Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo: www.aadansahan.com
@AymanYare-g4p25 күн бұрын
Good job man👏❤️🔥
@khadar9174 ай бұрын
Aadanow Barnaamijka isku soo xir oo xalqad dhamaystiran ka samee si aan u naqtiimino mahadsanid .
@ZeinabFarahАй бұрын
Jazakallah khayr hn 😊
@SomaaliyaStar4 ай бұрын
هذه القاعده تسمى : لا تبالغ في إظهار تفوقك نعماءك
@ramadaanabdullahi42674 ай бұрын
Carabiga ciyaarta ka Daa
@suhaybcrisaaq78584 ай бұрын
Carabida haddii la khaldo ma dambi baad moodaysa jaahilow. Bahashu waa luuqad aan waxba kaga duwanayn luuqadaha kale. @@ramadaanabdullahi4267
@SomaaliyaStar4 ай бұрын
ma aniga il hadlaysaa mise KZbin baad la hadlaysaa 😎?
@SomaaliyaStar4 ай бұрын
😁😁 8:03
@BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL4 ай бұрын
Uastad aadan hadba xalkaga latagan yahay baad ka hadli jirtay, iyo toosinta garaadka umada soomaliyeed, ee bal kasoo hadal xalka hada xamar haysta iyo Ethopia iyo masar. Mise dawgeedi baad haysaa. Ustad goordhaw baan ka sugaynaa. Alahay ha kuu barakeeyo cilmiga ga e 👑🦁
@Araweelo.5994 ай бұрын
First comment sidi shaah aroornimo ama galabnimo ii qabtaa podcasts adam sahan ❤ xasanadka aakhiro alle hakugu buuxsho dadaalkaga
هءه القاعدة تسمى : لا تبالغ في إظهار تفوقك ونعماءك
@SHARMAAKECabdi-g4c4 ай бұрын
Lajankoow xalada hade lugu jiro masar iyo itobiyo iyo soomali😊😊
@TrickSom.Tech14 ай бұрын
Ha sxp isku wax baynu sugeynaa, Daqiiqad daqiiqad ban u fiirinaya Channel kisa ano is leh aadan Goormuu ka soo hadlaya 😂
@AsmaDaror3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alla beerka😂waa runta anagaa yaaban
@abdifatahdayibabdirahman49874 ай бұрын
Ilaahay Iyo Dadka Ayunbaan Qaldamin
@simplyaweys69264 ай бұрын
Next read for us 1.art of seduction ,2.33 strategies of war 3.The prince,4.the discourse ,5.ways of the superior man
@IkraanCadey-fc7qi4 ай бұрын
Mahadsnid ustaad sahan
@DaalibulCilmi4 ай бұрын
Sxp waxyaabo badan baad iga dhistay Burcaan kaala soo Hadlayaa ❤❤
@hassancabdi38114 ай бұрын
Aadanaw wll taxanihii wan fiicanahay imisa xalqadood buu ahaa
@SuusuuIbrahim4 ай бұрын
Asc adan anigoo qaxwadeyda diyaarsaday oo baritaan isku diyarinayo aad isoodhacday baritankeygaba adigaaba kahoreyso ❤❤❤ you tube barka kaliya ee you tube barada kahormariyo ❤❤❤ mahadsanid wlll
@musababdijamal95564 ай бұрын
Nin is fanshay waa ri isnugtay
@XaawacumarAxmedXaawa4 ай бұрын
Wa run waxba layskuma ogola❤
@AmaalCabdixakiin-hz7kdАй бұрын
Asc
@MumtaazMohamuudadeec4 ай бұрын
Wcs, mclin aadan khadar cali rooble sulaymaan Lacala hadad farintayda argo wx un iga dheh, Schoolka saa id ayan u jecelnahay hadan nahy arday lknse aqonta aan kabaranayno ma ahn mid an ku shaqysano mana ahn mid faido leh sida aan u arko bal kawrn hadanba iska daayo oo wxyalaha kle barto sida luqadaha xirfadooyinka kana waqti yar School ka.
If all of you read morning adkar and evening adkar you have guarantee protection and keep your wuduu walahi no xasid or shaidan or evil eye nothing Somalis all they do is fight and music Allah hanasohanuniyo stay with the sunna of the prophet and deen guys wa libanta nolosha iyo aqira peace ✌️
@TomleeAli-z4s4 ай бұрын
MashaAllah waxaa cajiib ah in dumarka iyo raga Ay badan yihiin dumarka wanaagsan cajiib
@LeilaMohamed-t6q4 ай бұрын
JizakaAllah khairan walalo Allah damman hanasohaniniyo
@ZaynabCadar4 ай бұрын
❤
@FartuunTahliil-my9ou4 ай бұрын
Sigaara bey ii taabatay xalqadani
@SomaliaYoutube4 ай бұрын
8:40 Cayadda markii hore mafahmin balse halkaan marki lasoo gaaray ayaa is iri waad fahamtay😂 Ree mudug hadaanahay cayada waxaaa u naqaan "Canyo" Dhulkaaas ciidka ah ee gobolla doollo waa looga yaqaan Canyo Erayga canyo waaa dhirta ka baxda meelaha xeryaha ariga lagu xareeyo xili roobaadka Waliba markaad ku dhexsocoto waxay kaaga dhagdhagaysaa faraha lugaha iyo kolay dacaska ama janbalka kuu dhex gasho😂 Canyada taas baan u aqaan
@AminAbdo-ox6ik4 ай бұрын
Adenow Qadoobadda kala saar Munafaaq iyo Muslim u kala saar Somalidu wa dadweerersaan Nolasha caadiga ah ayey kudabaqayaan Buuqa nifaaq baakabuuxa
@SouhaipsheikHusein2024 ай бұрын
Aadanow websitekaga bugagta freega ah aad so galiso mxu aha linkiga pls
@musababdijamal95564 ай бұрын
Walahi been ma aha wax aan iska xasid no maba hene
@najaxraagemursal91394 ай бұрын
Aadanow miyanayjinin cadwga kudaha😂😂
@maxamedmuxiyadiin82323 ай бұрын
😂😂
@AbdishakurAli-i6x4 ай бұрын
Aqoonyahan buugag kale oo xiiso leh baanu kaa sugayna oo shiilan sida kaniba caqiibada u leeyahay
@mukhtaarciise25854 ай бұрын
Aadanow beribuu aabahay igala dhamaan waayey adiguna caynkaas ayaad tahay inaabtigaana halkaas ayuu marayaa anna intay cadho iqabatay ayaan is idhi kan uka sheekaynayo aabo aakhiro ma udirtaa maalin kasta isagaa tusaale lagaaga dhigaaye 😂