Пікірлер
@aqoontabiyechanal2023
@aqoontabiyechanal2023 Күн бұрын
Kkkkkkkk
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d Күн бұрын
Ciidanku iyagoo tuka raq jooga ninka laascanood dabka galiyay sow ina khaliif maaha ood keentayv marking ciidanku laascanood difaacayayna ee adiga ku ilaalinayay iyo maxasta sow buurta kumaaad layn nin darta udhimanaya inaad jabhad kubilawdo ood hadana ciidankii dhabarka ka toogato ninka iidanku muxuu kaqabanayaa see you difaacaa wixii shalay ciidanku difaacayay ee uu horjoogay ee maalintuu jabayvaad sacabka tuntay ruqo ninkii lahaa dabada hayo makacdo ayaan maqli jiray mucaarad markaad tahay waa inaad wadanka adoo mucaarada ushaqaysaa qadiyada iibisa wadamada Africa and booqato waxaad rabtana goobkasta kasheegtaa walk ma arag ciro oo intuu wadama jaarka ah utagay xisbiya mucaarad amazing dawlada kala hadlaya qadiyada dalka uu madaxwayne karabo
@SuratMaidah
@SuratMaidah Күн бұрын
Cadawga Gudaha (Waddani)
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 2 күн бұрын
Muse biixi next president ❤❤❤
@nasirahmed4735
@nasirahmed4735 2 күн бұрын
Ingiriiski aya nin hayryama la odhan jiray diinta kiristanka baray ka dib ninki haryama aha oo rer burco ah oo habar jeclo aha aya diinta kiristanka qaatay kadib ingirisku iska tagay wadanbu so laabtay isago dorashadi xildhibanimadu so dhaw dahay oo xildhiban isku so sharaxay ka dibuu gumahaystihi ingirisku ka dhahay war adigu sawdigi anaga na raacay ee dhaqanki iyo diintiba iska bedelay sida lagu doranay? Kadibuu ku dhahay somalidu diin iyo dhaqan iyo caqli iyo waxyanahas waxba kuma qiimahso ee qabiil ayay wax ku qimaysa kadib dorashadi aya lagalay sidu udhahay ayay noqotay oo isago matcabki gashana ayu udabaldegayay. Sawirkisa iyo hadalkas tarikhiga ahiba wuxu yaala London museum oo ku arkay..adna tii ayunbad wada war ninkani muxu qabtay muxuse aanu qaban muxu ku guldarahstay muxuse ku gulaysatay ma jirto. Waxa kaliya ee aad wax ku qimaynaysa WA sida uu haryama shegay...hada ninka dhan ee wadanka dhana ee kala socday ee dhamaystirna lo dhiibay ee ku fashilkay ee gobol dhan lumiyey ee intaso jabhadod qorya qaaten ee intaso dada laayay ee borama liq liqanayso ee shacabki kala fogeyey sababta kentay inad tagerto WA halki ninka haryama ee kusoco wad saxsanthye..caqligu ha foraro reernimadu hasarayso...
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane cabdilqaadir jirde wuxuu ahaa guddoomiyaha xisbiga waddani muddo 6 sanno ah. 2.0. Haddaba mudane cabdilqaadir jirde wuxuu yahay guddoomiyihii fashilmay ee gadtey gursigii beesha arab. 3.0. Mudane cabdilqaadir jirde wuxuu ka qaattey xirsi cali xaaji xasan 2.5 million US Doolars. 4.0. Mudane cabdiraxman cirro wuxuu ka qaattey isaguna xirsi cali xaaji xasan 4.5 million US Dollars. 5.0. Haddaba mudane cabdil qaadir xaaji ismaciil jirde waa guddoomiyihii xisbiga waddani ee kurisigii beesha arab lacagta dhaafsaday. 6.0. Wuxuu ku hadley waxaanay carruurtu ku hadlin. 7.0. Markii beesha arab qabsatey wuxuu ku jawaabay beeshayda arab lacag ay ugu soo sharaxaan ma haystaan hanti aan soo iibiyana sida guryaha ma haysto. 8.0. Haddalkaasi dhamaan beesha arab way liqi waydey aadna way ugu yaabtey. 9.0. Aakhirkiina wuxuu ku hadley waxan ahay nin weyn oo da' diisu 85 dhaaftey markaasi ku da'da yar sida xirsi cali xaaji xasan yaan uga tanaasulayaa. 10.0. Waana kan xilligaasi ilaa maanta kolba nin kursiga doonaya oo madaxweyne raadinaya wax ka sheegaya. 11.0. Haddaba hadduu fashilmay mudane cabdilqaadir xaaji ismaciil jirde uu lacag qaattey 2.5 million doollars isagoo gattey kursigii beeshu 6 sanno ku fadhiday. 12.0. waxan dhahayaa afkaaga hayso ceeb iyo fadeexad baa ku dul hogganeysa. 13.0. Haddaad kursiga adigu hayso waad ku fadhiisan lahayd hase yeeshee waxad sheegtey inaanad geyin. 14.0. Beeshuna lacag ay ku doorato oo kugu sharaxdo aanay haysanin waana sidaad sheegtey adigu. 15.0. Kuwa kursiga doonaya aflagaadada ka daa oo afkaaga hayso. 16.0. Waxan ku dhahayaa mar haddaanad adigu kursiga geyin oo gadatey lacagna qaadatey ceeb ka weyni ma jirto. 17.0. Mudane cirro nin xun maaha hase yeeshee tuugtii dalka iyo dadkaba dhacday ee xirsi cali xaaji xasan iyo maxamuud xaashi cabdi ayuu ehel xallaal ah moodey. 18.0. Waanu ku sirmay arrintaasi. XAQIIQDII Sababta oo ah mudane cabdiraxman cirro wuxuu aaminsanyahay 40.0 million doollars ee xirsi ka dhacay maalka agoonta waa cashuurta shacabka yaad ku guulleysan doontaa. 19.0. Hase yeeshee waxa hubaal ah hal doollar oo malka agoonta laga dhacay meeshuu galo waxa baxaya hal cod oo xallaal ah. 20.0. Haddaba cabdillahi jawan isagu maaha nin xun wuxuu noqday jawan madhan oo u baahan cid wax ku shubata. 21.0. Waxan dhahayaa wuxuu ku habboon yahay in dhuxusha lagu gurto oo laga buuxiyo afkana laga tolo. 22.0. Waana jawan liid madoobe ah oo 100 kilo qaadaya waynu wada joogaan.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 2 күн бұрын
A/Qaadir Jirde. Waxaan ku moodayey mise waxaad noqatey. Waligey ismaan lahay Cabdulqadirba kursigiisa iibin oo Xirsi lacag ka qaadan, yaab. Ta labaad maxaad ka odhan, Arabow is muuji sowdigii lahaa Arab waxba ma haysto imana soo saari karo. Sxb arintaada iyo xaalkaagu waa Xirsi daba joog, Aduunyooy aduunyooy xaalka ba'.
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 2 күн бұрын
Heeego
@mggaheir
@mggaheir 2 күн бұрын
Look who"s talking, waar Arab adaa halkaa dhigay nacasyahow, adaa masiibo ah ee orodoo umada waji xumada kala tag xoolayahow xirsi soo direy!
@wareegmedia1064
@wareegmedia1064 Күн бұрын
War neef bad tahay odayga ka xishood Arab isaaga halka iis diqeey
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 күн бұрын
The one and only experiance, intelectual, and remodel of somaliland Abdiqadir xaji Ismail jirde walaahi runta ayuu sheegay ee aan is dhaafino kuwa fashiliyey qarankii dhamaa ee somaliland baaqiga aan ka qabano qabyaalada aan iska dhigno
@1962yusuf
@1962yusuf 2 күн бұрын
Siyaasi c/qaadir ayaa hadalkii dhameeyey ee ila dhegaysta. Asc
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 күн бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo
@fadumo4024
@fadumo4024 2 күн бұрын
Abaalkiisa ayuu mariyey Xljamaal jamaal Ina batun Raga sidaas loguma boodo welee dib uma orordo Edeb gari Alle ayay taqaan 😂
@RodneyVillegas-o8k
@RodneyVillegas-o8k 2 күн бұрын
Wilson Dorothy Thompson Sharon Garcia Sandra
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 күн бұрын
Inaalilah ileyn siyasi somaliland wx mabda'a lahoo khajilaa wuuku yaryhy bl eega raggan waaweyne mrka xilka lga qaado xisbi mucarid iska xaadirinaya 😢
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 күн бұрын
Doqonkan qofkii sijeeda ayoo gaaday barqad waa baqti
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 3 күн бұрын
Waxani waa kuwii ugu xumaa inasoo mara baarlamaanka cabdirisaaq khaliif gudoomiye baarlamaan u ahaa kawarama
@osmangiire1349
@osmangiire1349 3 күн бұрын
😂😂😂
@A3000BC
@A3000BC 3 күн бұрын
Bakhti cune batuun😂😂😂😂😂
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 3 күн бұрын
Waxan baarlaman ma ahan halagu kala tago
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 3 күн бұрын
Prank land qoyska abaarso qoomu luud idoor
@deqosheikhisaq
@deqosheikhisaq 3 күн бұрын
War nimankan hala hesheysito
@hodandahir8111
@hodandahir8111 3 күн бұрын
Barkh ba tun wa gees iska calya nin ku cayanah
@umurayaanmahamed4057
@umurayaanmahamed4057 3 күн бұрын
Barkhad Waa dilan yahay 3 nin baa ku goobtay
@user-zi4tr8fq9k
@user-zi4tr8fq9k 3 күн бұрын
baarkhaad baaruun geesi geeesi dhalaay laa laa la canan caastaa tuugtaa kulmiyee nin gargaa maxamed abiib lagamaa qaadikaro xasanadaa wayo kuwii qaranka danbiga kagalaay ee jibiyey baa jogaa o nuuxtani 1 kayahay ❤❤❤❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 күн бұрын
Batuun ninraga
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 күн бұрын
Hambalyo maxamed abiib geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 3 күн бұрын
Isaaq laan
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 күн бұрын
