Fannaankan Magaciisa igu Caawiya
5:17
xassan Carab iyo Kooxdii Horseed
9:28
Shamuuri iyo Hees aad u macaan badan
6:58
Cumar Dhuulle Cali Hees Wadani ah
11:25
Hoboladii Waaberi Hees Wadani ah
6:25
CIIDAMADA. KOOXDII ONKOD
4:26
3 жыл бұрын
Пікірлер
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Күн бұрын
Hees Waddani oo cajiib iyo dhaxalgal ah , gayigeena Hodanka ah ee Soomaaliyeed. Erayadii Muusikadii Laxankiii iyo Codkii CX Nageeye , Fannaan buuxa oo Weyn iga dheh . AUN!🙏❤️🙏
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Күн бұрын
Hobolkii lama illaawaanka ahaa CX Nageeye , Fanka Iyo Muusikada Soomaalida qayb libaax ka qaatay.AUN!🙏❤️🙏
@IbroozMaxamed
@IbroozMaxamed 2 күн бұрын
2024 kii daawanaya salaan😊🎉
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 3 күн бұрын
Legends abwaan sahal maalin ciise and sheeraan shidaad
@Haldhaa11
@Haldhaa11 3 күн бұрын
Horta maxaad ka dhegaysataan heesha wadaniga ah ee ogtihiin kii tirieyey in toos loo dilay
@xaawocadey-w7e
@xaawocadey-w7e 5 күн бұрын
Been ha harto cumar Dhule maqa din hees wadani ah ❤❤❤❤
@violetlavenderstars3
@violetlavenderstars3 9 күн бұрын
Weli ma samaysaa
@burjedawa3921
@burjedawa3921 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 21 күн бұрын
Calayk calayk yaa cabdikhadar xasan laari raximahulaahu raxmatan waasica
@zeeytuun
@zeeytuun 21 күн бұрын
Mxmed Nuur gariig waaye
@muxiyadiinm5687
@muxiyadiinm5687 23 күн бұрын
Maanta lama helayo ciidan soomaaliyeed oo saas gaardiga isulanhadkaya😢
@user-abdishakor
@user-abdishakor 27 күн бұрын
❤❤🎉❤❤😂😢😮🎉😅😊😊
@MohamedAbdirahman-c4u
@MohamedAbdirahman-c4u Ай бұрын
❤❤❤❤
@Global_just
@Global_just Ай бұрын
Heesta iyo sawirka isma laha
@ClrisaqMaxamed-c1q
@ClrisaqMaxamed-c1q Ай бұрын
😂😂❤❤❤❤❤😢🎉🎉😅
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan Ай бұрын
0:33
@AmalFaisal-q5q
@AmalFaisal-q5q Ай бұрын
Allh ha unxriisto abwaanka wuxu heestan u ciriyay markii mohamed siyad bre ku dhahy bulshada maxad uqabataan
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 Ай бұрын
❤😢❤😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Ай бұрын
Ha Noolaato soomaali weyn
@GeelJire-ns6tp
@GeelJire-ns6tp Ай бұрын
Inshllh guul somali wyn oo mida waye balantenu
@NimoDaad
@NimoDaad Ай бұрын
Ilaahow kuunaxariiso qof laquraxa somali kumuu jirinbaa layidhi kenya ayuu ku geeriyooday sideetamaadkii
@ibrahimMohamed-fb6yt
@ibrahimMohamed-fb6yt 12 күн бұрын
Maya walaal waxa uu ku geeriyooday dalka Norway magaalada Oslo waxa uu ahaa qofkii ugu horreeyay ee soomaalida iyagu gooni u aastaan intii ka horraysay waxaa caawin jiray jaaliyadda Pakistan sannadkii 1989 AHUN
@NimoDaad
@NimoDaad 11 күн бұрын
@ibrahimMohamed-fb6yt alahaw naxariisto lkn masra ismuu soo taagi jirin miyaa maxaa loo waayay ruwaayad uu kujiro ama masrax
@ibrahimMohamed-fb6yt
@ibrahimMohamed-fb6yt 11 күн бұрын
@NimoDaad wakhti yar buu ku jiray 1981 buu yimid Norway 1989 ayuu ku heeriyooday
@jamalabdi9079
@jamalabdi9079 Ай бұрын
Kooxdii heegan Waabari wexay kaga Fiicnaayeen, Heesaha Wadaniga ah Qaabka ay u wada qaadaan iskula helaan, iskula jiibiyaan.
