101 | 40 | Ka carar wax kasta oo bilaash kugu soo gala!

  Рет қаралды 31,144

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 79
@avife.4.474
@avife.4.474 5 ай бұрын
Walalkayga aadanow walahi cid aan kugu doorsado ma hayo walakaygow alle haku barakeyo qalbigayga ayey kaso go'day wlhi "Alle haku barakeyo"
@mgaraadfaatah3365
@mgaraadfaatah3365 5 ай бұрын
عن أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: ((تهادوا تحابُّوا))؛ رواه البخاري في "الأدب المفرد"، وأبو يعلى، بإسناد حسن.
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 5 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء،
@Saynab-k9r
@Saynab-k9r 5 ай бұрын
Thank u very much waa muhiim. Hadayadu
@OgaalWacan
@OgaalWacan 5 ай бұрын
Wajigan quruxda badan ee isoo eegayoow ha iloobin inaad ku salliso xabiibkeena S.C.W ❤❤❤❤
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 5 ай бұрын
War horta marka Aakhiro laga hadlayo maxaad aduunka uga hadashaan camal meel aan loo socinbaad wax kasoo saartaan Already ninkani afeefbuu kasii dhugtay oo uu yiri waxani waa siyaasadda❤ صلى الله عليه وسلم
@Shaydanwase
@Shaydanwase 5 ай бұрын
War siyaasad baa laga hadlayaa malaha afsomaliga kugu adage
@lOO-lo-s
@lOO-lo-s 5 ай бұрын
Waxkasta o bilasha inad ka tagto mahan ee wa inad ogtahy danta laga lee yahy 🫡
@Xalkeen
@Xalkeen 5 ай бұрын
Waligey qof wax isiiyey oo shisheeye iga ah laba jibaar baan u celiyaa. Intii wax isiisey meelbaan ku qortaa si aan u iloobin
@sunguramwenyewe3989
@sunguramwenyewe3989 26 күн бұрын
Legend waan ku wataa
@AsioEid0750Eid
@AsioEid0750Eid 5 ай бұрын
Qodobkaas aad buu muhiima uyahay waana waa jib baa baa ladhihi karaa qofka marka uu saaxada siyaasada joogo inuu iska ilaaliyo hadiyadaha iyo wax walba uu laguusoo tuuba raaci karo shukhran boowe
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 5 ай бұрын
Af Wax Cunay Xishood ✌️
@ibrahashiahmed
@ibrahashiahmed 5 ай бұрын
M.a❤ adan sahan
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 5 ай бұрын
هذه القاعده تسمى إزهد في كل ما قد يعطى لك مجانا 👍👍👍
@DeeqoCiise-i6q
@DeeqoCiise-i6q 5 ай бұрын
Wow m.a❤❤❤❤
@ilyaas10.
@ilyaas10. 5 ай бұрын
Koofiyad Gee Kulahaa. Waxa Niyadayda Kusoo dhacday Anoo Jacaylkayga Koofiyad Bacle U Geeyay. 😂😂😂
@fahiimamuuse6177
@fahiimamuuse6177 5 ай бұрын
Muraayad gee maye 😂😂
@hajirecaps
@hajirecaps 5 ай бұрын
nio horta raggu wa kuwa dhanka wnagzan isku taagera nin caqli badan ba tahy alle ha ku barakeeyo caqliga inta showyo heeso lagu qabanyo ina adan sahan loo qabto weeye, si dadku kga faaidaan , midkle wxan kugu dhiiri gelinya inad qabsto hotel hebenda qaar aad ku zoo jeediso mawduucyo nocanoo kla wan huba ina dad badan ay ka soo qaybgalayaan thanks.
@InacazaanYo
@InacazaanYo 5 ай бұрын
Thnkz❤
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 5 ай бұрын
Wn kaa faa.iday mahadsanid
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 5 ай бұрын
mahadsanid walal
@bintudhabaake5803
@bintudhabaake5803 5 ай бұрын
Been maha nagtii raqiis iska dhigta wlle war uyaal 😂😂
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 5 ай бұрын
Warqad meher laguna iibsankaro Daynta halayska ilaaliyo ragoow Allah ayaa idin xisaabin doona ee ubaqa aakhiradiina
@marwamuse
@marwamuse 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@balqiisamahat6555
@balqiisamahat6555 5 ай бұрын
Waxaan soo xasustay 2019 ki anigo waliba xiligaasi yaraa ayaa igu dhacday inaan is iska diiiday hadyad wiil iikenay. Anigoo kafikiraaye danta uu iga leeyahy oo aheyd inan xirir ka aqbalo ana aanan dooneyn. weyba ii cuntami weyda ina kaqaato waan iskaga taga!😢
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
Fariid 😂😂
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 5 ай бұрын
Nothing is free “jagma”
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 5 ай бұрын
Azc aadan khadar cali roble ❤
@dhuubane5946
@dhuubane5946 5 ай бұрын
Waa fikrad khaldan oo baal marsan sunada iyo diinta
@Xalkeen
@Xalkeen 5 ай бұрын
Hadii waalidkiin nool yihiin iyaga waxaaga sii marwalba.
@DJKhanKHANALI
@DJKhanKHANALI 5 ай бұрын
Thanks, broda Gymka ku daay marmar noh.
@SakariyeIbraahin-je6bl
@SakariyeIbraahin-je6bl 5 ай бұрын
Wll mahadsanid
@awoibraheem
@awoibraheem 5 ай бұрын
Deeqsinimo isku astur hadii ceebahaagu bataan ❤
@NimcanAadan-oi5mk
@NimcanAadan-oi5mk 5 ай бұрын
Waligay comment ma qorine isoo dhaweeya 😂😢
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 5 ай бұрын
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 5 ай бұрын
Welcome Nimcaan 🎉
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 5 ай бұрын
Ani xata rebly cid uma galin😂😢
@ZundusAhmed-u1k
@ZundusAhmed-u1k 5 ай бұрын
Qof hadu wax isiyo maku diida see qabke uga dida 😊
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 5 ай бұрын
Lug jiid. Nafci jiid. Naas jiid.
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 5 ай бұрын
Ii macne zxp adoo raali ah
@KhalidAddaani
@KhalidAddaani 5 ай бұрын
Al macnaw huudhaydhka kii oo kale weeye .
@najaxraagemursal9139
@najaxraagemursal9139 5 ай бұрын
Waaa run meherbadan oo nacab ah baa jira😢
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 5 ай бұрын
Meherka hblaha qaarbaa holac ka danbeeyaa.
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 5 ай бұрын
Waxaas aad katagauso aniga isoo dhiib.
@SazikokoKulu
@SazikokoKulu 5 ай бұрын
1:24 .. Aadanow qodobka meherka waa arimaha bulshada kuwoda saldhiga u ah marka sidaad sheegtayba xeerarkan iyo arimaha bulshada caadiga ah isma dabaqi karaan ee ka daa tusaalaha qiimaha meherka ku xiran .. Caadi ahan qodobkan sida sharaacada ku sugani qofka taagtii iyo aqlaaq suuban iyo isfaham ayaa aasaas u ah.
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 5 ай бұрын
Waan usoo noqon doona 🤗😂
@UsaameCabdiqaadir
@UsaameCabdiqaadir 5 ай бұрын
Soo badi zhb
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid 5 ай бұрын
War waxaas imika cidi ma xeeriso wlhi iyadoo 10,000$ lagu meheriyay ayaa la furaa
@daadirnaan8880
@daadirnaan8880 5 ай бұрын
Xalqada 41 soshido Aadan sxp
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 5 ай бұрын
Buugga aan Saaxiib kay ka soo qaado, waxaan ka jeclahay oo aan kaga akhris wacanahay midkaan lacagta ka soo bixiyo. 0:10
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 5 ай бұрын
Run baa shekt hoyade kan ku rafade jaceshahy 😂😂
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 5 ай бұрын
Qodobkaan siyaasiyiinta somaliyed yaa bara gaaladii baa waa hore aamusisaye😂
@hibocadar5342
@hibocadar5342 5 ай бұрын
Caqli law 😂
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 5 ай бұрын
Asc Waa lug jiid , Naas jiid , Nacfi jiid.
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 ай бұрын
Qacidad Ah Wixi Lagu siiyaya u ceeli Waligay Wan Aminsana haddii Kale waa laagu Yelanaya
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u 5 ай бұрын
Maaha uurjiid
@AyanMohamed-r3n
@AyanMohamed-r3n 5 ай бұрын
Walahii tanii siyasada kaliyaa mahaa tanii dadka cadiga ayay ka dhex shaqaysaa
@samsamibrahim2772
@samsamibrahim2772 5 ай бұрын
You are right ❤
@somalicomedian1219
@somalicomedian1219 5 ай бұрын
Sxb book si toos ah u wad waxan aad malin In nooso galinaysid nagadaaye
@Randa17
@Randa17 5 ай бұрын
Luqadayda jaceyl ka ayaba ah inaa hadiyadaha bixiyo😅
@ReelsPassion
@ReelsPassion 5 ай бұрын
siyaasad ayaad ka damacsantahay
@farhiyasodal
@farhiyasodal 5 ай бұрын
Ciirtada cunaa ceebtada yaqano ey dhahdaa soomalida
@ayanosman4841
@ayanosman4841 5 ай бұрын
❤🎉🎉🎉🎉
@Zara13s
@Zara13s 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@munocadey9436
@munocadey9436 5 ай бұрын
Sax 0:59
@AbdirizakMohamed-r1f
@AbdirizakMohamed-r1f 5 ай бұрын
Qof kasto waxad gashatid aya ka hesha
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 5 ай бұрын
Lkn se ogaw rag waxa jira intay lacag badan ku gursadan bay hadana nagu kala wada kudhahay ee tasi kama sareso in uu furo nagta uu suugursaday
@drssundusahmed3776
@drssundusahmed3776 5 ай бұрын
Nolosha cdiga u isticmaala pointigas😂wxn ahy ardy internship ku jiraa mlmaha mqnado ama qld kle sameyo ly lama hdlo mxa yely mrk wx khldo wxbn hory ugu so qaada qofk ank baqayo kdip caradi wu ilwayya zxp cml is wrysana 😂😂wlyga wrejiyaa
@AmiiraQuruxsan
@AmiiraQuruxsan 5 ай бұрын
Wllhi durba way bilaben beenta iyo qurafadka ah wax ban qabanayna ka sheke
@yacqoabdi2174
@yacqoabdi2174 5 ай бұрын
wr beenta iyo huuhaadaa ha aaminin hadiyada kala qaad hadiyada waa wax wnaagsan oo shareecada na Amartay waana suno. caqligaaga iyo shaydaanka ayaa ku waswaasinaya oo kaaga dhigaya wx xun
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 5 ай бұрын
Warku xagee ka maraya bulshada laga hadli mayo ee siyaasinta laga hadlayo oo hadyad waxay ku siinayan inay kugu danaystan
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u
@MuxiyadiinMaxamuud-q2u 5 ай бұрын
Nacfi jiid were mudane
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 5 ай бұрын
😅😅😅
@CkhaaliqMuuse-y7m
@CkhaaliqMuuse-y7m 5 ай бұрын
Sxb soobadi
@amalismail7772
@amalismail7772 5 ай бұрын
Meherka waa ku waajib ninka waliba inuu gacanta ka saaro maxaa loo sugi
@Samaaan-u6g
@Samaaan-u6g 5 ай бұрын
😂😂
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
FIKIRKAYGA FIKRADA AADAN SAHAN"
8:10
BARKHADLE MEDIA
Рет қаралды 15 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 59 М.
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 67 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 163 М.