090 | Dhagartii Weyneyd | Caalamka Siyaasadda Dahsoon | Soomaaliya 1993.

  Рет қаралды 42,853

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 130
@AnasRaygal
@AnasRaygal 3 ай бұрын
Macalin waan ku salaamayaa hadalka in aan badiyo ma rabo kaliya wxa aan ku xasuusinayaa buugeeni 48 low of power halkuu ku dambeeyay amba waanu sugaynaa taxanaheenii Sidaad dhalinyarada ugu heegantahayna waan kaaga mahad naqaynaa
@Abdulaahijava10
@Abdulaahijava10 3 ай бұрын
Wan ku salamy wll aadan nio intee kala so xariiri karaa waxan rapa in aan arimo muhiim ah kala hadlo
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi 3 ай бұрын
الحرب بالوكال
@Mansuur123-yf3hl
@Mansuur123-yf3hl 3 ай бұрын
Ustaad aadan sahan asc😊😊😊❤ 😊
@Sir_mokhtar
@Sir_mokhtar 3 ай бұрын
Waad mahadsantahy Saaxib Sahanow.
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 3 ай бұрын
Salaam +shukran ustaadi
@MucaadDaahir-ru3dw
@MucaadDaahir-ru3dw 3 ай бұрын
Zxp waxan rabaa inan gaar kuula hadlo ee halkeen kaa helaa😢
@HamseAhmede48
@HamseAhmede48 3 ай бұрын
Adan sahanoow marka hore waad mahadsantahahy macluumaadka muhiimka ee aad nala wadaagtay laakin inadeer naga soo gar bax inta aad noo bilowday buugii 48 power low ayaan badhtan nagaga goysay oo muuqaaknasta waxaan i idhaa waa bugii laakiin waxba kaama hayno ustaad ee naga soo garbax inader
@abdirahmaanissehussein2032
@abdirahmaanissehussein2032 3 ай бұрын
Ustaad aad umhdsthy muqaal kooban wax badan laga fahmayo, buugana intee laga helaa
@Cabduqaadirshbashiirmaxamuud
@Cabduqaadirshbashiirmaxamuud 3 ай бұрын
Malahu waa danbi in qof muslima oodhintay wax tuhuna oo maskaxda laga suuraystay lagu tilmaamana waakhalad mana banaana. .يايها الذين ءامنو ان بعض الظن . اثم)) Mahadsanidiin wllyl.
@870mx
@870mx 3 ай бұрын
Aadan waxaan jeclaanlahaa inaad taxano nooga dhigto buuga halxidhaaladha barbaroosa
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 3 ай бұрын
Sxp bugaan podcast ka Soo samee sxp 🇸🇴💎🇵🇸✅
@NastehaAli-hz4xs
@NastehaAli-hz4xs 3 ай бұрын
Intee ka helaa buugagataada aadanoow
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
Maktabada iqro ee hargeysa wllo bad ka heli kartaa
@FaisalCiise
@FaisalCiise 3 ай бұрын
Mogdisho xaruun Kuma lahaa miyaa​@@salmanhassan1644
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 3 ай бұрын
Hargaysa ma joogee zxp jigjiga maktabadee ka heli karaa​@@salmanhassan1644
@BilanAbdulai
@BilanAbdulai 3 ай бұрын
Asc sahan inaficanthayba ku rajanayaa ee lkn plz sahanaq bookta noo jabiya wllo dhiskoon nosMeeya❤
@maax221
@maax221 2 ай бұрын
Walaal Aad Baan U Mahadsanatahy Boqor Baad atahay Walahi ❤
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 3 ай бұрын
Ustaad inta Laga iibsanayo Ma ahayn in aad podcast Ka samayso 😮
@AliiyaAhmed
@AliiyaAhmed 3 ай бұрын
Marku sharxo baba laaljeclana marksaa lagadanaya
@Inasuldaan2Ahmed
@Inasuldaan2Ahmed 3 ай бұрын
@@AliiyaAhmedbeenta maaha saxiib Wuxu ka hadalayo mrkaan si ogaado ayaanba xiseynayaa👍😊
@hawaaden4640
@hawaaden4640 3 ай бұрын
Alle khyr hakaa siiyo sida aad wxyaabo na anfaca marwalba nogu soo gudbisid
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 ай бұрын
Mahad sanid wll🥰🥰
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 3 ай бұрын
Mahadsanid in badan.
@housseinomar8687
@housseinomar8687 3 ай бұрын
Asc wll, xagee lagaa heelaya buugaan iyo kuwa kale ee aad so bandhigtay. Mahadsanid
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 3 ай бұрын
Thanks brother ❤
@harbihgulled4457
@harbihgulled4457 3 ай бұрын
Aqoonyahan Alle ha ku barakeeyo❤
@cabdikariin2617
@cabdikariin2617 3 ай бұрын
Sxb aadanow muqaaladaadu baryahan dambe codkoodu wu hooseyaa
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 3 ай бұрын
Legend
@inamouse
@inamouse 3 ай бұрын
💯
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
Waanu kaa Qaadnay Salaamta ina abtigayoow❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Dhagar Erey la micna ah soo qor?❤❤ hadda Somaliga ku fiicantahay!
@suldanaAlish
@suldanaAlish 3 ай бұрын
walal wlahi codkaga wan jecelahay❤
@SundusabdullahiMaxamed
@SundusabdullahiMaxamed 3 ай бұрын
Mashlh macalin
@MaxamedAdan-p1i
@MaxamedAdan-p1i 3 ай бұрын
Doctor mustafa maxamuud sheeq mustafa miya
@juweriyaabdihakim1287
@juweriyaabdihakim1287 3 ай бұрын
Maya
@Baqdaadimedia
@Baqdaadimedia 3 ай бұрын
Asc wllkay aadan sahanoow marka hore waan ku salaamayaa salaan ka bacdi maanta waxaan wataa hal su, aal calaamadan ku taala buuga aqoon ma u leedahay balse maxaad uga hadli wayday hadaad u leedahay
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 3 ай бұрын
Xusni Mubarak ayaa kow ka Ah basaasiinta islaamka soo maray
@Yooco_media
@Yooco_media 3 ай бұрын
EduCater AdaM SaHan 🎉
@JamaBashir-s8l
@JamaBashir-s8l Ай бұрын
Book Waa qatr wan aqriyay
@suleekhaahmedabdi7603
@suleekhaahmedabdi7603 3 ай бұрын
Ado mahadsan ustad no so dadajii xalqadaha kale
@DaauudShareera
@DaauudShareera 3 ай бұрын
Bro waxaa ilowday SMN inay ethiopia ka u adeegaysan waxaana sameeyey ethiopia ka 😂❤
@Abdinasir-n7w
@Abdinasir-n7w 3 ай бұрын
Zxp aadanow Chanelkaagan ban ka daawaday adigoo leh sadam xuseen wuxu Kuwait ugu duulay wuxu laha shidaalka ku dabasha dahab🤔
@sahanka97
@sahanka97 3 ай бұрын
Dee caalamka siyaasadda la isuma badheedho ee wax uun baa lagu marmarsoodaa wll
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 3 ай бұрын
Aadanaw ina aderaw waxan joga casimada somalia galbeed jigjiga maktabadee ka heli karaa oo aad isku xidhantihiin.
