Ustaad waan uxiiisnanayna barmaajiyadadii soo noqosho wacana
@Mohamed...nasiib4 ай бұрын
Wellcome wllky 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Husainmoha4 ай бұрын
Waa ku MahadsantahaY parfasore
@axmedcrisaaq90644 ай бұрын
Lasoo dhaqso insha allah
@Babiinthehouse4 ай бұрын
Welcome wll
@FirmsJoktsate4 ай бұрын
009 Clarissa Expressway
@AugustusJudith4 ай бұрын
46417 Tillman Highway
@AbdiAddey4 ай бұрын
Waded muslimiin ah bay rabaan in system gaalo at ku dhaqaan walaahi tiih baa lagu jirayaa waxba magacyada ha qurxinina Raguu talyaani iyo Ingriis soo taba bartay baa meesha waad ordayay ee Calmaani ah Soomaali 1000 sano ayay Diinta Islam’s haysataa gumayste 200 oo sano ka yar guulaystey in systemkiisa lagu dhaqo Waa xaashaaliliaah Insha’Allah. Waxaana haysanaa Nidaam 1300 aduunka soo xukumay oo xaqiiq ah. Marka aan isbadalaynin Islam. Hadii kale maalinba wiil maraykan ama ingiriis wax kusoo bartay hala faaniyo Wax fahma. Taariikhda soomaaliya wax ka weyn tahay 200 sano soo barta taariikhriina
@maslahaaladilib41444 ай бұрын
anigi moogi somalida waxa haysta hal sano uun baa xor la ahaaye waxay dag dagu wallaahi maalinkaa hadaan is fahmi waynay inan maalin ka danbaysana aaanan is fahmay somalida waxaadba moodaa iney ku heshiiyeen ineysan is fahmin wax lee cabanaya haddadaan somaliland soo ma dhahdo waanu madaxbannaanahay wixi shalay ay ka cabanaysay iyadaa samaysa idoorku iyagaa raba iney dadka u dawladeeyan dhibkaad aragtay laascano ka gaystay beelaha kala galbeedkee waa aragtaa sidey u cabanayaan marka kuwii lixdanka iyo kuwa hadda soo isku mid maahan waa haaa mushkiladdeenu waa cid kasta waxay rabtaa iney madax naqato ama wax hesho hada ogow dadka iyo waxa la dooonayo dadkaa badan marka wxan ubaahannahay dalkaan wixi soomali ah waxay rabaan ha ahaadane inow hogaamiyo dadkna cadaalad usameeyo hormariyo muhiim maahan in qofkasta jago lasiiyo dadka kalana qof kasta danihiisa haduu ku tooso maxaa naga hallaabaya waa waxba