Abaal Hees Wadani ah,AUN,Maxamed Suleymaan Tubeec

  Рет қаралды 20,028

Raad Raac Qaraami

Raad Raac Qaraami

2 жыл бұрын

Пікірлер: 31
@jamacabdi4285
@jamacabdi4285 Ай бұрын
Abwaan clahi yuusuf farey codkana all fanaan maxamed s tubeec alle ha u naxariisto dhamaantoood😢
@abdiawad7872
@abdiawad7872 5 күн бұрын
legend AHU mohamed saleebaan tubeec
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 2 жыл бұрын
Gudin iyo hangool iyo Garabsaar nimaan lahayn Guri ma oodayoo Guunyo kuma xareeyee, Kala gaar wixii noqdaana Iyana waa geddaas. Abaal ninkii galaaba In loo gudaa gar weeye, Oo aaney ka gadmin Wuxuu horay u geysto.
@M0eDahir
@M0eDahir Жыл бұрын
Wa ereyo macna ahaan soo koobaya tafaraaruqu inu xoog iyo xoolo la’aanba leeyahay waana mida maanta nahaysata 😢
@M0eDahir
@M0eDahir 2 жыл бұрын
20220119. Time 03:20. Rabiyow ada inta wax u naxariisata ugu naxariis badane u naxariiso Tubeec. Rabiyoow somali qaluubtooda wanaag iyo raxmad isku gali ya allah😢
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Waaw hees macaan miro, micno, laxan iyo codba. Waxaan ka helaa siduu codka u dhahayo markuu leeyahay Ahun Maxamed Saleebaan Gudidii hadaanu nahay garta u dhiibateen ee marka hore. Qof sidaa ka dhigi karaa ma jiro ama waa yar yahay. Mahadsanid walaalkiis
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Ereyadii aun Cabdullaahi Farey, jilaa.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
@@roblemaer4834Aun Farey si fiican baan u aqaanay. Hees lagu fara yareystay dheh. Thanks Roble
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 8 ай бұрын
​@@axmed_deeqsi farshaxan ah ayuu codka toonkiisa u suugeeyay waxaa soo labayn jiray cumar dhule oo isna hal bayd codka qaybna sidii wiil yar ka dhigi jiray Qaybta kalana codkiisi caadiga ahaa ku soo celin jiray
@husni4216
@husni4216 Жыл бұрын
Markasta oo aan dhagaysto si qalbi ah ayaan rabi naxariis iyo janno ugu waydiiyaa Dhaxal ayuu nooga tagay inagana waxaa waajib nagu ah inaan xusno oo xasuusano mar walba
@Mohaiman11
@Mohaiman11 Жыл бұрын
Mucjiso ayuuu ahaa tubeec weli hees uu qaady lgama jeensan. Fanka somaliyed soo mari mayo nin lamida.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 ай бұрын
Abwaan Cabdilaahi Yusuf farey ayaa heestan hal abuuray ,miisigana ku ladhay dhamaantood alle ha u naxariisto .
@SacdiaIprahim
@SacdiaIprahim Ай бұрын
Ale hawnxrte maxamad salebaan tubeec waxu aha boqorki codka somaliyeed godin iyo hangool iyo garab saar niman lahayn guri ma odayo guunya kuma xaraye kala gaar waxi noqdana ayana wa gadaa micnahedu waxay tahay hadanu kala harno ma noqon karno dowlad dadkeda iyo diinteda iyo dalkedaba difacata mar labad ale hawnaxrto waxan leyahay dadkeyga somaliyeed an is kashano kana gudubno waxyabaha hoos ino celinaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-jd3rt6zs1l
@user-jd3rt6zs1l 10 ай бұрын
Eriyade abwaan cabdi laahi cabdi shube AUN
@user-wv7rv2bb5b
@user-wv7rv2bb5b Жыл бұрын
Alahey ha unaxariisyo
@MohamedGuul-uu9no
@MohamedGuul-uu9no 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@seidabdi751
@seidabdi751 5 ай бұрын
AAMIIN
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 ай бұрын
Abaal ninkii galaaba in loo gudaa gar weeye 00 aan ka gedmin waxuu hore u gaystay.
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Abwaan. Cabdulaahi Yusuf Fareey(aun).
@user-jd3rt6zs1l
@user-jd3rt6zs1l 10 ай бұрын
Abwaan cabdi laahi cabdi shube ayaa iska leh midhaha
@roblemaer4834
@roblemaer4834 10 ай бұрын
Waa runtaa AUN Cabdullaahi Farey baa sameeyay.
@shaakirmuse
@shaakirmuse 9 ай бұрын
Wodhodho nin walba mid ay isku reer yihiin halla aado
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
@@shaakirmuse AUN Cabdullaahi Farey ma maqashay?
@cabdulaahimacalin8836
@cabdulaahimacalin8836 Жыл бұрын
Wasaaa wadani kaa ah tuceec law ku naxariisto
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 6 ай бұрын
Lyrics yaa nagu saacidi kara oon afar faataxo u marnaa aqyaarta fanka danaysa?
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn Ай бұрын
Gormaa laqaadag tolow
@user-wv7rv2bb5b
@user-wv7rv2bb5b Жыл бұрын
Cod iyo laxanba halkaan waa kudhameystiran yihiin boqorka la iskadhihin
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Cod iyo laxan iyo wanaagsan ayaa halkaas ku khasaaray Oo shaqsi ayaa umada ku khasbayay in lagu amaano xumaantii uu falayay
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 Жыл бұрын
Somalia will be great again
@siidkayare4321
@siidkayare4321 Жыл бұрын
Aniga ahaan ma anan tageri jirin m s tubeec lkn manta waxi ka danbeya wa xagayga
@MohamedGuul-uu9no
@MohamedGuul-uu9no 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
10:16
Maxamed mooge (hankaygu yaraa)
8:23
Qarami Media Pro
Рет қаралды 25 М.
hees wadani codkii maxamed saleeban tubeec
6:19
inside edition
Рет қаралды 14 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 113 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН