War ustaadow hanaga mashquulinee ; noo soo badi muuqaalada 👉NB: Figrad iyo book noo soo badi
@NadiiraSaleeban-l6t26 күн бұрын
Wll waxn haystaa ilmo madax adag sidee ban u la dhaqmaa xtaa marmarka qaar waad is ilaawi taasuna waxay keni inaad hadlo kulul kutaahdo
@thedopechannel25327 күн бұрын
Masha allh ustaad Mubarak
@nuuraalbashiiri71027 күн бұрын
M.a ustaad Allh yabarik
@redwaanmohamet27 күн бұрын
sxb luqada carabiga halkeen ka bilaabaa
@Caabi-i1z28 күн бұрын
Runtii waan ku tageraa waxana aad halkan soo galisaa casharo waxtarle
@mahdisamatar8469Ай бұрын
Mashallah barakallah ustaad mubarak❤❤
@engabdirahamanomar6565Ай бұрын
Jazakalah wll❤
@abdihaitham8513Ай бұрын
Ganeretion kan somalida dhaman. Tood sida eey u nollyihin in la laayo oo la cirib tirrio waye si dad kale oo wanag san ee u umada' adun kan jonaside waa inalagu sameyaa oo taariikh da lagu daraa Somali baa bari Jiri jirtay qomiyad la dhaho
@abdihaitham8513Ай бұрын
Ustd aduun ya daani weey ka dhamaa Tay wax wanag layiraah do Ama qof wangsan ma joogo Xitaa culima dii wax beey dulmi nayaa. af ama adin xitaa walid iyo olla diisa ayaa is dulmi Naayo xitaa qofka lamanaa nahaga waxa uu kuu Wana jinayaa inta Dan tii sa uu ka gaaryo mara yaa sodo kale gooba ha shaqada ayaa ugu xun melaha dulmiga la isugu geeys to Yaa wanag san. ???? ?
Jazakal Allaah Ustaad. runtii cashar qiimo leh weeye, fahan qotodheerna aad naga siisay. qodobka aadka ii xiiso galiyey, waa (Personel experience/reflection) ka oo u baahan hadda ka bacdi inaan NOTE ka qorto.
@FatmaMohamed-ym1rcАй бұрын
Kazaka Allaahu kheyr. Ustaad mano sheegi kartaa qaababka wax lo aqristo iyo luuqadaha cusub side ku jeclaankara ina barato oo aqristo anogo fahmaynin 50%.
@BarkhadleWardoonАй бұрын
Mahadsanid, qoraa iyo macallin Mubarak Haadi.
@HantiyeeloАй бұрын
jazakallah ustaadi
@ahmedzeytun3602Ай бұрын
Ustd barnamijkan waxaad noogu soo xijisaa Cilmi baarista iyo qaababka loo sameeyo adoo mahdsn
@AbdiweliJaamacАй бұрын
❤❤❤❤❤
@QAAMUUS_PODCASTАй бұрын
Maashaa Allaah Aqoonyahan Mubaarak muddo dheer baan la socday Barnaamijyadiisa waxaanu ka mid yahay dadka dhifta ah ee koboc cilmiyeed laga qaadan karo. Thanks Macallin.
@suhaibabdi6318Ай бұрын
جزاكم الله خيرا أستاذنا ونفع الله بعلمكم.
@Caalim267Ай бұрын
جزاك الله خير
@mariamm.sheikhw1522Ай бұрын
M.a ustaad Mubarak shukran, mar aarn Chanel kaaga soo booqdo oo aanan wax ka faaiidin malahan. Allha ku xafido ustaad.
@ZakariaMouhoumed-i1dАй бұрын
Asc sxb qaali aad ayaadvo mahdan tahay lakin markaad sharxaysid waxaad racinaysaa of english ee somali nogo sharax Aad ayaad o mahadsan tahay