10 Hab oo aad Naftaada ku Baran Karto | Waydiin & Warcelin #11

  Рет қаралды 107,605

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

5 жыл бұрын

10 Hab oo aad Naftaada ku Baran Karto | Waydiin & Warcelin #11
I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
F A C E B O O K: / mubarakhaditv

Пікірлер: 251
@somaliQuotes
@somaliQuotes 2 жыл бұрын
MeeLaha aY muhiimka tahay qofku inuu iska barto 1) HIIGSIGIISA NOLOLEED Qofku haduusan garaneyn meesha uu u socdo iyo halka uu ka donayo nolosha waa sidii markab badweynta lagu sii dhexdaayey hadba mowjadaha nolosha aya dhinac u jiidaya 2) HIBOOYINKAAGA ( mxa Ku wanagsantahay) Hibadaada oo aad barato wa intaaso aad dadaal galisid awoodaadana aad isugu geyzid kadibna ay Ku noqoto xirfad, xirfadaaso Ku so hoyneyza acheivments (guulo) farabadan 3) IIMAHAAGA/HAB DHAQANKAGA Maxaad Ku wanagsantahay maxaadna Ku wanaagsaneen? Dadku wa mid kamida tiir-dhexaadyada qofka horumar Ku gaari karo Ladhaqankooda oo aad wanaajizana waa horumarka mustaqbalkaaga oo aad wanaajisey, dadka hadadan si fcn ula dhaqmin waa intaaso hareeraha ay faarujiyaan 4) RAQBADAADA/WAXA AAD SI DHABA U JECESHHAHAY Ka shaqeynta waxa aadan jecleen waxey kuu keyneyza caajiz, dhiiranan iyo xamaasad La'aan taaso ugu dambeyn kugu kalifeysa sheygii inaad nacdo ama aad karahsato . Waxa aad jeceshahay wa wxa marka aad Ku gudo jirto aadan Ku dareemin gaajo io inaaf waqti badan aad Ku bixisey sheygaan 5) MAJAALKAAGA Majaalku wuu ka weynyahay hiigsigaada iyo taqasuskaaga majaalku waa meesha aad dooneyso 20ka , 30ka iLaa 40 ka sano ee so socota inaad ka dhex shaqeyso Majaalkaaga markad bareyso waxa muhiim u ah inaad Ku saleyso 3dan shey:- 1) Waxa aad Ku fiicantahay oo aad awood u leedahay 2) waxaad aad passionate Ku tahay oo raqbadaada ah ama aad jeceshahay 3) Fursada ama demand-iga ay leeyihiin waxasi Demand-iga ama fursaduna wa iney Ku saleensantahay 30-50 sano ee so socota 6) HABKA AAD WX U BARATO inaad leedahay hab aad wx u barato waa muhiim sababto ah waxbrashadu wa ugu gugun-dhig aduunkan aan maanta joogno Sideeba inta badan wax Ku barata ma dhageysiga ayaad wx Ku barata mise qabasha howsha(practical) ama daawashada (visual) . Inaad barato habka aad wx u barato wxey fududeeneysa inaad so dhaqso ah wax Ku barato 7) LAXAWYADAADA IYO AFKAARTAADA Laxawyadaadu wa dareemadaada , cawaadiftaada waa ineysan Ku xukumin go'aanadada iyo doorashoyinkaagana saameyn aysan Ku yeelan Laxawyada waxa kalo kusii jira habka aad bani aadamka ula macaamili leheed inaad cadhadaada xakameen kareyso farxadaada meelaha aad ka haleyso, inaad Ku mashquuli kareyso, inaad murugadaada maareyn kareyso intaaso dhan qofki ka adkaada aya Nolosha ka adkaan kara. 8) CAADOOYINKAAGA ( TABAN IYO TOGAN BA ) Waxa aan qabo 90% waa caadooyiin. Caadoyinku kaliya mahan waxa an qabaneeno iyo sida aan u qabaneeno, caadadu sido kale wa habka aan u fikirno maalinwalba waxa jiro fikiro aan maalin walba Ku fikirno oo habit noo noqdey marka hadii ay daairadaadu ay tahay mid kooban oo aadan waxbadan aqrin ama dhageysan saaxibadaadu aysan eheen kuwo waxbadan kugu so kordhinaya wxaa dhaceyso in 6-dii bilood ama sanadkii laso dhaafey inaad isku hab fikir aad tahay Fikiradasina ay noqdeen ficiladada, ficiladaz na ay noqdaan habit-kaaga iyo dhaqankaaga aad leehed sanad kahor noloshana aad weliga meeshaz ka taagnaato. 9) QIYAMKAAGA NOLOLEED Qiyamku wa labo 1) Qiyam akhlaaqi ah Qiyamka akhkaaqiga ahi wa kan Ku hagi Doona sida inaad dadka ixtiramto, been aadan u sheegin, aad caawiso , cafiso iwm 2) Qiyam adiga kuu muHiim ah Waa midka aad daneneyso oo noloshaada u muhiisan sida waqtigaaga inaad ilaaliso, wxbrashadada, siyaasada qofwalba iyo waxa uu daneenaayo Wax aad qiimeyneyso oo nolosha muhiim kuu ah hadii aadan yeelan waxa fududaaneysa inaad u dhacdo waxyaabaha aan muhiimka kuu eheen oo priorities kaga aad dhumiso wxkastana aad u dhacdo taa caksigeeda hadi aad tahay qof yaqaana qiyamkiisa waxad tahay qof dhidibadisu ay u adagyihin dabeelalaha noloshana aysan liicin karin wxaad garaneysa waxa aad dooneyso inaad qabato iyo inaadan qaban waxad tahay qof jiheesan oo meshi u socda yaqaan 10) QEYBAHAAGA NOLOSHA EE AAD KU HORMARSANTAHAY IYO KUWA AAD KU LIIDATO Qeybtaan waxa so hoos galaya laxawyadaada, cilaaqada aad LA leedahay dadka, waalidka iyo rabigaaga iwm. Sido kale waxa so hoos galaya jaanibkaaga caqliga sida aad aduunka u aragto, wacyigaada taariiqeed ( tariiqaha islamka, dalkaaga , caafimadka iwm), wacyigaada diineed iyo nafeedba intaas oo dhan waxey kordhinayaan aduun aragaaga iyo nolosha sida aad ula fall galeyzo . Waxa kaloo kamida xirfadaha muhiimka ah sida Go'aan qaadashada (decision making) , dhibaato xalinta (problem solving) iwm Arimahaas oo dhan Waa inaad wx ka ogaata kuwa aad Ku fiicantahay iyo kuwa aad Ku liidato si aad uso dhisto kuwa aad LA liiceyso kuwa aad Ku fiicantahayna ay u noqdaan awoodaada.
@ruuxiiabdullahi9191
@ruuxiiabdullahi9191 5 жыл бұрын
dhiiri galiyayaasha somaliyeed dhiiri galiyan u jeclahay alle haku barakeeyo ustaad mubarak hadi🙏
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 5 жыл бұрын
Ustaad noloshayda sida aan u bartay channel-kan wax badan ayaa iska bedalay, Rabbi caqligaada iyo cilmigaada hakuu siyaadiyo👏🏻
@nimcocabdi5692
@nimcocabdi5692 3 жыл бұрын
Masha allah
@hameeda1612
@hameeda1612 3 жыл бұрын
Mashaa Allah I take Ur lessons just like medication wlhi each time I go back thnks wllo
@dr.omarjibrilabdimohamed8332
@dr.omarjibrilabdimohamed8332 Жыл бұрын
10 hab ee Nolashaada ku ogaan karto. 1.heegsiga noolaleeyd. 2.hibooyinkiisa. 3.iimaha(hab dhaqanka meelaha ku liidato). 4.maxaa jclshahy 5.majaalkaada(maxaad ku fcntahy. Waxaad jclshahy. Fursada ka Banaan tahy.) 6.iska fiiri habkee wax ku barataa(learn how to learn)adiga qaabkee ku barata. 7.laxwayadda baro (cawaadiftaada, emotions) fikradahaada(thoughts) mxa ku farxiyo, ka xanaajiyo... 8.caadooyinkaada baro(Habits) ; fikaradahaada ayaa sameeyo caadooyinkaada. 9.qiyamkaada baro(how to say yes or No.) 10.caqligaada kobcintiisa baro(wacyigaada kori, diineed, taariikheeyd, siyaasadeeyd, xirfadahaada, cibaadooyinkaada) @MubarakHadi2023
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 5 жыл бұрын
Ma sha Allah waa topic aad muhiim uah jazakallah khair ustad🤩👌👍
@thereality8551
@thereality8551 5 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Mubarak Hadi, Runtii wax badan ayaad noloshaydanka bedeshay, wax badana waan kaa bartay
@abdulkadirmohamed9493
@abdulkadirmohamed9493 5 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad Mubarak allah ku barakeyo
@shakurismacil6967
@shakurismacil6967 5 жыл бұрын
Mahadsanid Aqoonyahan, runtii Aqoon mug leh ayaanu kaa faa’idnaa.
@abdikadirmatii9938
@abdikadirmatii9938 5 жыл бұрын
Mashaa Allah ustaad ayaad mahadsantahay. Waxaan kaa codsanayaa ereyadaada af-somaliga inaad xoogaha noo jilcisid.
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء ustaad
@salmanciise7653
@salmanciise7653 5 жыл бұрын
Mhadsanid mubarik mar labad Waxan jeclaan lahaa inan wax ka ogaado sababta ereyga negative ka ah uga awood badanyahy ereyga possitive ka ah dabcan waxa laga yaabaa adoo in bdan wax qabsanayey ama qorshaysanayey ay intaas oo dhan burburkeeda sabab u noqdaan labo ama sadex qof ereyo negative ah o ay kaaa sheegeen dabcan waxay daboolayaan wixii positive kgu kaydsanaa oo dhan????mubarak mowduuc kooban ustaad nooga diyaari hdad awoodo thnk u
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
9 sep 2021 waa markaan videogan daawadey waaa markaan mar labaad dhashey oo aan is bartey thank u ustaadkygi
@amatallahbintosman2472
@amatallahbintosman2472 5 жыл бұрын
Maasha Allah waa mowduuc aan aad oogu baahneen Akhii dadka markii laweydiiyo naftooda wax badan kama yaqaanaan caawa wax badan waan iska baranaa filayaa jazakallahu khayr
@ilhamqueen9728
@ilhamqueen9728 5 жыл бұрын
Masha allaah ustaad mubarak sida dagan wax nogu sharaxeeso ma lagu cajiisayo dawashada video yadada jazakalah kheyr 💐🙌🏽
@eblaahmed3948
@eblaahmed3948 5 жыл бұрын
Masha Allah ustaad Mubarak noloshayda wax badan Ayaa kaa fa,iiday riyooyin badana wan kadhabeeyay Alx ilaah haku xafido ustaad qof an ku daydo ayatahay
@caishaahmed8293
@caishaahmed8293 5 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Aad bad umahadsantahay ustaad mubaarak runtii waa muuqaal cajiib ah oo shaqsiyan aad ii baraarujiyay. allaha kuu yasiro dhamaan umuurahaaga
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@haweeyajama7156
@haweeyajama7156 5 жыл бұрын
Mashallah wll Mubark Hadi waxa mahad leh Allahi kusoo celiyey saxada Jazakallah kheyr wll 👏👏👏
@ladanhussein1834
@ladanhussein1834 5 жыл бұрын
Thank you walal . You always teach me new lesson. Jazakumulah khyrr
@cabdiwahaabyuusuf9565
@cabdiwahaabyuusuf9565 2 жыл бұрын
Shukran ustad Mubarak runtii wax badan ayaa nagu soo gordhisay mash, shukran..
@Ismail-tn5wt
@Ismail-tn5wt 5 жыл бұрын
Waa muuqaal cajiib ah. Maa shaa Allah. Waad ku mahadsantahay dadaalkaan weyn oo aad bixisay kuwiii ka faaiido Allaha naga dhigo.
@kowsaryassin8779
@kowsaryassin8779 5 жыл бұрын
aad baad umahadsan walal mubraak hadi run ahaanti waxan kabartay waxbadan oo kabadalay nolashayda kuna gaaray guulo . caqliga igo cilmiga alllah kusiyaadsho
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 3 жыл бұрын
Thanks so much ustaad mubarak runti wax bdn ayaan ka faaiidaa mar walbo oo muuqaal so dhigto
@abdiraxmanistareex6697
@abdiraxmanistareex6697 Жыл бұрын
25 December 2022 waa markaa daawaday video gan qiimaha badan eena ku bartay naftayda Ustaad Mubarik mahadsanid 🙏🙏
@brotherspage5799
@brotherspage5799 5 жыл бұрын
جزاك اللة خير يا استاذ زادك الله علم أقول لك اجتهد أكثر
@drscayuuniabdulaahi5186
@drscayuuniabdulaahi5186 5 жыл бұрын
Mubbrak masha allaah allaha ku xafido wll hore usoco
@m.a.asports2409
@m.a.asports2409 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll Mubarik hadi illahay haka abaal mariyo Cilmigaa iyo juhdigaa aad ku bixinaysid sidaa wax ula qaban lahayd dhalinyarta Somaaliyeed ee doonaya in ay mustaqbalkooda hagaajiyaan. ❤ waxaan jeclaan lahaa in aad muqaalka dambe kaga soo hadasho "sida qofka bini adamka ahi ku ogaan karo Hibooyinkiisa"
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 5 жыл бұрын
Masha Allah Mubarak haddi Allah yacizak
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 5 жыл бұрын
macha Allah ustaad xayaakallah alle ha ku barakeeyo dadaalka aad noogu jirtona ilahy aakhiro iyo aduunba abaalkeeda wanaagsan ha ku siiyo ustaad sharaf iyo cissi ku noolow
@MubarakHadi
@MubarakHadi 5 жыл бұрын
Liibaan labada daaroodba sayidii.
@khayrjecel2
@khayrjecel2 5 жыл бұрын
Mansha allah wll allaah hakaa abaalmariyo dhiirigalintaada qaliga ah MAHADSANID
@sucdisheikh
@sucdisheikh 2 жыл бұрын
Lovely program many thanks.
@c.qaadirmaxamad5093
@c.qaadirmaxamad5093 5 жыл бұрын
maasha allh ust aadan kaga mahad celinaya casharadan qiimaha badan ee aad no sodiyaariso guuleyso mar wlba
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Mancha allah Tabrakalah ustad aad ban kaga mahad celinya sidaad nolawadagto fikiradaha wangsan
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 5 жыл бұрын
Mansh allah mclin Mubarak hadi Allah ku dhowro mclin.
@mr.brownyudhi6958
@mr.brownyudhi6958 4 жыл бұрын
Masha alaah walkay Mubarak hadi waxa mahad iska leh ilahy maskaxda kusiiyay nolashyda walhi waxa badan ayaan kabartay nolashaydan waxa ayaad kabadashau jasaka akalhu khayir walkay
@khadijamire9846
@khadijamire9846 4 жыл бұрын
Mashalah walalky waxyaala nagadamsanaa noo ifisay jzakallahu khyr alle haku rumeyo riyadada.
@AbuurCusub
@AbuurCusub 5 жыл бұрын
Walaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sidan wanaagsan ee aad noola wadaagtay, runtii aqoon badan ayaan ka kororsaday barnaamijkaan waana jeclahay inaan barnaamijyadaada wax badan kala socdo haddii Rabbiga yiraahdo.
@ugbaadcadey
@ugbaadcadey 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin waxyaabo badan baad noo iftiimisay
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Jasaakumullahu kher Mahadsan my teacher dear thank you soo mach 🥰💯💯💥💥👍👍👍🖐🌹🙏👏🏽👏🏽❤❤
@duxaymhassan9000
@duxaymhassan9000 5 жыл бұрын
Masha Allah Aad baad u mahadsan tahay Macalin Halkaaga kasii wad Walaaal
@mabruukaidiris5515
@mabruukaidiris5515 3 жыл бұрын
مانشا الله أخي حفظك الله أعطانا نصائح مفيدة
@omarofficial1902
@omarofficial1902 2 жыл бұрын
Masha allha Mubarak wax badan ayaan kabar day allha ha gubarakayo
@kmce1099
@kmce1099 5 жыл бұрын
Masha Allah walaal ajar ilaah ha kaa siiyo jazakalaah khayr
@garaadso165
@garaadso165 2 жыл бұрын
Thanks Ustaad mubarak
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll jasakallahu khayran.
@salmaabdikarim8266
@salmaabdikarim8266 5 жыл бұрын
Ustaad Mahadsanid Allah Cilmigaaga hakuu barakeeyo Waxbadana waanka faaiidnay xalqadaha kala duwan ee aad noosoo gudbiso🙏
@abdullahiabdichannel3227
@abdullahiabdichannel3227 5 жыл бұрын
Wad mahadsantahy Ustaad Mubarak Hadi, dhabtii nolashayda waxbadan ayaad kusu kordhisay. Keep going wll sare ❤️❤️
@munamaxamud1947
@munamaxamud1947 5 жыл бұрын
Mashallah jasakumulahu khayraa akhii
@camoproduction3638
@camoproduction3638 5 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay walal waad noo faaideyse 👍 oogu dambeyn waqtiga halaga faaideysto my fellow Somali
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys 5 жыл бұрын
Ustaad waad kumahadsantahay balanqaadkii oo aad oofinayso Allah hakuu saqiro
@abdullahimohamed6720
@abdullahimohamed6720 5 жыл бұрын
Masha'allah #Ustadi habeen walba markaan jiifanayo pagekaga ayaan booqda waxaan ii tahay qof aan ku dayado. Illahay haku xafido
@farhiyamusse9313
@farhiyamusse9313 5 жыл бұрын
Mansha Allah mubarak haadi Ilahy hakuxifdiyo wlle
@rahmaqaal3967
@rahmaqaal3967 5 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@InfinityLexicon
@InfinityLexicon 5 жыл бұрын
Asc wll mubarak aad baad u mahadsanthy wlle. Halkaas ka sii wad inshallah. Waxana si gaar ah u jeclaan lahaa barnamijkii ahaa buug iyo fikrad anigo agsoon inay waqti qaadanayso lkn inshallah ku darso jadwalkaaga wlle Jazakallah
@salmanciise7653
@salmanciise7653 5 жыл бұрын
Xiisad kmida xiisadaha ugu anfaca bdan mahadsanid mclin mubarak
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 5 жыл бұрын
Waad Mahadsan tahay Macalin Mubaarak haadi noloshayda waxbadan ayaad ka badashay alle ka sakow Waan kuu cudur daareynaa waana mahadsan tahay
@digitalcitizen2397
@digitalcitizen2397 4 жыл бұрын
Asc al ustad mubarak ilahey hakuxifdiyo wanka xumahy waxan kamid ah dadyowga casharadaada gadaal kalasoqabsaday .sida darted casharkan casharka xiga ayan donayay
@hibomaxmed8214
@hibomaxmed8214 4 жыл бұрын
Masha Allah Walaal ilaahay hakaaa jazaa'isooyo alla hakaa dhigo mid ku guulaysta hawlihiisa aduunyo iyo kuwiisa Aakhiraba Xaqiiqatan wax badan baan maaanta kaaa faa'iiday masha Allah Lkn wll midbaaan kaaa codsanayaaa inaad noo sooo galiso waxyaabaha aad odhan karto waxay usabab yihiin war warka jooogtada ah adigoooo mahadsan
@faysaljamac3357
@faysaljamac3357 5 жыл бұрын
Mubaarak run ahaanti aad ayaan ooga helaa barnaamijtaada allaha ku dhawro wall
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 Жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo ustaad mubarak alhaadi
@mohamedabukar5009
@mohamedabukar5009 5 жыл бұрын
masha allah ustaad wax badan ayaan ka faa,idey alle haku dhowro
@abdishakuuryoussef5604
@abdishakuuryoussef5604 5 жыл бұрын
mncha allh mubarik hadi walaal aan ilaahy dartii ujeclhy noloshana wax badan ibaray ustaad indhawayd aad baan kuu tabay
@marianabdi136
@marianabdi136 2 жыл бұрын
Maashaa allaah mubaarak haari Allaah hakudhowro!
@nasiryusuf3731
@nasiryusuf3731 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey Muraprik Hadi Alle hku sharfo amiiN
@drsnajmacismaan1085
@drsnajmacismaan1085 3 жыл бұрын
Mahdsanid wllo mubarka Wlhi hamigan leeyahay ay iga weyn Wan ku dadalaya ila intan ka rumeynaya insha allh
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 5 жыл бұрын
Mansha alla Macalin rabi ha Ku barakeeyo
@awoomer7335
@awoomer7335 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا Qaybtii kale waan sugaynaa😊
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 2 жыл бұрын
Mashallaah tabarakallaah hanbalyo walaal Allaah hakuu siyaadiyo aqoonta waan jeclaan lahaa hada ka hor inaan aqoontan heli la Haa lkn wali waxbadan Bay iiqaban inshallaah. Jazakallahu khayr
@xaliimomuxumud2886
@xaliimomuxumud2886 5 жыл бұрын
Asc mash allah walala illahey haa ku barkeyo
@abdikadirahmedburji3081
@abdikadirahmedburji3081 5 жыл бұрын
Asc wr aad baan kuu salaameyaa walaal waad ku mahadsantahey wuuqaalada aaad noo soo godbiso
@nestehamohame
@nestehamohame 5 жыл бұрын
fikrikeyga waxan qaba qofka rabo in u waxa barto social media ha iska yareyeo waliba Facebook u fiirso marka adigo farxasan ad Facebook gasho ama wad caroneysa ama wad murugeyeneyesa sida darteeda uma mahani waxa ku dhiba markasa KZbin ayan u so wareegey
@drsmariaabdullahi7419
@drsmariaabdullahi7419 3 жыл бұрын
masha allah thanks ustaad 👏
@mubarigabdi1227
@mubarigabdi1227 5 жыл бұрын
maasha allah mubarak hadi noloshayda waxbaad ka badayshay maasha allah
@CabdiqaniQaniyo-mt9uu
@CabdiqaniQaniyo-mt9uu 8 ай бұрын
Xayakalah ustaad mubarik Allah hakuxafido
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 5 жыл бұрын
Thank u wll Mubarak Hadi
@mohamedabdirahman4269
@mohamedabdirahman4269 6 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay ustaad waa talooyinka dhaxal gal ah Runtiina noloshayda wax ka badalay ❤
@maryamaosoble8459
@maryamaosoble8459 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustat alh yaxfadag 👌👍
@princecj3450
@princecj3450 5 жыл бұрын
Runtii waa qodobo muhiim u ah hayaanka nolosha qofkasta oo himilo iyo han fog leh waad ku mahadsantahay ustaad in aad nala wadaagto muuqaalkan.
@jibriilmohamed8199
@jibriilmohamed8199 5 жыл бұрын
ustaad mubaarak alle haku xifdio wax badan ayan ka faaidnay runtii mar walba garabkaga ayan nahay insha allah
@farhanyareofficiall
@farhanyareofficiall 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad ustaad u mahadsantahay sida wanagsan eed noola wadaagtay casharkan balse , waxan jeclaa inan suaal ku weydiiyo sidaan u bedeli karaa afkaartayda Hore ama u xakameyn karaa laxowyadeydah.
@abbezidane9779
@abbezidane9779 4 жыл бұрын
Wax badan ayan kaa faaiday walaal Mubarak, Ilahay haku xifdiyo.
@simanabdiqaadir4731
@simanabdiqaadir4731 2 жыл бұрын
2021da ayaan ku ceshanayaa casharkaa muda badan kadib ma. Ustad Mubaarak
@Apduum
@Apduum Күн бұрын
2024 ayaan anna dhageysanayaa muuqaalkaan.
@xidigaawdalborama5018
@xidigaawdalborama5018 3 жыл бұрын
Mubarak number one all somaliyaa.🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐👍👍👍👍
@hamdamahamed8148
@hamdamahamed8148 2 жыл бұрын
manzha allah thankz wllo
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 4 жыл бұрын
aad iyo aad baa u mahdsantahay walaalken mubaarak hadi
@najaax01001
@najaax01001 5 жыл бұрын
Mnsha allah wllky Mubarik hadi hore u soco wll
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 5 жыл бұрын
Mashaaalh thanks your time Mubarak
@aymancabdi7729
@aymancabdi7729 5 жыл бұрын
Mashaa allaah jazaakalaaha khayr wll adoo igaraaliya wxaan ubaahnaa buugaag psychology ah ama video magacyadood laxidhiidha qaybtan mahadsanid
@nabadoonqasim1631
@nabadoonqasim1631 5 жыл бұрын
Ustaad jazaa umu llahi khayr inshallah afsoomaliga xaga eraybaxita noogu dadaal wayo kalmadaha ugu waxay u nadan yihiin luuqado qalaad
@muuseshiikhmuxidiin7684
@muuseshiikhmuxidiin7684 2 жыл бұрын
Mhdsnid ustaad guul wacan
@mahdiahmed1526
@mahdiahmed1526 2 жыл бұрын
Masha.alaah.ustad.mubarik.hadi
@roodomabdi1046
@roodomabdi1046 5 жыл бұрын
Aad iyo aad bad u mahadsan thy wll Mubarak
@rufidiriye4650
@rufidiriye4650 5 жыл бұрын
Ust Mubaarak aadaa umahad santahay howshaada qurxda badan ee aad noo hayso
@warsameabdullahialiwarsame173
@warsameabdullahialiwarsame173 5 жыл бұрын
Mubarak walal aadbad umahadsantahay runti muqalada waxey ii yihin kuwa aan u kalmeysto caqabadaha nolosha mhsnd walal cilmigada Allah haku ziyadiyo
@jamiiloabdiqadir2539
@jamiiloabdiqadir2539 5 жыл бұрын
الله يحفظك الى الأمام بإن الله
@juliaadosh6586
@juliaadosh6586 3 жыл бұрын
Dhiiri galiyashada aad ayey u wngsan yihin بارك الله فيك Sideen u sameyn kara buuga university la qoro dhamaadka wll
@IFRAHAAHMED
@IFRAHAAHMED 5 жыл бұрын
MANSHA ALAAH BROTHER HORE USOCO INSHA ALAH.
@mahamud2969
@mahamud2969 4 жыл бұрын
Barakalah mcln Mubarak ♥️♥️♥️♥️
@muslimanasser9315
@muslimanasser9315 5 жыл бұрын
Mshalllh thnkx wll barakalllh
@sahradaahir5204
@sahradaahir5204 Жыл бұрын
mashallah walaalky ilahay ha ku xiftiyo huno macan
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 57 М.
BARO NAFTAADA
9:00
SAACID TUBE
Рет қаралды 200
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
00:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 6 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 6 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 25 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 30 МЛН
Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi
15:41
Mubarak Hadi
Рет қаралды 149 М.
Sidee Naftaada U Horumarin Kartaa @MubarakHadi
36:35
Warsame Bade
Рет қаралды 20 М.
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO FREE COURSES
Рет қаралды 60 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 185 М.
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 44 М.
Baro Naftaada oo hel hankaaga iyo hibadaada
28:20
Macalin
Рет қаралды 56 М.
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
00:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 6 МЛН