Macallin kamid ah macallimiinta Machadka shahaadiga ee HR Somalia ayaa sharraxaad afsoomaali ah nagu siinaya cutubka 1aad ee HRD
Пікірлер: 17
@nuruliiman53514 жыл бұрын
wax badan ayaan kaa faiday, madadana aad ayaan u xiisayaa. codsi: hadad bugaag basic ah oo ku saabsan "HRM & HRD " iyo cashiraanta aa korsadan ku sharxeysid in aad i soo dirto aad ayaan u xiisey lahay.
@abdirizakomarmohamud27784 жыл бұрын
Masha Allah wax badan kaa bartay mudane
@nourmohamed25226 ай бұрын
Mahadsanid Macalin
@zachariadahoudmohamed733 жыл бұрын
Mcln Allah ku xafido Aad baa ugu faa iideeyay mcln Allah kaa abaal mariyo
@cabdilaahifaarahAwil3 жыл бұрын
Thanks teacher 😘🙏🖤🌎
@farxaancawil9262 жыл бұрын
functiona of HRM(primary) 1. HRM plaining 2. equal employment opportunity 3. Staffing(recrument and selection) 4. Compemsation and benefits 5. Employee and labor relations 6. Health, safety and security 7. HRD Secondary HRM functions 1. Organization and job design 2. Performance management/performqnce appraisal system 3. Research and information system HRD functions 1. Training and development (T&D) 2.organizational developmemt 3. Career development TRAINING AND DEVELOPMENT(T&D) - Training: improving
@hodanhimilo7072 Жыл бұрын
Mahadsanid aadbaan ugu baahnaa 😮
@murtiiyomadadaall67274 жыл бұрын
Si wacan ayad u wada casharka balse dagdag ayaa kuk yara jira
@mohamedmohamoudmohamedgend44825 жыл бұрын
Wax badan ka faidey mcnlkeyga no soo badi Adigo mhdsn
@nuurabdulkadir21583 жыл бұрын
Wll intee la idiinka soo xiriiiraa
@hodanibrahin15692 жыл бұрын
Mise waa offline uun
@hodanibrahin15692 жыл бұрын
Aslaamu Alaykuma online miyaad ku dhigtaan course kan
@ishaarabdullahi76004 жыл бұрын
Maxaa farqi ah u dhaxeeya HRM&HRD
@abdifatahdrabdirahmanabdis76793 жыл бұрын
HRD waa midka Guud Ee hormariya Shaqaalaha iyo Organization ka Wuxuu Badana qabtaa Future job demands and current job HRM Wuxuu Maaamulaa groups ka Howshiisa Waa Current job demands not Future
@hodanhimilo7072 Жыл бұрын
@@abdifatahdrabdirahmanabdis7679Waan fahmay wllo
@aysuf94745 жыл бұрын
extremely thank you , wax badan ayaan kaa faiday, madadana aad ayaan u xiisayaa. codsi: hadad bugaag basic ah oo ku saabsan "HRM & HRD " iyo cashiraanta aa korsadan ku sharxeysid in aad i soo dirto aad ayaan u xiisey lahay. fartaagte2011@gmail.com