aamina cabdilaahi" heesta" waligeed aduunyada" Hees qaraami lyrics ah jaceyl Amina Cabdullaahi amino

  Рет қаралды 1,471,870

HEESO QARAAMI

HEESO QARAAMI

Күн бұрын

Пікірлер: 235
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo Жыл бұрын
Dadku hees caashaq ahaan bay udhegaysanayaan laakin anigu waayaha oo igu adag dartii baan udhegaysanayaa..ilaahay waxaan ka baryayaa nolosha aan maanta kujiro midka wanaagsan insha,alaah anigoo sidan maanta ka,wanaagsan rajadaydiina ii rumawday waan soo booqan doonaa heestan..🥺
@ismailadan3617
@ismailadan3617 Жыл бұрын
Kula mid ahay pro
@kinglaash8369
@kinglaash8369 Жыл бұрын
Ilaa gadal waa leyshayaa sxbo
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Insha allah 😢
@HalwoGaas
@HalwoGaas Жыл бұрын
Inaad noll ficn ku jirtaan kuu rajenya wlle
@abdifatahhirsi4206
@abdifatahhirsi4206 Жыл бұрын
Sxb alle ugu Shukri mida ad hada haysato maxa yelay kuwo ban haysan allena udaa waxkasta maxa yelay asaa naga og waxkasta oo nofican iyo xunba gulban ku rajenayaa walal
@ruweydocali7301
@ruweydocali7301 10 ай бұрын
Heestan dadka qaar jaceyl aan u dhageysanayan lkn ani iyo kuwa ila mid ah waxan u dhagasanena wayaha nolosha oo nagu adag darteet insha Allah waqtiga adag waa laga baxa 😭🥺
@ardaneladbac
@ardaneladbac 7 ай бұрын
Sido kale😭🥲
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 6 ай бұрын
Be pe no sion, Samir walaal ilaahayna swt ku xidhnoow oo bari insha Allah waar heli muraadkaagamm
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 6 ай бұрын
Insha Allah sabir ilaahayna swt ku xidhnoow sister
@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c
@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c Ай бұрын
Ruwayda cali Sx abayo sabarka badi
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 7 ай бұрын
Nafkastoo xasuusahaa damqayaanoo ciishootay jacayl ama aduun lagu ciilay misna caloosha xiratay oo aan bini adam arag ayaan salaamayaa Waxan dhaman teen u rajeenayaa nolol qurux badan oo farxad wadata😢 Habeen khamis tagtay jumce soo galayo 30/5/2024
@feysalxasan2823
@feysalxasan2823 5 ай бұрын
Still am hearing pro
@NajimaAadan-q9x
@NajimaAadan-q9x 3 ай бұрын
Thnkz wll alle haku sharfo❤
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Waa riwaayaddii Dab Jacayl Kari Waa. Ereyadii Xasan Geney iyo laxankii Axmad Cali Cigaal. Allaha u naxariisto Aamina Cabdullaahi. Ugu dammayn wadkii ways arkeen (bishii Maarso 2023), 49 sano ka dib markii riwaayadda la soo saaray (1974). .
@guled_ansaari1525
@guled_ansaari1525 Жыл бұрын
😢😢
@idirisayax1862
@idirisayax1862 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@Warwareeg
@Warwareeg Жыл бұрын
Wale qof waxbadan usoo jooge baad tahay! Thanks.
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 2 ай бұрын
Somalia ayaan 5 bilood ka hor imid anoo kenya ilaa caruurnimaydi ku maqnaa o ilaa jaamacad kaso dhameeyay Dalki ban imid ilaahay shaqo iga siiyay Saaka shaqadu waa i fasax banaanka guri caaabudwaaq ku yaala ayaan fadhiyaa oo. Coffee isaga cabaya heestan baa i shidan kaliya inshallah xaas ba iga dhiman Ilaahay dalka hanoo hagaajiyo
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 10 ай бұрын
3:59 ilaahay SWT haw Naxariisto mama Amina A.llahi .
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Aamiiin.
