Look who"s talking, waar Arab adaa halkaa dhigay nacasyahow, adaa masiibo ah ee orodoo umada waji xumada kala tag xoolayahow xirsi soo direy!
@wareegmedia1064Ай бұрын
War neef bad tahay odayga ka xishood Arab isaaga halka iis diqeey
@ahmedismail201Ай бұрын
A/Qaadir Jirde. Waxaan ku moodayey mise waxaad noqatey. Waligey ismaan lahay Cabdulqadirba kursigiisa iibin oo Xirsi lacag ka qaadan, yaab. Ta labaad maxaad ka odhan, Arabow is muuji sowdigii lahaa Arab waxba ma haysto imana soo saari karo. Sxb arintaada iyo xaalkaagu waa Xirsi daba joog, Aduunyooy aduunyooy xaalka ba'.
@abdirahmanhussein6230Ай бұрын
Heeego
@AliMohamed-vj8ujАй бұрын
Muse biixi next president ❤❤❤
@nasirahmed4735Ай бұрын
Ingiriiski aya nin hayryama la odhan jiray diinta kiristanka baray ka dib ninki haryama aha oo rer burco ah oo habar jeclo aha aya diinta kiristanka qaatay kadib ingirisku iska tagay wadanbu so laabtay isago dorashadi xildhibanimadu so dhaw dahay oo xildhiban isku so sharaxay ka dibuu gumahaystihi ingirisku ka dhahay war adigu sawdigi anaga na raacay ee dhaqanki iyo diintiba iska bedelay sida lagu doranay? Kadibuu ku dhahay somalidu diin iyo dhaqan iyo caqli iyo waxyanahas waxba kuma qiimahso ee qabiil ayay wax ku qimaysa kadib dorashadi aya lagalay sidu udhahay ayay noqotay oo isago matcabki gashana ayu udabaldegayay. Sawirkisa iyo hadalkas tarikhiga ahiba wuxu yaala London museum oo ku arkay..adna tii ayunbad wada war ninkani muxu qabtay muxuse aanu qaban muxu ku guldarahstay muxuse ku gulaysatay ma jirto. Waxa kaliya ee aad wax ku qimaynaysa WA sida uu haryama shegay...hada ninka dhan ee wadanka dhana ee kala socday ee dhamaystirna lo dhiibay ee ku fashilkay ee gobol dhan lumiyey ee intaso jabhadod qorya qaaten ee intaso dada laayay ee borama liq liqanayso ee shacabki kala fogeyey sababta kentay inad tagerto WA halki ninka haryama ee kusoco wad saxsanthye..caqligu ha foraro reernimadu hasarayso...
@1962yusufАй бұрын
Siyaasi c/qaadir ayaa hadalkii dhameeyey ee ila dhegaysta. Asc
@dr.basheahmed7069Ай бұрын
The one and only experiance, intelectual, and remodel of somaliland Abdiqadir xaji Ismail jirde walaahi runta ayuu sheegay ee aan is dhaafino kuwa fashiliyey qarankii dhamaa ee somaliland baaqiga aan ka qabano qabyaalada aan iska dhigno