Nadiifo Xaaji iyo Xaliimo kh magool, ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@AhmedSaad-lq2bsАй бұрын
Nimco jaamac ma aha Magoolna ma aha. Waa Xaliimo Cabdi (xaliimo afweyn) oo reer jabuuti ahayd Allah ha u naxariistee. Fikirkayga ma aha waa dhabtii iyo xogta saxda ah 💯✔️
I wonder when this song was recoded perhaps early 1960s? Golden days and golden tonsils that did not corrupt the folklore of ancient Somali music, beats, and rhythm far from the sloppy end of the current crop that lack meaningful coherent expressions
@cashamuxudiincooseyАй бұрын
Khadarow dadkii wa isku yaacen wa sax wa nimca jaamac iyo magool dadku waxey ku barten magol lakiin keyd baa so sartay so badi dadku hakala bartan fanaa niinti hore wa mahad san tahay
@khadarhogad5835Ай бұрын
@@cashamuxudiincoosey ina adeer mahadsanid. Cajalado badan oo aan KZbin ka horay ugu jirin ayaan soo gudbin doonaa.
@LovelyFox-jt1jg2 ай бұрын
Cod aan caadi ahayn hablihii hore may kala dhaceyn
@abdirahmankhadar87802 ай бұрын
Mahadsanid caaqil, cajaladan dhamayska tiran awgeed. Waxba ma go'na .
@abdinur6152Ай бұрын
Fanaanadan weligay ma maqal ee qarnigii hore jiri jirtay. Lakin cod kedu caadi ma ahan. Laxan kii Magool qaadi jirtay oo kale waaye