Cumar Dhuule - Gocasho
5:30
14 жыл бұрын
Пікірлер
@FadumoHufan
@FadumoHufan 3 күн бұрын
😢 dhuule naxriistii jano allha hka waraabiyo
@sahraahmed2688
@sahraahmed2688 5 күн бұрын
17/7/2024😢 jaceylkii igalay bari mar hadii uu gaagaxay😢😢
@Ayuub77
@Ayuub77 10 күн бұрын
11/7/2024😢
@MustafeJacayl
@MustafeJacayl 10 күн бұрын
CUMAR MAHDI ALLA YACIZAK
@XusniXaaji15
@XusniXaaji15 14 күн бұрын
6:53
@XusniXaaji15
@XusniXaaji15 14 күн бұрын
Waxaan dhageysanayey heestan 2006 ilaa hada jaceyl na intuu italaabsaday buu xus igu tuuray
@muxamedcabdi5341
@muxamedcabdi5341 18 күн бұрын
Eesh ala hees dadkii jacaylka wax kayaqnay
@HamdkI
@HamdkI 18 күн бұрын
Hadii aan ka jawaabo waxa calaacala qofkii xanuun jacayl aseebo jacaylkuna waa xanuun mase garan karo qofka isaga uusan hayn ama soo marin jacalku waa qof wax uusan ka maarmi karin noloshiisa uu ka maqan yahey exmapel hadii xoolo kaa dhumaan harsan maysid illaa aad soo heshid xoolihii bal qiyaas laakiin dumarku badanaa wey la xishoodaan oo iska diidaan in ay run u qaatan ragaa cadaystoo ka ka heesoo ka gabyoo debed meer u noqda sanooyin
@qanciyepro
@qanciyepro 29 күн бұрын
22/6/20024 still listening ❤
@abdirisaqshalka9256
@abdirisaqshalka9256 Ай бұрын
Heestan waxaanu si wada jira u wada dhegeysan jirnay ani iyo saxiibkey oo lagu magacaabo Abdirahman Ahmed Ali ismail (beedka) Maba xumee heestu isku si nooguma wada socoto si kale hadaan u dhigo saaxiibkey isaga waxay ka ahayd hopy balse aniga way iga duwabeyd. Waxaa jirtay gabadh aanu xidhiidh wadaag aheyn muddo 3sano ah runtii aad ayaan u jeclaa iyada balse ma dareensaneyn inaan sidaas oo dhan u jeclahey waa marka loo eego waqtiyadii aanu wada soconaye anagoo aad iskugu faraxsan ayaa waxaan ka imid magaaladii aanu kuwada nooleyn sabab family problem awgeed waxaan imi magaalda Hargeisa kuna beegneyd 2022 Kala maqnaashahayagu wuxuu keenay dhib aad uwayn walow Aanaan masaafo ahaan kala fogeyn waana wax ka yar 60km waxa noo dhexeeyaa waxaanu qabsaney muddo iyo waqti aanu dib ugu kulano maadaama aanu aad iskugu xiisnay waananu isla qaadaney midaas intaas kadib waxaan isku dayey inaan la qabsado magaaladeyda cusub waxaan xooga saarey inaan helo wado ay nolosheydu hore uga sii socoto. Isla sanadkii 2022 Aug 26 jimce waxaan maqley war aanan ku farxin waxay isoo qortay waa gabadhiiye qoraal aad u dheer wax kamida hadaan tilmaamo weliba kuwii iigu saameynta badnaaya mana ilaabin ilaa hada "iga raali noqo waan ki khiyaamey hadaan calaf isku leenahay weynu is heli " runtii waqtigaas dareenka aan dareemay wuxu inacsiiyey qaybo badan oo kamid ahaa nolosheyda kaliya sheeko ayaan ku hayey jecylka la sheego waxaan galay xaalad aamusnaan murugo hurdo la aan cunto la aan ah wax waloo nolosha kamid ahaa wey adkaadeen soo jeedkii faraha badnaa wuxuu i horseedey inaan barto cabitaanka sigaarka oo aanan garan karin sida fudud een u bilaabay hada alx wax walba waa is badaleen nolosheyda meel fican ayey mareysaa waanan ka gudbey xaaladii adkeyd 🎉
@user-jw8ht2gn1u
@user-jw8ht2gn1u Ай бұрын
Waxba adinga oon guban Aan masayrna gaalin Gobaad waxaad tiraahdaa Usheeg inay gidaarada dhaxanta iyo gördüğü Darteed igu garaacaan Eish calaa hees
@karaamo818
@karaamo818 Ай бұрын
Waa sanadka cusub 2024 habeen jumcaha sacadu ay tahay 3:09 isoo duceeya soomaaliyeey sanadkan farxadi uguma dhalane Inshah waxaan rajaynayaa bash bash iyo barwaaqo inuu iigu dhamaado. ❤❤
@user-cr3yf4nb9j
@user-cr3yf4nb9j Ай бұрын
Kaa guurey aniguye 😭jacayloww mxd ahyd xageedsa usocotaaa😭😩
@Cabdimagaal
@Cabdimagaal 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-gg2pe1rn8b
@user-gg2pe1rn8b 2 ай бұрын
19 / 5/ 2024 haben axada oon aan qaylayo aduunkuna igu soo aruuray wax la,aan darteed
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Ha goobyaalin melan Gacal kaaga muqane Iska daa gubtahanyada🙇‍♂️
@FunnyAirplaneWindow-vc5qn
@FunnyAirplaneWindow-vc5qn 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KalelaChannel
@KalelaChannel 2 ай бұрын
Kama daalo heestaan. Jaceyl iyo waxaas iskuma mashquuliyo laakin waan jeclahay heesta.
@habibajamac
@habibajamac 3 ай бұрын
❤😢😢
@habibajamac
@habibajamac 3 ай бұрын
Qalbi wax jecel meelu wareego waxa ku badan mucanshaqin kale ❤😢
@Suheyla270
@Suheyla270 3 ай бұрын
AUN ❤
@awilabdirahman9085
@awilabdirahman9085 3 ай бұрын
waa 4/15/2024 mondey Time 1.31. Hdaad iga Danbayso Love iisar zhp
@MahamedAbdullahi-nk7xr
@MahamedAbdullahi-nk7xr 3 ай бұрын
Heestan waa maalinkii igu horaysay 4-April-2024 Time *9:58* PM Hada iga danbeeso like isar saan ugu soolabto
@user-ou4id6bb1y
@user-ou4id6bb1y 3 ай бұрын
Heestan waa malinkii igu horaysay hees halasi ah 31-march-2024 Time 18:50 ⏲️hada iga danbyso like isar san uguso laabto
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 ай бұрын
2003 ayaan dhagaysan jiray all maxay ahayd hees
@faizaabdilahi6151
@faizaabdilahi6151 4 ай бұрын
2024 ka daawanaya 😂
@user-oc3we4wc6t
@user-oc3we4wc6t 4 ай бұрын
2024 baan dhagaysanayaa🤟
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 4 ай бұрын
4/3/2024😮
@sultangelle3608
@sultangelle3608 4 ай бұрын
2024 like isaar hadad daweynso 2024
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 4 ай бұрын
Bukaanada hospitalka jifan Waxaa ka badan bukaanada Nala jooga lkn aan dareemi la.nahat😭🥹💔
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
Who is still listening 2024🤍👌 and feeling love ❤️ Waxan ku xasustaa hben aan Casho Cuneynay aniga iyo wiil aan ader u ahay wa sanadkii 2017 😢mahas Xasus dheer AUN Cumar dhuule 😢
@user-tn3uh1zf2w
@user-tn3uh1zf2w 5 ай бұрын
❤❤❤
@amlaali1222
@amlaali1222 5 ай бұрын
🤦‍♀️😢( ❤ ) 🕺💃
@cosoble
@cosoble 5 ай бұрын
2024❤ Waxaani magac kale ubixiye hees weey dhaaftee 😂 Like huuno
@Zaaqaxmedweyrax
@Zaaqaxmedweyrax 5 ай бұрын
2024 9;2laad dawasho wacan
@Zapriina
@Zapriina 5 ай бұрын
24/1/2024😢
@marwaancalicabdi3102
@marwaancalicabdi3102 6 ай бұрын
8:56 Inantaan u golongolay Tii la igu guud fallay Gaadhsii warkaygooo Waxna adigan oon guban Aan masayrna kaa gallin Gobaad waxaad tidhaahda Usheeg inay gidaarada Dhaxanta iyo gawluhu Darteed igu garaacan Ball hablow dhuuxa suugantan subxaanaka yaa cadiim😢
@Kamal15732
@Kamal15732 6 ай бұрын
Subxnaka ya cadiim cisbitalka boholyowga ban so booqday oo uu DR ka yahay ilahay haw raxmade cumar dhulle Cali , bal ninkaasi fanka uu noga tagay eeg iyo kuwa hada inoo heesa adunow abaha w*s , war gulaysta winter time Minneapolis US , iyo ano shaqo ka imid gulaysta dhalinyaro wakhtigina ku raxaysta waxad dontan qasa waxad dontan sameya lakin salaada waliga yaysan dhayal kaga tagin iskada maline dhane war hal salad haday kudhaafto gabigaaguba halaga daremo cadho awgeed mar danbe kudhafi mayso e . ❤❤
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 ай бұрын
Naftu kaa galgalato waxajira gayaankale ay gacala moode, Kaaguurey aniguye hadaan layga kaagadan maxaad uga raadgureysaa. Hagobyaalin maalen gacal kaamuuqanine iskadaa gobtaayada. Alle Wayne hawnaxariisto hawnaxariisto cumar dhuule iyo intii islaame dbimateyba.
