Ninka marna kaa sii jeeda marna kuu soo jeeda Sida u edbinayso Qofka is Bedbedelka Badan Dhiigisa

  Рет қаралды 45,993

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Жыл бұрын

Ninka marna kaa sii jeeda marna kuu soo jeeda Sida u edbinayso Qofka is Bedbedelka Badan Dhiigisa

Пікірлер: 159
@MaryamHassanAli
@MaryamHassanAli Жыл бұрын
Xaladaan anigaa kusugan aadbuuna qalbiga iixanuuna💔 runtii sidaas aytahayna umasheego inuu ixanuuno xiliyaa usheegijiray weeejirte kibir buukasii qaada , iisoodiceey shiiqow😫 taladaada wanaagsan ayaan kudhaqmidoona maantakadib I.a Allah kudaayo
@SafiyoSafiyoabdulqaadir
@SafiyoSafiyoabdulqaadir Жыл бұрын
Kk wlhi ninkan wan wlbo waa ogyahay waa arinjito lkn Ani waan tawabartay
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 2 ай бұрын
Wllhi abyo Anna kula mid ayan ahay😢😢
@haawolool1860
@haawolool1860 Жыл бұрын
masha allah sheikh waad mahad san tahay waan kaa sugeenaa insha Allah ilaahey reer kaada hakuu barakeeyo anaga neh mustaqbal fiican ilaahey hana siiyo iyo sida noo fiican
@quenfaiza2543
@quenfaiza2543 Жыл бұрын
Aamiin
@sadocooking5689
@sadocooking5689 Жыл бұрын
Alle janatul fardawsa hakaaga abaal mariyo hadalada guryo dumaya ayey dhiseen allah ajar hakaasiiyo waanadada aad na siisay aaadbaa umahadsanthy lambarka aaan kala soo xiriiro ii soo dir shiikh
@qadracabdi-ud8rq
@qadracabdi-ud8rq Жыл бұрын
masha.alah sidacad ah ayad wax nogushektay allow sheqena noxafid adaa awodlehe
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 Жыл бұрын
Alhuma amin
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Жыл бұрын
ASC SHEIKH MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO WAA TALO WANAAGSAN GABDHO BADAN AYUU DHIBKAAN HAYAA ALLAHA KA SAAREE AAMIIN JZK ALFA KHEYR
@user-uq2cc8bi6u
@user-uq2cc8bi6u 2 ай бұрын
2024 ya ila dawanayo 😢 asago ilmenayo😭😭
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 14 күн бұрын
Aniga😢😢😢😢
@ruqiyonuur573
@ruqiyonuur573 7 күн бұрын
Sorry
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Nin ya rabo ufff thanks sheekh mar walba wd nala jirtaa ❤❤🎉🎉
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Жыл бұрын
Sheqow qofkaas anuba idhibee hubkisa isii aniga dabsaraye kkk mahdsanid waba qof aan wada noshahay owladna isuheyno.
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Rasaaze mcnto
@user-sy4ry2ky4v
@user-sy4ry2ky4v Жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير يا شيخ
@calimuxidiin6113
@calimuxidiin6113 Жыл бұрын
Thank you for your help sheekh qeyr badan ayaan kuu rjynaa illahay cimri dheere iyo caafimaaad allaha haku siyo
@BilyanDhaan-it7xn
@BilyanDhaan-it7xn Жыл бұрын
wlhi muqlkn saacada u bhnya iso gaadhey inu ani iga hdlyaaba umleeya wanku wareery inta go,an ka qaato okala tgno ayu hdna aso calaclya iso laabtey lkn mrkste aniga canaanta o o ku xnqa kdib wuxu arky ina u bhny siwlu i xumeeyo kdib 😢😢😢😢😢😢😢saa u niyd jby heer wxa mrya xsuusteyda difiicto hal mlin murugo io niyd jb dremy wlhi Allow xsuusta hyga😢😢😢 qaadin wlhi ina mskxdu i wareerty ayn dreemya inti iga danbysa iso duceeya inu alle i caafiyo wa balan ina sas ula dhqmo intdo dhiiri glina iga mqneyd mhdznid sheikh 🥰🥰🥰
@user-lh6ls9xy1s
@user-lh6ls9xy1s Жыл бұрын
Mcnto anigaaba sidaas cml ahay intaa sheegtay kula ahay hadana Shikhaan baa ii faaideeyay alx marka adna sidaas sameey ok😮
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Жыл бұрын
Qali waku daremayaa lkn yuusan ka daremin inad ad ugu baahan tahy xasus tana allah kama qaado naftada iyo qalbigaga ilaasho please ilahy wanagisa hakuso xejiyo Aamiin
@zahrazayid4651
@zahrazayid4651 10 ай бұрын
Alle haku caafiyo abayo mcn
@user-uc3li7xi2t
@user-uc3li7xi2t 4 ай бұрын
Qofka nasestic ayaa ladhahaa wa qof is hadgadinaaya marka markastoo kuso labanayo wuxu u jooga inuu ku dhibo marka kalsonidaada ayu ku ciyaarayaa marka iska ilaali wa khatar
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 Жыл бұрын
Masha allaah ustaad shukran
@sadiamahamoud4659
@sadiamahamoud4659 Жыл бұрын
Masha allqh sheekh waa wano qaliya jazaka allah kheer
@nimcoaxmed2230
@nimcoaxmed2230 Жыл бұрын
Allaha aqliga ku barakeeyo sheekh 🥰
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Жыл бұрын
marki qofkale la helo lee lagu jaraa qofkaas marki laga so xiiso dhaco lee laguu so noqonaa . Dadka nuucaas ah maba fiiriyaan qofkaan ma qaaliyaa mise waa raqiis qofkaan maku roonyahay mise wa ku daranyahay ma fiiriyaan. Kaliya xiiso xiriirkoodana 2 Asbuuc ma dhaafo oo hawada ayay kaa qarinayaan. Kadib iney waligood ku yaqanan ma moodid. waa Dad wanaaga dhibo.
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 Жыл бұрын
Afarta isbuuca ugu horeyso markey ku xisenayan telephonka badana lagama qabto hada kaqabatidna wax yar marka lahadasho aya laga taga kama tagayan waligod nimanka sida dabin lagu rido wan bartay😂😂
@user-jp8rr1lv9e
@user-jp8rr1lv9e Жыл бұрын
​@@sofiaaden4999 alla mxd wax fahansan tahay😅 Lkn marka hore wajiga Loo yara furaa waala soo dhaweeyaa maalmo kadib hal mar baa lagu kala jaraaa Wuu yaabi qoftii cadiga ahayd mxa ku dhacay Sheikha ayan ka daawaday walee wan ku faaiday waligii carabkuu kaa daba Laalaadin Adiguna nafis iska galysaa Lkn gabdhaha ayagu kujira xaaladas oo ninka daba orda Waxan is dhahaa yaa wax fahansiyya oo Sheikhan urukuma inkastoo dad daawada ay jiraan hadana shikhsiyad ahaan daciif yihiin dadka qaarna waa kuwa shikhsiyad adag
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Жыл бұрын
@@sofiaaden4999 Beenta iyo qiyaanada ayaa kaaga daran mana Naxariistaan ma yaqaanin qofkaan amay uqubo ka raacdaa waaba Nimanka nuucaan ah waa musiibo.hadaa shukaan satid oo fahan santahay wa ka raysay. Gabdhahaan aqoon oo si dhab ah u jecel Xaasasna u noqday oo maalin walba ay sil cinayaan kawaran oo naxariis iyo daryeel ka sugaayo. kuwaa dartood u waashay.
@user-lh6ls9xy1s
@user-lh6ls9xy1s Жыл бұрын
Haaa wlh waa aragtay😂😂😂
@hamdi2182
@hamdi2182 Жыл бұрын
Mahadsanid sheikh bedbaado wax bdn Baan kafaidey
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 Жыл бұрын
Walhi waa ku suganhy wana ku warersanhy shukhran sheikh waa fulina insha alh
@FatmaIbraahim
@FatmaIbraahim Жыл бұрын
Haa wlhi nin i qabo hadana naago kle qabo ayaan ku wareeray waana sidaa
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 11 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah sheikhqoow illaahey ha ku xifdiyo
@haliimodaahir921
@haliimodaahir921 Жыл бұрын
Sheikh allaha ku barakeeyo wllhi wax xaqiiqa ayaad ka hadashay
@deeqamaxamad9916
@deeqamaxamad9916 9 ай бұрын
thanks you shekh khayr ale hakusiiyo❤
@hodoadammohammed6002
@hodoadammohammed6002 Жыл бұрын
🎉🎉🎉❤❤masha allh sh ilaahay haku xafido waa runtaada waxa aad sheegeysid oo dhan
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 7 ай бұрын
Maansha Allah sheekh Allah haku barakeeyo
@hafsamohamed685
@hafsamohamed685 Жыл бұрын
Man Sha allaa talooyin badan oo an ka fhagaysty wan ku gulasty marka sameyay sh Alle haku xafido ❤
@DeeqoFaarax-il1ni
@DeeqoFaarax-il1ni Жыл бұрын
Sheikh igu ogthy inaan edbiyo😢 kan edeb daro wey dhaafte😢astaxyo xumi ayuu marooyaa😅
@umuakramumuakram6110
@umuakramumuakram6110 Жыл бұрын
Kkkkk
@umuakramumuakram6110
@umuakramumuakram6110 Жыл бұрын
Adiga noce waye faraxada? Aniga marna wu faraxsanyahay marna wu is xir xira.
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
Qof caqli badan baan ahay aan is amaanee kkkk qodobadan waligay nin ama gabadh aanu saaxiib nahay ma su aalin markay tagaan ma tabo markay soo noqdaana sidii ay igu ogaayeen baan ula dhaqmaa oo wax cadho ah ama isbadal ah maba tuso markaad sidaa samayso qof aan la qiyaasi karin lagana maarmi karin baad noqonaysaa
@hamdichannel100
@hamdichannel100 Жыл бұрын
That's true wareer ba maxaa kugaliyey
@suhuurmaxamed638
@suhuurmaxamed638 21 күн бұрын
Mansha allh isku mid nahay huno ilahay ha una barakeeye ❤
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut Жыл бұрын
Mansha alh jazaakalaah sheikh vedioyada klena wan ka sugynaa insha alh
@ShugriMaxamedcali-nu9rx
@ShugriMaxamedcali-nu9rx 23 күн бұрын
Mahadsanid sheeik❤❤
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b Жыл бұрын
صح لسانك ربي يحفظك ويرعاك ويخليك لنا يا رب❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ceyni915
@Ceyni915 Жыл бұрын
Mahadsanid shiiq waxban ka faidey indhahaa ii kala furtay
@user-ho4ig3ri7p
@user-ho4ig3ri7p Ай бұрын
جزاك الله خيرا
@QuenUmayma
@QuenUmayma Ай бұрын
Jasaa kalaa sheekh mahadsanid wlhi anaa iga hadlee🎉❤
@rukiyadiriye
@rukiyadiriye Жыл бұрын
Ma allh aadbad umahadsantahy sheekh
@ilwaadyusuf8619
@ilwaadyusuf8619 Жыл бұрын
Wallhi shiq wan ku tagera ninka kaliya nagero na dhirii gliyo aya thy ninka kaliya siida walidkena no ilaliya tahy tnks bad bdo laso dhaqso kalib yada kale no blan qaday plz so da dajii
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel Жыл бұрын
mahadsanid wall
@qatraabdi7691
@qatraabdi7691 Жыл бұрын
Wlhi sheikh Abdullah runtaa waye aniga aya sidaan wayo xarir jogteen maba yaqana ninka aan xarir lasameyana marku igu arko inan marmar kaa amasanahy wuu calalaa adunka ayan ugu necebhy wayo jacelka iyo jacel laanta waa iskugu keymid
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 Жыл бұрын
Asc shiiqow masha allh qeyr badan allaha kusiiyo wax badan ayn kaa faaiday marwalba waan lasocdaa wax walboo soo dhigto ,
@bishaaroahmedmohamed5077
@bishaaroahmedmohamed5077 Жыл бұрын
Aad iyo aad thanks shiiqa
@kawzarxaaji5391
@kawzarxaaji5391 8 ай бұрын
shugran sheekh xili an uu bahanahay ayu iso gaday
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 10 ай бұрын
Thank you so much ❤❤❤❤❤❤ wan samena insha Allah
@hodaabdulkadir8550
@hodaabdulkadir8550 Жыл бұрын
Shukran sheikh qof aad ayad u caqlibadan aya tahay runti 😂
@isabellaali7835
@isabellaali7835 Жыл бұрын
Mashaa allah tabaraka allh
@nimcoceelabe2769
@nimcoceelabe2769 Жыл бұрын
Jazakallah khair walalo
@nuraahmed2401
@nuraahmed2401 Жыл бұрын
Masha Allah shekhoow Noo Soo basic mahadsanid
@sacdacabdi-vf2yo
@sacdacabdi-vf2yo Жыл бұрын
Masha Allah shekh wadmahadsamtahy
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 11 күн бұрын
Nocaan aa kale ayaa raga Somaliyeed kutaagan , adiga hadii laguutaliyo raga kale hakumashquuleen sxb Waxaa kuu dhaamo ducooyinka saxda ah in aad usoogudbiso umada ee iskudirka dhalinyarada kadaa sxb
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Жыл бұрын
Sh badbaado waxuu sheegay waa run. Waa saas balse dabada laad kagali
@user-lp5mo7vv7h
@user-lp5mo7vv7h Жыл бұрын
Ilaahay hano ka xifdiyo sh badbado noso badi cashiradan dhor jer ban ku ceshta wan jeclahay
@aabacali5469
@aabacali5469 Жыл бұрын
Mahadsanid
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Mashallh shiikhow ilhay haa nookaa daayo
@fahmosalah6682
@fahmosalah6682 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@kifayaali7415
@kifayaali7415 Жыл бұрын
M.a allah haku xafido
@maryanruunmohamed5819
@maryanruunmohamed5819 Жыл бұрын
Your very smart mansh allah 🥰🥰
@halimacumar6683
@halimacumar6683 Жыл бұрын
Asc shiiq waa runtaa walaahi arimahas waan arkay weena iigu soo lalaabteen ilaahay haku xafido adiga iyo xaaska iyo ciyaalka aamiin aamiin ❤❤
@maymunhooyo8800
@maymunhooyo8800 Жыл бұрын
Anigab😂😊
@aishaabdi4782
@aishaabdi4782 10 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Wcswrwb sheekh xifdullah Thanks ❤️👍
@qamarsheikh3862
@qamarsheikh3862 Жыл бұрын
Masha Allah
@fartuneychannel8804
@fartuneychannel8804 11 ай бұрын
M.a sheikh ad ayan ujclhy sida wax walbo oo wngsn anagu shegto allaah qeyr hakusiyo
@aminaamish242
@aminaamish242 10 ай бұрын
Thnks yaa candala sheqena wano macnaleh
@user-zw1zh8xz2v
@user-zw1zh8xz2v Жыл бұрын
Jasakallah kheyr
@abiyowfaqi4588
@abiyowfaqi4588 Жыл бұрын
Masha allah
@Najmo-cp5rg
@Najmo-cp5rg 11 ай бұрын
Thanks
@Ceyni915
@Ceyni915 Жыл бұрын
Mahadsanid shiiq waan sugeyney wanadaata aad ugu bahnaa thnks
@hibodekow9748
@hibodekow9748 Жыл бұрын
Mnsha allah ala yaacizak
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po 3 күн бұрын
Istaqfurula waxaan arkay cafimaad badan markaan kerles markaan kanoqday laflafaan uqaboobay
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله طال عمرك ان شاء الله سبحان الله الحمدلله لا إله إلا الله ألله أكبر لا حول ولا قوة الا بالله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم و بحمده سبحان الله و بحمده استغفرالله واتوب إليه لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه الحمدلله على نعمة الإسلام
@ifrahabdinasir5566
@ifrahabdinasir5566 Жыл бұрын
Mashallh❤❤❤
@duniyoabdikarem1733
@duniyoabdikarem1733 5 ай бұрын
Shiqow yaa kushegay xaladaas in an kusuganahay xaladeyda masah lana
@faadumoabdoo112
@faadumoabdoo112 Жыл бұрын
Mashallah Walahi runta
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 11 күн бұрын
Ninka haduu iscadeeyo maxaa kasugee in uu kumashquulo raga kale
@hodanhirsi5431
@hodanhirsi5431 Жыл бұрын
Sheekhan Waa waya arag
@qadiijomaxamed-vb6xx
@qadiijomaxamed-vb6xx Жыл бұрын
Shugrahn shiiq igu hale inah sameyo sidaa
@safiyosharif4724
@safiyosharif4724 2 ай бұрын
Thank
@hodancali3998
@hodancali3998 11 ай бұрын
Maash Alaah
@hooyomacaan7209
@hooyomacaan7209 10 ай бұрын
Mahd sanid sheeq ❤❤
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 2 ай бұрын
❤❤❤
@hodancali3998
@hodancali3998 11 ай бұрын
Maash Alah
@user-rr1tf3zs8t
@user-rr1tf3zs8t Жыл бұрын
Aniga igahadlesa shiqow ilahay jano hakugeyo
@roodayusuf7848
@roodayusuf7848 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Mashallaha tabarakallah
@saynabmohamedali5579
@saynabmohamedali5579 Жыл бұрын
Nin ku siray afaalaynin sababtana haweydiinin hana sidin culayskiisa ha ku seeta dheeraynin siriq iyo ku qabo beydo (ABWAAN HADRAAWI)
@calimuxidiin6113
@calimuxidiin6113 Жыл бұрын
Shugran sheekhow shugran
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 5 ай бұрын
Shekhan wan jeclahy wa fariid 😂😂
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 3 ай бұрын
Kkk sax hda sameyey shikh😢🎉😂❤😮😢
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug Ай бұрын
Dabecades aniga leh wllhi❤😂😢
@hooyomacaan7209
@hooyomacaan7209 10 ай бұрын
Mash allha
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po 3 күн бұрын
Anigaa hada sidaas ula dhaqmay wax is bedeli ahna ku ma arkin
@hodancali3998
@hodancali3998 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 9 ай бұрын
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
@FatmaIbraahim
@FatmaIbraahim Жыл бұрын
Shiikh mid baad ka tagtay waana haduu ku daro biil la'aan ma la aamusi kara
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
True
@suaadmaxamed1832
@suaadmaxamed1832 Жыл бұрын
Asc
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Waa sax
@dekamohamud6530
@dekamohamud6530 Жыл бұрын
Kkkkkkk wa arin jirto waxan
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 3 ай бұрын
Sax💯😢
@XaawoMaxamed-vf2dx
@XaawoMaxamed-vf2dx Жыл бұрын
Taas aney iheysata ninkayga igula dhaqma
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Oo sirtiiba waad kashiftaye
@hawoapdikani5797
@hawoapdikani5797 Жыл бұрын
♥️👑💍
@SaamioibrahimSamiyo123-sb1it
@SaamioibrahimSamiyo123-sb1it 11 ай бұрын
Caafimadkygaaba halls ku jira
@DreamGirl-yh1ci
@DreamGirl-yh1ci Жыл бұрын
Beenta mahaa waano qalay shiiq wanna qabtaa taladada
@fafiissack7524
@fafiissack7524 Жыл бұрын
Thnks wan u bahanbe 😂
@xamdibootaan4019
@xamdibootaan4019 Жыл бұрын
Saas waaye😅😅😅
@galadmohamud2020
@galadmohamud2020 2 ай бұрын
Kkkkkk
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Way jiraan
@LiinaMohamud
@LiinaMohamud Жыл бұрын
Duqyhw gabdhaha nolozha haka burnurinin
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 152 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 169 МЛН
12 LAGU GARTO MARKA QOFKU BEEN KUU SHEEGAYO ᴴᴰ┇Ayub Axmed
13:31
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН