Cumar Dhuule - Gocasho

  Рет қаралды 462,344

jaamacada

jaamacada

Күн бұрын

Пікірлер: 139
@biixi65
@biixi65 13 жыл бұрын
Yartaan aawadeed u oomanaa axdi wada marnoo may oofinine....ilaahow kuu naxariiso Cumar Dhuule ala maxaa naag nin been usheegtey oo ay axdigii ugabaxdey....Dumarka waxa naarta kubadiyey waa axdiga aykabaxaayaan iyo beenta ay sheegaayaan camal. thank U whoever posted this song
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Indhahayga oyayo😭💔 Allow unaxariso cumar dhule🤲🤲
@taaraa7860
@taaraa7860 3 жыл бұрын
Wlhi 10 hesood o cumar dhule qaday ayan ku arkay comantiyadada taagero buuxa tahay sidayda😴😍😍😍😍😛
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
@@taaraa7860 HaaH wlhi Tagero number one Ilhy haunaxariste
@ahmedhasan2837
@ahmedhasan2837 6 жыл бұрын
wow waxasa kaa fanana cumar dhule iyo mahmed mooge labada fananban aad uu dhagaysta alaha haa uu naxaristo labadoodaba amiin
@malqabenka414
@malqabenka414 7 жыл бұрын
alle qabriga ha u waa siciyo cumar dhule ali fanaankii fananiinta
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 7 жыл бұрын
indhahayga ooyayoo nice song alle ha unaxariisto papa cumar
@khadriitamcdjamamahamed1514
@khadriitamcdjamamahamed1514 8 жыл бұрын
rabi hakuu naxariisto janadiisana hakugu sooro
@quennethhmigane1875
@quennethhmigane1875 7 жыл бұрын
Amiin
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 6 жыл бұрын
khadriita mc djama Mahamed
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
heestani waa heestay sameeyeen axmed muxumed good shimbir iyo xassan cabdillaahi caabi uu ku luuqeeyey shimbir markii dambana cumar loo dhiibey allow labadan marxuun u naxariiso aamiin.
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 7 жыл бұрын
Azl Mcl su aal maku weey di yaa walal heedta cumar dhule oo QadaY oo dhaheYsa Taanujiirkoaye KZbin makujirto miYa
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
beyga daalo Ool AbShin wey ku jirta asalkeedana cidi ma leh aan ka aheyn bilowgii dareewaladii hore ee soomaalida waqtiyo ku beegan qarnigii labaatanaad bilow-badhtamihiisi ayaa markey darawaladu dhul dheer isaga gooshayaan ayaa midba wax ku tuuran jirey kolkaa midho la qaaday noqotey waxaad ku qorta "cumar dhuule ceelasha" ama "cumar dhuule buurdhaab" ama "cumar dhuule jawharyo luula"
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 7 жыл бұрын
Azl Mcl heestaas fanaan caan ku ah majiraa oo leh oo sameestaY oo lihi uleh bro yaa sameeyay hadii kale ishek bal ilmo batan baa qaday oo si qaldan u aqadeen
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
beyga daalo Ool AbShin runtii cumar dhuule baa qaada balse cid si gaar ah u leh ma aqaan runtii haddaan kugu dhaamana waan kuu sheegi lahaa.
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 7 жыл бұрын
Azl Mcl txz full respect walal intanba man okeen 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@axmednuur4228
@axmednuur4228 8 жыл бұрын
asc wan idin salamay melkastawa aad caalamka aad kajogtaan waxan idin leyahay somaliya anolato
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 6 жыл бұрын
axmed Nuur
@saleebanaxmed7587
@saleebanaxmed7587 5 жыл бұрын
2019.10.30 yaa ila dhagaysanaya fadlan like ii saara waa hees jeceyl ah hadaa jeceyl wax ka taqanaa
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 3 жыл бұрын
Yaa rabbi naftyda kalsoonida usoo celi ilaa iminka Waxa qalbigayga kujira allaah iyo aniga un baa og Waxana alle ka rajeynaya cabsida igashey Ee inan qof aan aamini waayo ay iga baxdo
@ahmeda.c.m8940
@ahmeda.c.m8940 2 жыл бұрын
Pro saacaan indhaheyga ilin baa kasocto😭😭😭😭😭😭
@werdiking
@werdiking 14 жыл бұрын
allaa yarxama fanaan aan marnaba meshuu kabaxay cidkale buuxineyn... illahow u naxariiso
@MubYus
@MubYus 5 жыл бұрын
Cumar dhuule cali... alah raxma , heesaa abwaan qof soomali ah qiimo leh
@jaamacada
@jaamacada 12 жыл бұрын
aamin alaaya raxma intii dhimatay ee muslim ah dhamaan