@amaalaniis5724
@amaalaniis5724 11 ай бұрын
Waxab ha ii dabibin wadka aan is araganeee 😢😢💔😭😭😭 2019/2024 waa dhawacanahay aad u qalabi jabay
@Sabra9682
@Sabra9682 11 ай бұрын
😢😢😢
@sahromaxamedfaarax-8231
@sahromaxamedfaarax-8231 8 ай бұрын
Wll waa wax Aad iska dhaahicisay ee naftada duliga kadaa🙏🙏💯
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 7 ай бұрын
Gulayso wlal waalaga baxayaa xalada adag
@NuurXaaji-h5o
@NuurXaaji-h5o 2 ай бұрын
Sorry😢😢
@waliabdi-xm8rq
@waliabdi-xm8rq Жыл бұрын
waligeed aduunyada wakhtigaa qof saacida nina waayahaa xidha labadaasi waxaan ahayn horaa looga wayoo waa nin waayihii allah u naxariisto amina iyo dhmaan suugaanyahanada soomaaliyeed ee aan murtida ka dhaxalnay waxaan dib u daawanayaa maalin ciid ah 29 june 2023 inta ila daawanaysa waan salaamayaa
@Mahamedhadidayib
@Mahamedhadidayib Жыл бұрын
Wn kaqadneu❤
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Allah ha naxariisto mohamed hadraawi ìlaahsy janatul fardowsa aclaa hoygiisa haka yeelo bi'idnillahi kareem salaan hooyo amiina umu my dear sister hodan qurux sharafeed iyo jano aduun iyo janatul fardowsa aclaa ee lakulanta umu muminiin ee janada kula raiiqda ha kaa dhigo bi'qudratillah cadiim aamiin shukran yaa alaah
@sharmahassan2466
@sharmahassan2466 Жыл бұрын
Waa nin iyo waa giii ...waqti wuu na ciilay inshallah qyr..2023.12.31...beri sanad cusub
@zahramohamud501
@zahramohamud501 10 ай бұрын
March /4/2024 Hawen isniin ah ayaa dhageysanaya cawa Hawen iiga xanuun badan iima somarin nolosheyda wayo waxan wayaay qofka dunida ugu jeclaaa oo xujo awgeed nolosheyda ugu baxay allow qalbigeyga iiqabooji 😭😭😭😭😭jaceyl danba allow qalbigeyga kadherey xanuun kano kala maqadan kara wlh 😭😭😭ya Allah
@ihelcashaq
@ihelcashaq 9 ай бұрын
Aamiin abayo salada alah marwalbo tukato kabari inu ilahay qalbiga ku qabojiyo 💔🤲❤️‍🩹
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 6 ай бұрын
Samir ilaahayna swt ku xidhnoow sister
@antonikhaan9839
@antonikhaan9839 Жыл бұрын
Alaha ku naxariisto mamo amina cabdilahi xirsi manta waa malin eida 21/4/2023 jimce
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 3 ай бұрын
Heestan waxa codka iskalaha Aamina cabdilaahi oodhimatay sannadkii dhamaaday 2023 waxana midhaha iskalaha abwaan xasan xaaji cabdilaahi ganey illaahay cimriga iyo caafimaadka cibaado suuban
@haawodagan5472
@haawodagan5472 11 ай бұрын
Caashaqu wadaad maleh Walaaloowne kuma haro Waawaane kala tagay😢 24/1/2024 goobtu waa jwhr sh dhexe somalia saacadu geeska waa 11:30Am ❤ alle ha u saqiro ruuxkasta nolosha ku hareereysan -🤲🤲
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 11 ай бұрын
Allah unaxaristo amina abdillahi
@aluulashire9245
@aluulashire9245 Жыл бұрын
😩Wlhi in eysan Ben ahen ilaahow icaawi Yaa rabii 🥺🥲🤲
@abdulmajidahmed9162
@abdulmajidahmed9162 Жыл бұрын
Ameen 😢❤
@طيبهغحص
@طيبهغحص Жыл бұрын
الهم امين
@mdeckofficial1891
@mdeckofficial1891 Жыл бұрын
Hees wey dafte magac kale halobixiyo ❤❤❤❤
@Ruuja-b4w
@Ruuja-b4w Жыл бұрын
Xalay dhagaystay adi ana manta 😂
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Жыл бұрын
Allaah ha u naxaristo😢❤ mama Aamiina
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Aamiin.
@alimed2435
@alimed2435 2 жыл бұрын
Wan ladhyney walal heeska soo good song
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
I love this song hesaha jeclahay ka mid tahay
@ismailhassan6310
@ismailhassan6310 Жыл бұрын
Happy new year 2024 guys hadaad igadanbeysaan dhamaantin waan idinsalamayaa😢
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 2 ай бұрын
19 october hapenimo sabti ah 2:27 xusuus qliya Eebe haw raxmado Aamina c/laahi Imaydaan waraysane Waahen nafuu sido Wali hadad ugu yeedhaan Ma waxbuu i tarayaa 😢
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Imaydaan waraysane Waheen qof uu sido Weli hadaa ugu yeedhaan Ma waxbuu u tarayaa .
@KHA4LI
@KHA4LI Ай бұрын
Dhamaadka sanadka 2024 iyo nhamatanda Moçambique, nasib wacan saaxibayal.
@halimamahat2866
@halimamahat2866 11 ай бұрын
😢😢😢 waxba haa idabibina wadka an is aragne😊
@zuzanali4130
@zuzanali4130 Ай бұрын
Waxn dhageysanaya hestan 21/11/2024 dalka uganda casimada kampla waqtigu waa hbnimo 20:06 heestan jecel uma dhageysanyo ee waayaha igu yara adag hooyadeyna wan kuso xasuusty inshallah malin hormar wan gaari doona💯👍
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Eraydai Xasan ganay Abwaankii Heesaha
@monirahassan460
@monirahassan460 10 ай бұрын
14/2/2024 or 14 February habeyn dadka qaar ay udabaal degaan jaceyl anna aan qalbiga ka ooyayo wakhtiguna aad iigu adagyahey waansoo booqan doona sanadka kale caawo kale I.a 💔💔💔😢😭😭
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 7 ай бұрын
Ilaahay swt qalbiga hakuu dejiyo sister
@elijah4984
@elijah4984 Жыл бұрын
Esh cala hees ,way I taabatay
@AyaanFaarax-yp2kj
@AyaanFaarax-yp2kj Жыл бұрын
19/12/2023 Habeen Tadala 😢cashaqu Wadad ma Leh walallona kuma hadho waana waana ka hadho 😢😢
@HaboonHaboon
@HaboonHaboon Жыл бұрын
29/12/2023 habeen jimca ah ayaan dhagaysanayaa
@cabdicabdulaahijiis4467
@cabdicabdulaahijiis4467 Жыл бұрын
@@HaboonHaboon 30/12/2023
@MohamedJamaal-id7jd
@MohamedJamaal-id7jd Жыл бұрын
Ugu danbayn we'd kii way is arkeen eebe hakuu naxariisto 🥺🥺😢🥹
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 8 ай бұрын
Noloshayda waa heestii ugu horay say ee aan maqlo 1998 inigoo 3 jira
@Abdiqadirahmed-cx5pc
@Abdiqadirahmed-cx5pc 6 ай бұрын
Wallee waa xawaare ayaa soo jartay sxb 28jirmaanta markaasne 3jir. Ane xiligaas 9jir ayaan ahaa.ooraadiye dhageysto😂😂
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 6 ай бұрын
@@Abdiqadirahmed-cx5pc waad mahadsanty zxp
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 Жыл бұрын
Amina abdulahi hirsi رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته
@Mohamudbukhari
@Mohamudbukhari 4 ай бұрын
😭😭💔qofba sibuu u dhageysanaya heestan balse aniga waxaan u dhageysanay xalado igu adag awgeed 28/2/2024 taariikh aan ilaabi karin 😢 Manta waa jicmo saacada 10:43 Taarikhda 16 agoosto 2024
@Daahirdool
@Daahirdool Жыл бұрын
Waxaba modey iney ani iga hadleyso waliged adunyada waqtiga qof sacida qofna wayaha xira heestan waxa dhageysanaya anoo xalkeygu aad u adag yhy lkn i.a waxa rajeyna anoo waqti kaloo qurux bdn ku jiro ina mar un soo boqdo 😢😮
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 8 ай бұрын
In wakhtigu ku hagaagay ayn ku rejaynayaa wl
@FardowsaAhmed-m8v
@FardowsaAhmed-m8v 11 ай бұрын
Jawi degen anigo ku jira malin jimce ah 2024:1:13 baan dhegestey
@cumarxaysmohamed8803
@cumarxaysmohamed8803 2 жыл бұрын
Waqtigaa qof saacida midna waayahaa xiidha
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 2 ай бұрын
Waqtigaa qof saacida midna waayaha xidho 😢😢😢😢 Nolol adag ban ku jiraa cidna aan igu garab siineyn alle moye waa iska xaal aduunyo qeeyr ban alle ka rajeynaa insha allah 🤲16 october 2024
@mahaduutaale7580
@mahaduutaale7580 2 жыл бұрын
Waxba hedabibin wadka an is aragne😥👂😥 27-12-2022😭👁
@XaajiAhmed-e1i
@XaajiAhmed-e1i 3 ай бұрын
Horta ma dad ila mid ah baa jira oo wayaha adag uun u dhageysta heesaha😢
@MukhtarHassan-xs7ji
@MukhtarHassan-xs7ji 3 ай бұрын
Heestan murti baaa kudha anoo jooha xamar 2024 dhageysanaayaa heestan habeendabena waa aroskeygii
@NajimaAadan-q9x
@NajimaAadan-q9x 3 ай бұрын
Caashaqu wadaad male walaloowna kuma hadho Waa waa lakaltagy Waxba hydabiibina wadka an is argnee😢😢😢 Alle haku naxriisto anakana qalbiyada hanooqaboojiyo😔
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 10 ай бұрын
Marxalad iska adag oo dhanka jcylkaa ayaan kujiraaa 13/2/2024 galabnimo talado ah 15:04 Goobtu waa muqdisho Marka xigta ee aan soo booqanaayo heestan waxaa rajynaa in arimuhu ii hagaagan nabadgalyo🥺
@salahadawe4554
@salahadawe4554 Жыл бұрын
Walaalowna kuma hadho ,
@cabdullaahicalisabaax2359
@cabdullaahicalisabaax2359 Жыл бұрын
❤❤❤ HEESTAN WAXA AYKA MIDTAHAY HEESAHAAN AADKA UJECELAHAY 😂😂😂MAAMO AAMINA ALLAHA UNAXRIISTA AAMMIIN
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore dunida oo dhan
@MiinaApdi
@MiinaApdi 3 ай бұрын
#20 sept 2024💔😭
@xikamdaahir3343
@xikamdaahir3343 2 ай бұрын
Waxba hay dabiibinee aan wedka is aragnee😢😢😢🥲🥲
@MiinaApdi
@MiinaApdi 2 ай бұрын
@@xikamdaahir3343 😭😭😭
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 Жыл бұрын
7.1.2024 Wakhti adag aduunka iyo mallaha dunide warsidaha Ay marayan
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 4 ай бұрын
Alle kuu naxarisay anagana Qalbiga noo shifee😢 10/8/2024
@NaimaNor123
@NaimaNor123 4 ай бұрын
Amiin amiin 😢
@KhadarYare-jf4pu
@KhadarYare-jf4pu 4 ай бұрын
23/8/2023😂
@MurjaanAxmed-wt5kb
@MurjaanAxmed-wt5kb 11 ай бұрын
❤and the 4FLIMO
@moussabadri1014
@moussabadri1014 Жыл бұрын
Sidana seedi muuse love keygi walasha
@shucaybmohamed2832
@shucaybmohamed2832 Жыл бұрын
Heesaha Dareenka Leh jacayl uma dhagaysto ee Dareemo kale o jacaylka ka wayn baan udhagaysta! 5:52
@SheikhAbdikhaliqMhmED
@SheikhAbdikhaliqMhmED 11 ай бұрын
ILLAAHAY WAHABKA KU YUURURSADAY HAKAA DUL WAADO.
@AFDEEB-xj6hk
@AFDEEB-xj6hk Жыл бұрын
Inta dhageysaneysa 2023 love isaara
@DaahirDoomey534
@DaahirDoomey534 11 ай бұрын
Concept with experense centrarl research bulabardo ❤❤❤❤❤❤❤❤ 15B public health 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mussaali5239
@mussaali5239 Жыл бұрын
First time hearing this song in three decades. Wow! It brought me many memories and emotions. Iyo xasuustii dal iyo dad o tagay(AUN).😢
@idirisayax1862
@idirisayax1862 Жыл бұрын
Yes
@idirisayax1862
@idirisayax1862 Жыл бұрын
Hi
@MustafeMagalo
@MustafeMagalo Жыл бұрын
​@idirisayax1862 iì
@AyaanYusuf-f8d
@AyaanYusuf-f8d Жыл бұрын
7:51 7:51 7:51 7:51
@Saidomar-f8j
@Saidomar-f8j 10 ай бұрын
Sanadku waa 2024 /2/17sacadu waa 2:07 😢😢😢
@axmedcirro1703
@axmedcirro1703 Жыл бұрын
18mar2023 malin sabtiya allow kunaxariisto mama aamino 😭😭😭😭😭
@claahiMohamud-f8e
@claahiMohamud-f8e Жыл бұрын
*12/12/2023 *talaado* Galab *17:12pm iyo gobalka mudug #
@nasrinhassan7112
@nasrinhassan7112 Жыл бұрын
31/12/2023 2:11 Am By by 2023 Sanad An Wx badan ka barty ayu ii ahaa Qof uu waqtiga ciilay Noloshyda tani waa mid uqoran ,family Problem, School Problem, Alone garab la aan😢😢😢😢
@Abdirahimofficialy
@Abdirahimofficialy 3 ай бұрын
Haduu waaheen kula tago Ilaahii ku abuutey baa jira Ajashaada oo dhamaata mooyee 6:54
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 ай бұрын
WA DHUUXAA WAA AQRIYEY SOMILYOOW.
