007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!

  Рет қаралды 42,656

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Жыл бұрын

Xalqadda koowaad ee sharraxa buugga Ismalure.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZbin-ka Sahanka Xogaha:
kzbin.info/door/MAk...
KZbin-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 57
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 11 ай бұрын
Taxanahan In Badan Baan Islaha Bilow Lkn Saaka Ayaa Ilaahay Wadaray, Waan Dhamaysanaya Insha Allah.
@cabdirixmaan123
@cabdirixmaan123 7 ай бұрын
فنّ اللامبالاة =isma lure
@AbdifitahTahad
@AbdifitahTahad 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad aadan
@abdullahiabdi7284
@abdullahiabdi7284 7 ай бұрын
aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sxb sida wanaagsan ee aad u sharaxday maashaa allaah horey usoco sxb
@abdalecozy7074
@abdalecozy7074 Жыл бұрын
Hore u soco shp Adan
@bile-25
@bile-25 4 ай бұрын
50 daqiiqo oo Noloshayda samayn kuleh Mahadsnid Aadan
@celmiaccedemy1766
@celmiaccedemy1766 8 ай бұрын
Masha allah ustad
@abdikarinmohamed2777
@abdikarinmohamed2777 7 ай бұрын
M.A aada umahdsantahay ustaadii thnk you boqol mar
@user-xy3vv4ff2d
@user-xy3vv4ff2d 4 ай бұрын
Maasha allaah alle haku barakeeyo
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Ай бұрын
Alle mahadii ma fahmiwaayo buugaagta ama ha iska hor iyo daba yimaado ama ha toosnaadee ama dhanka luuqadaba
@FatimahassanMohamed-nd9ui
@FatimahassanMohamed-nd9ui Жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@ixsaanmustafe3923
@ixsaanmustafe3923 Жыл бұрын
Hh wlhi aadan sahnow alle khayr haku siiyo waan arkay in ay wx jiro ahyn marka ladha hayo qofka la jecelyay noqo oo aan waliged na laga gun gaadhen kkk ee laysku daalayo uun
@bashirhussein159
@bashirhussein159 11 ай бұрын
Mahadsanid Next facakoraya
@Maryama_22
@Maryama_22 10 ай бұрын
Maasha Allah Waa mahadsan tahay walaal.
@SahalIsmacil-nl8rk
@SahalIsmacil-nl8rk 7 ай бұрын
Mashaa Allah aadan sahan bugan xagee laga helaya
@SaraOmrein
@SaraOmrein 6 ай бұрын
Walal mahadsanid wax badan ayaan ka faaiday
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 9 ай бұрын
mahad sanid ustaad HaL ayan ka Codsanayaa taas o ah inaad no soo badizo Duruusta jaadkan Ah❤
@xaajigubadlexkhaliif5014
@xaajigubadlexkhaliif5014 7 ай бұрын
Mahadsanid😊
@abdifitahabdullaahi1999
@abdifitahabdullaahi1999 6 ай бұрын
Mahadsanid
@user-jc6fd1hd7u
@user-jc6fd1hd7u 5 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@cabdiqani78
@cabdiqani78 8 ай бұрын
Mashaalah
@maxmed9634rermagal
@maxmed9634rermagal 9 ай бұрын
JazakallaH❤
@Qarni264
@Qarni264 Жыл бұрын
Wll aadanow waa mRkii labaad en kuceshado e masidaas ayuu kudhamaaday
@faaisaapshir8595
@faaisaapshir8595 7 ай бұрын
Muqaal wnagsan iyo buug wnagsan❤❤
@mohamedgaashaan7750
@mohamedgaashaan7750 6 ай бұрын
Aad baad umahd San taahy wllo❤❤
@ismaciilismacade275
@ismaciilismacade275 4 ай бұрын
Waad kumahadsan tahhay wllkeey aadan
@Bullale6
@Bullale6 4 ай бұрын
Waxyaabaha aan wakhtigeyga u huro waxa ka mid ah in aan podcast-yada aad u dhageyso, aalaaba waxa la sheega in ay ka muhiimsan yihiin buugta la akhriyo. mahadsabid Aqoon yahay Aadan Khadar Cali [Aadan Sahan]
@XamseShFaarax
@XamseShFaarax 3 ай бұрын
Alle Haku sharfo wll shan'sano. Waxan ka mid ahay Xertaada.waxaan kaa faa,iiday qiyaas male Alle ha kaa abaalmariyo.
@sakisom1
@sakisom1 7 ай бұрын
Nio mahadsanid
@dr_sakir_nike4118
@dr_sakir_nike4118 7 ай бұрын
Asc waad mhdsantahay
@user-on7pv5sz2w
@user-on7pv5sz2w 10 ай бұрын
Mnshallh
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar Ай бұрын
Wlhi ani lee iskomada qofkan
@user-abdishakor