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
17,april 2020 ayan jacey dartiis usoo raadinayey fananka allha u,raxmado aameen
@Bare912
@Bare912 8 жыл бұрын
waaw wa barnaamij pashaal ah oo aan Inaba caadi aheen waana la dhacay run ahaantii waad ku mahadsantahay daadiyaha barnaamijka cabdirisaaq aadan noor saxiib
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 7 жыл бұрын
allaha haunaxariisto wlhj fanantii horee mshlllaah
@hussainabdullah8811
@hussainabdullah8811 8 жыл бұрын
Allah u naxariisto cumar dhuule cali
@quennethhmigane1875
@quennethhmigane1875 7 жыл бұрын
Amiin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒:. 𝐘𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚𝐧 Aawadeed U Oomanaa Axdaan wada maroo May Oofinine Nabsi Ooda baan Ku Albaabayaa Ayaa arkoon aaminaa Indhahaygaa Ooyayoo Indhahaygaa Ooyayoo ************* Yartii Aynigeed U iLwaad samayd Erayada Kalgacal Tii Odhan Jirtee Ubaxii Janadeen Ifka Ugu Jeclaa Ayaa Arkoon aaminaa Indhahaygaa Ooyayoo Indhahaygaa kuu Ooyayoo ***************** Sida Ubad aan dhalay Yartaan Eegan Jiray Taan aawadeed Anfacada U nacay waxa La yidhi AwLiyo amankaagtayoo Anfariirtayoo Anbatoo Luntee Ayaa Arkoon aaminaa Indhaygaa Ooyayoo Indhahaygaa kuu Ooyayoo *************** Uurkayga way Ololayaa Afkayguna Ma Aamusoo Adiguun buu ku amaanayaa Ayaa Arkoon Aaminaa Indhahaygaa Ooyayoo Indhahaygaa kuu Ooyayoo ******************** Hees xus iyo xasuus mudan Mid ka mid ah xulka heesaha Hirgalay My Unique!. I Can't Stop!. ************************* Alle yarxama TheGreates Of all the time Abwaan,Fanaan,MuLaxan Cumar dhuule. ******************** ╔══╗....
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Xaaskayga ayan ku wada dhagaysan jirnay laberery ga jamacada Amoud Mantana isku class ayan nahy YALLE university Marykan Nin iyo Xaskina waan nahy 4tii bilod ee ugu danbaysay. Farintana waan soo WADA qornay.
@nomadic247
@nomadic247 12 жыл бұрын
i cannot get tired of the instrument
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 3 жыл бұрын
After 9 years ago 🙈
@Bashir126
@Bashir126 10 жыл бұрын
Xaaskeyga oo hadda i ag fadhida baan jacylkaan u qabay boqolkiiba boqol, siiba laba jibbarmay.
@aanaan6027
@aanaan6027 10 жыл бұрын
Allaha ku xafiido xaskadaa aad ad u jesceshay miid nimo idiin rajeynaa
@hikmatmahamed8303
@hikmatmahamed8303 7 жыл бұрын
Bashir Moali
@abdullahi1988
@abdullahi1988 14 жыл бұрын
yaasalaam what a great song alaha u naxariisto thnks who ever posted this great song
@adamsshebanio8953
@adamsshebanio8953 8 жыл бұрын
I love the Kaban and instruments used to make the beats. Sida ubax daldalay Yartan egan jiray tii Owged anfacada dhan unacay.... Allah ya raxma Legend Omar Dule Ali.
@karthikeyanm9577
@karthikeyanm9577 7 жыл бұрын
abdullahi1988 ax ax jcylkii ayey igu kaakicisay
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 3 жыл бұрын
After 11years ago🙈🤔
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
sawtul raxma cumar dhuule allow kuu naxariiso
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 жыл бұрын
waa fnan jira
@shuebmohamed8541
@shuebmohamed8541 5 жыл бұрын
Naxariistii Ilaahay ha waayin cumar mahdiyoow.
@warsamesulub1376
@warsamesulub1376 8 жыл бұрын
waah waah boqorki codka cumar dhule alle ha u raxmado..
@mohamedabdirashid1723
@mohamedabdirashid1723 7 жыл бұрын
cumar dhuule aabaha codka runtii ilaa iyo hada heesihisa baa logo jecel yahay alla ha unaxaristee
@axmednuur4228
@axmednuur4228 8 жыл бұрын
anigoo axmad nuur xasan waxan idin leyahay anoolato qurba joogta somaliyed melkasto ey jogaan
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 жыл бұрын
zxp nice touch
@xamsexusen6248
@xamsexusen6248 5 жыл бұрын
Tahrii bayasha soonaliyeed dhahoo
@mrpirate3020
@mrpirate3020 4 жыл бұрын
Qaraan jogta kaga Haboon Salanta iyo in Hanoladaan koor logu dhawaqo balse Wanka gudomeY Ano Qurboo Nacas joga!!
