@@nimcobarako garTay ada shegay waa wixii caowradada asTura mara qafifa cowro ma asTurTo sida Allah qur,anka kushegayna waa xijaab iyo jalbaab hadaan qu,anka raacno anagee aakhiro kubaxsaneyna TaaS Hala ogaado
@nimcobarako Жыл бұрын
@@adonallah walaalo waxaan xidhanayo anaa ka masuula, waa wax aniga iyo Illahay noo dhexeeya. Waaqalad inaad su’aal ka keento. Midakle maxaad ugu mashquulaysaa waxa aan xidhanahay? Ma dharbaan iibinayaa? Qodob muhiima ayaan ka hadlay hadaadan qadarinayn iskaga bax meesha.
@hasaanabdimohamed8707 Жыл бұрын
Ma khasab baa qof inan hoos u dhigo sii aniga ugu muuqdo qof muhiim ah maxaa keena in dadka qaar ay dareeman inan tahay qof inay hoos u dhigaan si ayagu qof muhiiima ah ugu muuqdaan maye
@saidabdi5612 Жыл бұрын
Ma ila xumid oo waa afeefatay oo waa fikirkeyga ayaa tiri balse halmid an kugu daro hadalka waa margi oo qofba sidow rabo ayuu u dhigi kara balse nuxurka hadalka ma aha in qof dumara la becinayo balse marki la samenayo guurka waa mid u bahan dhidibada in lo aso ayado lo firinayo qof walbo iyo tabartiisa marka nuxurka hadalka waa guurka xujada halaga dayo oo hala qafiifiyo si nolosha lo wada dhisto
@nimcobarako Жыл бұрын
Guurka ha la xujeeyo ma odhan. Waxaan idhi si shaf iyo ixtiraam ku jiro ha loo wada joogo. Labada qofba hala qadariyo. Takale qofka ragaa haduuna masuuliyad iyo reer u diyaar ahayn maaha inuu Gabadh iyo caruur soo lugooyo. Manta qaar badan oo ka mida ragga joogaa masuul maaha mana rabaan inay masuuliyad qaadaan sidii ilmo yar bay rabaan in loo hayo ninka reerka inay noqdaan oo la ixtiraamana way rabaan. Taasina suurto gal maaha.