awdal tatis awdal tatis awdal tatis awdal tatis awdal tatis awdal tatis awdal tatis awdal tatis awdal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 күн бұрын
awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis borama awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f 3 күн бұрын
Shacabku waxam nama metelan ha yidhadan kuligodba hala kala diro ma aha dad metelad leh
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 күн бұрын
awdal tatis awdal tatis of Somalia awdal tatis 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 күн бұрын
Isku jimacisada kuwii xamar bari dhaweed waa is eryoonayeen soomaalida shaqsi shaqsi isu ciil qabaan ku wii xamar aduuyo ka soo guuxayesa SL dibaye u noqotaye
@user-vb3bt4ip5z
@user-vb3bt4ip5z 3 күн бұрын
Eeshcalaa xildhibaano saas weeyi shaqada qaranku waa in kuraasta la isladhaco
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
Viva ❤barqhad batuun we iove you❤❤❤❤❤❤
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 күн бұрын
Hayaay Geel duqay diisii durdurisay aara nkiisii maxaad moodaa Baar lamaankiisii saas udagaala maayo shacabkiisii maxaad moodaa yaarabi u gargaar umada soomaaliyeed
@KusyJi-wm4xt
@KusyJi-wm4xt 3 күн бұрын
GARAC WALEE BARKHAD BAJUNTAA WUU WASAY WAX KALE KUMA GARATIDE
@hassandaher3563
@hassandaher3563 3 күн бұрын
Kuwani xidhimaano maha waa laku khassaray waxay udhaqmaan sidii ciyalo suuqa. meesha wey ku gibreen. Xildhamaani hore ayaa aha kuwo khibrad iyo aqoonyano aha. Kuwani waa saqidiin .
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 күн бұрын
Gacanta barkhad ayaa bilaabay carabtu waxay tiri: من دق الباب حصل جواب jawasbtisa ayaa la siiyay cuqdadlowga huwanta ragga sidaa u kibraya qaar somaaliland ka mid ah ayaa ka dambeeya in qas sameeyaan ee Illaahay huwanta gudaha qaranka haka qabto آمين يارب العالمين
@xamdacali4644
@xamdacali4644 3 күн бұрын
Baarkhda waa gal yaaahan 😂
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 күн бұрын
Waa nin cuqdDaysan bRkhad in l'ala hadla ma ahayn العقدة النفسيه waa dhibaato alla ha caafiyo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 күн бұрын
XIDH Jamaal geesi geesi geesi inaad koono geliyo ayay ahayd midgaanka
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 3 күн бұрын
Ay ay dhalay ayaa tahay xaraami Yahow yuhudiga
@hodandahir8111
@hodandahir8111 3 күн бұрын
Barkay iska calya cawgan Ku cayanyah
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 3 күн бұрын
@@hodandahir8111 Barkhad waa xildhibaanka Kaliya ee Xalaal ku imid waxa kale waa yuhuud yaryar
@Cabdikarin-y8c
@Cabdikarin-y8c 3 күн бұрын
Subxaana laahi waa arin ceeb ku ah qaranka afartan jirsaday
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 3 күн бұрын
😂😂😂
@Sara-iu8hs
@Sara-iu8hs 3 күн бұрын
BARKHAD WA RZG RAG DHAKAY. GESIGII TESTADA 😂😂😂
@subeerchannel3008
@subeerchannel3008 3 күн бұрын
Waa xildhibaanadii Abid somaliland ugu saaqidsanaa ee dalka soo mara waxana ugu xun kuwa mucaaredka ah sharcigey sameeyeen ayey diidayaan in lagu qaado
@HassanIbrahin-u1s
@HassanIbrahin-u1s 3 күн бұрын
geesi geesi dhalay barkhad batuun sida iskala celi waa Cadaw aad kudhax noshahay❤❤❤
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 3 күн бұрын
Waa yuhuud yar yar idoorku xaraanta xaaraantu dhashay
@KusyJi-wm4xt
@KusyJi-wm4xt 3 күн бұрын
WAARYAA ISAGAANU WADANAA YAA KU DHACA MA ILMA ABAARSO RAGBAA ILASHANAYA NINKAN RAGA GOLAHA UGU BADAN AYAA ILASHANAYA NINKAN
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 күн бұрын
Alla, maxaa ciyaala suuq Xildhiban Noqdey😢 Dibjir iyo Ehlu mirqaan miidhan.
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 3 күн бұрын
Waar xildhiba nona maha Lini ee Wa coulasuqiin dal ceebelayala
@amnoali8348
@amnoali8348 3 күн бұрын
Somaliland stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amnoali8348
@amnoali8348 3 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍wow nice 😂😂😂😂😂😂😂😂movies 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 3 күн бұрын
Teestada ka warama