Salatul Xaja Saliga Nabiga SCW Ya kareem ya mucizu 111 jeer subhanallahi kareemul mucizu 99 dhankaa midgtaa adigoo ujiifoo
@sadiaabdalla61072 жыл бұрын
Jasakallaah khayr jasaaa
@fartunwasuge83222 жыл бұрын
Mar kasta ayaan farxad kala kulma ducooyinkaaga ayaan ku faa’day Masha allah sheekh xifdullah ilaah ha kaa farxiyo bi idin laah badbaado ilaah ha ku badbaadiyo adiga iyo familkaagaba insha Allah 👍❤️❤️❤️🙏❤️
@najmomuhudin26892 жыл бұрын
Amiin anig sheeqo muraad Ayaan leeyahay ee iso ducey walaaly
@fowsiyagarcade84892 жыл бұрын
Qeyr allaha kusiiyo muraadka aduun iyo aaqiro ka leedahay allaha ku gaarsiiyo aamiin aamiin aamiin aamiin
@mahamedabdimuuse18242 жыл бұрын
Masha allah macalin ilaahey haku barakeyo cimriga iyo cafimadkiina
Masha allah gulayso shiikh bad bado waxan ka faiidaystay ad karta iyo ducoyiinka ad nala wadag to aniga waxan iso martay qisadan haben an akhristay suratu yasiin 7 jer saliga nebiga 100 jer subxanalah 100 waxana subax di helay shaqo waxana ka helay nin an ka filayn allaha ka sokow adiga aya mahad san wana talo an ka dhegaystay
@mona193282 жыл бұрын
Hadadba allah ku kalsontahay muruga kasto kuso wajahdo naxarista allah ood filata aya farxad kusinaysa allah marnaba nama dayacayo wuna imtixana kuwii kusamro allah hanaga dhigo.
m.a allah kaku barakeeyo allah haku xafido cimri dheer iyo cibaada suuban allah haku siiyo
@munashAmiin2 жыл бұрын
Wcs ya sheekh أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وهلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله جزاك الله خيرا
@NalayNuur-s1g23 күн бұрын
Salalahu wacalehi wasalama ❤❤❤
@shukrishiresiyad26232 жыл бұрын
Wcs Sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo