$100 AYAAN QAATAA SAACADII - CAJIIB ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 38,008

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
-----------------------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
/ ayub.axmed
www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...

Пікірлер: 162
@saabiriin1232
@saabiriin1232 3 жыл бұрын
6:18 aayat aaan Aabe ka bartay waa حافظوا على الصلوات والصلاة الوسطى وقومو لله قانتين ...... Midkaan walaalkey ayaa marwalbo aqrin jirey isagaa ka bartay قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك من تشاء وتنزع الملك ممن تشاء وتعز من تشاء وتذل من تشاء بيدك الخير انك على كل شيء قدير Markasta aayadaas soo aqrinaayo iyagaa soo xasuustaa hadda labadoodaba wey dhinteeen.. Ilaahey janatul firdows ha geyee aaamiin.
@najaaxbaashe4247
@najaaxbaashe4247 3 жыл бұрын
Illahy haw naxriisto 2 badoodaba inakana hynooga daba naxriistoh
@nasrocabdi7962
@nasrocabdi7962 3 жыл бұрын
Wlh gbar 4 jira ayaaa ijogto abaheed wuxu imada 3 saaac oo habenimo ilaaa uu ka imaado albabka ayay tagantahay xiiisaha ay u qabto ma malayn kartid
@maxmuudahmed4654
@maxmuudahmed4654 3 жыл бұрын
Link udir siduu ugarto bahida ay uqabto abahed gabadha yar
@footballevents.2264
@footballevents.2264 3 жыл бұрын
Nasro cabdi Masha Allah isku kiin dayo.
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
Amazing insight and definitely a lesson for everyone. Thanks for sharing 🙂🙏👍
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 жыл бұрын
Wlhi ben mhn allow nooh xafido caruirteydeyna yaa rabbi 😭🤲🤲🤲
@itssnaima632
@itssnaima632 3 жыл бұрын
Tamarta nafta weeye ayuub💕
@modestjewels
@modestjewels 3 жыл бұрын
Powerful message behind the wisdom of the little boy. 🙏🏽
@maxamedaadan6291
@maxamedaadan6291 3 жыл бұрын
Mansha Allah fekrad fiican baa qalbigayga kusoo dhacay waxaan Raba in aan ilmahayga udooro hooyo xaafidul qur.aan ah insha Allah
@user-gs8vq7mz3r
@user-gs8vq7mz3r 7 ай бұрын
Ilahey anaga dhan hanoo sahlo Guur xalaal ah ❤
@abdulahiabdizhl8049
@abdulahiabdizhl8049 3 жыл бұрын
Aabaha waxaan jeclaa isagoo qof la jooga Inaan wax wiidisto marka intan widisto in le eg buu igu dari jiray ciyal ban ahaa xaqiig Aabe Allaw ikadaa
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
😂
@asouma620
@asouma620 3 жыл бұрын
Masha allah tabarika Rahman Ustaad ayub jazakallah
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Nio aqliga ilahay hakuu siyaadiyo masha Allah
@mohashafec429
@mohashafec429 3 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad In Badan Ayaan Kaa Faa,iiday Run Ahaantii
@ahmed_boss_143
@ahmed_boss_143 3 жыл бұрын
Walal Kusali rasulka scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@barwaqomuse1111
@barwaqomuse1111 3 жыл бұрын
Mnzhlh alle haku siyaadiyo caqliga wanaagasn ayuub hooyo lafurey oo ilmihi mara walaba abaheye ayaan raba in aan wakhatiga alqato maraka loo wacan aabihii waa mash quulu sanahaye ilimihii yara aabihii iyo hooyadi ma garnayo weey kala tagen waayo waa 5 ilaa 6 jiri maraka raga somaliyed qar kamida waa laga yaban yahaye waarun aabo naxariisi ayaa loo bahayahey qalibiga aye itaabatey qisadani 👍🙏🔥💗👏
@shamissalaad2440
@shamissalaad2440 3 жыл бұрын
May Allah bless you my brother well done 👏
@sombodybuilding1153
@sombodybuilding1153 3 жыл бұрын
barakallah ustaad 🙏🏻
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
Masha allah hooyo iyo aabo labadadooda quraanka iyo maadiga kale wey isoo bareyn alx. Aduunyo iyo aakhiro allaha ka aabal mariyo.
@abdiali4307
@abdiali4307 3 жыл бұрын
Asc wll inta badan muqaladada waan ku xidhanahay msha allah faaido badan ayaan ka helay wll waxan kaa codsanlahaa inaad muqal kasoo duubo sida luqadaha loo barankaro
@amalmusa6230
@amalmusa6230 3 жыл бұрын
Manshallah ur amazing walal aad mahadsantahay sharing with us this we need it jazakallah.
@hamdaxayaad2245
@hamdaxayaad2245 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr ustaad
@Abdirahmaan1001
@Abdirahmaan1001 Жыл бұрын
Run weeyaan Ayub
@abdurahmanalimohamed5252
@abdurahmanalimohamed5252 3 жыл бұрын
Amazing vedio🙏🙏thanksa lot.
@dekaaaskar3431
@dekaaaskar3431 3 жыл бұрын
Masha allaah ayuub Alle hakubarakeyo
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 3 жыл бұрын
Jazakallah walal.
@horiyah6068
@horiyah6068 3 жыл бұрын
absolutely amazing 👍🏾👍🏾👍🏾
@abdirashidrashka2914
@abdirashidrashka2914 3 жыл бұрын
M.a Mr ayub Axmed mahadsanid wll
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah illaah hakaa abaal mariyo mahadsanid
@misslucky2768
@misslucky2768 3 жыл бұрын
Mashallah ustaad jazakallah khayr😊
@xasanyare4318
@xasanyare4318 Ай бұрын
M.a jazaaka allaah
@hanadabdi777
@hanadabdi777 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ayuub axmed.
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 3 жыл бұрын
Thanks brother suhayb
@kalkaalisosuleikha2771
@kalkaalisosuleikha2771 3 жыл бұрын
Amazing history bro keepgoing....💥💯
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 жыл бұрын
Aamiin Yaaaaaaa Allaah Masha Allaah Thank you so much wll Qali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nimcaancabdinaasir9982
@nimcaancabdinaasir9982 2 жыл бұрын
Jadwalka wayga khalkhalaa
@ahmed_boss_143
@ahmed_boss_143 3 жыл бұрын
Thanks walal
@yusufbashiir4322
@yusufbashiir4322 3 жыл бұрын
Well said my brother
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 3 жыл бұрын
Masha allh wll wax wanagsan ayaad bulshada lawadaagtaa Eebe haku xifdiyo
@amalhirsi4847
@amalhirsi4847 2 жыл бұрын
Masha al laah Jasaaka laah kheer
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 3 жыл бұрын
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah alle ha ku xafido habaryer.
@muhubom4515
@muhubom4515 3 жыл бұрын
Jazakallaah qer macalin wax badan ayaan kaa faaidanay
@user-mo9op1cz2e
@user-mo9op1cz2e 3 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 3 жыл бұрын
ManshaAllah walal qali warunta walahi wa wax lagu wano qato shukran inbadan my legend my philosophy nolow Ayubow shidalka nafteyda macalinka nolasha👌👍🙏🙏🙏😍😍😍
@amalabdi9344
@amalabdi9344 3 жыл бұрын
Allow ku xafid ayub axmed shugran in badn
@abdinasirshariif2734
@abdinasirshariif2734 3 жыл бұрын
Aad iyo aad bro. Qof qiimo leh ayad tahay. Keep it up
@farhiyaahmed462
@farhiyaahmed462 3 жыл бұрын
Jizakallh kher wll
@cabdilaahiduubo8208
@cabdilaahiduubo8208 2 жыл бұрын
Masha Allah
@wacanesse5654
@wacanesse5654 3 жыл бұрын
Masha allh halyeey Ahmed ayuub hore u soco
@mohamedsuleiman948
@mohamedsuleiman948 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Healthdiet486
@Healthdiet486 3 жыл бұрын
Maasha Allah waa hadalo xikamade leh shukran
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 3 жыл бұрын
Thanks bro 👍
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 3 жыл бұрын
Jazaakalaah qayr walaalkayoow.
@kimxia7297
@kimxia7297 Жыл бұрын
Masha Allah walo
@cabdixakiinaadanwaadi3579
@cabdixakiinaadanwaadi3579 3 жыл бұрын
Masha allah jazakallah
@maxamedxikmaawi6835
@maxamedxikmaawi6835 3 жыл бұрын
Suhayb saajid wll Allah cimrigee ha barakeeyo
@Zultanzakaria
@Zultanzakaria 3 жыл бұрын
tabarakallah ❤
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 3 жыл бұрын
Suhayb saajid
@user-eh2df5zo7j
@user-eh2df5zo7j 3 жыл бұрын
Mahadsanid Wll
@farhiyaabdikero7201
@farhiyaabdikero7201 3 жыл бұрын
Mashaa Allah xafidalah
@nimahousseinmeraneh2797
@nimahousseinmeraneh2797 3 жыл бұрын
Merci beaucoup
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Good person
@KHANGym-cs8xz
@KHANGym-cs8xz 3 жыл бұрын
Alla yabarak suhayb Noga faa,ide shadka & madka wll Jasaka llah
@asmomaxamed9251
@asmomaxamed9251 3 жыл бұрын
masha allaah wllky
@maajidabdi7112
@maajidabdi7112 3 жыл бұрын
Mash alh wll alh hagu bargeeyo 💯❤️
@mohamedxadaari7966
@mohamedxadaari7966 3 жыл бұрын
Legend ayuup ahmed
@malyuunmahaxamad8792
@malyuunmahaxamad8792 3 жыл бұрын
M.allh barkalaah cilmiga alha ku barkeeyo
@Galdhab011
@Galdhab011 3 жыл бұрын
Absolutely true 😘
@sucaadabdihassan9056
@sucaadabdihassan9056 Жыл бұрын
Mashallah
@nashaadbashir2689
@nashaadbashir2689 3 жыл бұрын
Msha alah ayub wllo ilahay maskaxdaada iyo garaadkaaga ha kuu ilaaliyo
@ahmedmuseaj
@ahmedmuseaj 3 жыл бұрын
Msha allah arayo u fiican kawa hada doonayaan guurka
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Abayaasha Soomalida Waa libaax libaax Ad adayg ayaa ku jira badankooda Mahadsanid Walaalkeen
@ahmedmohamudmohamed
@ahmedmohamudmohamed 3 жыл бұрын
Absolutley🇸🇴💯🙏
@fatimaabdisalan2726
@fatimaabdisalan2726 3 жыл бұрын
Maasha Allaah markaad sheekadan dhagaystay waxan xusuustay Waa sheeko cajiib ah dareen leh inkasta thanks insha Allaaah ilaahay ha na karan siiyo cajiib waan kan igu samaynta badan marka laga sheekeyo walidnimada
@fatimaabdisalan2726
@fatimaabdisalan2726 3 жыл бұрын
Amiiin amiiin ustaad
@wlldeeq9247
@wlldeeq9247 3 жыл бұрын
Ma wllky hurmar wacan ❤️❤️❤️🌹🌹
@munamaxamud1947
@munamaxamud1947 3 жыл бұрын
Mashalah tabarkalaha
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
SXB AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY.
@hibomaxamed3037
@hibomaxamed3037 2 жыл бұрын
Masha allh ❤🙏🙏💯
@safiyoabdiyare1718
@safiyoabdiyare1718 3 жыл бұрын
Ana u horeya wllkey
@mohamednagaashe5730
@mohamednagaashe5730 3 жыл бұрын
Mnsha alalha macaalin gulleyso
@Abdiiwali
@Abdiiwali 3 жыл бұрын
Welcome pro
@haleemahaje461
@haleemahaje461 3 жыл бұрын
Maashaallaah
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad Ай бұрын
Wllo iLaahay khayr hakusiiyo sheekooyinka noo soo badi
@abdiaziiz3209
@abdiaziiz3209 Жыл бұрын
Ale kalaahu kher
@sofiaabdi9184
@sofiaabdi9184 3 жыл бұрын
Hadii ragga Somaliyeed lagu dhaho waqti la qaata ciyaakiiina wxay moodayaan inaad guriga ku xabsinay sid. waaba ay yar tahay inta aabo ee ubadka waqti siiya. Ceeb ayay moodayaan ba markaa ilaahay ha inoo barakeeyo ragga
@deeqaali6509
@deeqaali6509 3 жыл бұрын
Ani Aabehey dhabtaan ka fadhin jiray markuu qof la joogo haduu ilbaabka Aabe soo furo farxad beey ii ahaan jirtay xita anoo weynaaday Illahey ha unaxaristo Aabehey macan
@abdouhoussein7289
@abdouhoussein7289 3 жыл бұрын
mashallah
@maxamedxikmaawi6835
@maxamedxikmaawi6835 3 жыл бұрын
Wll keep it up
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 3 жыл бұрын
Mnsha Allah 😘
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
SUBSCRIBED thanks wllo
@hodanhirsi5431
@hodanhirsi5431 3 жыл бұрын
Shugran wll
@samiraalahi3161
@samiraalahi3161 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan wax bdn ayan ka faa'iday🙏
@cabdilaahiaspiima6604
@cabdilaahiaspiima6604 3 жыл бұрын
Insha allaah haduu u ilaahey awlaad ii qadaro ,,,,,,, dugsi lacag kuma lumin lahen ,,,,,aqoonta aan leeyhy ayaan bari laha
@yaasiinciise9942
@yaasiinciise9942 3 жыл бұрын
M.allah allaha ku barakeeyo wall anagana wanadada kuwo ku waana qaata allaha naga dhigo
@rumaanqaali6648
@rumaanqaali6648 3 жыл бұрын
M.a walalky ilahy hakubarakeyo ilahynaa hanagu anfoco wanadadad
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 3 жыл бұрын
Wa mahadsan tahy mu alin
@user-yu4wj5gk6i
@user-yu4wj5gk6i 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@saynabxuseen5959
@saynabxuseen5959 3 жыл бұрын
Wcs wll qali
@mohamedyusuf1315
@mohamedyusuf1315 3 жыл бұрын
I'm the first one today 🥰
@Quracleey
@Quracleey 3 жыл бұрын
Sxb mcn ilahey hakubarakeeyo Waxad jeceshahayna allaha kusiiyo sxb
@gobdeeq958
@gobdeeq958 3 жыл бұрын
Alla haka jasa I.siyo walaalo wax badan baan.ka faida
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 жыл бұрын
Keep gonig
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
SUBSCRIBED KEEP GOING AS WELL!
@sjidmhamud4997
@sjidmhamud4997 3 жыл бұрын
Vidiogaan waxaa fiicneed inaad inoosheegtid in abayaasha loogu talagalay ... Lkn waadkumahadsantahay waad inoo faa iideysay..
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida 3 жыл бұрын
😍😍😍
@nimosuldan9586
@nimosuldan9586 3 жыл бұрын
M.a wll aan tagero hore usoco wllo boqortoyo maskax midhan ah
1 DUMARKA HA ISKU BARIN
12:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 88 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 20 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
25 Jirka samee 15 dhiso nolol qurux badan 30
13:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 97 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 196 М.
ADIGA VS FACAA - Qof Walbaa Waa Siduu Iska Dhigo
10:57
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
GABAR AYAAN IS RAACNAY QISO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
8:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 43 М.
Dumarka agtayda uma arko inay noqon karaan......sababta
8:46
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 44 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
QABILKAYGA HAWIYE vs DAAROOD
14:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 31 М.
ПОМЕНЯЕМСЯ? 🥺😬😵‍💫 #funny #comedy
0:12
Fast Family LIFE
Рет қаралды 1,2 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 7 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН