Allah allah allah soomaalidu dulisannaa bal kay u hanbalyaynayaan ay geesi ku sheegayaan hadda waa kan hallaaga u horseeday soomaalida duligan hada haysta
@ayaanlecabdiraxman3568Күн бұрын
Masiibodii soomaalida ayuu ahaa kaasi
@sidrasirad94752 күн бұрын
ilahay ha u naxaristo dadka garadarada lagu dilay kuwasi baa doonaya in somaliland ku biirto neve insha ma dhici doonto ma ogtahain in burco dhowr goor 40 mayda la soo dhigi jiray markaana caruuraha markay maqlan mayd baa yaala ku yaaca inata la xidho lacag lagu soo dayn jiray daaliminti badanoodi aakhiro ayay jiran ilaha isagacadliyawaaxa labada riyoo u cadalad faalaa ee ciida ka dhigaya ee dadku odhanayo hoogaygee maxaan cid u ahan wayay insha ALLAH ALLAH ISGALA XISABTAMI DOONA DADKAS DALA LANAYAY MORGAN WANOOL YAHAY WANA JOOGA MARKUU YIMINA WA NINKA SOO ADEEGSADAY DHULMAHANTAHI DHOONA EE LA SAMAXAY XALAY DHALAY XUMAN KA NOQO LAGU YIDHI YIDHI AGALAMA MANTA BAXARKA GELIYAY MA GARANAYO WAXALOOLA XISABTAMI WAYAY XUQUUQUL INASANAKALOOGU GUDBIN WAYAY AMALOO SOO QABAN WAYAY
@garyaqaanreerwaamo1142 күн бұрын
Studio 4
@abdiaziizomar12852 күн бұрын
Amon andom gurigiis a lagu diley
@AbdisalamHusain2 күн бұрын
Lays afgaran waa.siyaad barre abwaanada reer woqooyi iyo.saraakiisha wuu jeclaa
@nazdalaan2 күн бұрын
Caqiidku caadi maahayn.. cabdullahi Yussef Axmed..!! Man!! What a brave!! Hooyadiisaa wiil dhashay,. Dadka neceb ayaan ahaa anigoo yar waagaas, al itixaadku quraankay na bari jireen xiligaas… he proved me wrong and save our lives at the same time…
@frankfurta.maanightsschow17333 күн бұрын
Allah ha unaxariste Waxan ku dhintay aderkay oo la odhan jiray sarfee timir siciid wuxu aha nin geesiya oo wadaaniyadu ku wayn tahay Amarka waxa fuliyay Maxamed Ali samatar waxana ka danbeeya Maxamed Siyaad bare
@AbshirWarsame-o4o3 күн бұрын
Masha llh ❤
@AhmedFarah-p2r3 күн бұрын
Samaroon taarkh malihine nin garanayn uga sheekee 😂😂😂😂😂😂
@abdinurgure81343 күн бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso ha geeyo
@gemstar4163 күн бұрын
Ragii ciidanka dhisay ee isaga macalimiinta u ahaa buu diley 😢waana bilowgii waxa ilaa imika socda 😢
@AbshirWarsame-o4o4 күн бұрын
Allha ullha ku sharfo.tariikhda samaroon.wala qariyey.😢❤
@abdinurgure81344 күн бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haka waraabiyo
@IdrissGuirrehsougeuh4 күн бұрын
Asc 1977🎉🎉❤❤❤❤❤
@CanabAxmedsheekh4 күн бұрын
Rag mareexan ah
@asmamahed51765 күн бұрын
Sow masarida way ka adkayeen waligoodba baga 😂
@JamaSeed-ds5nc5 күн бұрын
Dawlad wox badan qabataybay ahayd laakin waxa nasiib daro ahayd inay layso ciidanki ciidanka kuwi aqoonta badna culimadi waana karahiyada wadankiba ku baabay
@WalaalEk-jh2yw5 күн бұрын
Godey ama geeri
@abdiabdi79155 күн бұрын
Hogaamishaasha alshabaab daacish is isas waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo dawlada somaaliya mahad karataay Cali Deere kaba ku tukudey aadan suni cabdiqaadir mumin abuu mus cab fuaad shongol waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo dawlada somaaliya
@AyuubHire-r2w6 күн бұрын
Allaahu unaxariisto
@abchirabdillahi30366 күн бұрын
❤
@NimaHassan-nb9gg7 күн бұрын
Alle ha unaxariisto maxamed siyad bare 😢 abahi umada somaliyed
@NimaHassan-nb9gg7 күн бұрын
Balayo hor sed bay ahayen umada way dhiben alle ha dhibe iyogo nabada ayay umad dhan ka lahaleye
@MunaFosi7 күн бұрын
Cajib dumara lafuraya lanadilay qayamah baa kawaramayan ilamo nabi nuuxa awala anaqira 2021 may 7 😂
@AbdiHasan-l1d8 күн бұрын
0:41
@GuuledIid8 күн бұрын
Alle ha unaxaristo 😢😢😢😢😢
@abukarali35588 күн бұрын
😢😢😢 Allaha janadii ka waraabiyo dambigaaga dhaafo
@CabdullaahiSakuurad8 күн бұрын
Madhintey taliyihiisii ee dhaawacmey
@AbdisalamHusain9 күн бұрын
Lot of thanks dear Qaamus youre perfect indeed
@Muhudiin-mx5ww9 күн бұрын
ILAHEYOW RABI YOW FAQRI GAN IGA SAR MALIN JIMCO WA IN SHA ALLAH
@maxmudxareed13459 күн бұрын
Buggaaas waaa buug sheekoyin kuqoranyihiin , wax xog ah baritaan lagu keenay ma ku qorno.
@HidayaAli-u1d9 күн бұрын
Allah ha u naxariisto kuwaas kula feker ma aheen waxay ahaayeen tuugo ku heshiiyey xumaan laakiin dhamaantood in yar maahane aduunka waa ka faaruqeen ayagoo ka shalaayey illaa iyo maantay xabad iyo qarax baa ku socda ayagoo barwaaqo ku jira bay belo u wacdeen Waxaad ahayd daacad laakiin Somali wey kugu jisaareen laakiin inta samaha jecel baa ku jecel weli kuuna soo duceeso haddii aad nin xun ahaan lahayd waa lagaa reesan lahaa lakiin lagaama reesan waxaan kugu duceeyey janatul fadowso Aclaa Allahuma Aamiin