VLOG XEEBTA HUMBEEL IYO KAFTAN | MUQDISHO | HD

  Рет қаралды 137,082

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@xafsahoodo1461
@xafsahoodo1461 3 жыл бұрын
Reer muqdisho saalaan qaaliya iga gudooma Dad aan jeclahay from burco
@daacadxasan8173
@daacadxasan8173 3 жыл бұрын
Wanka qadnay wllo
@naaziftech
@naaziftech 3 жыл бұрын
Wan kaa gudoony wll qali Soo dhoww minika minikaga waye
@yusufxaji2203
@yusufxaji2203 3 жыл бұрын
Masha allaaah rer waan aminsnahay dad adag waaye
@damka5373
@damka5373 3 жыл бұрын
Gobolka Raga reer Burco dad naga cilmi badan
@deeqsi989
@deeqsi989 3 жыл бұрын
Sharaf iyo cizi qaado
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Noolaada Ree Muqdishooy🇸🇴 From Hargeisa Somaliland 🇮🇹
@Norawarsame
@Norawarsame 3 жыл бұрын
Drop Italy flag.
@Lili-hm2ew
@Lili-hm2ew 2 жыл бұрын
💞💞
@farhanmoha9913
@farhanmoha9913 3 жыл бұрын
KZbinr Mogadishu waxay ku mashquulsan yihiin aweys baafow ilkaa loo galiyey iyo ilkaa lagala baxay😢halka abdala jamal iyo aydaruus Mogadishu inyar jooga ay soo bandhigayaan muuqaalo indhaha u roon 1m subscribes ayaa u qalantaan
@salmoali5146
@salmoali5146 3 жыл бұрын
Run badnidaa😁
@bushracadey931
@bushracadey931 3 жыл бұрын
dadka xolaha waxdhaamin hanoosheegine ismahaan daahir soofiirso ayadaa muqdisho matashee
@qaaliali4741
@qaaliali4741 3 жыл бұрын
Wlhi runtaa waaye waa ku heestaa rer hargaisa
@samiaahmed5443
@samiaahmed5443 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 жыл бұрын
Rer muqdisho dad hal abuurle maaha oo la barbardhigi karo rer Hargeisa Haday noqoto suganta nocayadeda kala duwan , muqalo iwm
@hamsegadhka4824
@hamsegadhka4824 3 жыл бұрын
Waxaan Qirayaa inayna Jirin somali KZbinrs Sameeya Ama Duuba muuqaalada Aad Samaysaan waa In Laykdinku Abaal mariyaa Horumarkiina hore usocda🔥👑👑
@seidmehmettabdalla5297
@seidmehmettabdalla5297 3 жыл бұрын
Wow best beach ⛱ Somalia two legends Always keep Going🙏💕🙋‍♂️
@dreamleague7947
@dreamleague7947 3 жыл бұрын
Jeel miyaa sugaaya hh
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@dreamleague7947 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin a
@dreamleague7947
@dreamleague7947 3 жыл бұрын
@@Somalihappyfamily igu haleey siz mcn #subcribed#
@mohamadali445
@mohamadali445 3 жыл бұрын
if u live in yoruub or usa dont came in somaliya
@vlogsomalia7517
@vlogsomalia7517 3 жыл бұрын
War flogyada nosoo badiya wllayaal full respect
@ahmedalimohamed909
@ahmedalimohamed909 3 жыл бұрын
Waxaan raba innaad lakulantiin oday cabdule
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
From hargeiza Somaliland rer muqdizho wan idin zalaamay
@shukriciise6475
@shukriciise6475 3 жыл бұрын
Kaa qadnay
@fadumoabdisalam6918
@fadumoabdisalam6918 3 жыл бұрын
Wan ka qadnay wlle
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
@@shukriciise6475 Thanks
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
@@fadumoabdisalam6918 Thanks my sister
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 жыл бұрын
Wankaqadar wll from Kenya
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
I was born in muqdisho and I never heard about this beach before today liida iyo jazeera Lee kasaaaa 😄😄😄Mashalah thanks wallayal
@hassanabdullaziz6295
@hassanabdullaziz6295 3 жыл бұрын
Im in mogadishu and i never heard about it 😂😂
@ramlaalishire3672
@ramlaalishire3672 3 жыл бұрын
Same walahi
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
@@hassanabdullaziz6295 haaa walal I left somalia at age of 7 years lakin manta ka hor maa maqal
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
@@ramlaalishire3672 sister we are in same boat markaa kkkkkkkk
@hassanabdullaziz6295
@hassanabdullaziz6295 3 жыл бұрын
I live in Mogadishu for 2 yeara It is good Place
@umuraage2984
@umuraage2984 3 жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa iney sidaan iyo si ka fiican isugu xirnaadaan dhalinyaradeena ee dhalinyarooy kuwa isu xiran noqda oo dadka iyo dalkaba idinkaa iska leh waana idinku faanaa wllaalaheyga quruxda badan.
@moliban8133
@moliban8133 3 жыл бұрын
Reer galbeedka muuqaldaan oo kale waxay dhahaan "dope Vlog 🔥 this is 👏 another level" 😇
@abdiaziizhasan8470
@abdiaziizhasan8470 3 жыл бұрын
Inta kalid ck shekadisa kecel ismujiya oo Like saara 😂😂
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Rer Muqdisho Salan Sare. FROM HARGEISA 🥰 Cayto And Abdalla Sii khazan Idin Salamay Nio Back Hargeisa dee 😁
@maryamajayte9381
@maryamajayte9381 3 жыл бұрын
Wanka qadnay mitaa lamida
@akaafikc5047
@akaafikc5047 3 жыл бұрын
One love reer mogdisho cadey 🇸🇴 jamal iyo ceyduruus thanks ✔ frrom 🇨🇦
@lulaothman
@lulaothman 3 жыл бұрын
Muqdishoy wndin salaama from hargaisa😍🙋
@najiibrabiile319
@najiibrabiile319 3 жыл бұрын
Wan kaqadnay wlle
@aligalayr973
@aligalayr973 3 жыл бұрын
Wan kaqaday
@haniali4950
@haniali4950 3 жыл бұрын
Is dhax galka aad bu u fiicianyhy channelkana aad ban ugu xeranhy Ani iyo familkeenaba hore u socdo wllalayaaaal♡♡♡
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 3 жыл бұрын
qofka shaqsiyadiisa waxa ka turjuma qaabka uu u libisan yahay zxp abdalla akhayaar ayaad tahay labiskaga ayaa inoo sheegaya shaqsiyadaada keep going
@sowda2506
@sowda2506 3 жыл бұрын
Anoo reer muqdisho ah aaba kaseyn xeebtaan quruxda badan leh maasha allah muuqaal qurux badan
@najiibyare4483
@najiibyare4483 3 жыл бұрын
Kaaraan bay kutaala
@ahmedtifowh.qeyrshe6025
@ahmedtifowh.qeyrshe6025 3 жыл бұрын
Is dhaxgal wanaagsan baad wadaane ino so badiya Volgyadaan mcn From Jowhar (Aduun Jowhar ka joog Akhirane janadii Firdowso)🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 3 жыл бұрын
Zhp vlogyada jawhar nala wadaag hadaba adiguna haday janadii ifka tahay
@mohamedomarjowhari4338
@mohamedomarjowhari4338 3 жыл бұрын
Ahmed Tifow Magaaladda Adinkaa Joogee Noo Soo Kala Kiciya Niman Yahow, Jowhar Jano.
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
Mashalah aniga jowhar jeclalahay...reeer horsed matahay mise hantiwadag? 🤣🤣🤣🤣
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 3 жыл бұрын
@@zaralulu3669 ✋
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
Janada isku arkrnaa inshaa allah
@ifkaifka537
@ifkaifka537 3 жыл бұрын
Ala maxan uxisaay wadankayga🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤thnks guys 💯
@Abzsully
@Abzsully 3 жыл бұрын
Miyaa La waayay , ragg sida muqdisho u shidaa ? Miyaa la waayay Ragg sidaa Uso bandhiga quruxda mogadishu 🇸🇴 “Inamadan Wa wareeer” ❤️ Aj & Az #Somalilanders #Onelove
@gani755
@gani755 3 жыл бұрын
Xero awr zo qurxi iyo godki 😂😂🖐
@abbasmohamud6338
@abbasmohamud6338 3 жыл бұрын
Sida niilaga gobsanyahay balfiriya tolkiin ma ogal in aan camer ladhaxmar. Nolada oo nola fican nolad waxaa rajaynaa in waxaa dhaash somali waxtaraa
@xogsugan1842
@xogsugan1842 3 жыл бұрын
@@abbasmohamud6338 kuwan idinka u baahan oo quruxda wadankiina soo bandhigayaan
@safiosaafiofficiall1637
@safiosaafiofficiall1637 3 жыл бұрын
Lama waayine eee caqligii baaa wuxuu ka galay kuunto haweeen
@abdirahmanawil7096
@abdirahmanawil7096 3 жыл бұрын
@@safiosaafiofficiall1637 😂😂😂
@awalali8074
@awalali8074 3 жыл бұрын
Masha Allah xeebtani aadbay u quruxbadantahy 🥰🥰illahay mar uu ha igu simo muqdisho ✌️ From hargysa ❤️
@fadnahusein8319
@fadnahusein8319 3 жыл бұрын
Masha alaah wan u xiisay muqdisho cadey ilahey hano xifdiyo muqdisho nabadan jecla in an mar ku so naste nasiib ha ikeno xamar❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏👌
@An-mb9do
@An-mb9do 3 жыл бұрын
Xamar wad I jecleysisen wa inan tago insha Allah laga bilabo hada team Xamar 💪🏽
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Muqdishoy Ciil ha mudan masha allah wa muuqaal aad u qurux badan🇸🇴🖤
@rahmanor3907
@rahmanor3907 3 жыл бұрын
Inta jecel vlog yada mogdishu ee abdalla jamaal like haila dhiifina😘❤
@somali3719
@somali3719 3 жыл бұрын
Muqdisho belongs to all Somalis, reer hargeysa is always welcome to the city.🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
💯
@moafroh6707
@moafroh6707 3 жыл бұрын
Qeyz aha
@azmamacaane2200
@azmamacaane2200 3 жыл бұрын
Qays qaysr wakaanaa
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Mansha Allah jeceliyaa melaha xebaha. Muqdisho alle nabad qab ha ka dhigo quruux
@nimcunimo974
@nimcunimo974 3 жыл бұрын
Who else heard this beach before today ITS AMAZING nd BEAUTY 💙 Always I CLUB MAY HANDS abadalla nad azonto 👏
@najiibyare4483
@najiibyare4483 3 жыл бұрын
Aniga Kaaraan bay ku taala mariino Beach baa ladhaha hunmeel magaca meel ay ka keenen MA aqaano😁
@crowlcamel8933
@crowlcamel8933 3 жыл бұрын
Quruxdiina + meesha aad fadhisaan+ meelaha aad nadaawad siiseen= Simply best on earth.
@Hibaky
@Hibaky 3 жыл бұрын
Like iisaara cidna igamasoo horaysee bal aan eego waxay tarto liketu e 😂😂😂😂
@abdiwahababdilaahi5986
@abdiwahababdilaahi5986 3 жыл бұрын
CEERIGABOOOH😃🇮🇹
@mohammedabdulaahi
@mohammedabdulaahi 3 жыл бұрын
Magaceygu waa Abwaan Dacar___Plz subcribe iisaar channalka kzbin.info/door/iPcuvlUXXdrXG-Izcj_B0A
@abdirahmanabshir2141
@abdirahmanabshir2141 3 жыл бұрын
@@abdiwahababdilaahi5986 😁sool
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 3 жыл бұрын
@@abdiwahababdilaahi5986 magaldayidii
@wacanali3595
@wacanali3595 3 жыл бұрын
Masha allah caadi maaaha allow barakee dalkeena
@Maftuuxgool
@Maftuuxgool 3 жыл бұрын
Reer muqdisho gobta dhaladka waan idin salaamay From berbera
@abdizamad7664
@abdizamad7664 3 жыл бұрын
MUGADISHOW magalo karamadeeda wadato ALLOW inoo dhow like somaliwey ✌❤
@mohamadali445
@mohamadali445 3 жыл бұрын
amiin
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 3 жыл бұрын
Hora u socoda waa dhulkiinii hooyo walaalayaal waanadkumahadsen tihiin quruxda muqdisho ood soo badhigteen
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 3 жыл бұрын
Dhulkeena nimcaa fadhinda mnsha Allah Abdalla jamal and cayduruus Awlaadul casima wan idin xiisay horu mar wacan ikhwaani 😍❤😍
@amiirahusein8421
@amiirahusein8421 3 жыл бұрын
Muqdisho muuq wanaag❤😘😘😍
@badrihassan8290
@badrihassan8290 3 жыл бұрын
Muqdisho qurux badanaa waan Soo socdaa from hargeisa
@somaliaction2451
@somaliaction2451 3 жыл бұрын
Manshalah Abdala iyo CaydarOuS keep going❤💬💚 FROM HARGEISA
@libaanyare2074
@libaanyare2074 3 жыл бұрын
Waa lawada legend ee somaliland ka soo baxen keep up from mogadisho 💫
@yaashadma921
@yaashadma921 3 жыл бұрын
Ku raxeyso dhulkaga hooyo ✌️💯
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 3 жыл бұрын
Waxaad sameysaan youtuberska somalida uma badna ama maba sameyaan Ani cimaamadiina mahesto wlh hormar wacan from muqdsha♥️♥️♥️♥️♥️💯💯
@nadiraali6679
@nadiraali6679 3 жыл бұрын
The video quality is amazing Mashallah 😍 ❤️ hore u socda ❤️
@haniyaxye2078
@haniyaxye2078 2 жыл бұрын
Waw best beach Somalia legends always keep Going
@salaxsanaagofficial8081
@salaxsanaagofficial8081 3 жыл бұрын
Wow wllhie waa meel Aad u qurux oo mudan in jawi laguh qatoh
@lakishow143
@lakishow143 3 жыл бұрын
Mansha allah hore u socda walaladay
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon 3 жыл бұрын
maasha allah muuqaalo qurux leh ayaad duubtaan Keep going .....
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
Masha allah wlahi waaa dhulqurux badan mash allah ilaahay ha ina garansiyo dhulkeena khayradkaiyo quruxdiisa alxamdulilaah ubixii dalku waaa kaas hala beero si quruxbadan
@waayelcollege5699
@waayelcollege5699 3 жыл бұрын
Real KZbinrs keep going 🔥💪🏽🔥 From Hargeisa
@ahmedgelle5409
@ahmedgelle5409 3 жыл бұрын
Walalayal horay usocda wlhi muqaladina KZbinrs ka magaladan muqdisho horey umey sameyn wax weyn ayad soo kordhisen wan salamaya inta ku hadasha afka somaliga ♥️♥️
@khadraawale9320
@khadraawale9320 3 жыл бұрын
Love it! Keep bringing the beauty of our country, but more in Gabiley, please :)
@dhalboqortooyo9552
@dhalboqortooyo9552 3 жыл бұрын
Waaw magaladi aan ku dhashay ku koray kuna so barbaaray but 12 years aan ka maqanahay jamal & abdala dhalinyato qalbi fican keep going
@abdulahiabdiqalaf4043
@abdulahiabdiqalaf4043 3 жыл бұрын
Nio nimannkan moqdishaba u bahneyd ma istirahdeen Asaxbey
@boyofficial3348
@boyofficial3348 3 жыл бұрын
Kkk moqdisho qof walba free ayey u tahy xittaa shaah calanka marqaan land waa ku dhax cabi kartaa la kuma xerayo
@sergioapdillahi5229
@sergioapdillahi5229 3 жыл бұрын
Anaa wasa somalia
@sergioapdillahi5229
@sergioapdillahi5229 3 жыл бұрын
Somaliland ❤❤❤❤🥵
@ggtl304
@ggtl304 3 жыл бұрын
@@sergioapdillahi5229 niyow waxaa walaga tagy odayashi hore yaa god la galay ee kasoco😆
@sergioapdillahi5229
@sergioapdillahi5229 3 жыл бұрын
@@ggtl304 anaa kuwasa niyow somaĺia waa xaasidiin
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 жыл бұрын
My home mogadishu muuq wanagsan jecliya degaankeyga iyo dadkeyga qalbiga wangsn ilma aptiyadey ku raaxaysta 💞💞 aray mahaan fariista lahjadeyda dad daris wangsn inan nahay o so dhawayn bdn waxa kugu filan somalia odhan ba hayna❤❤
@shuebmohamed3982
@shuebmohamed3982 3 жыл бұрын
Ar yaa khaalid ck Naga qabto war luqada Abgaalka ha u gafin ayda xamar lagaga hadlahe 🤩
@rzacck
@rzacck 3 жыл бұрын
Aree mahana miyaaad joogtaaan 😅😅😅😅 Ana waaniga bartayba
@khadirabdi7088
@khadirabdi7088 3 жыл бұрын
Waaw best youtubers in Somalia ragani waa wax kale more subscribe ilaa million Insha allah keep going bro
@zaynabmohammed683
@zaynabmohammed683 3 жыл бұрын
Mash Allah hiba du waa wax illhy bixiyo mash Allah waa wiilal meshii ay jogan ba yagu shidaya oo shamacoda wata Allah haynigu garab galo
@khadromohamud9427
@khadromohamud9427 3 жыл бұрын
Mashalalalah inaba caaadimaha runti ma ogeeen inay xeeebta qurux Badan jirto thnks from growe
@shaadhcade3572
@shaadhcade3572 3 жыл бұрын
masha allah Horay u socda walaalahay qaaliya Abdale jamaal Aidarus iyo khalid Run ahantii muqaaladiina malinba malinta ka danpaysa wax ayaa iska sii badalaya ini wataa walalahay Keep going ❤💯🤺 500k oo subscribe inaga mudan yahay inaan gaadhsiino🤺
@khadromohamed5701
@khadromohamed5701 3 жыл бұрын
Mansha Allah wilashan wan tagera ilhay ha idin xifdiyo wlhy America kuma arag xata meshano kale dhulkena dahabsana wad dadaleysane dalka nabara thanks
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 3 жыл бұрын
Wad iga Hor bilowdeeen Team azanto i0 abdala Like igu zharva✔🤩
@ardoabdo9502
@ardoabdo9502 3 жыл бұрын
Mnsh allh meel qurux badan niyadan ka imadayba halkaa big respect
@kabitaanojr10
@kabitaanojr10 3 жыл бұрын
Waqti qurux bdn Goob qurux bdn Muqaal qurux bdn Iyo dad tayo u leh Wax soo saarka Horumar wcn Abdala jamaal Azonto Khalid ck 🙏🙏🙏
@suadomer8737
@suadomer8737 3 жыл бұрын
Mashalla abdale aydarus my favourite youtuber aya tihin hore usocda
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 3 жыл бұрын
masha allah abdala iyo jamaal hormar ayaan idiin rajeynayaa
@hawaahmed142
@hawaahmed142 3 жыл бұрын
MashaMaasha allh liido iyo jazira waxan ehen man arag!
@MohamedAbdi-wk8gr
@MohamedAbdi-wk8gr 3 жыл бұрын
Berigii yaraantii Xeerarka ninka kubada leh 1 : Hadii sadex naadi la ciyaarayo isagu waa apline oo waa uu ciyaaryaa mar walba ama waa dhex 2 : Hadii naadiguu u jiro laga badiyo kuwa soo gala ayuu u ciyaaryaa 3 : Hadii ay laba naadi tahay waa inuu noqdaa ninka ugu kubad taabashada badan kooxdiisa 4 : kuwa u jira kooxdiisa hadii mid ka midaa baaska u dhigi waayo waa loo diideyaa kubada isaga oo waa laga saaraya madama uu mulkilihii u baasi waayey 5 : Hadii labada koxod isku qabsadaan kubad gool ah ama aan gool ahayn oo lagu murmo isaga ayaa go'aan ka gaadhaya. 6 : mar walba isaga waxa u ciyaaraya kuwa ugu laacibsan 7 : Hadii rinkoodhe laaganayaan kooxda uu u jiro ka yare kubada leh isaga ayaa mar walba laaganaya 8 : ka uu neceb yahay mar walba goolaha ayuu galinya haduu diidana ma ciyaarayo 9 : Hadii laysla yara murmo kubadiisa wuu qaadanyaa iyo qaar kaloo badan. Maxaad ka xasuusataa adna ku darso 😁
@alnaimi4035
@alnaimi4035 3 жыл бұрын
Nin wax badan og
@ShabcaanLaangadhe
@ShabcaanLaangadhe 5 күн бұрын
Fidhyowgan uqurxonyay wanu xarabe wlhi blhi marki sadexad dawado landherayal 💪💪💪💪💪💯💯keeb goin ♥️
@khaaliddihood9654
@khaaliddihood9654 3 жыл бұрын
Hore u socda abdalle and aydurus and khalid ck ♥️🥰
@mahaddalnurshe9769
@mahaddalnurshe9769 3 жыл бұрын
Wow Best Beach In somalia abdala jamal iyo ceydaruus saxib Muhu Mahii waaye dheh Kaptan Kep Going 2 Legend
@naimaofficial3129
@naimaofficial3129 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂. Salol maanta igu horeyso afsomali badan ayaan inka faaiday abdala team. Horey usocda
@Hothoo
@Hothoo 3 жыл бұрын
Manad maqal heestii Ahmed arsha ee bun iyo salool🤣
@hanadyasin2207
@hanadyasin2207 3 жыл бұрын
Daango aa laga wadaa sistr
@bileartan7
@bileartan7 3 жыл бұрын
Sxpayaal hore u socda muuqaal qurux badan ayaad inoo soo gudbiseen walaalayaal👏👏👏👏👏
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Hore u soco legend🙏❤
@bilalhassan9529
@bilalhassan9529 3 жыл бұрын
Best somali youtubers ayaa o qalantiin
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
Mash allah muqdisho caday 👏👏👏👏
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH waa xeeb aad u qurux badan , ILAAHAY nabad ha siiyo somalia, cadawga gumaadayana ILAAHAY haka qabto, love from hargeisa Somaliland Inamadayada ILAAHAY ha idin xifdiyo wakhti fican ayaad ku qaadanaysaan somalia khaasatan muqdisho, ILAAHAY nabad ha idinku so celiyo 🤲
@itsebyan
@itsebyan 3 жыл бұрын
Ani waa maseerooyaa 😢 Xamar waa ku dhashay xeebtaan abidkey ma arag 🙈 qowdhamiinta waa idin salaamay wllyaal 😁🥰
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 3 жыл бұрын
Xeebta lido iyo jaziiro lee maqli jiray humbeeg maxa ladhaha abaayo 😂
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk naa beenta naaga daa xamar maad ku dhaalaane kkkk
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 3 жыл бұрын
@@ayaanhassan1284 😂😂 abaayo xamar aa ku dhashay wiligeyna kama soo dhixin haween humbeeg wiligey ma maqlin
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 3 жыл бұрын
@@hafsahassan3984 kkkkkk noo fiiri abaayo
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 3 жыл бұрын
@@ayaanhassan1284 maxa noo firinaa abaayo 😂😂😂
@faraxyusuf6237
@faraxyusuf6237 3 жыл бұрын
Vlog aan qurxdisa la cabiri karin💞...horumar wangsan inamadayadii best youtubers...Alle muqdisho nabad ha ka dhigo♥️
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 3 жыл бұрын
Guuleysta wlhi waa idin wadanaa reer muqdishu haddaan nahay
@muhiimcdey4377
@muhiimcdey4377 3 жыл бұрын
Wwww mashaa allh qurux wadankeena 🇸🇴🇸🇴 nabad iyo xasiloni ayaan alle ka bar yey naa in shaa allh
@hassandaadle5530
@hassandaadle5530 3 жыл бұрын
I like how positive u are always keep shining my boys
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 3 жыл бұрын
Old is gold Xeerarkii caruurnimo Mid aan ku darsado Hadii inanka kubada leH hooyadii ay garoonka timaado ciyaartaas way dhamaatay waana lagu kala tagayaa inankewda iyo kubadaba gacanta ayay ku dhigtaa 😂
@maryamamohamed3269
@maryamamohamed3269 3 жыл бұрын
Nimanyahow lahjadiina ha nagu dirqinina waa canjeero , burshiil viva gobtii muqdisho dhal gobeed🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@naciimocumar794
@naciimocumar794 3 жыл бұрын
Masha allah muqaal fican keep going 😘🥰 shaadiyo iyo abdifitaax noo keena mar kala please abdallah iyo seento😍
@zakcalasow8721
@zakcalasow8721 3 жыл бұрын
ck waa cajiib halahaan waa intan ama xoogaygan dadku waa dadkii is dhex gala soomaliyeey sax ayaa fiican
@cabdilaahidaahir8728
@cabdilaahidaahir8728 3 жыл бұрын
Woow abti wad shidantihin abdala jamal abdala khalid iyo cayto maxamed cabdilahi
@susuusaid3771
@susuusaid3771 3 жыл бұрын
War khalid ckyow magalada wadba nagaga badisay 😂😂😂😂😂😂kuma lumeysid 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohammedmuse4347
@mohammedmuse4347 3 жыл бұрын
Nio Abdalle iyo Azonto waa dadkii loogu talo galay Vlogs brothers thank for this beautiful video 😍
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 жыл бұрын
Bal wadankeena🇸🇴💙 Quruxdiisa daya🇸🇴💙 Wlhi Waxaan u malaynayey New York😱 Alahayow Wadankeena🇸🇴💙 Noo Dhawr🙏 Qof walba Wadankiisuu🇸🇴💙 Wax ku yahee🇸🇴💙 I’m from Boorama🇸🇴💙 Somalia🇸🇴💙💪🏽
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
aamin abaayo sharafey wadankeena meelkasta oo ka mida ilahay nabad iyo barwaaqo hanooga dhigo
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
😂😂😂halked somalia u mari
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 жыл бұрын
@@upsidesalam2870 what do you mean
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
@@shacnidhaladkiiboorama5783 halked dowlada somalia u mari somaliland bat tahay wanad ahan donta😏
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 жыл бұрын
@@upsidesalam2870 hhhhh😂 Wlhi Waad iska Dhahday un taas wllo Friday’ da soo socota baan u socdaa Muqdisho🇸🇴💙 Mxaa layska Qaadayaa mida kle Somalinimadu🇸🇴💙 Waa Muqadas taas Xasuusnow Mar walba We’re Somalia🇸🇴💙
@sahanmediapro1054
@sahanmediapro1054 3 жыл бұрын
X ciyaalkii hore Cabdale jamaal imisaad jeer ayaad ahayd xaqlaha kubada dee malintaa hadii laga jiidho aad hore usii qadan jirtay keep going sxb adiga iyo asxaabtuba 🙏🏽
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 3 жыл бұрын
*Adoo caasimadii 2aad ee dalka ka yimid markaad timaado* *caasimadaadii 1aad waxaan dareemaysaa very happy😩 wlhi one love MUQDISHO* *ilaahay soomaali weyn ha mideeyo from hargeisa* 😔😭 🇸🇴
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Hooyadaa iyo Caasimadii labaafba wase Xishoo Hargeysa is not somaliya Hargeysa Somaliland dheh beedee ayaa tahee🇭🇺
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 3 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 hooyo cay ma leh balse 😩 soomaali weyn😓 wax inoo dhaamaa ma jirto maangaabyow
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 3 жыл бұрын
@2021 Aameen yaa Rabi🤲🏿
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
cabdirisaaq feysal cali somalinimo Iyo Marada xunee Buluuga aduu caalamka Wax Kaga Cun oo waxba Hanaga Siin Nacasba Tahee Adeer dad aan Idiin jeediin oin Calankiinu Ka Taagnayn Oon Dowladiinu Ka Shaqayn Oon Nidaamkiinu Ka Shaqayn Oo Aydaan Is Fahmayn oon idin rabin Inaad Isku Dhajisan Ood sheegatan waa idinku Maangaabnimo Ee Wakhtiga ha Iska Luminina Dhista dhulkiina Oo Nabad Ka Dhigta fuck
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 3 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 somalia soomaali baa leh 🇸🇴 hargeysana waa caasimada 2aad ee somalia Ee cuqdada iska saar kugu jirta bro😓
@aliabdi8561
@aliabdi8561 3 жыл бұрын
Wow favroute channel no so badiya sxbayaal♥️♥️🙏🏻
@mustafecaliaxmed2164
@mustafecaliaxmed2164 3 жыл бұрын
Waa ragga kaliya ee koonfurta ka soo duubay muuqaalo noocan oo kale ah
@liona5902
@liona5902 3 жыл бұрын
Masha Allha muqdisho kuu xisey wad kumahadsanitihiin quruxda wadankey aad calamka tusesaan keep going brother’s ❤️
@sahalozkhataroz7544
@sahalozkhataroz7544 3 жыл бұрын
Abdala like ii saar abti janada gaLo
@hamdaadam9221
@hamdaadam9221 3 жыл бұрын
Msha allah inamo dadalya hore usocda wll asonto iyo cabdale Jamal
@nasrudinahmed5820
@nasrudinahmed5820 3 жыл бұрын
Abdallah Iyo Aydarus Jigjiga Iyo Djabuti Iyo Dire Dawa Aya Idin bahan Wli wn Idin sugeyna vlog sidan Oo kle peace 🙏🥺
@sacdahaaruun1079
@sacdahaaruun1079 3 жыл бұрын
Wlhi fani Abdala jamal Abdala and caydaruus Azonto keep going wllo wlhi TAAGEERA buux ❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞👑👑👑👑👑👑👑👑🙋‍♀️
@abdirizakshiinevlogs5085
@abdirizakshiinevlogs5085 3 жыл бұрын
Horta Aad Baan Idin SalamaYa Rag Culuz Baad Tihiin Dadalka Aad Wadaan Hakka Ka Sii Wada 🥰😍
@naawijr7752
@naawijr7752 3 жыл бұрын
Abadle jamaal one of big somali KZbinrs Salaan sarre zhop
@Wawaynka1
@Wawaynka1 3 жыл бұрын
waxan ahay dawadaha ugu horeeya fadlan like iyo subscribe ha ila dhaafin maanta waa if barina waa aakhiro😀😀😁😂😆😀😆😂😂😂😂😂😂
@noradindahir9589
@noradindahir9589 3 жыл бұрын
M.a meel sidan u qurux badan ayaa mogadisho kutaal wali ma arag cajiib wlh hore u socda zxpyaal
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
12:57
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 147 М.
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
14:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 274 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 130 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1 МЛН
SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN
10:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 141 М.
KA SOO DHEX SAAR LABA TUUG { MAFIA GAME }
16:48
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 107 М.
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
21:26
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 184 М.
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
15:42
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 270 М.
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 152 М.
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
15:55
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 127 М.
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
21:10
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 105 М.
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 243 М.
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
14:36
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 92 М.
KASHKA VS QAWDHAN GAME DAGAAL ISKU BADALAY ( WAA BEENTIS )
17:23
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 79 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 130 МЛН