No video

057 | 17 | Yaan lagu filan | Awoodda kedisada!

  Рет қаралды 31,452

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 59
@Hamida-29
@Hamida-29 5 ай бұрын
Koow noqaa islahaye, kormaa intaan iga sohormartay Mashaallah
@MouktarOmar-ds9en
@MouktarOmar-ds9en 5 ай бұрын
Ana ugu so horeyay manta Adan Mahamed khadar
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed 5 ай бұрын
Adan khadar ali weeye wll mahamed maaha
@BaasheAbdilahi
@BaasheAbdilahi 5 ай бұрын
بارك الله أستاد نستفيدك كثيرا ❤
@HooyoNaado
@HooyoNaado 5 ай бұрын
Walaalo iwaran ramadaan mubarak
@Daher20
@Daher20 5 ай бұрын
Wankusalamy sahan and thks cause You let me admire reading thks thks ❤
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 5 ай бұрын
Adan khadar cali ❤💯
@ismailsarr3401
@ismailsarr3401 4 ай бұрын
Nimco ❤❤
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 5 ай бұрын
Aadan sahan guuleyso pro 🔥
@umalkhayromar8253
@umalkhayromar8253 5 ай бұрын
Thanks ustaad waad mahad santahay
@cherrysmartgenz
@cherrysmartgenz 5 ай бұрын
masha allah guulaysoh hogaamiye
@user-gg2qp5uh4o
@user-gg2qp5uh4o 5 ай бұрын
😂😂 nio umadan rer waqoyiga wllhi wa funny 😁 adan wa aqon. Yahan Intan aqon ka koror sado in LA eg ban qosol io xarabo ka koror sadaa😂❤
@hibocadar5342
@hibocadar5342 5 ай бұрын
Oo maxa aragte 😂hada
@jamacdeeqa8807
@jamacdeeqa8807 5 ай бұрын
Hee reer hawd weeye ninkani hadal cad reer togdheer😅😊
@Mustafe-mc9wq
@Mustafe-mc9wq 5 ай бұрын
Waadahad santay aadan xaqiiqada caalamka Ayaan na Fahansiisay
@yaskacade4350
@yaskacade4350 5 ай бұрын
First one ayaan ahay ustad aadan sahan ❤❤
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 5 ай бұрын
mash alla wllo aadan
@Salgaadhmedia1407
@Salgaadhmedia1407 5 ай бұрын
Àdanowde zp waxan nagala so dhaqdhaqso
@jamacdeeqa8807
@jamacdeeqa8807 5 ай бұрын
Aadan sahan boqor ilaahay weeye wllhy guulayso inader shakhsi qabiil iyo rero ka madhan❤
@ammatullahngo
@ammatullahngo 5 ай бұрын
Aamiin
@Jamajaama
@Jamajaama 5 ай бұрын
War nio aadanow xalqadaha wad laso dahda oo xili gaara malehe midbana xilli bad soo galisaaye ma xerkanaad anaga nagu sabaqaysaa kadisada
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 5 ай бұрын
Wlhi dacad baad iiga qoslise ma anaguu nagu dayay baad is ledahay😂😂😂
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 5 ай бұрын
Haa, inaguu nagu sameeyay​@qamarmidabasal
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 5 ай бұрын
@@hormarinbulsheed7729 hhh
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
@abdilahibershiyaofficial7283
@abdilahibershiyaofficial7283 5 ай бұрын
Ustaad mahadsnid
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 5 ай бұрын
Mahadsanid
@CqlmaxamedFeysal
@CqlmaxamedFeysal 5 ай бұрын
Sxp ciyaatya chesta mad mar si fiican uga soo hadasho.
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 5 ай бұрын
Adan Sahan Big legend
@capdiqani1466
@capdiqani1466 5 ай бұрын
Thanks ustaad ❤
@AhmedMuhumed-vq4zx
@AhmedMuhumed-vq4zx 5 ай бұрын
Aadan sahan tarìkh nololeed kiisa ma waxaa naloshegidoona mar unsanitary dunida joining mise isaga oo nol ayuu noga warming doona asagu?????
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 5 ай бұрын
Taariikh nololeed bay adiga kaaga dhegtay Muxuu yahay taariikh nololeedka uu yeelan karo wiilkan yar ee hadda dunidu u furantay?
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 5 ай бұрын
Mahadsanid aadan yare
@user-yw5tw4xb6i
@user-yw5tw4xb6i 5 ай бұрын
Hanaga soo raagin awoow😊
@HooyoNaado
@HooyoNaado 5 ай бұрын
Nin waxatahay aan wax ka faa iday
@Caaisha..
@Caaisha.. 5 ай бұрын
الله يحفظك 🎉❤❤❤
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 5 ай бұрын
Ok ustaad Thank you timahaaga in leeg
@sheeko-xariir
@sheeko-xariir 5 ай бұрын
😅
@designhouse4654
@designhouse4654 Ай бұрын
Saddex lala coloobo
@user-ih7oq7jo7b
@user-ih7oq7jo7b 5 ай бұрын
Masha alla sxb bugàn oo afsomali aah xalken ka hela pls
@boqoradadsomaliyeed6702
@boqoradadsomaliyeed6702 5 ай бұрын
Waxn ka codsan lahaa ina so turjunto buuga women from mars and men from venus buugas qoysaska bu wax kabadali karaa rer burburka badn
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 5 ай бұрын
Haa waa buug aad ucaan ah aduunka oo dhan oo muhiima ma aqaan sababta somali looga dhigi waayay😮
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 5 ай бұрын
Wax badan bad arbushaysaa😂😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
"Socod aadan lahayn Laba tilaabo kulama gaaro" horaa loo yiri!
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 5 ай бұрын
Dhaameeel macnaa ubaxa quraca
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 5 ай бұрын
Legenow si gaara ku zalaame🤝
@Mustafe-mc9wq
@Mustafe-mc9wq 5 ай бұрын
Reer howd Ayaad tahay adiguye kuwa gubanku buuraha Ayay Koraan so aanu waraabuhu u cunin iyo dugaaga kale
@Salaxudin.ilkacade
@Salaxudin.ilkacade 5 ай бұрын
😂😂 af Adan aqoon wexeena Wa ka yedhsiya
@user-pf4yh7jh4b
@user-pf4yh7jh4b 5 ай бұрын
Asc
@FariidoMoha
@FariidoMoha 5 ай бұрын
Hhh wu iga qosleyey😂zxpka ku salamy gacanta ugastey yarteydi sameyn jirey😂😂😂
@daduunkatagayanginatagay7963
@daduunkatagayanginatagay7963 5 ай бұрын
Sxp book si malin le noga dhig plzz ik wax fudud mhn in ciyow ka tajumo but try ur best thanks
@user-dk5vd6xx9t
@user-dk5vd6xx9t 5 ай бұрын
Marka horaba inta aad awoodayso in aad ka qaadato weeyaan ee Mahain aad isku kalifto
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 5 ай бұрын
🎉
@Abdirahman-Barre
@Abdirahman-Barre 5 ай бұрын
Inader qodob kii ugu mudnaa baad ku fur-furatay, war ku biyo caba dabeecad kasta oo wanaagsan ama la mahdiyo ma yeelan kartid, salaantaasina way iga qoslisay Aadanow , waa horaa iigu danbanbaysay ficiladaa 😅😅😅.
@maahirbiden7973
@maahirbiden7973 5 ай бұрын
FARAS AADAN LAHAYN FURO QADHADH BAA LAGA QADAA😅😅
@jabirwirowissack
@jabirwirowissack 5 ай бұрын
Sahanow ilaa hadda waa fahmi la'uahay Inaan dabaqo xeerarkan. 2:15
@user-ig7so1is1m
@user-ig7so1is1m 5 ай бұрын
Ha mid oo ka cawineysa inaanan lugu filan karin Mid eeda badan lasaari Karo naqo way adag tahay ina lagu fisho 😅
@Aniga4433
@Aniga4433 5 ай бұрын
Dhaameeelku ma aqbadaa
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 5 ай бұрын
Haa dhameel ama qabco
059 | 18 | Sirta daciifnimada isfaquuqa | Goonnidaaqa!
21:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 22 М.
7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan
18:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 489 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Sirta Suuratu Huud | Xalka Mashaakilkaada oodhan insha Allah
14:21
JOOGTEE Subax walba sidan hawl maalmeedka ku bilow
7:02
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 106 М.
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 118 М.
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34
062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!
18:47
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
060 | 19 | Ha abuuran Jingis Khan | Sirta la-tacaamulka dadka!
21:37