10$ MAXAY MUQDISHO KAAGA JARAYSA IYO CUNTOOYINKA WADADA ( STREET FOOD )

  Рет қаралды 268,227

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

2 жыл бұрын

Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ ​
Abdala jamaal
/ abdalajamaa. .
Khalid CK
/ khalid__ck

Пікірлер: 1 200
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Dadka qalbiga wanagzan ee reer muqdizho❤✋hargeiza ayaan idinka zoo zalamaayaa❤❤😘😘👋👋
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 2 жыл бұрын
Wan ka qaadney c.caziizow ina adeer
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 2 жыл бұрын
Waanka qadny mudane
@amiinhero2498
@amiinhero2498 2 жыл бұрын
Waanu kaa qaaday Wllo sidoo kle
@mariza101_
@mariza101_ 2 жыл бұрын
Anigane hargeysa Ayaan kaa salaamayaa lakin rer muqdisho ayaab ahahy rer hargeysa waa dad wanaagsan peace ✌🏾
@yaxyecali2213
@yaxyecali2213 2 жыл бұрын
Waan kaa qaadanay aboowe
@mirnaa114abdullahi3
@mirnaa114abdullahi3 2 жыл бұрын
Muqdisho 💙🇸🇴maskiin u roon baa la yiraah waaa meel taajir iyo faqiir ku nolan karo Allow nabad waarta sii ❤️🩸🦅🇸🇴💕❣️💙
@nuuraraaid69
@nuuraraaid69 2 жыл бұрын
Aamiin
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Aamiin
@cabdiqanick3043
@cabdiqanick3043 2 жыл бұрын
Taas been ehyn❤
@user-ml8bj4rd3i
@user-ml8bj4rd3i 2 жыл бұрын
Lakin lacagtiina way qiimo beeshay wlhi😂😂😂
@nuuraraaid69
@nuuraraaid69 2 жыл бұрын
@@user-ml8bj4rd3i lacagta qiima bayshay ogow waa lacag soomaaliyeed adna waxaa ka mid thy dadka soomaaliyeed ogow taas
@olahman4281
@olahman4281 2 жыл бұрын
Mudo ku dhow 18 years Ayaan ka maqnaa Muqdisho, fikirkii aan ka haystay iyo waxa aan kala kulmay waa wax aad u Kala fog. Allaha SWT waxaan Muqdisho iyo Gabi ahaanba Somalia uga baryi nabad iyo dowlad cadaalad ah. Reer Muqdisho waa dad xamaasho, Qalbi furan oo jecel dadka oo dhan. Allaha barakeeyo. God bless Somalia. Amen
@geel_jire
@geel_jire 2 жыл бұрын
Inta Jiifka ku dawaneysa like ii saara 🤣🤣
@mohmedyousuf7063
@mohmedyousuf7063 2 жыл бұрын
Muqdisho qudaarta hodan bay ku tahay Alleh nabad haka yeelo from duriyada❤🤍💚
@Saciid-axmed
@Saciid-axmed 2 жыл бұрын
Dadkeyga ree Hargeysa waan salaamayaa ree muqdisho weey idin jecel yihiin 💖🙏
@cabdimohmed9076
@cabdimohmed9076 2 жыл бұрын
Anaguba soo kle
@hoodorage264
@hoodorage264 2 жыл бұрын
Gobeyan reer muqdisho
@saarasaid2147
@saarasaid2147 2 жыл бұрын
Gobtii reer hargeysaa idin salaamaysa
@boyofficial3348
@boyofficial3348 2 жыл бұрын
@@saarasaid2147 argagaxiso leeba tihiin boqorkina buurmadiw waa argagixiso idinkuna marqaan land argagaxiso leeba tihin
@fatushsaid2444
@fatushsaid2444 2 жыл бұрын
@@boyofficial3348 waad xanunsaneysa waryaa umada walalaha aflagaadada ka daa lagugu dhufaye
@rayanahasanabukar4391
@rayanahasanabukar4391 2 жыл бұрын
muqdisho qudaar udaa walee iyo hawo wacan nabadana ilaahayba haya oo keeni insha alaah
@hazzanaafi6160
@hazzanaafi6160 2 жыл бұрын
Aadbaan idin salaamaya Ree hooyaday Mogadishu😚🤩. From Hargeisa 💯❤
@antospubg7116
@antospubg7116 2 жыл бұрын
🇸🇴💚♥️💌
@naciimomaxamadxuseen3444
@naciimomaxamadxuseen3444 2 жыл бұрын
Aadbaan kaaga qaade
@safiamohamed369
@safiamohamed369 2 жыл бұрын
Waan kaqadnay reer hooyadey reer hargesa💚🤍❤
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Waan kaa qadnay wll
@iam_neeha1906
@iam_neeha1906 2 жыл бұрын
Wan kaqaadnay
@Littlepretty143
@Littlepretty143 2 жыл бұрын
Muqdisho casimadena hadanahay somali garowe ayan odinka so salamaya wan idin so socda marki labad allah amniga hayni siyadsho ♥️❤️
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Hadaa awladul caasima thy liketa hayla dhaafin❤✌ Mi home town xamar cdy❤😁👋 Mhdsnd Abdalla jamaal proud of you bro❤
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
Welcome back abdalaH jamal Another video MuqdishoH Somali 🇸🇴 From somaliland 💚🤍❤
@rayanahasanabukar4391
@rayanahasanabukar4391 2 жыл бұрын
10 dolar iyo waxaasoo dhan ilaahoow nabad uun baa ka dhiman dad kaas soomaliyeed ee walaalaheena ee sii amiin yaarabi
@saynabmaxamed9458
@saynabmaxamed9458 2 жыл бұрын
Aammiin
@ghboy2914
@ghboy2914 9 ай бұрын
Alxamdulilah nabad waan haysanaa waxyar oo la buunbuunshey mooyee
@updyhamiid4816
@updyhamiid4816 2 жыл бұрын
Legend ina Abdale jamal 🙌 somali one love Muqdisho From Hargeiza 💚 🤍 ❤
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Soo dhawaaw wll mininka waa mininkaga
@updyhamiid4816
@updyhamiid4816 2 жыл бұрын
@@dailycontent3955 thank you Wll mcn
@dabayl772
@dabayl772 2 жыл бұрын
@Baba Foodle Somalia TWO
@Saf-41
@Saf-41 2 жыл бұрын
Omg I miss home Mogadishu Cadeey Thank you Abdale 💙🙏🏾
@yeedkuras8530
@yeedkuras8530 2 жыл бұрын
Hadaa u xistey ma ku laabatid na
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 жыл бұрын
SACAD MUSE MIYAANAY LIINTA JEELKA LOOBA QORIN...WARQADII MUSE BIIXI SOO SAARAY WAY KU SUGEYSAA
@yeedkuras8530
@yeedkuras8530 2 жыл бұрын
@@qurbaawis642 xamar qof walba ayaa iska leh somalia ah wax aad wado iska dhaaf
@ahmedabdulkadir8583
@ahmedabdulkadir8583 2 жыл бұрын
same here miss mogadishu too😭😍🙏🙏
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Wan jecelahay muqdisho walhi from Hargaysa wan iman doonaa insha allah 📍🇧🇪
@salmosafana5307
@salmosafana5307 2 жыл бұрын
Welcome pro👏
@user-wx3om4xj5n
@user-wx3om4xj5n 2 жыл бұрын
You're most welcome. Muqdisho is also your home!
@housseinrabia8318
@housseinrabia8318 2 жыл бұрын
Anigo ah reer Djibouti waxan xoog jecelahay mugdisho wan idin salamaya reer mugdisho thank you abdallah
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 жыл бұрын
Reer muqdisho waan idin salaamay from caasimadda geeska Africa hargeisa 🖐
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 2 жыл бұрын
Kaqadny quruxey
@WadnaQabad
@WadnaQabad 2 жыл бұрын
Caasimada hanagu qabsan ina ader 😂 Casimada labaad- ee somaliya Aya idin ogol nahay 🤔
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 2 жыл бұрын
Salaamullah caleeyki walaale innsha allah idinkuna mid ka sareeysa idiin salaameynaa innsha Allah .Allaha idiin xafido idiina barakeeyo innsha Allah Aamiin
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 2 жыл бұрын
Guul iyo wanaag
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 жыл бұрын
@@WadnaQabad muqdisho waa caasimada faderalka somalia Hargaysana wa casimada jamhuriyada somaliland
@olahman4281
@olahman4281 2 жыл бұрын
Runtii marka aad ka maqantahay Somalia iyo marka aad timaatid waxaa u dhexeeya farqi aad u balaaran. God bless Muqdiaho, Somalia. Amen
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 жыл бұрын
Omg muqdisho magalo an uxiisey insha Allh waan Iman doona from hargisa 😍🇸🇴
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 2 жыл бұрын
Iimow wan ku sugenaa💯✌🔥
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 жыл бұрын
@@ibrahimhazzan3260 ok thanks 2006 aya igu danbeysey anigo yar
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
Duubista 100% Editinka 100% fire 🔥🔥
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 2 жыл бұрын
But honestly I salute our 2bros from hargeysa to do such a noble move in mogadishu many salama from garissa N.E.P. Kenya...walaal jiro we r all one
@hadarbashir695
@hadarbashir695 2 жыл бұрын
We are one peole One nation One country
@boysinthehoood6616
@boysinthehoood6616 2 жыл бұрын
REER MUQDISHO SALAAN II GA GEE FROM HARGAYSA💚💨❤
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 2 жыл бұрын
Masha Allah muqdisho way qurux dhaaftay😍lakin farmaajo waxaa laga rabaa inuu lacag soo dabaco waayo lacag tan gabowday cudur baa laga qaadi kara 👍🏼👍🏼
@abdallaking7947
@abdallaking7947 2 жыл бұрын
That's right 🇸🇴🥶
@khadrasalaad3636
@khadrasalaad3636 Жыл бұрын
Waa runtaaa walee
@hodanhodan3280
@hodanhodan3280 2 жыл бұрын
Masha.Allaha walal dibada ayaan kaala socanaa ee noo badi mogadisho ama somalia oodhan caruurtayda ayaa aad ugu heshay
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 2 жыл бұрын
Muqdisho waa nuucyo badanthy Meelo kamida Dhalo biyo ah ayaa $10 Lagaasiinayaa meelna waa taa lkn Tanu Waa Nolosha Caadiga ah Abdalle Jamaal Legend❣
@ramasedo1979
@ramasedo1979 2 жыл бұрын
Omg I miss my home mogadishu cadey thank you Abdale🥺❤️❤️
@ahmedabdulkadir8583
@ahmedabdulkadir8583 2 жыл бұрын
Same here ♥️♥️
@mahamedbaashe6233
@mahamedbaashe6233 2 жыл бұрын
I LovE MuqdishO From Hargayza ❤🖐
@ashacuud8217
@ashacuud8217 2 жыл бұрын
🥰
@mahamedbaashe6233
@mahamedbaashe6233 2 жыл бұрын
🥰
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 жыл бұрын
Waa inan mar bookhda muqdisho. Insha Allah
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 2 жыл бұрын
Cidi kama xigto bro ku soo dhawoow’ Xamar cidi marti kuma noqoto’ an ka aheen ajnabi 🥰
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 жыл бұрын
@@reerfarahabtidoon7957 thnks bro somalinimada naga badan. thnks wanan iman doona insha Allah
@hafza5897
@hafza5897 2 жыл бұрын
No kaalay Kunaso dhawaw muqdidho walal
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 жыл бұрын
@@hafza5897 thnks wllo mcn insha Allah imaandona
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 2 жыл бұрын
Waan kuso dhaweyneyna sxb waa hoyga jinsiga somaliga meel walba U joogo
@queens5170
@queens5170 2 жыл бұрын
sisin sisin lee waaye abdallow😂❤ BEST video🔥 Muqdisho miskiin uroon🥺❤ qofwalbana kunoolan karo🤗
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 2 жыл бұрын
2017 ayaa muqdishoh igu dambaysay anoo markaa hargaysa kasoo baqoolay, waxyaabaha cajaaibka leh ayaa waxaa ka mid ahaa baagiyaha/bajiye oo markaa igu horraysay ayaa waxaa ka soo cunay (xamar weyne). Xamar waa magaalo qurux badan asxaabtayda warta nabadda aad idin salaamayaa from gobalkii ragga (burao).!!!!!
@zalmaahmed3536
@zalmaahmed3536 Жыл бұрын
Waka qaadne rer Warta nabada 👋
@123mohamedh
@123mohamedh 2 жыл бұрын
masha is so beautiful our county may Allah save us
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 2 жыл бұрын
The one of the best youtuber in somalia reer muqdisho weykuwataa legend go forward🔥🔥
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 2 жыл бұрын
I am very so interested in going to Mogadishu one day inshallah all the people of Mogadishu Iam wanna love them 🥰💯may allah bless in Mogadishu ilahay nabad haka yeelo xamar Amein🥺❤🤲.
@samiirashariif6571
@samiirashariif6571 2 жыл бұрын
Aamiin walaal
@abdulrahimsamakab5055
@abdulrahimsamakab5055 2 жыл бұрын
Anigo yaabaye, maana waalan ,mise cadan baa laga heesayaa, horta lluqada kawaad ee soomaliyaa ma soomali baa mise waa ingiriisi, tii walba wax Soo qorta oo meel dad soomali qora ay joogaan , ingriis xun aanay xitaa bay Soo wada qorayaan
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 2 жыл бұрын
@@samiirashariif6571 Amin inshallah wlal
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 2 жыл бұрын
@Baba Foodle These are political issues I can't talk about and Mogadishu is not a place where all Somalis come from understand broo😊👍
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 2 жыл бұрын
@@abdulrahimsamakab5055 aqoontadu io caqligaga ayad hadashey ninow af somaligu maha luqad adounko dhan lagaga hadlo meshana waa KZbin cid walbana dawata. Somalia ani kma so jedo ismana matalno lkn wan ku wada hadalna afka keliya even isku lahjad ma niHin. Wxa filaya luqada somaliga keliya adi lagu baray inta kle ma fahamtid school so dhigo ka bacdi community so dhex gal ok 😂❗.
@ismimoh8333
@ismimoh8333 2 жыл бұрын
Abdale & saxiibkii ck waxay muqalada u duuba si professional ah iyago magalooyinkeeni somaliyeedna noloshoda inooso tabinaya Mogadishu wa miskiin koriso rich or poor pple isku maceeshad ayay cuni karaan isago mid walba halkiisa ku dhargayo reer Mogadishu alle haydin dhawro wa magaalo qaali ah wlhi thank you guy's 🙏🏾❤
@yasinaware9939
@yasinaware9939 7 ай бұрын
Ha ilaawin wadankooda joogaan.
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 жыл бұрын
Maasha alaah cabdala jamaall iyo khaalid ck waa idin salaamay🤚🤚 keep going prothres💯💯👑👑👑
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 2 жыл бұрын
Macmacaanka muqdisho waa looga harey 🇸🇴✌️
@AyanAli-xj9et
@AyanAli-xj9et 2 жыл бұрын
I cun i calaji calosha igey la dhahaa love ku ahy mss muqdisho muq wacan 😍😍😍
@manaal3968
@manaal3968 2 жыл бұрын
Masha Allah mugdisho cadey maskiin uroon waye ❤❤❤🇸🇴🇸🇴💋
@aminaabdi6245
@aminaabdi6245 2 жыл бұрын
Mugdisho allow dhowr oo nacabka isha kuhaya kaleexi waligay matagin lkn waan jeclahay insha allaah one ☝🏻 day inaaan aado wlhi 😭😍🥰💕
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Waalagu soo dhaweyn in sha Allah
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
Somaliyeey meel kasta ood joogtaan isjeclada oo aduunka la jaan qaada idinkaa cid kasta iska xigee Aduunkan inoo tashanaya aan ka tashano qabyalad isku caygana iska dhaafa Viva musdisho…hargeysa..jabuuti…jigjiga….garissa…i love all ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xamsecabdibarre5761
@xamsecabdibarre5761 2 жыл бұрын
I respect u wllo
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 2 жыл бұрын
Walaalaheen reer Somaliland always waa hal abuur. Kal iyo laab waan idin jecelnahay ❤️❤️❤️❤️
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 2 жыл бұрын
Abdalle Jamal Keep Up Lipaah 🦁
@najmaahmed318
@najmaahmed318 2 жыл бұрын
i cun io calaaji calooosha i geey dhahna reer muqdisho hdaa nahay 😂😂😂😂
@kaahanuurachannel1019
@kaahanuurachannel1019 2 жыл бұрын
masha alllah LACAG SOMALI ❣ Waan u xiisnay Hadaaa rreer PUNTLAND Nahay
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 2 жыл бұрын
Wlhi oma istucmashan miyaa
@shakurhaji6218
@shakurhaji6218 2 жыл бұрын
Rer muqdisho afsomali asal kumahayaaan meesha..icun icilaji hada meel uqaad bal😁love u people of muqdisho
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
Idinku carabi iyo englishka aad ilbaxnimada u moodeen ka waran
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
@@mohamedabdimohamoud8328 Idinkaba Italy Ayaa Idinka Buuxee Marka Dhexda Layskugu Imaado Somalilandba Idinka Lahjad Saxsan
@yonisabdullahiwarsame1799
@yonisabdullahiwarsame1799 2 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 Maya
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
MUQAAL XIISO BADAN WITH PROFESSIONAL KZbinR 👌
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 2 жыл бұрын
Muqdishu halkii xudunteydu tiil waan u xiisay runtii Waad ku mahadsan tihiin waqtiga aad geliseen muuqaalkaan quruxda badan 👍
@iqraabdulahi1113
@iqraabdulahi1113 2 жыл бұрын
Kusoo dhawoow Muqdisho gaar ahaan Hamar weyne 💙🤍
@dimplegirl2406
@dimplegirl2406 2 жыл бұрын
Dhareerka waa iga dhamaaday cawa 🤣 wax walba oo aad cuneysee wan kula cunayay Abdallow Allah haku daweeyo wlal qali ❤️❤️❤️❤️ Said ban ugu xiisay My Home Mogadishu ❤️❤️❤️❤️
@wll__mankamankayare7812
@wll__mankamankayare7812 2 жыл бұрын
Welcome back abdla jamaal legend Pro dayax dalnuurshe iyo khadar keeyow soo qabo nio
@saafiabdalla4563
@saafiabdalla4563 2 жыл бұрын
Masha Allah muqdisho waa maskiin kalkaal
@abdallahussen5702
@abdallahussen5702 2 жыл бұрын
Asc Aad Baan ugu faraxsanahy inaad muqdisha casimada umada somaliyeed kasoo waranto&War bixino degankega muqdisha 👌 Switzerland 🇨🇭 yaan kasosalami salaam poqortooyo 🙏
@nimcomahamed5019
@nimcomahamed5019 2 жыл бұрын
Muqdisho cadeey🔥🔥🔥 alle nabad haydin siiyo from hargeysa♥️♥️
@djmoha6091
@djmoha6091 2 жыл бұрын
Welcome Mogadishu awoowe🇸🇴🇸🇴✌
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 2 жыл бұрын
This is amazing vlog(dhulkeena waa iska nimco ALLE hanoo barakeeyo).
@nimcojaamacbuuay3492
@nimcojaamacbuuay3492 2 жыл бұрын
Wow cabdale jamaal noolow wll waa muuqaal aad u qurux badan waankaga baranay muqalada alle hamigaaga iyo hadaf kaga alle ha ku rumeeyo cabdale❤❤❤❤❤💯💯💯💯khalid ck🤚🤚
@sahrasaalim1740
@sahrasaalim1740 2 жыл бұрын
Msha allaah welcome muqdisho ❤❤❤❤taagero ba ku ahay cabdalow
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 2 жыл бұрын
Muqdisho the capital city of great 🇸🇴 😍
@fowzmacalin7400
@fowzmacalin7400 2 жыл бұрын
Thanks Abdala for visiting my home town Mugdisho…. Support you 100%%%%
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Maasha alah dhalinyaro keep going dhulkeenaas boorka badan baynu leenahay marwalba
@noradindahir9589
@noradindahir9589 2 жыл бұрын
Vlog badan ayan kasugeyna jamaal oo mogdisho ah keep going
@saousandidar3234
@saousandidar3234 2 жыл бұрын
MashaaAllah Abdallah tks u bro muqdisho ilahayow nabada u siyaadi oo barakee
@deeqaxmed8558
@deeqaxmed8558 2 жыл бұрын
Abdalle soomaali dhabaa tahay wllky guul iyo gobanimo
@hamdiINdhacad
@hamdiINdhacad 2 жыл бұрын
Wan uxiisay muqdisho caday❤🥰😢waan dhiiri galinaya dhalinteena soomaliyed ee inoo soo bandhiga quruxda dalkeena soomaliya guulaysta walayaal love you❤🥰🇸🇴
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Masha alh abdala jamaal legend best vlog muqdisho cadey 👌❤✊💯
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 2 жыл бұрын
Maanshalah moqdhisho muuq wanaag from hargeysia 😍😍😍😍😍😍😍
@Aqoonbille
@Aqoonbille 2 жыл бұрын
first ana ah cabdala jamaal keep going legend
@saamichannel7558
@saamichannel7558 2 жыл бұрын
Saaxiib Abdala jamaal Muuqaalka lahjadaha soo duub waqooyi from Koonfur language speak
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 2 жыл бұрын
Walalaheena nagu Qaali ah soomaaliland Salaan gobeed naga gudooma dhamaantiina . Soo dhowaada waan idiin jecel nahay One love. ❤💯🌺
@yasinaware9939
@yasinaware9939 7 ай бұрын
Wadankaa jecashahey. Anigu sida hargeysa aan u jecek nahey ayaan xamarna u jecelnahey.
@suleymaanyaasiin1208
@suleymaanyaasiin1208 2 жыл бұрын
Mansha allah, muuqaal aad sifiican u diyaarisay oo dadaal badan ku bixisay weeye masuul✔️🥰allah ha idin xafido masuul
@najibali3351
@najibali3351 2 жыл бұрын
Amazing wala Moqadishu meel sharaf mudan amni waara Allah hasiiyo
@rudwaanmahamuud9084
@rudwaanmahamuud9084 2 жыл бұрын
First one person watching abdale jamaal waan ku salaamayaa
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 2 жыл бұрын
MashaAllaah aad oga helay walhi muqdisha cadey meshan ku dhashay ❤️❤️❤️
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Abdala jamaall Abdala aad baan ku salaamaya wllky 👍🙏❤
@mohamedabuukar7398
@mohamedabuukar7398 2 жыл бұрын
Adala jamaal horumar wacan lipax waku tageraa wadna ku mahadsan tahy Vloga quruxda badan e aad muqdisho kadiyaarisay🥰✊
@hacaaz1337
@hacaaz1337 2 жыл бұрын
Love yu muqdisho from puntland ❤️🥳
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 2 жыл бұрын
Hohob yaroo bas baasleh🤣 Khalid iyo abdalla meshan goormaad timidee malinkastan joogaa Idin mana arkee
@ahmetkayse5023
@ahmetkayse5023 2 жыл бұрын
Ck in the building 😂😂💯
@wafafaisal1285
@wafafaisal1285 2 жыл бұрын
Fav youtuber ❤💯
@abdirizakosman2247
@abdirizakosman2247 2 жыл бұрын
First one keep going Abdalle jamal💪
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
The one N only Legend Abdalla jamaal Keep it 💯 I am interested this programme 😀 Price of different city❤
@Rittwan
@Rittwan 2 жыл бұрын
🙌
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 2 жыл бұрын
Lol Erling Haland to mogdishu fc 🇸🇴
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Walee xamar iyo magaaloyinka kale ee soomlida iney isku mid ahyn waayo galkcyo yan kunoola 10$ waxba kama ahan waxna ma goyso canbaha halka xabo waa 0.4$ halka muqdisho uu kayhy sadex kun oo shilin soomliy iyo laba kun mooskana klgalkcyo waa 25.0$ bal kwrn hadana buuhodlaan joogaa waana lamid galkcyo isma dhaanto iyo dhashood wllhy rer muqdishow nabad unbaa idinka dhimnee barwaaqo aduun waas haysataan ilhy ha idiin siyaadsho xamar masaakin badan ayay umiicinty ee ilhy dhibka haka dulqaado
@iqraabdisalad2118
@iqraabdisalad2118 2 жыл бұрын
Amin abyo mcn
@worldnature6185
@worldnature6185 2 жыл бұрын
MUQDISHO MUUQ WANAAG Yaa ila arkay inay dhisantay 🥰🥰🥰
@hamdi3092
@hamdi3092 2 жыл бұрын
Masha allah aad io aad
@nabiihamaxamed8033
@nabiihamaxamed8033 2 жыл бұрын
Oo lahjaduun modye Inan Kukala duwanee Xita cunta da Kukala duwanee. 😁😁 RER. Muqdisho. Madaxa nosarantiin🙏🙏
@zuleekhajannaleh874
@zuleekhajannaleh874 2 жыл бұрын
Niman Lataby wan idin ZaLaamya Form dacar budhuq 🇮🇹🥰💋♥️🙏🥀
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 2 жыл бұрын
The one and only Apadalle jamaal keep going pro👏💫 Iam interested This ogramme😀price of difference city❣
@raam_____official6238
@raam_____official6238 2 жыл бұрын
Abdale jama abdale and khalid ck two legends
@jamaabdikarimjama7582
@jamaabdikarimjama7582 2 жыл бұрын
Good job Fam,, well done..
@hanadhandz3797
@hanadhandz3797 2 жыл бұрын
Welcome to moqdisho ❤
@itaa_norwarsame9367
@itaa_norwarsame9367 2 жыл бұрын
Mansha Allah amazing 👏
@ixsandayib5150
@ixsandayib5150 Жыл бұрын
Cabdalow igu salaan reer muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikranali8940
@ikranali8940 2 жыл бұрын
Aad baan idin salamay from jigjiga walalady reer xamar Somalia
@khadarabdielmi9128
@khadarabdielmi9128 2 жыл бұрын
Noso badi video koly wn ognhy inay fududyn in malin wlba laso dhigo video hdanh wlhi videoydada wa amazing
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
You tuber kaliya tagero welcme muqdisho🥰
@hamdimustafe2609
@hamdimustafe2609 2 жыл бұрын
Cabdale keep going wll aad baan kuula socdaa videyawyada soo badi waad caajistay maalmahane
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Asc Hargeisa iyo Muqdisho waa laba caasimadood oo walaalo ah Maasha Allah 💝💝
@yasinaware9939
@yasinaware9939 7 ай бұрын
Labo majirto waa hal wadan
@wiilhoog0928
@wiilhoog0928 2 жыл бұрын
ABDALA JAMAAL THE BEST SOMALI VLOGER 👑💗
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 2 жыл бұрын
Legend nimo abdale jamaal 👊🏽👊🏽👊🏽👊🏽✊🏿
@Abdikaadir.Aweys100
@Abdikaadir.Aweys100 2 жыл бұрын
Gob hada maqasho waxey ku nooshahay Mogadishu Alloow Dhowr Somalia 🇸🇴 waa dad wada qalbi saafi ah 👍 Somalia 🇸🇴 hanolaato 🏫
@misssmile3470
@misssmile3470 2 жыл бұрын
Welcome back Abdalla✌
MUQDISHO STREET FOOD
12:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 225 М.
10$ MAXAY KAGA JARAYSA ISTANBUL IYO CUNTOOYINKA WADADA ( STREET FOOD )
15:21
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 222 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 36 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 26 МЛН
BURCO MAXAY KAGA DUWAN TAHAY MEELAHA KALE
12:52
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 207 М.
ABDULAHI KASHKA VS QAWDHAN CHALLAGE ADAG
13:58
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 116 М.
CHALLENGE / XUJO ADAG BIXI LACAGTA 100$
10:59
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 181 М.
SOMALI NIGHT AWARD 🥇 ( MUQDISHO )
12:30
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 249 М.
MARKII IGU HORAYSAY DJIBOUTI ( MY FIRST TIME IN DJIBOUTI 🇩🇯)
10:56
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 172 М.
ADDIS ABABA VLOG   ( አዲስ አባባ VIOG )
15:25
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 179 М.
VLOG XEEBTA HUMBEEL  IYO KAFTAN | MUQDISHO | HD
9:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 136 М.
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 173 М.
Magaca Xamar wayne xagee ka yimid?? | Old district
10:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 224 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 720 М.
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 53 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 53 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 3,5 МЛН