cilmiga
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Merci
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Magaraty ?
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Wan gartay hn
@BachirWaiss
@BachirWaiss 7 ай бұрын
Hablahana kahadal hn
@xukunxayi6682
@xukunxayi6682 7 ай бұрын
wll lanbarka waad wtasop iso dir sidaan kula soo xidhidho
@xukunxayi6682
@xukunxayi6682 7 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤
@xukunxayi6682
@xukunxayi6682 7 ай бұрын
wll waxaad tahay gabadh aqli ilahay ku manaystay xabibi qaali
@xukunxayi6682
@xukunxayi6682 7 ай бұрын
Asc wll setahay
@ShadiyaShakip
@ShadiyaShakip 7 ай бұрын
Illahay cilmigeeda ha ubarakeeyo 😢
@nimcobarako
@nimcobarako 7 ай бұрын
Jasakallah khayr
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 7 ай бұрын
Smart ayaa tahay walaal ❤
@24hours171
@24hours171 7 ай бұрын
magaratay😂😂
@mariaali5872
@mariaali5872 8 ай бұрын
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 8 ай бұрын
Inaadeer xageed naga aaday Kowdhe magaranaysaa Magaratay haye bal kawaran Erayadaa ayaan jeclahay
@libanfarahamina7639
@libanfarahamina7639 8 ай бұрын
Machaallah edo guul iyo gobonimo somaliland from Djibouti