Пікірлер
@mukhtar-zd6dl
@mukhtar-zd6dl 6 күн бұрын
Ninkii babaqayaa mabeego runtoo bayaan umasheego bariida oo afkaygiyo isha mabuuxsado xaliimo khaliif magool
@mukhtar-zd6dl
@mukhtar-zd6dl 6 күн бұрын
Halbawlaha wadna heertiisiyo naftaa hadhsanaya meelisoo kuuweeran mayaa lahiifaa
@ahmedtuure8612
@ahmedtuure8612 20 күн бұрын
Nooca heesta lo qaday waa jaadka subciska Luuqda : Nimco jamac migil Nin meeli bugtaa ma faydo oo baryahan dhuumashee loo bariidi tag Afkaygiyo laabta dooxatee hooy hooy billaahi hurda waa ka tagee lay lay Mid baahaninba lakay Moodayiyo Baryada iyo qaylo kama baaqdee Afkaygiyo laabta dooxatee Ninkii baqayaa ma beego runtoo Bayaan meris masheego lo barero Af iyo I laabta dooxatee aadoy waa Maxay mooyidiyo Mayaydan dheh Dartii layga baar bur iyo bohol Galbeed iyo Bari u Kala baxayey Afka iyo laabta dooxatee hoy hoy haygula dhicin meel xun iyo dhagax dheh Dhehyar maygu xirnayd dhex hareerta oo Hoorka carcartii howrarsadayoo Halbowlahan dhiiga ku habaa . Ah daalayoo dalambaabi ahy dheh Halbowlaha dhiiga Kala hora labadaa haniyee hareera ah ii heertayoo waan halcanayaa Halbowlaha wadnaha hareertiisiyo naftaan harsanaysa meeel halisoo kuu heelan Miyaa la hiifaa dheh Hoy hoy haygula dhicin meel xun iyo dhagax dheh .
@saladabdiolad7082
@saladabdiolad7082 22 күн бұрын
Alleyle waa hees iyo badh! War Saxibayalow hal qof oo midhaha ama lyrics'ka qora malla waayeey anigu qabashada waala iiga wanaagsan yee.
@cabdirashiidgurxan-d7n
@cabdirashiidgurxan-d7n 23 күн бұрын
Heestan midheheeda waxaa sameeyey abwaan la odhan jirey CALI SHEEKH oo reer Ceerigaabo ahaa, qiso ayay leedahay. Heesaha kale ee uu Cali Sheekh sameeyey waxaa ka mid ah heesta, Dabayl iyo waxaan duufaan dhex maray, oo Xasan Aadan Samatar qaado.
@XuseenCawil-t4p
@XuseenCawil-t4p 29 күн бұрын
Waa xaliimo muuse milano
@allvicali
@allvicali 29 күн бұрын
Awliyo heestan in badan baan ku muraaqooday waa is ka xaal adduun.❤
@Daljir143
@Daljir143 Ай бұрын
Isma aanan oraneyn Subcis noocaan ah iyo Nimco Migil baa kuu dhinnaa❤🥺 waxani cod iyo hees dhaaftay caleyk caleyk🇸🇴🩸
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 Ай бұрын
Gacan tii cigaal the best version
@gurxankooshin9614
@gurxankooshin9614 Ай бұрын
War Caaqliku illeen youtube buu leeyahay, soodhawoow caaqil.
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
@@gurxankooshin9614 salaan sare ina adeer. Waan dhowahay.
@DhakhsaaleAbaase
@DhakhsaaleAbaase Ай бұрын
Allh haunxariisto 😢
@XongorHD
@XongorHD Ай бұрын
Alaha unaxaristo she was so good and loved by somali people
@calihelo7339
@calihelo7339 Ай бұрын
Sadexda bayd ee ugu horeeya yaa soo qorikara,
@allvicali
@allvicali Ай бұрын
Caaqil heestaydii baad soo galisey 🎉
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
@@allvicali legend cali cadde.
@cashamuxudiincoosey
@cashamuxudiincoosey Ай бұрын
Khadarow dadkii wa isku yaacen wa sax wa nimca jaamac iyo magool dadku waxey ku barten magol lakiin keyd baa so sartay so badi dadku hakala bartan fanaa niinti hore wa mahad san tahay
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
@@cashamuxudiincoosey ina adeer mahadsanid. Cajalado badan oo aan KZbin ka horay ugu jirin ayaan soo gudbin doonaa.
@Maxamedbaashe-1
@Maxamedbaashe-1 Ай бұрын
Hirasho waayeel!
@DhakhsaaleAbaase
@DhakhsaaleAbaase Ай бұрын
Khadar Hogad abwaan❤
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
@@DhakhsaaleAbaase salaan sare ina adeer.
@sharifsouleiman4257
@sharifsouleiman4257 Ай бұрын
Nadiifo Xaaji iyo Xaliimo kh magool, ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs Ай бұрын
Nimco jaamac ma aha Magoolna ma aha. Waa Xaliimo Cabdi (xaliimo afweyn) oo reer jabuuti ahayd Allah ha u naxariistee. Fikirkayga ma aha waa dhabtii iyo xogta saxda ah 💯✔️
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks Ай бұрын
Maaha iska hubi Nimco Jaamac inay rer jabuuti tahay baan jec lahay ayada ruuxeedo
@socodman4391
@socodman4391 Ай бұрын
Nimca jaamac 💯 💯 aadoye kalmada koonfur iyo waqooyi mida lagama yaaqan
@atocareh7066
@atocareh7066 Ай бұрын
I wonder when this song was recoded perhaps early 1960s? Golden days and golden tonsils that did not corrupt the folklore of ancient Somali music, beats, and rhythm far from the sloppy end of the current crop that lack meaningful coherent expressions
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Ай бұрын
Fanaanad wayn nimca jamac .
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Ай бұрын
Erayadda heesta waan qaban wayay xaga maqalka ayan aad loo fahmaynin Subcis yasalaam❤
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm Ай бұрын
Haa walhi wee adagtahay ani saan ugu ceshanayay waan wada fahmay inteeda badan waa toop abaayo❤❤
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm Ай бұрын
@qabiirka__ iga soo raac tiktokas soo dhigi doonaaye abaayo
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Ай бұрын
@Ciyaartiimiyiga-yn6jm dee wllo Hadabad fahan tay heesta oo qoral ah ada lagaga fadhiya 😁👋
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
​@@Gaasiraguuled "Nin meeli bugtaa ma baydado oo Bayaan uma shego badheedhihise Afkay biyo iiga buuxaan." Ayay ku bilowday.
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Ай бұрын
@khadarhogad5835 Mahadsanid wllo💙
@MohamedAbdulahicali
@MohamedAbdulahicali Ай бұрын
Gabdhan cawaba heesaheda iigu horaysa
@mukhtar-zd6dl
@mukhtar-zd6dl Ай бұрын
Xaliimo khaliif magool allow kuunaxariiso 3:22 3:23 ❤ 3:27
@mukhtar-zd6dl
@mukhtar-zd6dl Ай бұрын
Waayaab caawana mawaxa Lakeland garan waayay nimco iyo xaliimo khaliif mogol
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks Ай бұрын
Nicmo jamac weye not haliimo Khaliif
@AliKadiye-d4c
@AliKadiye-d4c Ай бұрын
Yaa salaam😢
@dinimohamed4543
@dinimohamed4543 Ай бұрын
"Anihay."
@hassanalikediye8481
@hassanalikediye8481 Ай бұрын
Waa sax tani nimco Laakiin magoolna weey qaadaa heestaan AUN
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
Haa. Magool iyo dadkaloo badan ayaa qaada.
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 Ай бұрын
Mahadi hakaa gaadho boqoradii jabuuti baad soo qabatay oo laxankii Mushteeg ku xareedinaysa. Caaqil naagtani waa top iyadoo jawhar-luula qaadaysa baan ilaahay ku tusin!
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
Waan arkay yadoo Jawhara luula qaadaysa, waa Cajiib naagtaanu.
@khadarmohamed5521
@khadarmohamed5521 2 ай бұрын
Nimco Jaamac weligeed Qaraami ma qaadin, waa se Faadumo Axmed Dhimbiil (AHU).
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Ай бұрын
Subcis iyo Jawhara luula labadaba waan arkay.
@muxumedwarsame3093
@muxumedwarsame3093 2 ай бұрын
Thats the one and only Queen xaliimo Khaliif I the first.
@ONKODHILAAC-f9l
@ONKODHILAAC-f9l 2 ай бұрын
aad baan naftayda ula mormay waa mogaal iyo nimco jaamac waxaan ku cadeeyey in ay nimco jaamac tahay eryga aadoooy taasi ah macnaheedu huunooy ama walaaleey markaa waa nimco jaama maadaama ay tidhi aadooy heesha qaaciga lama kala laheyn cidii walba way qaadi kartaa markaa waa habaryartay nimco jiaamac
@Bokoribrahim
@Bokoribrahim 2 ай бұрын
Libaax
@aminomar9569
@aminomar9569 2 ай бұрын
Gabadhani waa nimco jaamac nigil oo subcis kuluuqaynaysa ❤
@aminomar9569
@aminomar9569 2 ай бұрын
Dadkan kule waa magool maxaa ka qaldan mise waa dadkii sharmo boy 😅 isku codba maahee
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 ай бұрын
Ina adeer waan la yaabay. Waa dadkii sharmo boy.
@abdinur6152
@abdinur6152 2 ай бұрын
Fanaanadan weligay ma maqal ee qarnigii hore jiri jirtay. Lakin cod kedu caadi ma ahan. Laxan kii Magool qaadi jirtay oo kale waaye
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 ай бұрын
@@abdinur6152 haaheey waa isku laxan oo subcis baa la yidhaahdaa waa bahda Qaraamka.
@sheffosman6862
@sheffosman6862 2 ай бұрын
XALIIMA KHALIIF MAGOOL-- 100%
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks Ай бұрын
Maaha nimo jaamac weye xaliimo waa qaaday laxanka subcis
@GeediAbdullahi
@GeediAbdullahi 2 ай бұрын
Waa Nimco migil Ax yaaa cod
@maxamudxirsi6
@maxamudxirsi6 2 ай бұрын
Miday dontaba ha noqotee waa wataaa anigu 4 jer ban marayaa oo aan ku ceshto
@DaahirSalad-k3b
@DaahirSalad-k3b 2 ай бұрын
Waar dadka beenta ka daaya milho maahan codka ni yaad qaldeysaan
@maxdar11
@maxdar11 2 ай бұрын
Waa yaab caawana ma nimco migil oo subcis qaadaysa ayaan dhagaysanayaa wax badan ayaa ii dhiman
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 ай бұрын
@@maxdar11 qaraamku waa badwayn maalin walba cajalad cusub baad arkaysaa.
@SucdiCarabduur
@SucdiCarabduur 2 ай бұрын
1ty0oph
@ahmeddirirnuur1335
@ahmeddirirnuur1335 2 ай бұрын
Nimco jaamac milig yaaa salaaam
@mohamedharun175
@mohamedharun175 2 ай бұрын
Aniga codkii Nimco Jaamac iila muuqdo, Milano AHN ayay u dhawdahay hadayna noqon Magool!
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 2 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay. CODKALOO SUBCIS AH MILAANO AUN EEY QAADA KZbin KA SERBIYA KUJIRO. MARKAAD FIIRISO WAA ISLEEYIHIIN. WAA SIIQADII MILAANO
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 ай бұрын
Miliaano ayay u cod egthy
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 2 ай бұрын
@@farduusmohmud975 aad iyo aad
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 ай бұрын
Milano codkeeda waaba cod qaas ah oo qof u cod eg waan waaye. Codkaan milano maahan ee si fiican u dhagaysta. 💯💯
@CabdiidirissheekhXaashi
@CabdiidirissheekhXaashi 2 ай бұрын
Waa magool maaha nimco
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 2 ай бұрын
Sawirkan.waxaan.umaleenayaa.cabdi.nuur.alaalle
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 ай бұрын
@@KayseCali-c2e sawirradan midna waa Nimco midna waa naag nadiifo la odhan jiray oo reer jabuuti ah.
@ShabcaancaliDBn124
@ShabcaancaliDBn124 2 ай бұрын
Magool miyaa
@AbdiwaliXirsizuudi
@AbdiwaliXirsizuudi 2 ай бұрын
My zxp nimco jaaamac baa la oran jirey
@abdiduse7014
@abdiduse7014 2 ай бұрын
Waa AHN xaliimo milaano
@LovelyFox-jt1jg
@LovelyFox-jt1jg 2 ай бұрын
Cod aan caadi ahayn hablihii hore may kala dhaceyn
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 2 ай бұрын
Magool waaye
@LovelyFox-jt1jg
@LovelyFox-jt1jg 2 ай бұрын
Inaba caadi maaha lakiin magool maaha siiqadii magool maaha nimco u daa