#1 hal caado ay wadaagaan dhamaan dadka taajiriinta ah | Dan lok |

  Рет қаралды 4,712

SAMADOON

SAMADOON

Күн бұрын

caadadaan koowaad ay dhamaan kasimanyihiin daka caqliyada taajirnimada leh, waxeey kahadleesaa intaadan wax walba shuruud iyo xujo oiyo dan gaar ah aadan ka hormarin ..marka hore baro sida dadka loo caawiyo hadana loosoo dhaweeso , lagyaabee inaad fariin fiican iyo fikir fiican aad kadhaxasho caadadaas.
#samadoon
dan lok
fadlan hadii aad kucusubtahay kanaalka subscribeka saaro si ay dhiiri galin fiican ay noogu noqoto.
like na saar si uu usii gaaro muuqaalka dad badan.
facebook :mohamed kuriye
/ mohamed.kuriye
kanaalka samadoon
/ @samadoon

Пікірлер: 12
@samadoon
@samadoon 2 жыл бұрын
FADLAN HADAAD KUCUSUBTAHAY KANAALKA SUBSCIBE K SAARO MUUQAALKANA LIKE SII SI UU DAD BADAN UGAARO .
@SailaZiyad777
@SailaZiyad777 Жыл бұрын
Cod wanaagsan iyo muuqaal wanaagsan masha alaah
@suufikbb7
@suufikbb7 Жыл бұрын
Sxb cod wanaagsan oo Kala dhigdhigan ayaad leedahay masha alaah, horay usoco oo noo soo badi mawduucyadaan oo kale.❤❤❤
@abdiwaliabdullah9850
@abdiwaliabdullah9850 2 жыл бұрын
Wlhi wiil waad dhafte good teacher
@mohamedsheekhabdinasir9236
@mohamedsheekhabdinasir9236 2 жыл бұрын
Wll Allaha kaa abaal mariyo arinkan aad wado. Waxaan kle oon kuu sheegayaa in aad leedahay cod faseex ah masha Allh, oo ay fahmi karaan dhamaN Somali inta ay ka koobanthy. Horay usoco wll oo soo wad dhiirigalinta insha Allh.
@ciiloow9451
@ciiloow9451 2 жыл бұрын
so badi ustaadi
@mahaddubad7155
@mahaddubad7155 2 жыл бұрын
Jazakalah👍
@mohammedabdiazizshukul5590
@mohammedabdiazizshukul5590 Жыл бұрын
Ramadan Karim April- 13 - 2023
@adbdikaafihalgamaa2864
@adbdikaafihalgamaa2864 2 жыл бұрын
horey usoco bro wlh waan ubaahnaa kanaal kahadla mowduucyadan 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👆👆👆👆👆👆👆👆
@NuuxCartan
@NuuxCartan 10 ай бұрын
❤❤❤
@abdirahimmowlid4958
@abdirahimmowlid4958 2 жыл бұрын
Dadaal
@cabdullahisiyaadhussein9122
@cabdullahisiyaadhussein9122 2 жыл бұрын
arinkaa waa xaqiiq jirto runtii waxaa kunolahay dalkii gaar ahaan jubboyinka malada kismayo magaldeyda wxaaa joogto habeneey lugu magacaabo maryan qamis waxee qabataa adeeg caafimaaad dhaqameed mashegato wax lacag ah buunka marka ladaweeyo kadib waxuu bixiyaa wuxu rabo haduu donana wuu iska tagaa ilaa dad gar ah oo loqabto adeeg ubahan inlasoo ibiyo agab kuwaa wxaa laga qadaa lacagata agabka lakin lacagta adeega wali waa bilaash marka arinkaa waxuu fududey in mama dawadeeda kaficnaato kuwa dhaqatirta waawen xagga bulshadana ugu ficaan cafimaad ahaan waqtiga shaqadeeda waa jaam waxaa loga imadaa gobolo badan oo dalka ah waxaan aqaan hatta ku kayimid kenya
ha dooranin inaad sii ahaato faqiir(sabool)
8:04
SAMADOON
Рет қаралды 3,5 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 239 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Sidee loo Maamulaa dhaqaalaha  kusoo gala
52:04
Mubarak Hugur
Рет қаралды 4,7 М.
DHİBAATOOYİNKA HAYSTA DADKA TAAJİRİİNTA AH EE AAN LAGA HADLİN
21:43
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 21 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН