067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!

  Рет қаралды 57,297

Sahan Podcast

Sahan Podcast

3 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 280
@nasteexoqalanjo4891
@nasteexoqalanjo4891 3 ай бұрын
Badiyaa Videowadaada Waxaan Ka Dhigtaa Offline, Markaad sidaa Usoo Galisoba Ana 1 ilbidhiqsi Gudaheed Baan Kusoo Dajistaa, Shaqadaydoo Badan Aawadeedna Badiyaa Like Kuuma Saaro si Saxana Uma Daawado Ilaa Aan Ka Ahayn Inaan Offline ka Dhigo Maahee Igana Raali Ahow wll, Wllhi Aqoontaan Kaa Faa'iidayna Kamaan Faa'iidin Schoolka 12 sanoon Dhamaystay Shukran Akhii❤
@Salaxudin.ilkacade
@Salaxudin.ilkacade 3 ай бұрын
😊 tagaradeda inta le eg waxadba uqalan taa inan kugu darsano Ustad kayaga wahadad Naga aqbalay so e
@abdulahiyosufhusein8599
@abdulahiyosufhusein8599 2 ай бұрын
wixiba shkdi awqga iyo adrka bad ku dhmysy podcast ga la shga ma ncncdn ba
@nasteexoqalanjo4891
@nasteexoqalanjo4891 3 ай бұрын
" Reerkii Kaa Dul Guuriyo Dariskii Wax Kugu Tara Markay Dani Ku haysaad Dalka Kala Ogaataa " ❤
@hassanfarhanmohamoud
@hassanfarhanmohamoud 3 ай бұрын
Dadka
@amishaqarandoon2247
@amishaqarandoon2247 3 ай бұрын
Waxaan ku saama laylaa qorista sheekadayda waxaan rajaynayaa in maalin uun aad akhriyi doontaan insha allah
@caankaceelbuur7812
@caankaceelbuur7812 3 ай бұрын
Mhdsnd wallalkey Dadaalkaaga waan kaaga mahad celinayaa aniga iyo inta igu fikirka ah
@user-xs5ul8gz3b
@user-xs5ul8gz3b 27 күн бұрын
Manshalah ❤
@CabdallaCali-re1uc
@CabdallaCali-re1uc 3 ай бұрын
MAAN moodeyn inuu video 1 saac yahay, MCal mar kamaan jeedsan xiisaha uu leeyahay videoga ni,iyo buugani weliba, Jasaakalllah u kheer , ustaad
@Gacayte_
@Gacayte_ 3 ай бұрын
walhi waxan soo xasuustay awoowahay waxa uu igu dhihi jiray daaq adiga soo koraya iyo markaan waysada ushubo buu waxa uu igu dhihi jiray kor oo waynow ilaahow cimriga kuu barakeey
@GeediRoble-nk8ey
@GeediRoble-nk8ey 3 ай бұрын
Ustaad buugagta badan ee waayadan danbe soo baxaysa in la falanqeeyo ama la gorfeeyo aad baynu uga baahnayn,mahadsanid.
@ina.rag.252
@ina.rag.252 3 ай бұрын
wuxuu ku qoran Yahay buuga waan ku salaamay saaxiib sheekadaasi
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
War anigu naag reer baadiyaa oo 12 sanoo baadiyaa soo laacdaybaan ahay xilligana saan ujeclahay waad yaaapi😂❤
@abdihashi6225
@abdihashi6225 3 ай бұрын
Isku mid baan nahay xattaa Same years 12.
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 3 ай бұрын
Naag nool baa thy wle miyi iyo magaalo isku soo arkey
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
@@abdihashi6225 ku darsoo weliba 9 jirkaygii ilaa 12 jirkaygii geel baan raaci jiray why walaalkaygii waynaa wuxuu aaday magaalada si uu u xamaasho lkn alxamdulilaah baadiyaha ayaa quraanka ku dhammeeyay hadeerna naag waynoo 22 sano jirtaan ahayoo jaamacad dhigata lkn qurbaba iyo baadiyahaba jecel laascaanood mar uun ka tagasa i.n
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
@@SUHAYBJOKEF2021pk hhhh dee naag weynbaan ahay xilligan hadaan baadiyaha hooyaday aado hararkaan tolaa why naag reer baadiye ah baan ahay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Aqriska wanagsan waa u muhiim maanka iyo maskaxda ❤❤❤❤from ##MacalinEnglish
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Kkk aadan ilaahy waxaan kuu waydiinayaa in uu ku siiyo gabadh kuu qalanta Iyo caruur baariyiina
@jamaalmaxamed7771
@jamaalmaxamed7771 3 ай бұрын
Runtii book gan waxaan akhriyay 2022 waa cajiib taarikh gale bad galaysa wuxu ka hadalaya sadex nalolod mid mi-ah ,magalo ,& Qurbo ama carabta aad &aad bad umahadsantahy ustaad Runti waxyabo badan ka faa-iidnay Alle swt Haku barakeyo
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 3 ай бұрын
XAge ka gadaty bugaas
@Carbdi-mc5gq
@Carbdi-mc5gq 3 ай бұрын
Asagoo pdf ma helayaa talow
@safasalleban
@safasalleban 3 ай бұрын
Aada iyo AAD BAA UMAHADASANA TAHYE USATAAD
@umurayaan2774
@umurayaan2774 3 ай бұрын
Aadanoow hooyooyinkuna way ku daawadaan
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@jccmahdaristudio4797
@jccmahdaristudio4797 3 ай бұрын
Waligay Maan Akhrin Buug Igaga Saamayn Badan. Waxa Layaab Ugu Noqotay Sheekooyinka Ku Jira heer Inuu Seexdo Darbiyada Ku Yaala Magaala Burco Actually "Luga weyne"
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 2 ай бұрын
Buuga waxan akhriyay 1986. Walahi waa buug waayo aragnimo badan aad ka helayso
@nimcaanonkodkaofficial3617
@nimcaanonkodkaofficial3617 Ай бұрын
oo imika da ahaan imisaa jirta🤔
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Adan Sahan wax badan baan kaa faa'idey kamana caajiso muuqaladada.
@Walaalka-nz2py
@Walaalka-nz2py 3 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d 3 ай бұрын
اللهم صل على محمد وال محمد كما صليت على ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@MouktarOmar-ds9en
@MouktarOmar-ds9en 3 ай бұрын
Nio adan horta from jabuuti lkn inta bugg e shegtaba man arki e xagen u donta sxb ❤❤❤❤ wan ku sugaya aqoonyahn❤❤
@NewsFusion24
@NewsFusion24 3 ай бұрын
Maktabadaha ayay yaallaan haddii aad dalkii joogto
@xayaatqurux472
@xayaatqurux472 3 ай бұрын
جزاك الله خير wll aad baad u mahadsantahy cilmigaaga iyo caqligaaga allaha ku barakeyo ❤❤
@GuinnessworldIQ99
@GuinnessworldIQ99 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Naciimo433
@Naciimo433 3 ай бұрын
Cun ada soo koraaye wlhi hooyadayba igu odhan jirty alle khayr ha isiiye
@Ustaadyare
@Ustaadyare 3 ай бұрын
Adanow, sometimes you are funny. Intan ku dhegaysansyo no caajis.😂m.a
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 3 ай бұрын
Mahadsanid Aadanow
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll adan
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
Legend wllky aadan khadar cali sharaf iyo karaamo allaha kaa abaal mariyo sida aad dadka soomaaliyed ugu faaideyneyso😊🎉
@Maz.-k.
@Maz.-k. 3 ай бұрын
Waaku Salaamay aadan sahan.
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 3 ай бұрын
Masha allh
@user-it3xg6gd9e
@user-it3xg6gd9e 3 ай бұрын
Masha alh ❤❤❤🎉
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 3 ай бұрын
Thanks ustaad
@hindiyocali6119
@hindiyocali6119 3 ай бұрын
Mahadsanid macalin aadan khadar ❤
@Motivational-Speech919
@Motivational-Speech919 3 ай бұрын
mahadsanid in badan❤
@sademohamedelmi7099
@sademohamedelmi7099 3 ай бұрын
Best the teacher
@abshirademali9375
@abshirademali9375 3 ай бұрын
M.a wll cimri dheer cafimd taama iyo camal salixa kuu rajyn❤
@AxmedYuusuf-xo2sc
@AxmedYuusuf-xo2sc 2 ай бұрын
Masha allah
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 3 ай бұрын
Aadanow muuqaaladan oo kale noo so badi shukran
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 2 ай бұрын
Waxaan akhriyay 1986. Maah buuga iminka soo baxay
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 3 ай бұрын
21:52 Taliye hilibka ood kac waaye
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 ай бұрын
Maaha wa mid qalalan oo sahayda loqaato
@miloThomaz
@miloThomaz 3 ай бұрын
Tankz teacher
@maslahmohammed2596
@maslahmohammed2596 3 ай бұрын
Masha Allah. Caadi ma aha!
@user-cr1mi8pm3x
@user-cr1mi8pm3x 3 ай бұрын
Mncha Allah ayeeydy awoowgeed SULAADAN DIRIYE CAYNAASHE allaw ku naxariiso😍😍😍😍😍😍
@user-pu9dm4zh9c
@user-pu9dm4zh9c 3 ай бұрын
Masha allah waa buug aan aad uga helay sida aad sharaxa uga bixisey
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Mansha allh waa buug akhin mudan tallow gaalkacyaa joogaaye halkee ka helayaa
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac 2 ай бұрын
Aadan khadar Rabbi caqliga iyo Cimrigaba hakuu siyaadiyo
@Randa17
@Randa17 3 ай бұрын
Wey Masha Allah muqaal 1sac soconayo❤❤❤
@user-rk4tl6no4o
@user-rk4tl6no4o 13 күн бұрын
Hilibka sidaa looqalajiyay solay baadhahnaa anaka barigaa qofkiiqaniyaa waxoow ahaa ninkii neef usolnaa
@hoodoyousuf5346
@hoodoyousuf5346 2 ай бұрын
Maalintii koowade een ku dhagesta walhi aaad ayn uga helay sidad shuruuctayda kolba u badashay😂😂😂
@Araweelo.599
@Araweelo.599 3 ай бұрын
aadan sahan aadban kaga mahdcinayaa sidaa waqtigaga noga faaideyso
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 3 ай бұрын
Runtii buugta ka sheekeeya nololsha miiyiga aad ban u jecelahay waayo waligay miiga 3 bilood ban joogay aan fasax anaa school wakhtii madaxweyne siilaanyo runtii aad bay nololshyda wax badan uga badashay dabcan waxan iska noqday qof nololsha miiga aad u jecel buuganina wan akhrin iguma cusba qisadiisuye.
@hafsaahmeth2939
@hafsaahmeth2939 3 ай бұрын
Muuqaalkan wakhtibadanbadawaday laa kii waxbadanbankaga qancay madsanid wll qali ❤❤❤❤
@jaawoAcademy
@jaawoAcademy 3 ай бұрын
alle hakaw naxaristee cabdilahi lugweyne
@SahalIsmacil-nl8rk
@SahalIsmacil-nl8rk 3 ай бұрын
Alle cilmiga lyo caafimadka haku barakeeyo
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 3 ай бұрын
Masha alaah❤❤❤khabiir aadan❤saxan❤❤❤alahaa kuu❤gargaaro
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 3 ай бұрын
10/10000000000❤. Mahadsanid 😊
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 3 ай бұрын
Maasha alaah❤❤❤khabiir
@khaalidindhacaad144
@khaalidindhacaad144 3 ай бұрын
ano dhafarsan oo hurdo ihayso ban dartay goor ay dhamatay wan garan wayay keep going brother❤
@AbshirMaclincali
@AbshirMaclincali 3 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay ustaadAadan 🎉
@user-hf6ii9ye9r
@user-hf6ii9ye9r 3 ай бұрын
Zxp arin baa kaa leyahy zxp mcn Ila soo xiriir pro😢
@Infooz2022
@Infooz2022 3 ай бұрын
Kala xirir Adigu instagram ka
@Infooz2022
@Infooz2022 3 ай бұрын
Kala xirir Adigu instagram ka
@billalupdyqadir
@billalupdyqadir 3 ай бұрын
walee Buugaan xiiso gaar ah buu leeyahy insha allh waan alhrin doonaa
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o 3 ай бұрын
Wallahi waa run 😂😂😂 wll naag oo mudayaro gaaban islawada shaqeynjirey mareykanad ah oo asal ahaan yuhuudiyad kasoojeedo sidey noo sheegtey Jewish baan ahay natiri naagtas waa 40 jir lkn muuqalkeda iyo jidkeeda gabadhnimo aad udhisna markey hadleysana tawaadac iyo anshax iyo naxariis muujisaneysey allaahu aclam inay kadhaqan tahay iyo inay film tahe lkn waxay lahayd shakhsiyad sida xartaa geedka ah ookale gunta ka burbursan. Waxyar oo basiida ayaa waayahega nololedba xumeyneyy hotelkey dagenenayen bey waxyaro mushkilada kala kulmi, hadal yar adag ilintu marwalba soft uun indhaha iskaga tirtiri jirtey hadii wxa ay la ooyeyso kuusheegto adna waabad ku qosli
@user-ls5md1ih5v
@user-ls5md1ih5v 3 ай бұрын
Mansha alaah ustaad waxaan codsanaya suuala inaankuweydiyo
@Kingston12370
@Kingston12370 3 ай бұрын
Waxa howl yar inaad suashaba soo qorto
@suleekhaahmedabdi7603
@suleekhaahmedabdi7603 14 күн бұрын
Qisada xabaluhu waxay ku qorantahay wan ku salamay saxiib
@AdaniHuseini
@AdaniHuseini 3 ай бұрын
Masha Allah wan akhriyay 2022
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
Waa buug Cajiib ah wax badaan baana ka faa'idey
@abdallehaji2286
@abdallehaji2286 3 ай бұрын
Adam khadar Ali hore u soco zxp
@asmaupdy
@asmaupdy 3 ай бұрын
Ustaadkeyga 50k 🎉i.a
@user-ez9tp3wp6p
@user-ez9tp3wp6p 3 ай бұрын
Aragtiyahaaga niyow waa la qaadan karaa alx ilaahey in cimri badan hakusiiyo si aan wax badan kaaga faa'idno
@alhuda5270
@alhuda5270 3 ай бұрын
ustaad sahanoz
@Zackirsaki
@Zackirsaki 3 ай бұрын
Adaan sahan isn't easy go ahead pro
@munamuuse8346
@munamuuse8346 3 ай бұрын
Waryahee wll sahanow maanta oodhan dhalinta magalada waxad ledahay somaliga sifiican umagaranayan lkn wllhi 90wan garanaya waxad ka hadlaysid ama somaligaga nuxurkisa aniga oo da,daddy thyna wllhi 17 sanadkana f4 ka baxaya lkn waxan odhani kara reerkaya aya mii ubadan oo awoowgay cabdi faarax alle haw naxariiste aya geel badan oo laha abtigayna waa reer mi in kastoo uu isagu reer guraa ahayn lkn anigu waxan usababayn ni kara reer abtigayna jooga oo xafada caruuri ma joogta marka markasta oo uu qofku dad da, ahaan ka waa wayn uu la koro maskaxdisa iyo wayo aragnimadisu way badanaysa inkasto oo anan odhanyn wax ban aqana😂 wll wanku salaamayana waxan thy qof aan waxbadan ka faiday alle haku daaye❤
@Ameinto
@Ameinto 3 ай бұрын
Buuga Wanku salamy xgeen Kahala aadan sahan
@Soyaal226
@Soyaal226 3 ай бұрын
Podcast kaliye anigoo xiiseenaya dhamaad anigoo miyiga wax badan ka aqoon Cilimi Iyo farxad
@mohamedmuadinka2405
@mohamedmuadinka2405 3 ай бұрын
Waxay ku qoran thy waan ku salaamay zhp waxan la odhan jiray jibri Wn buuga aan ugu jecelahay buugaagta
@user-yn7tn5yg4u
@user-yn7tn5yg4u 3 ай бұрын
Good boys keep going
@Suldaansaid
@Suldaansaid 3 ай бұрын
Ustaad❤
@cabdirazaqkhadar9956
@cabdirazaqkhadar9956 3 ай бұрын
Waxad noqotay mid uu wax utaray akhriska iyo muxaadiraadku Sida aad ufasirayo ereyada somaloga aniga geela waan soo jiray cilmina wax waan ka arkay waan ubogay qaabkan aad hada muqalada usamaynayso
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 3 ай бұрын
Waa nio buugi aad lahayd waan qorayaa ee jacaylka ku saabsanà ayaanu kaa sugaynaa taliye
@ahmedcade7782
@ahmedcade7782 3 ай бұрын
War aadanow aad baa ugu mahadsan tahay so jeedintaada
@user-ic7zt6qn7m
@user-ic7zt6qn7m 3 ай бұрын
Walaahi hooyaday waa reer mii caadiya m.a
@Czetttt
@Czetttt 3 ай бұрын
boodhkastigan waanba ku ciidayaa Saaka Sahanow😂😂
@Filsaniita
@Filsaniita 3 ай бұрын
Aadan khadar ali roobleh❤
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 ай бұрын
Asc Pro Aaden Sahan Alle Ha ku Xiftyo walal Qaaali Buugiii Isma Lure Qaybihiii Hadhanaa Nooo sooo Daaa Mudane Mahadsanid.
@40Wmedia
@40Wmedia 2 ай бұрын
Aadan sahan geeeesi
@user-zx4ls3mf9h
@user-zx4ls3mf9h 3 ай бұрын
Waa buug waayo aragnimo iyo in duruufuhu is rog rogaan laga Baran karo Markuu geela kaxaynayo ayaa ugu xiiso badan
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 3 ай бұрын
1:14:26 ereyadaa badankooda waan garanaya macnahooda😂😂 alxamdulilah intii miiga fasaxyada tagi jirtey baan ahey
@munamohamed470
@munamohamed470 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wllhi socodka soomaalidu way ku dhashay😂😂😂😂😂
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 3 ай бұрын
Aad buu u xiiso badan yahay buuggani
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 3 ай бұрын
Raamoole waan yaqaana 😂
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 3 ай бұрын
Alla shekadadu macanaa😂🥰
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
48:07 fire fly
@Raadchannel552
@Raadchannel552 3 ай бұрын
Gaaraa bildhaanku dukhsiga uu karoonyahay waa cayn dirxiga oo kale dabada ayuu ka iftiimaa nalyaroo cagaara ayuu bixiyaa 😅
@munamohamed470
@munamohamed470 3 ай бұрын
Waan soo dhigtey gabayga tixda gabay😮😮😅😅😅
@maslahmohamed1515
@maslahmohamed1515 3 ай бұрын
Adaanoow awaay Buugii jacaylka ahaa waan ragsaneee?
@user-ls5md1ih5v
@user-ls5md1ih5v 3 ай бұрын
Qori xar galay. Maadhahday anaga waxaan uyaqqnaa (ol oley) ayaan uaqaanaa 😮
@user-cm7tr8vf3p
@user-cm7tr8vf3p 20 күн бұрын
Mhdsanid ❤
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 3 ай бұрын
Alx aniga rerahayaga ama jifaduda wa wada rer miyi bilo ka hor ayan ka imid rerkaygana gel ayy leyhn io ari Tira badan
@AbdiwaaxidNur-yl3ri
@AbdiwaaxidNur-yl3ri Ай бұрын
Saxip aad baan kuutakyeraa sobadi nin waxbartey akhotu wey kaamuqata guuleyso
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
33:38
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 117 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 18 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 96 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 14 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Fandhaal Podcast | 36 | Karti .
25:13
Omar Inshar
Рет қаралды 58 М.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 73 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!
18:47
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Meehaal
Рет қаралды 16 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 18 МЛН