@user-abdishakor 11 ай бұрын
Xagee laga helaa
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
M.A❣️❣️❣️
@Wartaxogaha
@Wartaxogaha 11 ай бұрын
Masha Allah bro 🎉
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 11 ай бұрын
Mnsha allllah bro !! aadan sahan 😊😊
@abdihakimereg
@abdihakimereg 6 ай бұрын
Buuga muqdisho ma laga helayaa
@SabrinliibanSabrinliiban
@SabrinliibanSabrinliiban 8 ай бұрын
M.a
@naztehazurian7972
@naztehazurian7972 7 ай бұрын
Mashallh wllo
@ibrahimjelle1031
@ibrahimjelle1031 3 ай бұрын
Ustaad buugan PDF intee ka helaa
@madaaleninwayn285
@madaaleninwayn285 5 ай бұрын
Xagee ka helaa book ga sxb
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar Ай бұрын
😭😭
@CagMagaalo
@CagMagaalo 5 ай бұрын
The subtle art of not giving f*ck
@user-wo9xx9mi6e
@user-wo9xx9mi6e 8 ай бұрын
Waar aadanow naloshayda buugani wax badan ayuu ka badalay anigo la moodo inuu buugani iga hadlayo maadaama aan ku soo koray boodhin maskaxda dadka boodhinku dhigta boodhinku wuu ku ciyaaraa noloshooda alle wax ku dhiba kuma tuso
@miskimire8415
@miskimire8415 11 ай бұрын
Waligee buug cod ma dhagaysan maanta igu horeyso waxaane igu kasbay waan waaye bugaan pdfkiisa dhowr meelna asoo iib ah waan ka waaye.
@Anshax_Music
@Anshax_Music 7 ай бұрын
Anaa kuuhaya buuga
@user-jd7kz1ee4e
@user-jd7kz1ee4e Ай бұрын
​@@Anshax_Musicwall hada heeso ado mahadsan maka heli karaa 🙏
@ibrahimjelle1031
@ibrahimjelle1031 3 ай бұрын
Ustaad I phone 14 ayaan waataa wlh wax aanku qabto malahn faaido aanka hele ma jirto oo aanka ehen in nafteyda ayku qanac san tahay inaa wato I phone 14 pro max 😂😂
@sadiaardofe8588
@sadiaardofe8588 Жыл бұрын
Channel kan maxa ku dhacaye horaan u dhageysan jiray buugan malmo ka horna inaan dib u dhageysan maagay baan waayay hdana waan helay ayadoo eey ku qoranthy iney 8 malin ku jiran youtubeka Ana bilo ka horan dawaday Maxa qaldan marka
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 11 ай бұрын
Mnsha allllah Aadan Sahan 😊😊😊
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 9 ай бұрын
​@@ahmednadiif473hlke ku noshhy zxp
@kinsijama1115
@kinsijama1115 6 ай бұрын
Hada boog miyad sharax mise waa fakerkag aniga wali man fahamin huuno
@shumacboy
@shumacboy 5 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@ahmedmahamed1767
@ahmedmahamed1767 5 ай бұрын
VvbvbvvvvvvbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbɓĥyyhhhĵjjķkkkjjjjjkkmMMMM
@ahmedmahamed1767
@ahmedmahamed1767 5 ай бұрын
31:25 mmmmmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkjjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjkllkkmķkkƙnķkkkkkķķkkkkkk
@ahmedmahamed1767
@ahmedmahamed1767 5 ай бұрын
Kķkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ahmedmahamed1767
@ahmedmahamed1767 5 ай бұрын
😊kkkkknnnb 😊
008 | Ismalure 2 | Dooro wixii aad dartii u halgami lahayd!
1:01:59
Sahan Podcast
Рет қаралды 23 М.
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 74 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 7 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 27 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 196 М.
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 96 М.
089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!
18:43
Sahan Podcast
Рет қаралды 17 М.
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
Khadir | fandhaal Podcast | Qiso Micno Weyn Xambaarsan .
29:51
Omar Inshar
Рет қаралды 120 М.
020 | Dhaqanka Soomaaliga | Dulmi mise Muqaddas?!
1:09:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 22 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 73 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 7 МЛН