Пікірлер
@MS-MS11
@MS-MS11 6 сағат бұрын
Times changed people changed it still exists today💯
@KHA4LI
@KHA4LI 10 сағат бұрын
Dhamaadka sanadka 2024 iyo nhamatanda Moçambique, nasib wacan saaxibayal.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 күн бұрын
Cajaa'ibul Cajaaibaat ❤
@cabdalleboss3973
@cabdalleboss3973 7 күн бұрын
Imeydaan wareysanee nin jaceyl haayo aduun wax uma taro
@zuzanali4130
@zuzanali4130 7 күн бұрын
Waxn dhageysanaya hestan 21/11/2024 dalka uganda casimada kampla waqtigu waa hbnimo 20:06 heestan jecel uma dhageysanyo ee waayaha igu yara adag hooyadeyna wan kuso xasuusty inshallah malin hormar wan gaari doona💯👍
@saidahashi9921
@saidahashi9921 14 күн бұрын
Waa nin iyo waagii 14 November 2024😢😢
@CabdicasiisCaanoole
@CabdicasiisCaanoole 19 күн бұрын
Heestaan waxaa ka jeclaaday erayada ah naa ma waalantahay ruux kaa Wanagsan naftu waheshaneyso wadanka ma joogo esh calaa hadal nin weyn ku hadlo waaye wlh
@osmankulane1525
@osmankulane1525 7 күн бұрын
Aad iyo aad waa inta kaliya aad iisoojiidatat😂
@RuweydoCumar-kk8zo
@RuweydoCumar-kk8zo 23 күн бұрын
Aashito boy 143 wadani 🇸🇴 somalia police 🚨 banaadir Mogadishu
@NincoAadan
@NincoAadan 23 күн бұрын
Allow qalpiga iiqabooji😢😢😢
@YahyaSharif-p4m
@YahyaSharif-p4m 25 күн бұрын
3/11/2024
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 26 күн бұрын
Canabeey ilaahey Cimrigaaga dheeree Carcarafna Kuma bado Kaa xoree cadaabkoo Haku seexan ciil bari Curadkeeda wiiliyo Tafku caanaley noqo Cadawgaaga kuu daran Caku iyo hah diisiyo Carabkiisu kuma karo Caashaqu se waa balo Ciyaar wuu ka waynyee Digfeer🫣
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 28 күн бұрын
Somalia ayaan 5 bilood ka hor imid anoo kenya ilaa caruurnimaydi ku maqnaa o ilaa jaamacad kaso dhameeyay Dalki ban imid ilaahay shaqo iga siiyay Saaka shaqadu waa i fasax banaanka guri caaabudwaaq ku yaala ayaan fadhiyaa oo. Coffee isaga cabaya heestan baa i shidan kaliya inshallah xaas ba iga dhiman Ilaahay dalka hanoo hagaajiyo
@cabdicasiiscumarcabdi9279
@cabdicasiiscumarcabdi9279 Ай бұрын
Ereyadda Heestaan waxaa iska Leh alle Ha U Naxariisto Abwaan Cabdalla Nuuradiin Axmed Isna Asgaaa laxankana iska Lahaa
@Cali12Axamed
@Cali12Axamed Ай бұрын
❤2❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤
@abdirisakdabaare9065
@abdirisakdabaare9065 Ай бұрын
Iga ceyn wareegtaay Waxaa igala sii culus Axyaa hees
@ManAlone-px2hd
@ManAlone-px2hd Ай бұрын
2024 October-23/10/2024 Maalin arbaco 9:36 Kenya gaar ahan qaxotiga dhagahaley xafada E5 😂😂man Alone.......nulasha allah hano qurxiyo
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Ай бұрын
Waxba hay dabiibina wad aan is aragne😢
@liibaanahmed6139
@liibaanahmed6139 Ай бұрын
22/10/2024 hadaa iga danbaysa 👍 isaar❤
@rarajiboo
@rarajiboo Ай бұрын
"Uurkoo MARIID A" Weeye midhaha heestu! Mariid = sun.
@rarajiboo
@rarajiboo Ай бұрын
"Filan mayn" weeye heestuye xagge ayay Bilanati ka timi?
@CabdifitaxNuryare
@CabdifitaxNuryare Ай бұрын
abwan axmad gaashan
@FadumoHilowe
@FadumoHilowe Ай бұрын
20/10/2024❤
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 Ай бұрын
19 october hapenimo sabti ah 2:27 xusuus qliya Eebe haw raxmado Aamina c/laahi Imaydaan waraysane Waahen nafuu sido Wali hadad ugu yeedhaan Ma waxbuu i tarayaa 😢
@mohamedabdulle6654
@mohamedabdulle6654 Ай бұрын
Gabdhaan isla socono ayaan ku noqdy nabr ka daqniya boogta jacaylka mnta se xldeyda cago kuka fadhiso Dhalinyaro qofka aad haysto xld kasta hadii uu kula maro fadlan nafta isiib hadu ku dhaho maya ha dhihin m😢😢
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Ай бұрын
Waqtigaa qof saacida midna waayaha xidho 😢😢😢😢 Nolol adag ban ku jiraa cidna aan igu garab siineyn alle moye waa iska xaal aduunyo qeeyr ban alle ka rajeynaa insha allah 🤲16 october 2024
@OmarTaliye
@OmarTaliye Ай бұрын
Cafimaad allaa leh Cilmi looma aaseen Hadii cid daweyse Hais calool xumeyn Caaqilow adkeyso My ex lkn adkeystay oo bogsaday 😂
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Cajab iyo aduunyada Cusri lagama waayee Anoo laba cidood idhi Ciil tire ku filan iyo Noqo curad u kaca oo Kala dirir cidhiidhiga Caynkan rabay ma noqonine Iga cayn wareegtaye Gedda caawa aan ahay Waxaa igalasii culus Cibaarada dambeetiyo Sha'ni Curashadaydee🤦‍♂️ Rajjo aan in badan naawilayay oo ii suura gashay wax walbana ay ii Hagaageen one week kaliya uu iiga Hadhsanyahay in'aan xaqiijiyo Hadafkaygii Ayuu caawa god madow igaga riday qof aanan amarkiisa diidi karin Tiisa ayaana u raacay oo ducaan Qaatay✍ 14-october 2024 Dark night✋ Aan godobta aabiyo anna samir gudoonsado🤦‍♂️
@zakimohamed3228
@zakimohamed3228 Ай бұрын
Dhalinta somaliyed ee mucaashaqiinTa ka ah wxaan leeyhy weliga Qof hasiin klsooni 40% kbdan gabar ama wiil kaa rabto ahow waayo waxaynu joognaa waa aduunyo
@Cabdiwali-z5t
@Cabdiwali-z5t Ай бұрын
1:45
@Cabdiwali-z5t
@Cabdiwali-z5t Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@NancyClark-d5h
@NancyClark-d5h Ай бұрын
Williams Charles White Christopher Walker Melissa
@NancyClark-d5h
@NancyClark-d5h Ай бұрын
Martinez George Hernandez Brenda Lewis Jeffrey
@moustaphamed471
@moustaphamed471 Ай бұрын
Waan idinku hambalyaynayaa si wanaagsan baad u qorteen base yeeshee meelaha qaarkood ayaad qoraalka qalad ku jiraa in la toosiyana way fiican tahay maadaama ay wacan yihiin dhaxal u hadhi kara jiilalka dambe ee dadkeena mahadsanidin
@IbrahimiltireComptable
@IbrahimiltireComptable Ай бұрын
Allah unaxaristo
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Waligeed aduunyada Waqtigaa qof saacida Labadaasi waxan'hayn Horaa looga waayay'oo Waa nin iyo waagii!!!!!!! Imaad saacidin waqtiyahow Balse Ta Allaan sugi✍
@SihaamMohammed45-dz8xi
@SihaamMohammed45-dz8xi Ай бұрын
8/10/2024😢😭🫀
@Abdirage-zq1mg
@Abdirage-zq1mg Ай бұрын
Maadigaa fahmayba micnihiisa Mabaad fahmin
@AbdirahmanMohamedahmed
@AbdirahmanMohamedahmed Ай бұрын
2024 i xusa😂❤
@ShuhadaaAinab
@ShuhadaaAinab Ай бұрын
6 October 2024
@eregbelly3818
@eregbelly3818 Ай бұрын
04:23 habynimo ❤😢 oktoobar 3 /2024
@NajimaAadan-q9x
@NajimaAadan-q9x Ай бұрын
Caashaqu wadaad male walaloowna kuma hadho Waa waa lakaltagy Waxba hydabiibina wadka an is argnee😢😢😢 Alle haku naxriisto anakana qalbiyada hanooqaboojiyo😔
@nimcanjr3995
@nimcanjr3995 Ай бұрын
12:15 Habeenimo 1 ocotober/2024 Habeen talaaado!!
@Dalabodawaa
@Dalabodawaa Ай бұрын
Waayaha adduunyada Warwar iyo dhibaatiyo Welwel lagama waayee.❤ 30_septemper/2024😢
@Dalabodawaa
@Dalabodawaa Ай бұрын
Abdi qayliye.❤
@CqaasinSheikhxasan
@CqaasinSheikhxasan Ай бұрын
30/9/2024😢
@MubaraKhadar
@MubaraKhadar 2 ай бұрын
Heesta kaliye ee qafkii la xumeyay dareen gooniye ku abuureyso
@Efootballgamer1234
@Efootballgamer1234 2 ай бұрын
I love it❤
@XaajiAhmed-e1i
@XaajiAhmed-e1i 2 ай бұрын
Horta ma dad ila mid ah baa jira oo wayaha adag uun u dhageysta heesaha😢
@MukhtarHassan-xs7ji
@MukhtarHassan-xs7ji 2 ай бұрын
Heestan murti baaa kudha anoo jooha xamar 2024 dhageysanaayaa heestan habeendabena waa aroskeygii
@MubaraKhadar
@MubaraKhadar 2 ай бұрын
Sacada waa xili dambe aduunkaqafba sibow ku wajahaa waa Iska dhibaato ilahow qaf walba hamigiisa u rumeey yaa rabii
@foxybrown7575
@foxybrown7575 2 ай бұрын
SOMALIYOOW WALA BAHAAR AA II HAAYO. CAMA IYO WATIIN IYO WADHUUXA HAA AQRIYO.