Пікірлер
@AmiiryareAmiiryare-t3c
@AmiiryareAmiiryare-t3c 11 күн бұрын
Ma. Allah increas your knowledge 🙏
@CadeWaayoarag
@CadeWaayoarag 16 күн бұрын
Maansha allah mahadsanid walal macan
@CabdifataaxCabdilaahi-s2l
@CabdifataaxCabdilaahi-s2l 17 күн бұрын
M. a libaax
@NourAboukar
@NourAboukar 25 күн бұрын
Nafteyda waa ok maxaa kale Ayan dhihi lahaa
@AnisaMOHAMED-o6k
@AnisaMOHAMED-o6k Ай бұрын
Aniga ardey jamacad kaso baxay baan ahay hadana waan so shaqeyey lkn waxa wareysiyada kaga baqaa luuqada englisha ku hoseya marka waxbarashada ku guda jirey waan kurona lkn 3 gobal ka shaqeynayay waxa aqana iga lumay
@GALLAD12
@GALLAD12 2 ай бұрын
Rabow ii fududeey isbuucaan dhexdiisa ayaan gali rabaaa exam + interview ee hay'aada caafimaadka ee aduunka ee WHO . USTD WAAD MAHADSANTAHAY I.A WAXAAN RAJEYNAYA INTAASI IYO IN KA BADAN . MAHADSANID
@hafiif
@hafiif 24 күн бұрын
Ma gudubtey zxp
@GALLAD12
@GALLAD12 24 күн бұрын
@hafiif Haa sxp alxm
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 3 ай бұрын
Thank you very much ❤️
@WAAYEEL-j8j
@WAAYEEL-j8j 3 ай бұрын
Khayr bey noqn
@FarxiyajaamacShire
@FarxiyajaamacShire 5 ай бұрын
Mahadsanid
@mohamedbakaal36
@mohamedbakaal36 5 ай бұрын
Sababta aan shaqo u raadinaayo 1 inaa naftayda anfaco wixi aan soo bartayne aan dadka oga faaiideyo 2) in aan aqoontayda sii hormariyo markastoo aan ku shaqeeyo wixi aan bartay waxaan is leehay tayada aqoontaada way sii kor dheysaa Cilmiga ahaan waayo arag ahaan Intabo
@YAASIRAli-f8h
@YAASIRAli-f8h 6 ай бұрын
Thanks Dr
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 6 ай бұрын
Mahadsanid Macalin
@duulanesamakaab3055
@duulanesamakaab3055 7 ай бұрын
Waa maxay khibrad
@cawaalexuseen7252
@cawaalexuseen7252 8 ай бұрын
Masha allah
@Qadarshcumar
@Qadarshcumar 8 ай бұрын
Guuleyso macalin
@Qadarshcumar
@Qadarshcumar 8 ай бұрын
Asc m. Saciid
@YaxyeGaanbe
@YaxyeGaanbe 9 ай бұрын
Mxa ka aaminsanthy shirkada .mxa kuso kordhine shirkada Barri imtixaan gali rawaa Jwb dag dag mka heli kara mclimu
@hassanmoalim3499
@hassanmoalim3499 10 ай бұрын
Mushaar meeqo ayaa kugu filan ayaa ah tan ugu badan ee ley weydiiyey ani
@SumayoBintumohamed-t9l
@SumayoBintumohamed-t9l 7 ай бұрын
wxey companiga bixinyso ba ku qanacsnhy iska dheh tiro mucayn qabso hde kudhahanna tiro yar qabsato kaga yaba tiradsna be ddka siiyan so wxe bixiso lacg ahan so ogaaw first
@Nuur-i3o
@Nuur-i3o 11 ай бұрын
Asalamu caleykum walal sicid waxan ahay nin dhalinyara ah hadana xirfad uleh farsamada gacanta sadax mitays shaqaduna way igu ray yartahay waxan donaya sidan kuhelilaha tu igu filan
@MahamuudIsxaaq
@MahamuudIsxaaq Жыл бұрын
Thanks
@Mohamed-o8m5j
@Mohamed-o8m5j Жыл бұрын
Masha Allah
@MaanNuur-w6n
@MaanNuur-w6n Жыл бұрын
Shaqola.aan❤
@SumioMahamud
@SumioMahamud Жыл бұрын
Aad kugu.mahadcelinay ustaad sida fursda noga faideesay jaskumalllah❤❤
@mulkiadan1432
@mulkiadan1432 Жыл бұрын
Shukran😢❤❤
@CabduqaadirMacalin-qb4fv
@CabduqaadirMacalin-qb4fv Жыл бұрын
@CabduqaadirMacalin-qb4fv
@CabduqaadirMacalin-qb4fv Жыл бұрын
Sxbyaal waxbadan ayaan kafaidey Barnaamishkan managa gacn qabaneysan ❤
@MagafeYare-k4c
@MagafeYare-k4c Жыл бұрын
GNP waxaa laga wadaa herka dadka wadanka u dhashey sow saran adne waxaad ku qaladey GDP mahadsanid wll
@cawoayaanofficial5460
@cawoayaanofficial5460 Жыл бұрын
Ale Haku ixtiraamo wll fikrad ayaa siisay❤
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Dalalka qabowga aba qof baahday qadamoyinka dadka tijaabiyaan qofta iney dhib ukeneyn hadey dad dilan iskacelin marka korkaga lagushekeysan afka mataqaanid ukaxey nadaafad imankaga kabilabayan lacag lagumashegin saa wax yar lagusotagay jawabtada kulama hishinin waxa kuugartaa leedahay maxa kujawaabaa qof baa sacidaayay shaqaalahaa ma aheen sii iyada ficil bilaa af hadal mataqanid balse hortedada ogaqade kusinee qofki kulasocday saacideysay hadhow qadamoyinka kale warbixin kaabixine qofki isla socoteen bilabeysa ineey kaacabsato markas shaqada lagubadalaa ilen nadafada guri iyo iskul waakala badalan yihin guriga xarakad suuq baqalo iney kugufanto marwada baqalad jogan somali laderis ah kuwadato egshin hadalbadan kufuree hadi guriga layimaado qofkihore lamid matihid cabsi mataqanid mana ushaqeysid sitoos ina hori ushaqeysay inaa dagal yahan tahay jidka maridisa cabsi laheen bidaqo shegeen aba darenkas laheen wax aaminsaneeyn lajogeeda xafada qofladeris uheysatid markas walalkeda uyerato ninkedi qadijiray faruqdo niiqaado gurigina niigeyna tirahdo qadamadina kukarahsato qofkan lacag mataqano isii iney dhahdo gurigii nagusobartay magacyo ulabaxan cidaha loshaqeya heblayadi kadib shaqo nadafad madaraso lAba badalay xafis talajo armajo melo sali laba dhaqay markahore yaab nag dagan shaqalo iskul ninkeda irida iuana gudaha marka gudihi madhahay alabta culus raga iskaleh sodhaqa kasobaxa lagtiyo ooyneysa uuryara leyahay manta waagacangalay leh salmar biyihi dhexfadhisaneysa macalanminta nago kale qadamoyin gurigod kirishtan kusosiyadiyeen biyihi waa usineen alaabti waa kaligeen lacago dherad laba jibaran logudaray yaab wakasoribaxnay baqalad lagalay lacagti midmid baaloguibsaday wax wax ladhuq kujiraan wayel saqiir ani shey kumaibsan sadex malmod baadhiman kulimar intaso kalaa laqaadana inta dhiman badalkey geeya maridage alaah dago shaqadaas marabo markas wakaharay subaxdi baqalad qudar hilb intikale hesta iskabulo naladagan wax iskudarsanay shaqo cadi hadi lageyo lagu qeeylsho waanooimane hadi lagu dhufto waakudhufanee hadii larido dabaq qofladhacee xiro askar geya tan fero hadi laguqabto dadkubee oonlayabay erayadaas xiradi leeygeyay waqti leywado banleyahay xirada dhexdeda makasoadegi haa waxna maidirsaneysa mid iskumar nalakenaa utaga tina qoflaga adagyahay hatawatiga nalaqaday sobaxeyn qofti naqadilahedna galen hadi kalaturay cunugtitagned dharbaxi igubobtay shib waawalantaha kudhahaa shaqdi umanoqon malinti uhoreysay casir ninka ushaqey naqaday gurigi waatosiyay iskulka islanta kashaqeysa tiri ana sodonay guryahoda qariyan qeynunkoda kaladuwan ufahmay dadkas ladabashanay ilen isdhexgal nimankod miyay kabaqan qadamoyinka wafahmiway nimankalaba waladaganyihin guriged inakabaqo iiroon ninkeda maxa ogabaqa nagta ushaqey kurijog nasibkey tankala askariyad ah gurigeda nolagu hormariyay mid doro tankale doratay gabadhas kismay katimid mahmahyo badan inaasaas noqdaa kabaqaa kadib yurub losiwaday cabsiyeey tiqiin waqti kurigan kabaxen firso hadadan fiyoben kumarabtee shaqaa usogashay dhihi jiray manta laba iyo tobanka biyee iskushubee meel gadalo gumamaha ladhigo sabta kugarsadan fadhisata ugudub hadey idhahan waadidaa daqilka kuriga waakabaqaa qeybtahore naamaxa cunta lahurta gumamaha maxa kufarisiya hadileyguyero marna meshas ugumatagin naftey mesha kamashaqeyo daqil maxaigajira armaba aragta wax uaamusiweydo lagu nabar dhabaa afkeda wil weyn askari ah dadkatujiyaa jooga gabdhahaa igaceliya wabasikoriyay mafaristo balse hadalka aragtida kawaheshadaa shaqadi weydhameysatay ani isbuceen oo isbuci labad duqdi igeysay igaraacday casir iskul karabaxda hori iney nowado cishaa albabki taganahay ani iyo duqdi dhocil yar iridi iskugoysay hoyadey majogto maxanaga galay hoyada gabadhi sosar aba noguyer aba aanugalna daldalan aan aqon cisha hadi lamaray kalatur magacigabadha kudhawaq albabki balaq gabadhi lasosaray midkale ani mawalan mase waleywaloyaa dad timahaguu kunacsiyaa aan maqli jiray qubeska badan timaheed iney kasareyso dawo iisheegtay hadi lacag dhalileso lagusotago aad usitagtid qofka kubaratay ooindhaha marqati leskagarta qadamadi anigey iidhibatay len afmataqanide hadhow walalked sowadato lacagti uun lagashekeysanayo iman kuweys ilen lacagtada laguguhorqatay gafur cawo wuxu gubaa ninkisa dad dadka filin kasameyo bilashaqo garashlaheen mase adigaa dabaal ibadi iyar midna dhihin hata qadamadi aadsisay kabenaburatay hadana lasosocoshadoda guriga waligod iman sobaranayan qof cabida heeysata inawax kabarano bixiye lasiye madama igaran lanahishin barakada mabaigujurta wax ibarakoba waxan kadharko calfado asagey tugin ina dabaashan
@Ifraxadaniimaan-qb8cp
@Ifraxadaniimaan-qb8cp Жыл бұрын
Waxbadan kaafaa iday walshi
@WarlalisTV-s7k
@WarlalisTV-s7k Жыл бұрын
ustaad inaa kula soo xariiri ayaa rabay ee contactigaaga ii reeb mahadsanid
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Ustd inte kalaso xirira
@Jaamacismaciil-ox5gx
@Jaamacismaciil-ox5gx Жыл бұрын
Hi good morning how Can i get the free visa of usa
@abdalamohavic1327
@abdalamohavic1327 Жыл бұрын
ustaad groupska xgee ka helaa
@m.saabir6793
@m.saabir6793 Жыл бұрын
Mahadsanid
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet Жыл бұрын
Shirkadee u baahan imika HR oo baahi weyn u qabta in hargeysa ama somaliland ?
@XaawoLuul-v7t
@XaawoLuul-v7t Жыл бұрын
Alle haku xafido
@XaawoLuul-v7t
@XaawoLuul-v7t Жыл бұрын
Mnsha allaah
@MohAlfa-v1d
@MohAlfa-v1d Жыл бұрын
haa waxaan qorey ama aan ka dhigay 3 qeybood ee aad sheegtay laakin ustaad tusaale naga sii hal coer leter oo tusaale ah nooso qor thanks
@cabdiraxmaanmaxamed177
@cabdiraxmaanmaxamed177 Жыл бұрын
WAAD MAHADSANTAHAY INBADAN
@fardowsoaadan4791
@fardowsoaadan4791 Жыл бұрын
Dukaanley ahaaay markaaan schoolka dhiganayey😂 Hdana nurse isku shaqo maha
@ubdyqadaraj2536
@ubdyqadaraj2536 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@luhvxx4ids
@luhvxx4ids 2 жыл бұрын
Walaal wad mahadsantahay
@aragsanmohamed559
@aragsanmohamed559 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahy wll
@Abdirahman-Koronto
@Abdirahman-Koronto 2 жыл бұрын
Jazakallah ustad
@naimajanno8844
@naimajanno8844 2 жыл бұрын
Asc . Vediogan xaqiiqdii waa mid faaido leh jazakallah khyr wll , mahubo inuu channelkan shaqaynayo wali iyo inkle lkn sual ban idin waydiin mclin said iyo bahda HR somalia "sidee bay shirkadi u kordhisaa waxsosaarkeeda marka ay shaqalaysiinta samaynayso ?"
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 2 жыл бұрын
Ustaad programs kii maxa au joojisay?.
@yusro4620
@yusro4620 2 жыл бұрын
Walaalo xagaad kutaalaan