Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.

  Рет қаралды 28,127

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@SalaadMaxamed-ww1hz
@SalaadMaxamed-ww1hz 9 ай бұрын
Xikmada aad ka u cajiibka ah ee soomaalida ka maqan waa haddii aad rabtid inaad ogaatid heerka ay gaarsiisan tahay bulshada ilbaxnimadooda dhagayso fankooda iyo muusigooda SOMALI HADAAN NAHAY BARYIHII DAMBE FANKEENU WAX MACNO AH MALAHN waan salaamayaa dhamaan ilma reer aadan sahan❤
@abdiqaniabdullahi4281
@abdiqaniabdullahi4281 8 ай бұрын
haaddi aad doonaysid in aad ogaato heerka ay gaadhsiisan yihiin ummad ilbaxnimadooda iyo wacyigoodu dhagayso fankooda iyo mkusigooda ❤❤❤❤been ma ahan😢😢😢😢
@Mahamuudhagaajiye
@Mahamuudhagaajiye 9 ай бұрын
Ustaadii mahadsanid ❤❤❤
@870mx
@870mx 9 ай бұрын
Aniga waxaa isoojiitay murtida ah (Raggu wada muqaddas ayay noqon lahaayeen,haddii jacaylka ay ilaahay uhayaan uu udhigmi lahaa ka ay dumarka uhayaan)
@K.r.mff22
@K.r.mff22 9 ай бұрын
Kusali xabiibkena muxamed scw ❤
@SumayoAbdisalaan
@SumayoAbdisalaan 6 ай бұрын
Scw
@Ozka1234
@Ozka1234 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam❤
@HamdimohamedAllale-nv7we
@HamdimohamedAllale-nv7we 9 ай бұрын
Xikmado cajiiba Raggu muqadas ayey wada ahaan lahaayeen hadii illaahey uhayaan jaceylka dumarka uhayaan❤ Taasa igu cajiibsan #aadan sahan
@hanadhassan3864
@hanadhassan3864 9 ай бұрын
Masha'alah waa Cashar dhameystiran Ustaad Aadan ilaah haku barakeyo
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 9 ай бұрын
Aad io aad shukran wll aadan
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 ай бұрын
Aadanow waan ku salaamey from Berbera🇦🇹🙋🙋
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin 9 ай бұрын
Berbera calankas mey ledahay😂
@Aamiin873
@Aamiin873 9 ай бұрын
Berberina goormay calanka yeelatay libaax
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 9 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@cabdiraxmaanmaxamed7941
@cabdiraxmaanmaxamed7941 9 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@abdidahir9365
@abdidahir9365 9 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@khilaadikhaalid___4
@khilaadikhaalid___4 9 ай бұрын
Mahadsanid 🎉
@ibrahinhaji
@ibrahinhaji 15 күн бұрын
Si kasta oo mashquulkaagu uu u badan yahayba ma waayaysid xilli aad wax akhrido, haddii aad wax akhriyi weydana adiga ayaa rabitaankaaga jahliga isugu dhiibay 3:16
@Deckmahamudshiek
@Deckmahamudshiek 9 ай бұрын
Ma allah
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 9 ай бұрын
Nin khatar ah ayuu ahaaa
@SiddiiqOmer
@SiddiiqOmer 9 ай бұрын
Saxiib aadan waxaan ka codsanaya inaad barnamij ama podcast aad inooga soo sameeso alija izetbegovic.
@IbraMoha-p3v
@IbraMoha-p3v 9 ай бұрын
Aadanow waxaan tabayaa codkii background ka dee inoo soo celi ama mid kale xitaa kasoo badal. Like dhaha fadlan si uu u arko
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 9 ай бұрын
Sidaa saafiga ah buu barnaamijku ki fiican yahay, codka background ku dhegaha uma fiicna, dad waaweyn baa daawanaya. Mahadsanid
@IbraMoha-p3v
@IbraMoha-p3v 9 ай бұрын
@@xananmediaproductions6795 OK ma iisheegi kartaa dhibka kujiro
@aminamemaame4043
@aminamemaame4043 9 ай бұрын
Sahip kitaapka Muu kuqoran yahayne $ Mise Xadiis paad u haysa...!!! Xumaana igama ahan Wll ❤😊
@FatimaMarwoh
@FatimaMarwoh 9 ай бұрын
Xikmado maangal ah 🎉
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 9 ай бұрын
Lao tzu kaso hadal philosophy ka xilmadihisu dahabiga yihiin ustaad Noloshu waa is-beddelo dabiici ah oo isdaba-joog ah iyo kuwo kedis ah Ha ka hortagin kuwa murugada uun abuuraya Xaqiiqdu ha noqoto mid dhab ah.U ogolow arrimuhu si dabiici ah u socdaan si kasta oo ay rabaan
@AamiinAxmed-m6g
@AamiinAxmed-m6g Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaltunAxmedmuuse
@KaltunAxmedmuuse 9 ай бұрын
Wll waxaa noo soo diyaarisaa qisadii samael plz
@AhmedAcademy24
@AhmedAcademy24 9 ай бұрын
Ilaahay dartiis isoo raaxa plz😢❤
@Xaali95
@Xaali95 9 ай бұрын
Xikmada tiri: caqliga wuxuu la mid yahay dheefshiid ka. Muhiim ma aha waxa aad liqdo. Waxaa muhiim ah waxaad dheefshiido. Aad baan uga helay midaas.
@Football-fans327
@Football-fans327 9 ай бұрын
Horay usoco wllky
@A...A09888
@A...A09888 9 ай бұрын
Wadmahadsanthy ustaad Masraxiyada iran io israel kasoo hadal
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 9 ай бұрын
Ki ugu dambeey 😆
@cirromedia
@cirromedia 9 ай бұрын
Nio xikmadaha ayaaba laga dareemiyaa in ninkan uu ahaa nin weyn oo maamuusan.
@yaxyeaadan7213
@yaxyeaadan7213 9 ай бұрын
First comment ustaad ❤🎉
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 9 ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤❤❤❤
@Aamiin873
@Aamiin873 9 ай бұрын
Ha ha u adeegsan ina madfac ku disho kaneeco taasi ayaan mahim u arakaa waayo wax kasta wax llola dagalama si u dhiganta
@hindiofficiallyrics
@hindiofficiallyrics 9 ай бұрын
Pro aadan sahan waxaad igu caawisaa waxaan ahay qof raadiya buugaagta taariikhda ah ee waxaad ii sheegta bugaag tariikheed somali io englishba halahaadaane oo wax tarleh
@Axmedzarqawi
@Axmedzarqawi 9 ай бұрын
Mayiriyo waa maxay sahanka iyo akhyaartiisaw
@user-Dejean
@user-Dejean 9 ай бұрын
M.a
@abdiraxmanabuukar5897
@abdiraxmanabuukar5897 9 ай бұрын
hadii aad dooneyso inaad ogaato ummad ilbax nimadeeda io wacyigeeda dhageyso fankeeda ii suugaanteeda taasi waxey inoo cadeeyneysaa inaan umadaha maantay dib uga dhacnay fankeena io sugaanteena isbadalka ku imaaday ayaa cadeen inoogu filan
@nasiredits102
@nasiredits102 9 ай бұрын
Hadalkiisana uu miyiriyo.miyiriyo macnaheeda please 5:54
@mohamedmoalimomar3964
@mohamedmoalimomar3964 9 ай бұрын
Hadalkiisana uu ka digtoonaado(ka-fiirsado)
@nasiredits102
@nasiredits102 9 ай бұрын
@@mohamedmoalimomar3964 mahadsanid wllo
@yasiin-guray
@yasiin-guray 9 ай бұрын
Dabcan waa xikmado maal gal ah.
@Baariyowjunior
@Baariyowjunior 9 ай бұрын
❤🫶👑
@Xirsiev
@Xirsiev 9 ай бұрын
"Gabbaldhucu inagama horjoogsado qorax soobax kale" yaa fahmay halka jaalayaal?
@mohamedmoalimomar3964
@mohamedmoalimomar3964 9 ай бұрын
Gabbaldhac waxaa la dhahaa waqtiga ay qorraxdu sii dhacee iftiinkeeduna gabaabsi yahay; Hadaba micnaha guud waa “in qorraxdii ay dhacday oo mugdi la galay aanay naga horjoogsanyn in qorraxdii markale soo baxdo oo berriba idanka alle wey so baxee…”. Noloshana waa sidaa oo kale!
@FihiimaAbdi-e6m
@FihiimaAbdi-e6m 9 ай бұрын
Adan. Iran 🇮🇷 iyo Israel 🇮🇱 ka soo diyri barnmish
@derow17
@derow17 9 ай бұрын
Fast👀
@mohmuod4967
@mohmuod4967 9 ай бұрын
Cᴀᴊɪɪʙ ᴡʏʜ ɴɪɴᴋᴀɴ
Qoyska Aala Sacuud | Yuhuud Mise Carab? | Asalkooda!
13:27
Sahanka
Рет қаралды 135 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
AWOODA AAMUSKA HA FUDUDEYSAN, SİDDA QOF LA İSAGA CELİYO-1AAD
18:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 57 М.
Xikmadaha Buhluul Murtiile.
11:07
Sahanka
Рет қаралды 167 М.
FIKIRKAYGA FIKRADA AADAN SAHAN"
8:10
BARKHADLE MEDIA
Рет қаралды 15 М.
MUXUU SİYAAD BARE U BURBURİYEY SOOMAALİYA? QALADKA SİYAASADİİSA PART 1
14:30
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
13:58
Sahan Podcast
Рет қаралды 50 М.
Waligaa Hasheegan , Sheegashada waa dulli | Fandhaal Podcast .
25:58