@ahmadmuhumed3218
@ahmadmuhumed3218 6 ай бұрын
Hesihiisa 1 Harag shabeel
@gureymohamed679
@gureymohamed679 6 ай бұрын
Cumar Mahdi AHUN runtii wuxu ahaa hoobal aan hore loo arag.
@user-ub5lt2tg1w
@user-ub5lt2tg1w 6 ай бұрын
Am 18 Waxan is weediya sababta aan hesihi hore ujeclahay ila yaranteyda tubec dhule axmed Yasin qalinle Sheymire sahro axmed magol ilaa abe xasan adan😢
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 7 ай бұрын
heestan xasuus nin i jecla ana anaan rabin waa iga wayna ayaa haben heestan no saray isago islee is adkee markaan nin kale guursaday waxu idhahay ilahay waxan kaa baryaya inaydan isku raagin
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 7 ай бұрын
I was born 98 and i love this songs am i that too old guys?😢
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 7 ай бұрын
😂😂😂 Me too buddy 1998 February 26
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 7 ай бұрын
@@DrmohamedHalaa yow I was born May😀
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 7 ай бұрын
@MoMo-cl3gr I'm older than you 😂😂 God save you buddy ❤️❤️
@MoMo-cl3gr
@MoMo-cl3gr 7 ай бұрын
@DrmohamedHalaa only two months 😀ok buddy I hope u made this life.
@abdirashiidabdinor3351
@abdirashiidabdinor3351 6 ай бұрын
We don't givesheet your fucking Age😂
@mohashurieomar3856
@mohashurieomar3856 7 ай бұрын
Kas kis ya i
@CSeerbiya
@CSeerbiya 7 ай бұрын
Waxaan xasuustaa aniga, Cabdiraxmaan Cilmi saaxiibkay aannu isku kursi ahayn dugsigii dhexe ee Cumar Bin Khadaab Hargeysa 2006 iyo Abdikaadir oo isna hal fasal naga sarreeyey oo intaan galab imtixaanka ku soo akhrinay Masjid Jaamaca Hargeysa ka dibna goob maqayad ah oo Tiyaatarka Hargeysa ku dhaw intaan shaah u soo doonanay ka dib saacado badan oo aan wax akhriyeynay ayaannu heestan moobil yar oo aan haysanay ka dhagaysanay dhawr mar, ka dibna ilaa fiidkii iyada ayaan dhagaysaynay. Waan Salaamayaa Abdiraxmaan iyo Abdikadir meel ay dunida ka joogaanba
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 7 ай бұрын
Dadku garasho weeyee Jacaylkii igalay beri Mar hadii uu gaagaxay Geedi waxaan ku ahayoo Ay gogoshu ii taal Gurya same garoowe ❤❤❤ 2023 bishii ugu dambaysay ilahay cumarow ku naxariisay anagana ha nooga ka daba naxariisto
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 ай бұрын
Guryo samo waa xafada ku taala hargaysa oo heeso badan laga tiriyay sida ubaro
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 7 ай бұрын
DaganaanshaHa kabanka io Luuqda Mcn ee Omar Dhuulle Baaba jawi abuurayaH Allah Yaa RaxmaH❤
@iqraahmed555
@iqraahmed555 8 ай бұрын
axyaa ax 😢 usheeeg ineeey Gidarada dhaxanta iyo gawruhu darteed igu garaaan
@iqraahmed555
@iqraahmed555 8 ай бұрын
axyaa ax 😢 usheeeg ineeey Gidarada dhaxanta iyo gawruhu darteed igu garaaan