@xamsezhaafici-dn7zy
@xamsezhaafici-dn7zy Жыл бұрын
waa lagan anada leefal
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 8 ай бұрын
2024 ma daawaneysa ❤Waa run caashaqu wadaad maleh 🙏
@amedfarah299
@amedfarah299 11 ай бұрын
A S c. Weligeed aadinysd B. Wakhtito qof saacida Waxaan WAAN. DHACANtTE WABIBAa ILA Strategy Waan WaANA TalskEE SONOQO. ADOO. NWVADA❤. N.
@EnaHassen
@EnaHassen Жыл бұрын
Waxba ha dabiibina wadka aan is aragnee RUWE 26/12/2023 xasuus hr
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Waligeed aduunyada Waqtigaa qof saacida Labadaasi waxan'hayn Horaa looga waayay'oo Waa nin iyo waagii!!!!!!! Imaad saacidin waqtiyahow Balse Ta Allaan sugi✍
@Mahamedhadidayib
@Mahamedhadidayib Жыл бұрын
Ugu horey Alaha unaxaristo mamo Amina cabdilahi Dadka comments quruxda badan soqorayana wan idin salamaya Waa habeen jimca aha qofwalba alaha usahlo muradkisa 2023)8)23😒❤️
@MDheer-ty8uw
@MDheer-ty8uw Жыл бұрын
Ha Nouvel An 2024 )1)1
@abdulmajidahmed9162
@abdulmajidahmed9162 Жыл бұрын
What a song😢❤ emotional
@rakiabdirahman4888
@rakiabdirahman4888 3 ай бұрын
7/9/2024😢caawa soo xasuustay heestan anoo dhuuxaya Lkn heestan filim aan daawanjiray kuso gali jirtay laali cidii garanba garan
@Walishariifali1515
@Walishariifali1515 11 ай бұрын
14_1_2024 happey new year
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 8 ай бұрын
Fadlan hadi ad igadanbeyso #2024 like dhackusi ❤🎉
@IbrahimiltireComptable
@IbrahimiltireComptable 2 ай бұрын
Allah unaxaristo
@majidabdalla8858
@majidabdalla8858 Жыл бұрын
7:31 7:32
@abdirahmanmohamoud-le3ii
@abdirahmanmohamoud-le3ii Жыл бұрын
All ha u naxariiisto Aimina Cabidlaahi 1/june/ 2023
@ahmedabukar6082
@ahmedabukar6082 Жыл бұрын
Waxba He dabiibina wadka aan is aragnee Rabi haw Naxariisto Waa hees Qiira leh Qofna Siduu raba U qaadan Karo 27_12_2023
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 6 ай бұрын
16/6/2024😢
@khader3888
@khader3888 10 ай бұрын
2 /29/2024 still cry
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Weliged adunyada waqtiga qof sacido midna wayaha xiro labada waxan aheyn hora loga waye wan idhi wedha anigana wasisiga Waxa igu wacan wish beyla Sara tagay waxba hay dabibina an wadka an is aragne
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 5 ай бұрын
25/7/2024 maalin khamiis ah duhurnimo saacadu tahay 12:54 Waligeed aduunyada wakhtiga nin saacida nina waayaha xidha
@AmiirahMohamedismail
@AmiirahMohamedismail 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AqoonJire
@AqoonJire 8 ай бұрын
Filimbaa kusoogali jiray 2012 laali Xasuustayda kamago in
@AbdirahmanYuusuf-cq2zh
@AbdirahmanYuusuf-cq2zh 6 ай бұрын
Wle hees way dhaaftay tani ani yar ba ban aroos ka dhagaystay 2010 caawa ayan dib u arkay 😢
@najiibayaanle
@najiibayaanle Жыл бұрын
Heestaan waxaa moodaa ineey ani iga hadleeyso waligeed aduunyadu waqtigaa qof saaacida midna waayahaa xira alx hada xoolo la,aani ima heeeyso lkn sikale iiga hiilisay kuwaa kun jeeer isoo gaari kareeyn lkn waa aduunyo
@Efootballgamer1234
@Efootballgamer1234 3 ай бұрын
I love it❤
@Qalanjadaqasirigaweysey
@Qalanjadaqasirigaweysey 7 ай бұрын
Cashaq qudhiisa ma jiree caqbdha nolsha ayaa jiro😢😢😢😢😢😢😢
@AhmedAlijama
@AhmedAlijama 7 ай бұрын
Anigu i hayey jacayl wll 40 kana bogsan waayey 32 waxaan deganahay norwey Oslo hadana jacaylku iga bixi waa gabadh aan jecelahay waxay degan tahay Holland waxaa igu danbaysay 1991 kismaanyo
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
AHUN Amina c/laahi xirsi
@Siiraanyo227Siiraanyo22
@Siiraanyo227Siiraanyo22 7 ай бұрын
18/5/2024 Waxan kujiraaa jawigaden saacadunawaaa 2.32 waxay inoqonaysaa xasuun kuwa iga danbeeya loof isaara 4:55
@GuuleedYuusuf-b2l
@GuuleedYuusuf-b2l Жыл бұрын
Illahay hawnaxiirsto 😢3 8 2023
@JamacCabdi-z6i
@JamacCabdi-z6i Жыл бұрын
Ah ah ya hees
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Codkii macanaa, Aaamina Cabdilaahi.
@CabdifitaxNuryare
@CabdifitaxNuryare 2 ай бұрын
abwan axmad gaashan
@abdirizackali4967
@abdirizackali4967 2 жыл бұрын
Good
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
3sano waqtiga ima saacidin🥲🥲
@dhemanabdullahi2503
@dhemanabdullahi2503 Жыл бұрын
Ilaheya dinki hado ku sacida
@dhemanabdullahi2503
@dhemanabdullahi2503 Жыл бұрын
Ish allaha saa qalbiga u sheg
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 8 ай бұрын
Allah hakuu fududeeyo clow Samir ilashayna bari det idag sa kaasaari kara cidhiidhi kasta ,salaadana tulo oo ilaali insha Allah farajku way iman
@krmstudioz1160
@krmstudioz1160 2 жыл бұрын
Best songs
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 Жыл бұрын
mam amina naxaris jano
@Cabdiwali-z5t
@Cabdiwali-z5t 2 ай бұрын
1:45
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@ManAlone-px2hd
@ManAlone-px2hd 2 ай бұрын
2024 October-23/10/2024 Maalin arbaco 9:36 Kenya gaar ahan qaxotiga dhagahaley xafada E5 😂😂man Alone.......nulasha allah hano qurxiyo
@SadaSana-le4gp
@SadaSana-le4gp 4 ай бұрын
Waligeed aduunyada wakhtigaa qof saacida midna waayaha xidha Labadaasi waxaaan ahayn horaa looga waayo waa nin iyo waagii Anniguna wasiisiga waxaaan weydaaa lahaya iigu wacan wax yeelada wish beyla Sarra kacay Caashaqu wadaad male walalowna kuma hadho waan waana kala tagee waxba hey dabiibina wadka aaan is aragnee Wabbi beyla sarra tagey wadadiina ka ambadey sida weel dalooshaymey Biyo looga wabiyaa waanadu I dhaaftaa culimada wanaagsani Cama iyo watiiin iyo wadduxaatiyoo idil hadey igu wareejaan walbahaarku ima dhigo Wahabka igu yurura waabeyda igu maqan warankaa halbowlaha Waa geerka halistiyo wadnahayga kala jaray intii aanan waalayn Imeydaan wareysanee waheen naftuu sidoo welli hadaad ugu yeedhaan ma waxbuu u tarayaa
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Fanka Somalida
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 74 М.
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,4 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1,1 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
MAHTIO CHANNEL
Рет қаралды 1,7 МЛН
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН