114 | Hadalka wanaagsan | Amarka Ilaahay ee la dayacay!

  Рет қаралды 11,764

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c....
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: / aadan-sa. .
TikTok: www.tiktok.com....
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com....
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 102
@Maxamuudcabdi123
@Maxamuudcabdi123 Күн бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم= "فليقل خيراً اُو ليصمت "
@abdfatahabdallahxussen9970
@abdfatahabdallahxussen9970 2 күн бұрын
Maskaxdeyda sidii balwadii aye muuqalada igu noqdeyn fikrado badan waka fai,day jazakalah 🫶
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 күн бұрын
Ama Hadal Wanagsan Ku Hadal Ama iska Amuus waa hadal laga hayo Rasululah scw
@XasanEditor
@XasanEditor 2 күн бұрын
Ustaad waa mahadsantahay Sida aad cashara muhiinka ah noolawadaageydo
@ikraamAhmedo.
@ikraamAhmedo. 2 күн бұрын
جزاك الله خير 🥰
@Yahyehiis88
@Yahyehiis88 2 күн бұрын
First comment ustaadkeygiyowww❤🎉
@MumtaasNaasir
@MumtaasNaasir 2 күн бұрын
Aadanow mid halkano rerkayaga iga agcaaye saan dhulka ula gali lahaa anoo kafikirayuu mawducani ku soo hagaagay waan lanoqday jawaabtii😅
@safiyamohamed3306
@safiyamohamed3306 2 күн бұрын
La noqo😂😂
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 Күн бұрын
😂
@mohacadaani9746
@mohacadaani9746 Күн бұрын
Allaha ku xifdiyo ustad ❤
@HipoFatxiali
@HipoFatxiali 2 күн бұрын
Wll allh dartii baan kujeclhy wxn kaabarty waxaana dugsiga kubarn allh hanokaxafido🎉🎉🎉
@ZalmoAli
@ZalmoAli Күн бұрын
Jazaaaka laaah kheir ustaaad
@AsmaAxmed-gq9fp
@AsmaAxmed-gq9fp Күн бұрын
نعم 😢😊
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar Күн бұрын
Adan sahan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Күн бұрын
Mansha allh aadan sahan mid kamida chanalada ugu tayada badan een KZbin u soo doonto Khaatumadaada mid qurxoon haka dhigo
@ramithaesmail9295
@ramithaesmail9295 2 күн бұрын
M.a ustaad aadbad u mahadsantay
@AminDaud-r8p
@AminDaud-r8p Күн бұрын
Aad baad u mahadsantahy aadanow
@FardawsaXasan-xp2pg
@FardawsaXasan-xp2pg Күн бұрын
Niyahow aadan video yadaada balwad bay inoqdeen allhay ku sharfo ustaad umada xil adag baad uhaysaaye
@Samaaan-u6g
@Samaaan-u6g Күн бұрын
M.allaha wll alle ku barako daaci waanagsan
@abdurahmanhassen6620
@abdurahmanhassen6620 Күн бұрын
Mahadsanid wll🙏
@HamdaIbrahim-bd3ph
@HamdaIbrahim-bd3ph 10 сағат бұрын
Barakoow ustaad😊
@abdimanaanabdullahi9321
@abdimanaanabdullahi9321 Күн бұрын
Shugran ustaad.
@mohamedsheik5522
@mohamedsheik5522 Күн бұрын
Mahadsanid Usaad ❤
@Shukryyyy
@Shukryyyy Күн бұрын
Barakatahu fik ❤
@drsaabuuni357
@drsaabuuni357 2 күн бұрын
Mahadsanid ustad❤
@surayaali6169
@surayaali6169 Күн бұрын
Wll bugaagtaas halki xabo uu 10 iyo 6 yahay hal hal iigasoo dhiib midkaste pls 👀♥️
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 2 күн бұрын
Aadan khadar cali roble ❤💯
@diriyedakane3775
@diriyedakane3775 2 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سيد آدم
@kawzarlathiya9238
@kawzarlathiya9238 Күн бұрын
Maclin wangsan buu ahaa wlhi jamaca❤
@xisaabkanal5471
@xisaabkanal5471 2 күн бұрын
Jazaakallahu kheyr
@najaxraagemursal9139
@najaxraagemursal9139 Күн бұрын
Somali hadalka jilicsan taciifnimo bay uyaqaanaan ilahay ha nasohanuuniyo❤
@MustafeCali-v9x
@MustafeCali-v9x 2 күн бұрын
Adaan sahan thankis
@ikraamali7645
@ikraamali7645 Күн бұрын
Aad io aad sax jazaklah wll allahuma baarik❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 күн бұрын
2017 ayaan ciyaal shaleemo ahaan jiray markasay kurayda asxaabta aan nahay igu dhajiyeen naa naaystaan (dhawii dhul abareed ) Cuqdad heer caalami ah ayan ka qaaday naa naanaystaas😢 2020 ayaan ogaaday inu magacas bahdilad yahay heer qofki iigu yeedha aan is dili jirnay . marki danbe ayan baxsaday william oo ilaa hada aaxaabtu iigu yeedhan 😂😅
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Күн бұрын
P😂😂 o William ba darane 😅😅lkn wan kula kftmN
@nabihaomar6102
@nabihaomar6102 2 күн бұрын
Ala caawa iin badan ayan qosleey aslan iska funny aya tahay cadiyaan. Wad mahadsantahay Adanow, Allah haka jaza'ii siyo wax qabad'kagan wanaagsan.
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali Күн бұрын
😅haa waa funy isma oga malaha
@SakeriyeMohamed23Mohamed
@SakeriyeMohamed23Mohamed Күн бұрын
Shugran adan wll
@AbdicasiisAli
@AbdicasiisAli Күн бұрын
Walihi waa runtaa ustaat haddal xun waa nayahab
@mohamedbirik4342
@mohamedbirik4342 2 күн бұрын
Ustad Adan jizakalah
@FarhanHamud
@FarhanHamud 2 күн бұрын
Ustaad jasaa kalaa khayr
@Cute1-p1j
@Cute1-p1j Күн бұрын
Oh my God😅
@waaniye1977
@waaniye1977 2 күн бұрын
Waar buuga cabdilxamiid ku sawiranyahay magicii
@saraMohamed-so2kd
@saraMohamed-so2kd 2 күн бұрын
Malin dhaweyd ayaan qof kala shegeysanayay arinkaan mar hore layabay
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk 2 күн бұрын
Mahadasanidi walal Aadan..❤
@AsmoJamac-sy9vb
@AsmoJamac-sy9vb 19 сағат бұрын
Mahadasnidi walal😊
@SiddiiqOmer
@SiddiiqOmer 2 күн бұрын
JazakAllah Brother ❤
@Deeqa123-dt4lo
@Deeqa123-dt4lo 2 күн бұрын
Ma S❤❤
@asadbulle8472
@asadbulle8472 Күн бұрын
Taliye waan kusalamay
@name46853
@name46853 14 сағат бұрын
Nio buugtaada xagee online ka helayaa sorry gadaal ka garaa ahayee Lakin 2019 ilaa antikiristus a kula socdaaye
@rahmafaysal4112
@rahmafaysal4112 2 күн бұрын
شكرا لك جزاك الله خيرا
@khadraabdirahman5037
@khadraabdirahman5037 2 күн бұрын
Abaalkaaga ilaaahay janno haka dhigo ustaaad❤
@salaxudiin5142
@salaxudiin5142 2 күн бұрын
Mawduuc loo baahnaa runtii
@CadnaanXiis
@CadnaanXiis 5 сағат бұрын
Aadan sahan keep going legend. afqalooc😂
@XamdahussenXasan
@XamdahussenXasan Күн бұрын
Haa anigaba indhool ayaa lay dhahaa😢
@FodenVirgil
@FodenVirgil 2 күн бұрын
USTAAD_ADANOW 😢 6 Billood Isbedel LA Taban.Karo Masameyn Karaa😞
@KookabeAk
@KookabeAk 2 күн бұрын
Aniga tijaabi koleeyba ma qasaarerid
@mohameddeeq7578
@mohameddeeq7578 2 күн бұрын
Baarakallahu laka walaalkey moowduuca xili aan talax tagilahaa ayaan kaamaqlay mahadsanid saxib
@mushtakseed8376
@mushtakseed8376 2 күн бұрын
Mahadsanid wll Aadan baraarujintaada.
@MarwaMustafe-m9b
@MarwaMustafe-m9b 2 күн бұрын
Ustaaad noolow❤
@safiiradfalastin2023
@safiiradfalastin2023 2 күн бұрын
Mahadsanid wllky
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 2 күн бұрын
Thanks ustaad
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 2 күн бұрын
Mahadsanid
@wiilka9604
@wiilka9604 22 сағат бұрын
Ragaa suudanta ah gacamaha waxey marsadaan xiine ama ciilan 😂 waxaan ayaa uu arkaan raganimo 😭 Halkey kuurdidu'an ayaa isku caayan geelal cuuntaa 😅😂
@samiaaidarous1163
@samiaaidarous1163 2 күн бұрын
Aadanow inader buugta wax igaso dhiib noh😂❤
@WiilkaHooyoSowdo
@WiilkaHooyoSowdo 2 күн бұрын
Mahadsanid Al ustaad Aadan ❤
@NasraIbraahin-f5y
@NasraIbraahin-f5y 2 күн бұрын
Alaha kuxafido alaha kubarakeyo wll😊❤
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Күн бұрын
Dhibku waa mujtamaca haddii aad inta badan isku daydid inad dadka hadalka u dabcisid wayba ku yasayaan, mrka wd ku qasbntahay in sida mujtamacu u dhaqmayo aad ula dhaqanto
@xamdijaamac
@xamdijaamac Күн бұрын
Waryaa waa hadal caadiya goormay xumaatay
@asadsilver4077
@asadsilver4077 2 күн бұрын
Thanks🎉
@safiaelmi4595
@safiaelmi4595 2 күн бұрын
Ustaad keep going ❤
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 23 сағат бұрын
Anigu Ragnimadayda Waxa Aan ka baadhiyaa Antinatalism
@khaalidqaasin1839
@khaalidqaasin1839 Күн бұрын
Waaryaa foolxumooy kaagaa bilaa asalkaa😂😂 "Wad kumahadsanthy intad iga qoslisy wllkayow"😊
@hudaahmed27
@hudaahmed27 2 күн бұрын
Jasakalah ❤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Күн бұрын
Carabka waa cad aan wax lafa lahyn lkn qalbiyada si ba'an buu u burburiyaa
@MohamedIsmail-pf9bd
@MohamedIsmail-pf9bd 2 күн бұрын
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
@MacalinKhadarcute-e7v
@MacalinKhadarcute-e7v Күн бұрын
Muusanaw = xiniye taabad
@sihaamjibril826
@sihaamjibril826 2 күн бұрын
Alle haka abaal mariyo ❤
@indhacadde
@indhacadde 2 күн бұрын
Maxamuud laangare aah😂 warlaangare ma ahi Nio 😅
@suldanaAlish
@suldanaAlish 2 күн бұрын
m.a wllky keep going 😊😊
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Күн бұрын
Waxan xasuustaa 3 rag o wada dhashay oo la kala odhan jiray xuseen af gub farxaan faroole deeq lugub oo aabohood magac kle buu lahaa lkin magacyadas qiso Bay ku yimaaden 😂
@sharifmohamed5992
@sharifmohamed5992 2 күн бұрын
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 2 күн бұрын
Ninki i aamana ma nebci lkin waa shakiya😂😂😂 gbdh hday i aamantana dhulka i qaadi waaya 😂😂😂 sbbta waxa is leyhy gbdhu dan kama lahan lkin ninku xita waxan ahay hdu igu amanayo inay lug ugu laban laga yaba tahay 😂😂😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 күн бұрын
In ay i cayayaan baan moodaya 😢
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Күн бұрын
Aadanaw koley maln walba so gelin kari maysid muqaal ee 2bdi casho so geli
@ayoupapdi6774
@ayoupapdi6774 Күн бұрын
Eray tuur leh ninkii ruuxii afka kaa yiraahda iyo uti ninaa uhayso waa maxay abaalkii
@zubeirr
@zubeirr 2 күн бұрын
Hhm caawa funny cawar laangare😂🖋🌸🤍
@MoeSaid_64
@MoeSaid_64 2 күн бұрын
Wllka thanks a million 🫡❤
@marshalmexico
@marshalmexico 2 күн бұрын
jaahilkan wan ku qosla hadal bu moodaya in wax lagu noqdo lakin jaahilnimadiisa wa lo jeeda baa yaabka adunka
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 күн бұрын
Jaahilkee 🤔
@HaniMohamudAbdi
@HaniMohamudAbdi Күн бұрын
Hadalka wanagsan wa sadaqo wll qali😊tankle jahil uma jeedno e caqilban nohorfadhiyo❤
@marshalmexico
@marshalmexico Күн бұрын
@@HaniMohamudAbdi yaabka adunka wuxu sheegaayo wa manipulation yaa hani jaahilaa horta so baro manipulationku wa maxay? manipulation wa sheeg wax la ogyahay si lagu moodo nin aqli baadan ama nin wanagsan wa wuxu samaynaayo adaam jaaahil waayo wuxu ku sheegay wax aad si garanaysay markas waxaad mooday adam nin aqli baadan ama nin wanagsan yaabka adunka lakin miid ban ku sheegi nin aqli baadan youtubka ama social media kama hadlo ee meesha ama magaalada u joogo bu wax ka gabta . hada adam meshu joogo waxba kama sheegi karo waayo wa la garanaya in u jaahil yahay lakin social media un bu ka hadli kara waayo wa meel jaaahil social media
@mahadcali1913
@mahadcali1913 Күн бұрын
​@@marshalmexicosxp jaahil macnaheeda ma taqanaa qof baa jahil lagu tilmaaamaa baad maqashay Teedakale adan waa nin mufakir ah oo turjumaa ah oo buugag badan akhriya baad lee dahay social media jahilin ka buuxasxp adaa dad jahilin ah ku xiran ee kala baro waxa la yiraahdo jaahil adi aqoon la'an kuhaysa nio ee wax barashada aad ugu dadaal
@marshalmexico
@marshalmexico Күн бұрын
@@mahadcali1913 jaahil anigu waxan u yaqaana qof qurafaadka iyo runta an kala saari karin sida adan oo wuxu faafiya quraafad marka wa jaahil taakaale mufaakir youtub dhex faadhiya muxu ahaa? waba big caabtooy nolosha ka dhacsan adan
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 2 күн бұрын
Aadanow thanks zxp
113 | Khulaasada buuggii 48ka Xeer ee Awoodda | Dhammaad!
28:35
Sahan Podcast
Рет қаралды 9 М.
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 27 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 13 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 50 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
PODCAST CUDURADA NAFSIGA AH
1:22:30
faca cusub
Рет қаралды 4,4 М.
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 84 М.
096 | Xaqiiqada Maasooniyadda iyo aragtida shirqoolka.
36:23
Sahan Podcast
Рет қаралды 39 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 162 М.
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 13 МЛН