@Maanshiil1
@Maanshiil1 3 ай бұрын
Somalinimo darted iso booqo😢
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 ай бұрын
Dayib kuweenaan hada hadee lacala basaasiin yihiin xataa maxaa udiiday sidi Siyaad bare iyo Sadaam inee dalka noo dhisaan mase inee wax qabanin aa loo wakiishtay istagfullah see ku imaa leheedbo inee aakhiro samaanka kuwaan camal madaxa nooga istaagayaan horoo Nabiga SCW noogu sheegay
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 3 ай бұрын
Aadan khadar cali roble❤💯🥺
@wizzaxmed675
@wizzaxmed675 3 ай бұрын
Asc aadanow salaankadib waxaan kaa cudsaneynaa in aad noo soo Afsomaliyaso booga ladhaho Atomic habits❤❤
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/mJKQmmSFiZZ4Ztksi=7u4Sp4mJOBkmiSsZ
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 3 ай бұрын
Waa kan sxp
@MascuudYarre-l9u
@MascuudYarre-l9u 2 ай бұрын
Haye
@abdalemacalin
@abdalemacalin 3 ай бұрын
good
@MarcoFlatios
@MarcoFlatios 3 ай бұрын
48 xeer ee awooda sii wad sxb
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 3 ай бұрын
Laso dhakhso aadamow saaxib falanqaynta xigta ee muuqalkan .❤
@AliMohajim
@AliMohajim 3 ай бұрын
Wcs
@afraahmuusan
@afraahmuusan 3 ай бұрын
Aadan sahan ka Soo Soo hadal dilki madax weyni hore mareykanka dolein turma
@user-lj2zwMaame
@user-lj2zwMaame Ай бұрын
وقال بوش ، ولتكن حربا صليبية
@suleymanqarniofficial988
@suleymanqarniofficial988 3 ай бұрын
Inte ka heli karaa saxiib
@esa979
@esa979 2 ай бұрын
Ibrahim binu qaasimi afkaartiisi intaad soo dhagaysto uun dadka lasoo horfadhiisaysaa
@cilmi833
@cilmi833 3 ай бұрын
Aadanow dad loo xiiqo Meesha ku ma hayno.
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 3 ай бұрын
Dr Mustafa maxamuud waa qoraa caan ah oo filasof ladhihikaro
@Aragsannn
@Aragsannn 3 ай бұрын
Pdf ayaaa rabaaaa😢 from muqdish
@HassanBarake-l4m
@HassanBarake-l4m 3 ай бұрын
JAALE MOGADISHU SOO GARSI BUGAAGTAADA 3 BUUK
@SuseyAli
@SuseyAli 3 ай бұрын
Basaas ma hayne doqon buu ahaa aan waxba kala aqoon
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
Aadanoow cameradan inaga daa zxp😢
@RaxmaMowliid-x3r
@RaxmaMowliid-x3r 3 ай бұрын
Somalia 😭💔
@MustafeSaiid
@MustafeSaiid 3 ай бұрын
Sahanow waxad sifican ugahadasha ladagalanka nuurka
@salahnur6517
@salahnur6517 3 ай бұрын
Sadaaam ma ahayn basaaas nio
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 3 ай бұрын
SHEEQ MUSTAFE MAWAXA UU GACANTA KUHAYA FIKIRKA UMADA😊
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 3 ай бұрын
Conspiracy theory-gii uu 2018 aamminsanaa ayuu weli ku ibtilaysanyahay aadan. Lol
@kaltoumomar8024
@kaltoumomar8024 2 ай бұрын
#####. #Xageen ka helnaa ama ka gadanaa buugtan
@ShuquleShuqule
@ShuquleShuqule 2 ай бұрын
الحرب بالوكالة Waa dagaalka soomaaliya lagu maamulo ciidama shisheeye lagu soo daabulo sidaa walaalahen Amisom😂😂😂😂😅
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 3 ай бұрын
Alla maxaad wax baratay!😂
@sacdianasib411
@sacdianasib411 3 ай бұрын
Midkle se2 baan argaya sea1 meeh
@MaryamSulaiman-kn3nh
@MaryamSulaiman-kn3nh 3 ай бұрын
Buugan pdf kiisa xagee kahelaa wllayaal😢
@ليثاحمد-د3غ
@ليثاحمد-د3غ 3 ай бұрын
May may may anigu kumaraacsani aragtida ah in sadaam xuseen ahaaa basaas. Sadaam basaasmiyaa😂
@MaxamedAbdiqani-d3u
@MaxamedAbdiqani-d3u 3 ай бұрын
Waxan dhageystey xalqadan kadib marka hely buugtada adanow inther hhh
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 3 ай бұрын
Hargeisa ma laga heli karaa sxp
@MaxamedAbdiqani-d3u
@MaxamedAbdiqani-d3u 3 ай бұрын
@@Ahmedzayit29 haa ha iqra ka helli karta
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 3 ай бұрын
@@MaxamedAbdiqani-d3u qiimahana wa imisa sxp
@MaxamedAbdiqani-d3u
@MaxamedAbdiqani-d3u 3 ай бұрын
@@Ahmedzayit29 16$
@mubarikjama5880
@mubarikjama5880 3 ай бұрын
16$​@@Ahmedzayit29
@abdallawadani720
@abdallawadani720 3 ай бұрын
Meel aan ka heli karo ma jirta sweden dhexdeeda ama online order
@muniiradahiridle
@muniiradahiridle 2 ай бұрын
Maxey udilen basas koodi marka
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 3 ай бұрын
Iran iyo Iraq 1980 ilaa 1988 xuduudihii syey isku laayeen
@Abdikaniabdiabdilahi
@Abdikaniabdiabdilahi 3 ай бұрын
Asc niyow aadanow dadkiiba sirdoon iyo basaas aya ka dhigtee maxa dhacay Sadam xusen mursi siyad bare AUN Halyeeyo ayay ahayen tarikhda Aya la Raba in lagaa qaldo qaladaad waysameyen oo WA bini Adam lkn Indhaha ree galbeedka markaad u eegto waa argagixiso xitaa adigagan miskiinkaa Kolkaa niyow ragan SNM KA soo Hadal iyo wadankeena waxa ka tagan Zxp ta kle waxad Maqlayso iyo waxaad arkaysana ka taxadar bro Qofka maraykanka joogi Intel ayuu ka helayaa aan ahayn Amazon asalamucaykum bro
@Abdikaniabdiabdilahi
@Abdikaniabdiabdilahi 3 ай бұрын
Niyow ta kle anaa waraystay dad ciraq ka yimid midba waxbu ka aminsanyahay Sadam AUN Sida siyad bare aan u Kala qaadno camal weeyi Lkn ree galbeed oo dhan waxay u yaqanan mujrim wayn maadama uu Israel 🇮🇱 qiiq ka duuliyay inkastuu meelaha qaar go aano qaldan kaqatay Si Kuwait iyo Iran 🇮🇷 weerarkooda Lkn nin mawqifle ayuu ahaa
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 3 ай бұрын
Sadaam hussein wxu ahaaba waa nin ku dhinty asago shahadanaya sida taarikhdu warisay
@MuuseAdan-k3i
@MuuseAdan-k3i 3 ай бұрын
Sadaam inuu kuwayt weeraro maraykan baa kula taliyay markii hore
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 3 ай бұрын
Fiiri profile kayga
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 3 ай бұрын
Lagendku 😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Dalka Liibiyaba sarkaal Mossad ka tirsan baa lagu qabtay oo yuhuudi ah haddana muslim iska dhigaya masaajid na maamula koox maleeshiyo ahbuu samaystay
@aamsheikh
@aamsheikh 3 ай бұрын
Mustafa maxamoud kamil miya amise mid kale?
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 3 ай бұрын
SADAAM XUSEEN VS MAXAMED SIYAD BARRE WAA LAWA HALYEEYEE EE WAXAA DAWAQIID AH MUUSA BIXI XASAN MURTAD😮
@handhise5059
@handhise5059 3 ай бұрын
Legenka waan ka qaadanay lkn daqiiqadahan yaryar hanaga dhaafo . Bahashu waa podcast ee oogu yaraan halsaac ka dhig legenow😂
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 3 ай бұрын
Sxb meel qaldan baa ka eegtay Iran iyo Iraq. Dagaal masiiri bu ahaa. Kacdoonka khomeiyni inuu boqortooyada carabtana ridho ayuu doonayay. Waa sababta ay boqoradha khaliijka u taageern saddam, lkn mareykanka dankale ayuu ka lahaa. Ilaa maanta waa aragta shiicadha oo sucuudiga go’dhoomisay oo lala sugaayo maliinta ay reer galbeedku ka dhaqaaqidoonan
@abdallahsupersta
@abdallahsupersta 3 ай бұрын
6m mesha ma jogin ayaaba ladhaha Ibnu khaldun buugisa muqaddamah wuxuu leyahy tariikh yahanku waa u muhiim inuu xisabta yaqano
@maxmedmaxamuud4256
@maxmedmaxamuud4256 3 ай бұрын
Zxp hadalkaaga waxn u fahmay inay cuqdadii siyaasiyiinta waqooyiga oo kle ay adigana kugu jirto
@Naima-z3n
@Naima-z3n 3 ай бұрын
Cuqdad maxaya anagoo dhulbahante ah baa kuleh siyaadbasaasbuu ahaa
@Liverpooledit-e7y
@Liverpooledit-e7y 3 ай бұрын
Sxp sahan labadan qabad ee konfurta lagu xaliya ayan ku shega bal so ban dhig si dhalinta u arkan 1 wa Al shabab 2 wa qabiil Madama waqoyiga ictirafkeda ku xiranyahy dowlad awood leh o konfurta oo yelata oo go.aan gaari karta 1 qabiilka In bulshad somaliyed lagu wajibyela in ee ninka guurdonka ah uu guursan karo naag an ku qabiil aheen sida hawiya hadu yahay in gabar darood gurdada hadu yahay isaaqna uu guursada gabar darood Muda 20 sano xeerkas lagu ekeeye si magaloyinka somaliyed noqdan halka magalo e ugu yar isugu imadan inta qabil ee ka kobantahay somali markas la wayo qof aderkisa iyo abtigis xabad ku Rida e somalida noqota kuwa isku milma 2 Al shabab In magala walpo oo somalia ku taala laga dhex sameya dhalinyara garaya 400 dhalinyaro ka dib Hal mar dal oo dhan laga bilaba bananbax dowlada lagu dalbanaya in ee barlamanka iyo dastuurka ee wada la burburiya ka dibna lagu badala culamada somaliyeed oo la so aruuriyay kutabkana lo dhiiba la dhaha soo saara Shareeca dalka lagu xukuma oo Islamic eh ☪️ barlamankana halkas ku tuurno Al shabaabna qoryaha dhiga an dhahna dalka kitab aya lagu mamula sacan ka dib sidas konfurta nabad ku noqota dalkana shisheya an ka Sarno ka dib reer waqooyi miiska wada imana an kala baxno hadi an kala go.eyna iyo hadii kale ba si umada horu martay aan aga dawatagno idinkana hadii ad ku qanacsantahin goosad la idin fasaxa inta idin raacsan si anan idin hakanin anago idin xasdeyna bal kwrn masuul wa fakir iga dhax guuxaya so bandhig qoralkeyga hadad aqrisid pls si dhibka aaga. Baxno group badan ayan aas aasay dhalinyaro ayan aruuriya si an fakirkas u girgiliya dhalinta we ila fahmi la yahin ee konfurta joogta kuwa igu raaca waxe u badan yahinwaqoyi lkn konfurta we igu yaryihin dhalinta igu garab istagtay cajis dartis🙏
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 3 ай бұрын
Nin dhalinyaraa oo si qumman ufekerayaa tahay walaal,hal talaanse kusiinayaa intaadan dalka ka fekerin horta naftaada ka feker oo dhis. Waxbadan baadh,waxbadan akhri,waxbadan daawo. Ugu yaraan habqoraal fiican ayaad yeelanaysaa aragtidaaduna meeldheer way gaadhaysaa kolkaa. Mahadsanid
@Munasayare
@Munasayare 3 ай бұрын
Sadaam hussein 😂 waa beentaa sxp
@LuqmaanAlhakiim
@LuqmaanAlhakiim 3 ай бұрын
Kuma ilaawi doono madaxweyne saadaam xuseen
@salahnur6517
@salahnur6517 3 ай бұрын
Maaanta ma waxaad noola timid sadaam xuseen basaas buu ahaaa hhhh😅😅 aadanaw dib isugu laabo د عبد الله نفيسى oo aad uyaaqana siyaasada bariga dhexe oo dhawr iyo lixdan jir ah oo aqoonyhn ah oo aragti wax ku qiimeeya kuma sheegin basaas انت تروج يا اخي
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 3 ай бұрын
Kuwa jihaa daynaa leh hadana dadkoodii xasuuqaya ee qarxinaya diinta kabeen sheegaya miyaanay reer galbeedku iyo gaaladuba Kushaqay sanaynin???
@AyanSuleimanjama
@AyanSuleimanjama 3 ай бұрын
Aadanow garbo yaridaa😂
@FadumoSheekh-s8p
@FadumoSheekh-s8p 3 ай бұрын
Saddam Hussein kuwait maraykan ayaa tooshay Ku ifiiyay waa run Xaafidna waaki lubnaan galay Ee danaha galbeed Fulinayay
@Walalbuulle
@Walalbuulle 3 ай бұрын
Sadaam xuseen inuusan basaas ahayn waxaa kuku cadaynayaa marki laxukamayey hadalada imaanka leh uu ku dhawaaqayey hadaladaas quf jaajuus gaalo ahaa kuma hadli karo marka la laabo fikirkaas
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 3 ай бұрын
Booggan isago Fransis ah miyu jiira
@mohamed88466
@mohamed88466 3 ай бұрын
Conspiracy theory ayaa ku rogay waa nala baabiinayaa waa naloo tashaday waa nalagu daba jiraa waa sidan iyo sidan waar balaayo aanay soomaalidu gacanteeda ku keensan ma hayso
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 3 ай бұрын
Wllhi sadaam xuseen been ayuu ka sheegay
@sacdianasib411
@sacdianasib411 3 ай бұрын
Buuga halkan ka helaa
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 ай бұрын
ERAYGA UGU BADAN EE NAYLAKU GUMAYISTAY WAXA KA MIDA MAGAC BIXINTA EEG QUDHA BEESHA CAALAMKA WAXA LAYIDHAHDO EE SOMALIDU ADEEGSATO WAAYO AAYO MA REER GALBEEDBA MISE CHINE MISE RUSH IYO INDIA WAAYO BEESHA CAALAMKU ?
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be 3 ай бұрын
Kds maamulahooda
@Abdirahman-Barre
@Abdirahman-Barre 3 ай бұрын
Warkan aad sheegtay xaqiiqada waheshan maayo; soomaliya yahuudba burburisay! Saddaam reer galbeed buu u adeegayay hadana way dileen! Eeg tamar iyo taag uu Sadaam ku fashilo 3 sanno oo uu maxkaamad soo istaagayay muu waayin, dadkii u dhawaa ee firxadayna may waayin ee halkay saladu ka xidhm la dahay!
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Iiraan baa dagaalka wakiillada aad u adeegsata balse Iiraan waxay reer galbeedka kaga duwantahay kuwa iyada wakiillada ka ahi toos bay u caddeeyaan inay Iiraan taageersantay laakiin reer galbeedka al qaacida iyo daacish baa u adeegoo ma caddaystaan
091 | Dhagartii Weyneyd | Xagjirka, dabargoynta, burburinta Islaamka.
20:20
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 91 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 4,9 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 55 МЛН
Abraham Lincoln | Xoreeyihii Addoomuhu Ma Muslim Ayuu Ahaa?
17:07
Xikmadaha Maxamuud Darwiish | Abwaankii Jacaylka.
8:31
Sahanka
Рет қаралды 64 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 49 М.
064 | 23 | Awooddada meel isugu gee!
15:13
Sahan Podcast
Рет қаралды 20 М.
10 Talo oo Kaa Dhigi Karto Qof Goobta Shaqada ka Tilmaaman!
18:04
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 54 М.
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
8:02
Sahanka
Рет қаралды 24 М.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 79 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 91 МЛН