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 Ай бұрын
Ilaahay how naxariisto cabdi tahliil dadka somaliyed wuxuu uga tegey dhaxal
@cabdiqaadirxaaji9236
@cabdiqaadirxaaji9236 Ай бұрын
Ha qaldina.ereyada.waxaa leh Xasan.sh.muumin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Cajiib
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 2 ай бұрын
Erayadi iyo Cismaan adan askari
@DekAhmed-j1g
@DekAhmed-j1g 2 ай бұрын
Kooxda iftin e wasaaradi waxbarashada weeye
@SakariyeMohamoud-ud4hp
@SakariyeMohamoud-ud4hp 2 ай бұрын
Sakriymxmuud ❤ 3:31
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 2 ай бұрын
Erayadii xuseen Aw Faarax Dubad heestan marku samaynayay Waxay wada joogen Maxamed Cali kaariye Xasan Aadan Xasan samriye Afrax garyt Waxay heestan isku mar so baxeen heestii kaariye ee xasan aadan Ee ma hayo mana sugaaye waa jacylkii kaariye ee shankarooon
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f 2 ай бұрын
❤Waa Run Guur ama Guurso Walaal..
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
SRC HEESHII AY DADKA KU CABSIINJIREN OO XUKUNKA ASKARTA QABSATEY DADKA ISGA LEEXIYAAN AYEY HEESTANI KA TURJUMEYSA
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 2 ай бұрын
Waxan umalaynaya ali diriye ali gaab AUN
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 3 ай бұрын
Heestaan waxaa iigu dambaysay 2005 caawa ayaa ii xigtay walahay waa xusuus qaali ah😢
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 3 ай бұрын
Axsan. Xasan baashe
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 3 ай бұрын
Heesuhu waa taariikh, hees kastaa xilli bay leedahay, haddaad jeceshahay iyo haddaad neceb tahay xiligaas waa sheeko kale, laakiin heesta ha jarjarin oo abwaankii allifay ha kaga ciyaarin. Heestu waxay ahayd " waa noo bilatay" markuu Siciid Mire dhaho ayaa kooxdu ka daba jiibinaysaa iyagoo leh "Oktoobar waa noo bilatay". Intaas dambe markii la jaray heestii waxay noqotay mid kala dhantaalan xaga murtida, miraha, laxanka iyo madadaalada. Heesaha yaan la kufsan oo laga jarjarin jiilka aan soo gaarin oo taariikh badan ka faa'iidi lahaa.
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 3 ай бұрын
Asc😂 6:48
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 3 ай бұрын
AHUN:-Marxuum maxamedsaleebaanTubeec❤ 5:34
@CumarNuurXasan
@CumarNuurXasan 3 ай бұрын
Alaah hau naxariistu
@hanadyaabshe5596
@hanadyaabshe5596 3 ай бұрын
Tubeec ahun jamdiina haka waraabiyo 9/5/2024 in America
@CabdifataaxMaxamed-v8m
@CabdifataaxMaxamed-v8m 3 ай бұрын
WADHAF. IYO. SHINBIR. CUSMAAN. ASKARI
@aliadmro
@aliadmro 3 ай бұрын
Waa Waqtikii laandheernimadu oo saxda aheeyd iyo karaamada ummada Soomaaliyeed Qaran jaceylkii marka laga run sheegno walaahi💔🇸🇴
@ABdolazezNasr
@ABdolazezNasr 4 ай бұрын
Masha allaha 😢😢😢❤❤❤
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 4 ай бұрын
Aniga ah dhalinyarada ubaxi kacaanki barakeysna ee aabo siyad allaha unaxariisto dad akhlaq ilbax oo asluub aheyn hijab wallahi qurbaha igu horeysey 1992 aan arko. Gabdhaha hijab xiran ugu daran oo ajnabi ugu badan waxa raaco
@kunawibra1431
@kunawibra1431 4 ай бұрын
Xasus hestan waqtiga wa 2003 safarka wa Nairobi ila mandera weh
@shaficiyusuf5261
@shaficiyusuf5261 4 ай бұрын
Daganaanta iyo codka furan ama fasiixa alow ku naxariiso Waa ninka kaliya heesihisa dhageysto dadki hore dad ahaa.
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 4 ай бұрын
Ajiib cajiib cajiib🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴🍉🇸🇴☘️🌹🌹🍉🍉
@ibrahimhassan1657
@ibrahimhassan1657 4 ай бұрын
waa heesihii riwaayadi la odhan jiray guur ama guurso waan erayadi A H U N abwaan maxamed cali kaariye
@caydaruuscabdiqadir759
@caydaruuscabdiqadir759 4 ай бұрын
Axyaa hees abwaanba mesha ku damashaday
@alisaid2008
@alisaid2008 4 ай бұрын
Mirihii xuseen ow faarax laxankii x.gareyd cadka maryan mursal ciise
@abdullahialiabdullahi3420
@abdullahialiabdullahi3420 4 ай бұрын
Habeen jimco ah saacada 11.30, habenimk 1 August 2024 ayan dhagaysanaya. Ano jacayl iyo cidlo daremayo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Allaya raxmaa