@amrandhagatreey9924
@amrandhagatreey9924 8 жыл бұрын
allaah ha unaxariisto cumar dhuule
@dalmarcade3700
@dalmarcade3700 5 жыл бұрын
Wan jeclahay heestaaan 👍👍👍😭
@cabdiraxmaanxuseenserpia3275
@cabdiraxmaanxuseenserpia3275 8 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto cumar dhuule
@fatxiyashareef1369
@fatxiyashareef1369 11 жыл бұрын
Waa iska xaal aduun waxa la jecel yahay lama helo
@hoodoxasan3277
@hoodoxasan3277 Жыл бұрын
Sida ubad an dhalay yartaan eegan jirey😭😭😭😭😭 ex keyga heesta ku so xasuustey siduu i ixtraami jirey igu dulqaadan jirey ii cafin jirey 😭😭😭😭 ana ku kibrey wanagiisa garan waayey
@FaYzaLEto
@FaYzaLEto Жыл бұрын
Wanag Ayan Urajeynaya Inanka 😢
@abshirmohamed405
@abshirmohamed405 7 жыл бұрын
Allah yarxamu
@naimamohamed1015
@naimamohamed1015 7 жыл бұрын
Ax jecaliyaa ninkan heesihiisa alle hawa naxariisto
@maxamedcumarmaxamed3554
@maxamedcumarmaxamed3554 6 жыл бұрын
Masha allah alle kuu naxriisto aabahii calalcaka
@sofiashariif8810
@sofiashariif8810 Жыл бұрын
Wiil aan jecladay pilihii u dampeye 2023 / Kismyo aan ku jeclday wiyihii kow qadar iyo wanag iyo xishmad goniya pu i siin jiray Markiii dampe qimahyga la garan waa iyo waxn pa xagisa ka yahy Anna nolle an ka jeclahy ma alahn lakin Go,an pan leyahay ano jacel pan ka fogaday
@dheemanjag2021
@dheemanjag2021 5 жыл бұрын
Yarki axdi wada galney mu oo fine indhahahey ooyayoo 2019/10/7
@Simayare
@Simayare 12 жыл бұрын
woooow caadimaha barigaan yaraa yaaan maqlijiraya
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
اللهم إرحمه واغفر له الفنان الراحل عمر طولي علي
@abdigulled769
@abdigulled769 7 жыл бұрын
Mansha Allah Alle haunaxaristo
@najmamohamed3313
@najmamohamed3313 6 жыл бұрын
allahaku naxariisto cumar dhule
@maxamedxasanmiremirre
@maxamedxasanmiremirre 6 жыл бұрын
.
@xusniyare5547
@xusniyare5547 8 жыл бұрын
Allaah haku naxaristo
@alinuur4441
@alinuur4441 8 жыл бұрын
ilahay ha ku naxariisto
@fishyfish2008
@fishyfish2008 11 жыл бұрын
the best song ever
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 3 жыл бұрын
After 8 years ago hope u r fine 🤔
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
Ambatoo luntee, ilaahay ha kuu naxariisto
@Shahad-hp5sj
@Shahad-hp5sj 5 жыл бұрын
Allah yarxamu xasuus waayo waayo ❤😍
@jaamacada
@jaamacada 12 жыл бұрын
3:21 waxa lay yidhi arliyo amakaaktayoo, anfariirtayoo, ambatooo luntee ayaa arkoo aamina kelmadahaa yaa ii macnayn kara!
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 жыл бұрын
Maxaa lamacneyaa waa somali aanturjumid ubaahneyne
@abwaanmaxamedmisi412
@abwaanmaxamedmisi412 6 жыл бұрын
Amakaaktay =yaabtay ama fajacday Anfariirtay =naxday AMA qof wax ku naxa sida wax aanu ogyn loo sheegay Ambatay = waa halowday AMA luntay ama la waa waa kaaa sxp
@abdidiriye5454
@abdidiriye5454 4 жыл бұрын
Saan Maa Jaamacad ku Sheegataa?
@MubYus
@MubYus 5 жыл бұрын
Cumar dhuule... macalim.. alah raxma
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
yahudhaa mahesbaa waxass
@ikrankayse9330
@ikrankayse9330 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 жыл бұрын
Caawa ayaa ila dhagaysanaya heestan waliba iyadoo itaabanaysaa ' ayaa arkoo aamina indha haygaa ooyaye'
@Bare912
@Bare912 8 жыл бұрын
waaaw cumar dhule allah yaraxma good song
@somalisoccer6397
@somalisoccer6397 6 жыл бұрын
Dhule dhule axyaa fanaan
@إيمان-ع7خ6ل
@إيمان-ع7خ6ل 5 жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo
@ahmedmohamed-jv1oh
@ahmedmohamed-jv1oh 8 жыл бұрын
Allah yarham marhumka
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 7 жыл бұрын
Can't stop my ones its so emotional song😢😢😢
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 5 жыл бұрын
waa malin Saturday 09/03/2019 xasuus com1👌
@umishcadeycadey3784
@umishcadeycadey3784 6 жыл бұрын
Best song fever💞💞💞💞👌
@mssmarieme5056
@mssmarieme5056 4 жыл бұрын
Ya dawanaya may 10 2020 emotional song😥
@ahmadmuhumed3218
@ahmadmuhumed3218 9 ай бұрын
Hesihiisa 1 Harag shabeel
@gsvgbwyshsh6598
@gsvgbwyshsh6598 8 жыл бұрын
Kaaan wali waxbax jeclaan kwrn ma sxpayaal
@wiilkaahmed9912
@wiilkaahmed9912 7 жыл бұрын
alle ha unariisto
@quennethhmigane1875
@quennethhmigane1875 7 жыл бұрын
Amiin
@nasiibabdi2468
@nasiibabdi2468 7 жыл бұрын
mohamed ahmed aamin szb
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Faqashtu garan maysid erayada heestan ku jira waayo waa afka burco lagaga hadlo fuck faqash
@xusniyare5547
@xusniyare5547 8 жыл бұрын
Mash allaah
@Bare912
@Bare912 8 жыл бұрын
Mashallh
@abdiwaxidshekhcumar9763
@abdiwaxidshekhcumar9763 5 жыл бұрын
Mash allah
@umishcadeycadey3784
@umishcadeycadey3784 6 жыл бұрын
May 2018 enjoying
@dadaal11
@dadaal11 12 жыл бұрын
indhahayga ooyaye
@farxiyoahmed3372
@farxiyoahmed3372 8 жыл бұрын
ilahow unaxariso
@axmednuur4228
@axmednuur4228 8 жыл бұрын
waa sax
@ordiparationdurantii5307
@ordiparationdurantii5307 6 жыл бұрын
axmed Nuur X,
@axmedkirix3113
@axmedkirix3113 7 жыл бұрын
ALAA HOW NAXARIISTO ABIHIII FANKA CUMAR DHUULE ALA YARXAMAK
@wacayskaahin2344
@wacayskaahin2344 8 жыл бұрын
amin
@adendaher424
@adendaher424 4 жыл бұрын
Good one
@lcarraale
@lcarraale 11 жыл бұрын
muna said you r testles if you dont enjoy this
@abbejusuf1610
@abbejusuf1610 7 жыл бұрын
woow woow
@abdilahiahmedelmi4653
@abdilahiahmedelmi4653 6 жыл бұрын
waxd jeceshahay
@axmadclahi8009
@axmadclahi8009 5 жыл бұрын
cumar
@sayid6649
@sayid6649 5 жыл бұрын
Cumar dhuulle...somalidu caddaalad manay samayn markay baal marisay boqorka codka
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 5 жыл бұрын
Tue, 19 February
@zakariaahmed8197
@zakariaahmed8197 8 жыл бұрын
wwww super
@yassinxasan7136
@yassinxasan7136 7 жыл бұрын
zakaria ahmed c
@muniirgas2922
@muniirgas2922 9 жыл бұрын
nice song
@Savage390
@Savage390 12 жыл бұрын
great songs
@habibahassan9289
@habibahassan9289 6 жыл бұрын
Illahey hau naxariisto
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 5 жыл бұрын
Waaaaaaaw
@abdisomane9490
@abdisomane9490 9 жыл бұрын
Nice
@jaamacada
@jaamacada 13 жыл бұрын
@werdiking ammiin
@neimabashir7682
@neimabashir7682 8 жыл бұрын
allow u naxariso hestan markaan dhageyso jaceel ayaan daremaaa
@Khalid_913
@Khalid_913 8 жыл бұрын
wow
@iloveumaamoqaali3107
@iloveumaamoqaali3107 8 жыл бұрын
Hi
@gsvgbwyshsh6598
@gsvgbwyshsh6598 8 жыл бұрын
age 22
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2,1 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 510 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
maxamad xasan lafoole (hiloow)
6:43
samakaab2004
Рет қаралды 159 М.
Sow dumarba foodiyo far ma dheeraha naagaha
9:23
Muhanad Jama
Рет қаралды 16 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,3 МЛН
Fuaad Cumar- Heshiis Guur
6:36
Naji Show
Рет қаралды 193 М.
HEES CUMAR DHUULE  -DAALO-.wmv
7:59
gorgornews
Рет қаралды 261 М.
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 687 М.
LA CAWEE BY JARMAL
6:30
JEEKEEY STUDIO
Рет қаралды 6 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.