113 | Khulaasada buuggii 48ka Xeer ee Awoodda | Dhammaad!

  Рет қаралды 20,203

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@Azmarvlogrman
@Azmarvlogrman Ай бұрын
Ustaad aad ayad umahadsan tahy muqal kasta aad so dhigtid qofka 2 ama qofka 3 ban noqdaa wax badana wan ka fa iday inshallh ani iyo intii guul u diyaraba guulban u rajaynayaa🙏🏻
@MohamedIsmail-pf9bd
@MohamedIsmail-pf9bd Ай бұрын
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh Ayaad ugu jirtaa
@khaalid.muxumed
@khaalid.muxumed Ай бұрын
Aadan khadar cali ustaaad thanks 👍
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin Ай бұрын
Aadan khadar cali roble ❤
@salmanaxmed3057
@salmanaxmed3057 Ай бұрын
Saaxiib aad ayaad u mahadsan tahay. Saaxiib Buugani suldaan cabdilxamiid ku sawiran ee gadaadhaada saaran noo soo koob❤❤
@Abdirahiim_Cimraan
@Abdirahiim_Cimraan Ай бұрын
Than Kyou pro❤
@CabdiRaxmaan-gq6oq
@CabdiRaxmaan-gq6oq Ай бұрын
شكراً أخي الكريم ❤
@axlaamaxlaamxuseen5592
@axlaamaxlaamxuseen5592 Ай бұрын
Mahadsanid wll aadan sahan❤
@Maxamuudcabdiguuleed
@Maxamuudcabdiguuleed Ай бұрын
Inader buugta DHAQAALA bal iyagana Podcast kasoo samee. Sida buugtan. 1.NINKII BAABILA UGU HANTIDA BADNAA. 2. 100 Mashruuc Iyo Mashruuc. 3. FEKER OO HODON NOQO.(think and grow rich) 4. MUSLINKA WAXSOOSAARKA LEH( productive mislim) In aad aragtaan rajayn inader.❤
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials Ай бұрын
Shayga kaliya Ee Nolosha Aan ka faaiday waa in Kaligay Aan noolaado Ku dadaalo Xidhiidh ka ilaahay
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle Ай бұрын
Ilaahay ma rumeysan tahay . Nabi muxamad na rasuulki alle yahay ma rumeysan tahay .
@Taliye-7
@Taliye-7 24 күн бұрын
mahadsanid sxb🎉
@ZalmoAli
@ZalmoAli Ай бұрын
Jaazakaalaaah kheir ustaaaad
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar Ай бұрын
Thank you teacher aden sahan
@Cali_ayman
@Cali_ayman Ай бұрын
Guulayso ❤
@samirAhmed-r3p
@samirAhmed-r3p Ай бұрын
Mahadsanid ❤
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar Ай бұрын
هناك قواعد خطيرة في هذا الكتاب منها ١ : أستفذ من جهود الاخرين ولكن إحتفظ لنفسك التقدير ٢ : تودد كالصديق وراقب كالجاسوس . ٣ : استدرج الاخرين بالتظاهر بأنك أقل منهم ذهاء . ٤: تعلم أن تحتفظ باعتماد الاخرين عليك . ٥:إستدرج الاخرين لفعل ما تريد .
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
Dhamnba waan dhamaystay 48 xalqadodba waxa iiga baxay iyo waxan ka faa iiday comment iska daaye buug laguma soo koobi karo miisanka xasanaadka ilaahy hakuugu daro wakhtigada qaaliga eed noo hurtay abaal gaaran kuu haya maadaamod gabi ahaanba habsami socodki noloshayda badashay afkaarahayguna ay yihiin badiba kuwo ka shidaal qaata afkaaraha aad noo soo gudbiso mahad sanid kun jeer ustaad🎉😊❤😅
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
@@FaraH-dw7cb mar marka qaar waa inaad doqomada ku tababarata si aad u hubisid inad ka wacyi sarayso 😂😃
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
@@FaraH-dw7cb taladaadu sideda way ii anfacysa. lkn markan eegay fikirkad iga qaadatay iyo aahanshihayga xooga waan yara qoslee mahad sanid
@FaraH-dw7cb
@FaraH-dw7cb Ай бұрын
​@@williamwilliam1337nio taladaas qaado ama ka tag lkn hal mid Baan ku sheegaya o igu dhacday.saad isku leedahay xogwalba ogow ama meel walba comment ka bixi . Bay caado xun kuu noqon .markaad aad firaaqada ka baxdo .bay ku qaban oo kaa mashquulin danahaaga .ee iska yaraa xogaha badan ood la socoto .3 ilaa 5 qof oo macqul ah ku xirnaw sida .adan sahan io ogaansho.week giina hal Malin la soco
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Ай бұрын
😂😂​@@williamwilliam1337
@KaaafiyoCAbdirashid
@KaaafiyoCAbdirashid Ай бұрын
Ustaad buugan maad noo soo turjumtid
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Xassan siinta uu ka sheekaynayo waa mid ganacsi ee maahan mid milatari ah
@AyaanleMohamed-q8k
@AyaanleMohamed-q8k Ай бұрын
Aadan wallo waxa aad video ka soo samaysaa, sida bugaagta loo turjumo.
@Abdishakurmc
@Abdishakurmc Ай бұрын
Mhdsanid ustaad🙏🏻
@AsioIraad-ks8gs
@AsioIraad-ks8gs 21 күн бұрын
Sahan ❤
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar Ай бұрын
buuggan waxaa ku jira macluumaad waxtar leh .
@MahirCade-d6w
@MahirCade-d6w 11 сағат бұрын
Waa Mahadsaan tahy wll lakin Mawoducaa Zxb Cidna Haa ku Daariin Ula jeedada kliya Nogu Goop intaa na waa taalo 👍
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Naqtiin ahan baan udhagestay
@handhise5059
@handhise5059 Ай бұрын
NEXT HAYAANKII RUMEYNTA
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
MAANSHALLAA GUUL SOOMALIYA ❤🎉❤🎉
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 27 күн бұрын
'- Sumacadu waa udub dhaxaadka awoodaada. - is muuji .
@mali-mp6ed
@mali-mp6ed Ай бұрын
Mahadsnaid Adan ugu danbayn waad noo dhamaystiratay buugii 48 Xeer ee Awooda. Waxa aad hore noogu balan qaaday mid kamid podcast dhexdooda in aan noo soo gudbin doonto sida loo turjumo buugaagta kolay list ayuuu kuugu jiraa ayaanfilaynaa ee noola soo dhakhso.
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 Ай бұрын
USTAAD ERAYGA SURMA SEEGTO HORAY WAAN U AQAANAY LKN HADANA WAXA JIRA MID KA MIDKA BUUGAAGTEENA OO AAD KU SOO QAADATAY ADIGA OO DHAHA WAXA LA SHEGA INEY LEHIYIIN BADANAA RAGA AY DUMARKA BADAN LA DHASHEEN MIDAA ANIGA AYAABA KU SIFAYSAN WAXA ILA DHASHAY 7 GABDHO AH IYO HAL WIIL WAANAN LEEYAHAY HADAAD COMMENT GAYGAN AQRIDO REPLY ISO GAL ALLE HA KU SHARFO ❤❤❤
@AyuubNuur-z7m
@AyuubNuur-z7m Ай бұрын
Ustaad mahadsanid wax badan ayaan ka faa'iday mideda kale ninka aad sheegtay ee bile rafle guuleed waa sax waa nin Daarood Ogaadeen waxuu ahaa sargaal ciidan xiligii dowladii siyaad bare hotel uu dhisay oo ladhaho hotel Al barako ayaan hada ka shaqeeyaa waa nin goba waana ina adeerkey
@ayaandaarood
@ayaandaarood Ай бұрын
Xqiiqtan began bilow ila dhmad wan lasocday wax bdanh wan ka faidey mhad sanid wll adan
@LeilaMohamed-t6q
@LeilaMohamed-t6q Ай бұрын
Kkk Somalia iyo Somaliland funny enough (wax ba balaaha igayacaai)
@Mohann_11
@Mohann_11 28 күн бұрын
Bugan wala yabay qodoba qodobka kale waa kuliid oo isma wafaqsana😂
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 Ай бұрын
Wllo aadanow buugi loollanka dagaalka .ama suntzu bugaaas noo bilow bugagas baan ka helnaye
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad Ай бұрын
M.a
@Bosspodcast-q6j
@Bosspodcast-q6j Ай бұрын
Gabadha 48 xeer dhamaystay wax badana ka faa'iday ku mahadsanid ustaad
@Mohann_11
@Mohann_11 28 күн бұрын
Hye mrka naku dhaqmeysa wxa dhagaysatay
@axlaamabdulkadir7963
@axlaamabdulkadir7963 Ай бұрын
Wcs
@abdallaatoosh3024
@abdallaatoosh3024 Ай бұрын
Buugaan asagoo af soomali ku qoran intee laga helaa
@SalmaSacad
@SalmaSacad Ай бұрын
Ugu danbayntiii🎉
@NafisoaliJeyte
@NafisoaliJeyte Ай бұрын
Adan nin cadifada ka fog bad ahyd lkn baryahan wad cadifad hadlaysa xasan arinka bada bel cad buu iska taagy in hobyo kalay kiraysta la dhahy saldhig ciidan ma ogolo kumana jirin hadalka wasiirka aqri dhamn nuqulada kaso baxay heshiska
@CaliCalì-t3h
@CaliCalì-t3h Ай бұрын
Horta ninyahaw buugagta aad taranto xagee ka Heli karnaa
@Geelle3549
@Geelle3549 Ай бұрын
Sxp hargeysa ama muqdisho aniga hargeysa laiga soo dhiibaa iyagoo qima Jaban maktabada iqro books
@asadiin
@asadiin Ай бұрын
Wlhi Bile RAFLE WAA ADERRKEYCN ❤❤❤❤❤ AAN IDIN BAREE BILE RAFLE WAA NIN OGADEN , Mahiil, Gumcadle,ismciil gumcadle, Reer xuseen, Reee Dalal Faarax ah 😂😂😂😂😂
@Geedaqorowmedia-ko5pi
@Geedaqorowmedia-ko5pi Ай бұрын
Wllhi xeerarkan wn la yaabay rntii qodoba qodabka kle wuu ka hor imaanayaa wlee laba qodob oo is waafaqsan malaha 😂
@GacalsoorGarabey
@GacalsoorGarabey Ай бұрын
Bile rafle gobolkasta oo somalia ah gudoomiye ayuu kanoqday jidad waawayn oo bile rafle layiraahdo ayuu kadhisay
@mahameddayib7170
@mahameddayib7170 Ай бұрын
7 billod❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Siyaad bare ka dhamow si tartiib ayaa muujineysaa inaad si sarbeeb u caaydo madaxda somalia ader afartada video uun ba aragnaya kalayoo madaxweyne noqo aan aragnee siyaasada aad moday iney adigu kugu dhex noshahy yb 😂
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik Ай бұрын
Buug munafaq
@marshalmexico
@marshalmexico Ай бұрын
ninkan sahan in u jaahil yahay calamado badan baan ku fahmaya ta koobaad boogantan uu is daba dhigay wa calamaadaad wuxu moodaya in lo arkaayo nin aqli baan lakin nin aqli badan boogan uma bahnan in u is daba dhiigo taakaale boogu wa fikir ninkan marka sahan jaahil fikir ninkaaale oo qurafaad u badan bu so aqriyaay uu laso caraaray uu si faafinaaya marka dadka sida sahan qoranka baa sheegay oo wa dadka la dhaho ( Sufuhaaa) ma sufuhaa baa wax ni sheegi kara wa maya yaabka adunka
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
@@marshalmexico waan ogahay inadan jawaab uqalmin lkn waa maxay halbeega aan ku u qiimaynayno adi iyo aadan idiin kiina aqoon leh iyo kiina jaahilka anago wada og inadan waliga hal muqal iska soo duubin si aad u muujiso aqoontan aad sheganayso ?😂😃
@marshalmexico
@marshalmexico Ай бұрын
@@williamwilliam1337 yaabka adunka aqonto wa wax la barto lakin uma bahni in aan ku mujuyo aqontayda. taakaale Adan wa jaahil boogtan waxa ku qoran run mooda oo an kala saari karin qurafaadka iyo runta marka Adan wa big sufuuhaaan
@marshalmexico
@marshalmexico Ай бұрын
@@oldwarikoz9994 yaabka adunka adan in u jaahil yahay wa lo jeeda ee maxa kaaale
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 45 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 44 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 86 МЛН
096 | Xaqiiqada Maasooniyadda iyo aragtida shirqoolka.
36:23
Sahan Podcast
Рет қаралды 42 М.
RW ANWAR  OO ISRAEL | BEESHA CAALAMKA SI-XUN U KARBAASHAY
18:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
Waxa i badalay waa dhibaato
12:41
Soomaal Social Media
Рет қаралды 189 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 41 М.
115 | Shaydaanka Siyaasadda | Buugga ugu saamaynta badan | Wabar.
23:52
114 | Hadalka wanaagsan | Amarka Ilaahay ee la dayacay!
29:52
Sahan Podcast
Рет қаралды 28 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 44 МЛН