Shiikh waxan ku riyooday dib qalooc ku dhax jira mara an leyahay dhulka taal dibqalooca aad buu u weynaa markan arkay waan tuuray ka dib na kuwa yar yar baa kasoo daatay maradi anigana waan ka cabsaday mana dilin maxey noqon kartaa shiikh jisaakumulaahi kheyr
Akhii sida aad hadalka kubilowday way khaldantahay Waxaad dhihi lahayd dadbaa isoo waydiiyay doofarku ma xalaal baa Hada Sidaad hadalka aad ku furtay ruux baa si khaldan u qaadan kara ama ooga faa iidaysankara Jzkh