10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa

  Рет қаралды 55,652

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

10 ай бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 156
@ZakimahamadZAKIYARE
@ZakimahamadZAKIYARE 10 ай бұрын
Walal dhirigiliyadtaha walahi wan kuguxiranahay❤❤❤ walal nin dhalan yaran ahy walal waxan raba ni aan hor usocod sameyo marka walal wax igarab tagan malaha alaaah moyaane❤ eewalal ilatali adigorali ah❤❤❤❤❤
@kimali6435
@kimali6435 10 ай бұрын
Wcs teacher ❤ wlhi awaalkaga magudi karo❤ wlhi wax badan ayaan kaa faidaysty😮 sida qof adi kaa tashaday sida loogu tashado😂 masha Allah macalin shukaansiga iga kaafiyay ❤mahadsnid
@Naamir03
@Naamir03 10 ай бұрын
Ustaad Marwalba Pointiga ayad taabata🙌 Aniga ahaan, Waxan jeclahay qof aan si walba ula kaftami karo, Oo aanan ka fikirayn waxa aan u sheegayo, iyo qof nadaafad badan,❤
@ayuushafuaad1945
@ayuushafuaad1945 Ай бұрын
Lkn dhipka jira ah bil adnka marky dacnimadada arkan inay kaga fa idesanyayn
@dagandarajo8030
@dagandarajo8030 9 ай бұрын
Masha allah ayub abwe wlhi wanku duceya markan soxasusto wacyi galintada khyr farabadan alle haku siyo sidan iyo sikawanagsan Kuu rajeynaa keep going 🎉😊
@kimali6435
@kimali6435 10 ай бұрын
Macalin maxa marar badan runta ka hadashay❤ wlhi wax kasta afkaaga ka soo baxayo waa run❤ macalin marar badan ayaan ku soo qadan doonaa oo aan dhihi doonaa❤ macalinkayga shukansiga❤❤❤
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 9 ай бұрын
Wax bdan ba ka faiday wanan so arkay qar bdan oo aad ka nawajisay wlhi Mahdsanid wll ❤
@user-cp3hz9nt4l
@user-cp3hz9nt4l 10 ай бұрын
Ayuubow waa daawaday muqalka qoftaydana wa fasaxay hdane muqalkakuso labtay TALO WLLKIIS DIIDE WUU TURAN TUROODAA PRO TNX😊
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 10 ай бұрын
Mashallah allaha kuxifdiyo wllkey ayuub Ahmed wan kuxisney our teacher 🥺❤️🙏
@kingsamo10
@kingsamo10 10 ай бұрын
Bast teacher aad bad umahad san thy macil wayo wniga waxa ku firsana ya mudo 3sano ah wllhi wahbadana Wan ka Faiday wana kaga mahad naqaya macalin wayo hore ayay somali ugu mahmahday qof ahku siiyana ibadan bad aragta qof wah ku shegama inyar ❤
@orbitfreightlogistics
@orbitfreightlogistics 5 ай бұрын
10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa : 1/ Daren walwal kugu haya 2/Nadaf daro 3/Qof marwalba donaya inad uu tanasusho o khaladga marwalba gudu saraya 4/Waxaa tahay qof kale si aad u waafaqdo qofkuu rabo ( you hide your true personnality ) 5/Qof aa rabin waqti luu mis haka dikan si bari qalbikisa uu dawicin 6/ Qof telephongisa khabesta 7/Someone that enjoy with his friends but he don't want you to do same thing cause he afraid that you cheat on him . becarefull that person control you . 8/qof xaslee leh 9/ QOf malmo ka mashqulaa 10/Qof tiisa la wen tahay
@Anshax_Music
@Anshax_Music 10 ай бұрын
Qofkaad lasocoto hadaanad run uaheegi karin lkn aad kabaqayso inuu kaatago qofkaagi maaaha eee katag imikah hadiikale maalin maalmaha kamida markaad qoys noqotaan ayuu iska tagi doonaa markaasaad qoomamayn doonta
@user-lf1ku3tk4s
@user-lf1ku3tk4s Ай бұрын
M.a abayo talo fcn ayaa bixisay ❤❤❤
@MOHAMMADALI-jk5fl
@MOHAMMADALI-jk5fl 10 ай бұрын
Jazakallahu khayran ustaad
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 10 ай бұрын
salaam Alaykum first one and commit thanks my brother 🎉
@suhaanasaiid-fx5or
@suhaanasaiid-fx5or 9 ай бұрын
No:9 anee igu saabsantah 5days maanan isla hadal sas xiriir nooga dhaxeya hadaa lahadlo ama aan xanaqo maalmuu isbadala kadib bartii buu kabilaba😂Lkn qofka tag lama dhahe wuxu kutaga latusa Mashquul aha iyo isug kanee aheyd lee kuwareerina asaga isgaran doono oo daneesanyo cafio😂
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 9 ай бұрын
🤣
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Walalky Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xamdaxaali9305
@xamdaxaali9305 10 ай бұрын
Jasakallah khayr wll Ayuub Xalwad iyo wax kabadanba waad uqalantaa 💯👍
@user-wt7qm2ql1g
@user-wt7qm2ql1g 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله u r an amazing may Allah bless u
@Gullet-Ahmet
@Gullet-Ahmet 10 ай бұрын
thanks my teacher ayub ahmed keep going always
@aziasaleban1078
@aziasaleban1078 9 ай бұрын
Ani wn maseer badanhy lkn self control baan leeyhy naftyda wn ku kalsoonhy😂😂😂
@ziruu198
@ziruu198 10 ай бұрын
Thanks my teacher 👳
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 10 ай бұрын
Allh haku xafido wax badan ayan kaa faa,iday jzakalhu khyrul jza waxan rabi karajen mar uun inan meel kuwda kulano aduunyo haday dhici waydana aduunka farxad ku nolow iyo raali ahaanshaaha rabi iyo naxariistisa akhirna janatu fardowso kuwaydiin oo kaga rajeen rabi usaatad wangsan ayad tahay rabi haku xafido 🤲
@sackali1464
@sackali1464 10 ай бұрын
Wcs ustaad cinwaanada ceynkan ah noso badi thank you❤
@samanjecel6079
@samanjecel6079 10 ай бұрын
MashAllah jzklAlla khayr walal
@maanka3229
@maanka3229 10 ай бұрын
Walige maka shakinin waxa thy philosophy ani saa ku dawanye 2017 ila io hda waxa noqday nin Expert ah xagga dumarka wax badan a shekty wa arky we igu dhacday runtii ✌️
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 10 ай бұрын
Qofka aan xirirka la leeyhy si walba wuu iigu wngsn yhy frxd iyo ixtiram wan ka helaa lkn naag kle bn uga taagi waayay ugu danbayn goaan bn ka qaaday block ka saaray meel walba imika meel ksta wuu iga raadiya cid walba wuu isoo dirsaday xitaa hooyadii lkn wan ka diiday
@hfsaabdi9077
@hfsaabdi9077 10 ай бұрын
Abayo wxa ila wngsn inad qofks usheegto inad go,aan ka gaartey hdu so laabnayana inu dabeecdahs joojiyo
@asadaraujo
@asadaraujo 10 ай бұрын
Yuub ahmed we love ❤ you wallahi....
@user-gm8sd6bj4m
@user-gm8sd6bj4m 7 ай бұрын
Aniga waxan la socday qof mar mar iska maqanayo ugudaben wan baray waxan ogaday inu qof la soc do😮 wana buriayay mal mo ka hor hada alx istarex darema 🎉❤
@user-qd7qn3rc9x
@user-qd7qn3rc9x 10 ай бұрын
انا احبك وأحب كل اليومأن أستمع بنصيحتك ❤
@nastehaabdullahi
@nastehaabdullahi 10 ай бұрын
Thanks walal.
@hfsaabdi9077
@hfsaabdi9077 10 ай бұрын
Thanks teacher 😘
@amuulaosman9767
@amuulaosman9767 10 ай бұрын
qofki ugu horeyi😍
@fardusahussein3150
@fardusahussein3150 9 ай бұрын
Wale wll inanad been shegin qof aan nadafad wacnan inad la nolan karin nadafda waa diinta badha keed
@user-dj2vx5bd6r
@user-dj2vx5bd6r 10 ай бұрын
Masha Allah xalwadu waa diyaar ustaaad.
@user-jw4je4rf7h
@user-jw4je4rf7h 10 ай бұрын
Allah is one❤
@amalabdi6617
@amalabdi6617 10 ай бұрын
Alla run badanaa wax u u sheegaa xaqiiqda ma jecla somalidu
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 10 ай бұрын
Keep going ustaad
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 10 ай бұрын
Masha alaah ❤
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 10 ай бұрын
Waad mahad santahay ustaad
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 6 ай бұрын
Ustaaad xalwad iyo kabadan baa istaaaahisha pagekaga inta kuxiran Dhamantod wa ay kujecelyihin aniga kow ka ahay Ayuuub ahmed sxb cadowgaga u nolow 🙏 Respectfully 🙏
@user-qn9tr2xw9n
@user-qn9tr2xw9n 10 ай бұрын
First ❤❤
@hantarchannel8251
@hantarchannel8251 10 ай бұрын
Asc ayuub io dhamaan asxaabta halkaan kuxiran waxaa idin salamayaa intas kadib codsi ayaa wataa walahey somaliyeed mahadsanidiin isoo jawaba
@AllahAamin
@AllahAamin 10 ай бұрын
Maxa waye wllo
@deeqoowyare
@deeqoowyare 10 ай бұрын
Thank you allaah xaku dhowro sxp
@hodanabdi-sl1jh
@hodanabdi-sl1jh 10 ай бұрын
Masha allah allaha kuxafido ❤❤❤
@MssAdna-db9zr
@MssAdna-db9zr 10 ай бұрын
My teacher ❤
@hande8858
@hande8858 10 ай бұрын
Xalwo Kismaayo wiilibo ❤😊
@dheereyechannel
@dheereyechannel 10 ай бұрын
Big legend always ayuub Ahmed best teacher's hard 💯💯👍👍😍😍❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@user-vg2lm7bq7h
@user-vg2lm7bq7h 10 ай бұрын
Keep going dear brother
@sofiyacabdi
@sofiyacabdi 10 ай бұрын
Thanks teacher
@user-eh3nq8tk1u
@user-eh3nq8tk1u 8 ай бұрын
Sidee ayaan waxbarashada heer uga gaadhi karaa teacher 🥺
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy 10 ай бұрын
Saxiix walaahi ❤🎉
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 10 ай бұрын
Ayuub axmed xalwadyalo xita wana diyaar macalin🎉🙏✨️
@ayanmaxamed2255
@ayanmaxamed2255 10 ай бұрын
Hore u soco 🥰
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 10 ай бұрын
M.a wll waxad shegtay 100%100 waa sax really
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 10 ай бұрын
thans Bro mcn ❤❤😊
@abdiazziAbdiazzi
@abdiazziAbdiazzi 10 ай бұрын
merci frère
@user-wt7qm2ql1g
@user-wt7qm2ql1g 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون
@nimcoahmed1794
@nimcoahmed1794 10 ай бұрын
Masha allah tabarakalaah aqoonyhn 🙏
@ayaanxuseen1865
@ayaanxuseen1865 10 ай бұрын
First one 😊
@user-to7vi9jp7z
@user-to7vi9jp7z 9 ай бұрын
Ayub ❤ legend baa tahaay
@khalifmohamudibrahim
@khalifmohamudibrahim 9 ай бұрын
Guuleyso ustaad
@sakimohamed2774
@sakimohamed2774 10 ай бұрын
Mida 5naad aya iheysata macalin gabadh baa ikhasabtey anna khaladkas ah iskala soco ayan ku dhacY hadana wan la socda qalpigeygana inyaro jaceyla xita uguma hayyo nabsigana waan ka baqaya😢
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 6 ай бұрын
Ayuubow illhy Haku xafido ❤
@user-zm5id9zw6p
@user-zm5id9zw6p 5 ай бұрын
Asc teachar waxan rabaa ianan isbadal sameyo maxad igulatalin lahay adigoo raliya zxp ayub
@umulkayrabdi7272
@umulkayrabdi7272 10 ай бұрын
Mansha allh lkn qodopka telephone ka xiriir kaliyaa naga dhaxeeya mxay tahy ilama wangsana ilaahay ayaa ku arkaya oo kuu gargaaraya😢❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 8 ай бұрын
Welcome brother Xalwada waa diyaar 😂😂❤❤
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 9 ай бұрын
Thanks
@ayubalimahamoud3385
@ayubalimahamoud3385 4 ай бұрын
Thank 😊 my brother 😊😮
@apdicasiismohamett9616
@apdicasiismohamett9616 10 ай бұрын
Wcs macalin❤ aad io aad umahadsan thy❤
@nastexa6091
@nastexa6091 10 ай бұрын
Xalwo qaxwona anaaa kugu daray thanks wlll❤❤❤
@Raage11
@Raage11 10 ай бұрын
Ayuub walal dhiri galintiisa qaato adban kuu salamay alle ajar haku siiyo waxad ifisaa nolosheena
@user-ek4vp4we7m
@user-ek4vp4we7m 5 ай бұрын
M.a alahakubarakeeyo zxb mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdullah35337
@Abdullah35337 10 ай бұрын
Wll ayub inoo bixi course KZbin ah wax badan oo qibrad ah ayaan ku soo gud binayaaa
@hodanhapi-xy5yv
@hodanhapi-xy5yv 10 ай бұрын
ayuup wankutagera wll ano from one aha ila hada oon jaamacad dhigto kuguxidhnahay vidio adledahya imadhàfo waxbadan ka faiday❤❤
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 10 ай бұрын
Ayuubka✋️
@nastexa6091
@nastexa6091 10 ай бұрын
Ayuub wllo intee kala soo xariiraa talo bixin ubaaa haalnahy runriiiii
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 10 ай бұрын
Sax💯👏
@AmiiraSiyal
@AmiiraSiyal 2 ай бұрын
Walal ayub wadkumahadsantahay dhiragalitada aniga xalwo inta macmacan kusomeynayo ewaxasharaf iahanlahrmed ina nasoboqada asc
@user-wt7qm2ql1g
@user-wt7qm2ql1g 7 ай бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى
@frezypoy8924
@frezypoy8924 10 ай бұрын
Father of live❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrush4171
@khadrush4171 10 ай бұрын
Welcome jaclan laha inan gurigeyga kugu casumo jazakallah kher hn
@Kowsar15
@Kowsar15 7 ай бұрын
Waa runtaa
@amalabdiwahid2976
@amalabdiwahid2976 10 ай бұрын
Ayuub waan ku salamay walalo waxaad noo samesa meel aan kugu soo gudbiyo saad rayi nooga siiso ❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Walalky Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🎁🥰🫅👑❤️👏
@maammeee
@maammeee 9 ай бұрын
👍
@AmranMohamedAhmed-ve1cu
@AmranMohamedAhmed-ve1cu 10 ай бұрын
Wll qali ah wlhi dhirigaliye ayaai thy ani telka waan udiidaa asagaba iima ogalo markan dhaho telka idhiib waxa uu iley yahy wax qalbi gaaga wax dhibayo ayd arkesaa ayuu ileyhy
@foosimahad1531
@foosimahad1531 10 ай бұрын
first😂
@Aadancabdisalaan-kr5gd
@Aadancabdisalaan-kr5gd 10 ай бұрын
Ayuubow waxan kuugu maxad celiyo garimaayo
@SaidriracheZakis
@SaidriracheZakis 10 күн бұрын
Hn ayub walhi runta lakiin Waxaad kahadleysa wa dibadaa lkiin Somali kabdhaha somali waxay rabaan inaad labisaan inaad tiinta shalayn wayoo kabdhahay somali inay ku ee kaan ayay nacaysaba iso jawaab
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 10 ай бұрын
Xalwo diyar waye ayubow😂😂 ee kalay
@maimunabillow3107
@maimunabillow3107 6 ай бұрын
Ustad aniga qufn lsocdii muda deer mrkn branyi wxba musanxysnin mrks.. Wiligeyga maqayamin wankuklsonaa mrwliba wuidixi gormaa aros kdignaa lkins aniga dabcdiisa zaid ubrtay waxbn wanudulqatay mrkuu waxxaysnin wuxu idxi jiri hdiii duruf leyskuncyo aniga dcad uahaa lkns...... Mrkuu waxley wligis hitaa imsodrn wuisbdaley.... Ana goan ayankaqatey ilaa hdana xriir dan wanncy wlhi wayo waxnlybsna mrkuu duruf kujirey sidhuu maskin iskiigadigay blue mrkuu waxxely wuisbdley ilaa hda waxnkshlyaa mxdugudulqneysii
@asiaali1869
@asiaali1869 10 ай бұрын
Xaqiiq
@fowsiyaabdirisak
@fowsiyaabdirisak 10 ай бұрын
@khalidxuseen5323
@khalidxuseen5323 10 ай бұрын
Alle Hakaa Abaal Mariyo mclin
@yasirabdiulowulow8610
@yasirabdiulowulow8610 24 күн бұрын
Hadi what up ad shegtu waxbadan ba kushega
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 10 ай бұрын
aad ba u mahad san tahay wll
@sareedoosman8064
@sareedoosman8064 9 ай бұрын
❤😊
@zainabduale9289
@zainabduale9289 10 ай бұрын
Sheekadaba hadey tagtaada io caburin mareyso Wlhi xariirkaas waa iga bis wan ka tagaaaa
@istareexyusuf2475
@istareexyusuf2475 10 ай бұрын
😘😘😮
@user-gh6cl9oh7b
@user-gh6cl9oh7b 9 ай бұрын
Ayuub cadawgaa u nolow sxb
7 QOFKA U DIIDAN INUU HORUMAR SAMEEYO
11:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
GABAR jawaab saxa kaama siin karto
12:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 101 М.
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 59 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
1% SIRTA AY FAHMEEN Qofka raba goal kasta inuu ka dhabeeyo
8:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 130 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 18 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 50 М.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 7 М.
#Sixidka #ilmo #galeenka lagaaga xiray calaamadahan ku ogoow
16:40
Habib Abdirahman
Рет қаралды 242 М.
8 Qalad dumarka ninka sameeya
15:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 49 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 68 М.
Зря они облили полицейскую водой...😂
0:25
Слепой парень помог раскрыть тайну 😱
0:45
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,7 МЛН
КАК ВЫЖИТЬ В АВИАКАТАСТРОФЕ✈️
0:25
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 4,3 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,7 МЛН