12 calaamadood | Shakhsiyadda ugu Dhif iyo Naadirsan dunida

  Рет қаралды 43,454

HOYLAMP

HOYLAMP

Күн бұрын

Waxaa jiro noocyo badan oo loo kala saaro dadka dunida ku nool, maanta waxaan muuqaalkaan idiin kula wadaagaynaa shakhsiyad dhif iyo naadir ku ah dunida oo bulshada intaa la'eg ee dunida ku nool ay kaliya ka yihiin 2%
muuqaalkaan waxaad ku arki doontaa calaamado ay leeyihiin.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com...

Пікірлер: 241
@haboonsaed1636
@haboonsaed1636 3 жыл бұрын
Waxan la yabanahay kuli waa dabecadahayga woow keepgowing pro 💯👏
@Nationalchannel1960
@Nationalchannel1960 7 ай бұрын
Waxan layaabanahay dadkaan dhamaan comment yada soowadaqoraya madunida baydhifkuyihin 😂😂😂😂midwalba wuxu dhahaya waan leeyahay . War dadkaas dunida dhif bey kuyihiin isdajiya idinka mahan waxa lagahadlaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂
@drshanaa9154
@drshanaa9154 3 жыл бұрын
Waba anigo mesha tagn inder kkk keep going wllo
@aklyrics9614
@aklyrics9614 3 жыл бұрын
Meshan gawar malaka hadlin quruxey rag xaiinyo leh jokaan mesha
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 8 ай бұрын
@@aklyrics9614 rag laga hadli mayee shaqsiyad laga hadlin
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Ana kulamidban ahayay qaali
@abdiyare-ww4dt
@abdiyare-ww4dt Жыл бұрын
Walahi waxan kafaiday o an ogaday inan leyahay tilmaamahan aad soo shegtay odhan alx allaa mahad usugnatayay
@nuurcabdisalaamaxmed562
@nuurcabdisalaamaxmed562 2 жыл бұрын
Boqolkiiba 75% ayaan Leeyahay Dabeecadahan, Run Ahaantii Waxaadba Mooddaa in aad Aniga iga Sheekeyeyso Sikaste Eey Tahay Mahadsanid! Waana Laqushuucay Muuqaalkan, Waxaan Jeclaan lahaa Kuwo midkaan Laceyn ah Oo Cilmi Nafsi ah in aad inoo Soo Galiso Kanaalka Mahadsanid.
@tvsollywood4442
@tvsollywood4442 2 жыл бұрын
Me to walhi bro wa kula leeyahay dabeecadan 95
@SahraCabdi-j1i
@SahraCabdi-j1i 10 ай бұрын
Alle ugu shukriya❤❤
@faraxdagan7507
@faraxdagan7507 3 жыл бұрын
Kkkkk wan isku qoslay ileen Waa sababta aan dadku ideremin lkn an anigu udareemo
@tiimisumay0936
@tiimisumay0936 3 жыл бұрын
Ani xitaa
@abdowalimohamedhassan1535
@abdowalimohamedhassan1535 3 жыл бұрын
Sxp anni lee iga hadashaye
@mariyousif167
@mariyousif167 3 жыл бұрын
Walal waiga codsi qofka 12 calamadod leh faidoyinkisa iyo faaido daradisa muqal noga sosamey
@gouledkaapibka9589
@gouledkaapibka9589 3 жыл бұрын
Wanku racsanahay
@samarmohamet3751
@samarmohamet3751 2 жыл бұрын
WLLHI 12 KABA WAN LEYAHAY WANA DABECADAHYGA😊😉🥰 THANK YOU KEP GOING
@cabdicismaan1783
@cabdicismaan1783 2 жыл бұрын
Mee too
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
Me to
@niciima252
@niciima252 11 ай бұрын
100 kii ba 100 waa ani
@dhiirigalisoqoraarooda8857
@dhiirigalisoqoraarooda8857 3 жыл бұрын
Walaalkeey guulayso guulayso guulayso waxaad tahay Qof wax badan laga faaiidayo iyo chanal agteena muhiim ka ah ✌️👍💪🙏👈
@suleimaaden9551
@suleimaaden9551 Жыл бұрын
Dhamaan waNleehay calamadahan lkin khatiyaanbaakataaganahay
@suleimaaden9551
@suleimaaden9551 Жыл бұрын
Arimahaas dadka way ifaquuqaan wa doqon dhahaan balse sideed hiigsigaaga ugaadhaa u aamusanahay
@samatarmukhtar1903
@samatarmukhtar1903 2 жыл бұрын
𝐖𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧
@Yaaheelmedia
@Yaaheelmedia Жыл бұрын
16ka shaqsiyadood ee dadka u kala baxaan teebay ka noqonaysaa. INTP MIYAA MISE WAA INFP. LABADAAS KEE WEEYE
@ziizucade1740
@ziizucade1740 11 ай бұрын
Qof marku shay ama dhar sogadan rabo an sheyga ugu macqulsan ama ugu qurxn Rabin miya jiro😂😂😂 Sidey dhif io nadir kuthy😂😂😂
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 28 күн бұрын
Wan yabaha Nio waxan kayabanahay Sida ad itilmameyso. Waba Aniga o meshatagay Kuligodna wn isku arka Yab😮😊
@NajaxC.raxmaan-hz3vr
@NajaxC.raxmaan-hz3vr Ай бұрын
alxamdu lilaah waxan leeyahay dabeecada kuligood mahad sanid wllky
@phaeza6159
@phaeza6159 3 жыл бұрын
12 wan leeyhy alx
@FaaisoCumar-xn1cz
@FaaisoCumar-xn1cz 11 күн бұрын
Walahi Intan calamadod aadso sheegtay wan leeyahay 😢
@aaminamuxuyadiin7466
@aaminamuxuyadiin7466 2 жыл бұрын
Waa 2% lkn Ani ahaanteyda intaba 1-12 wan leeyahay wahsiga badan balse hadhow wlhi go'aan qaadasho adag oon ku dareemo gaar ahaanshiyo Masha Allah wll ee dadkaas waxay ku fiican yihiin iyo weakness kooda noo soo diyaari insha Allah
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
Me 100/100 fanne igma ahan 😶😶
@AsmaMohamed-yb7xx
@AsmaMohamed-yb7xx Жыл бұрын
Waan leeyahay 100/98 calamadahan shukran walalkey❤
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 11 ай бұрын
Hhhhh o cada iso qabo fesbuga maxa igu qoran zakariye mubariz
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Marka wahsiga lagareebo intakaliba waan leeyahay wllhi
@xamdaxasan6811
@xamdaxasan6811 3 жыл бұрын
Wll maxad Mooda inaad aniga iga hadlaysay wllhi lkn anigu dadka kale darenkoda aad baan ufahma lkn aniga qof ifahma ma jiro shaw waa hibo uu Alle isiiyey oon caawa ogaaday Alle Khyr Haku siiyo wll Keep going aad baan uga helay kuwano kale noo soo badi wan ku salamaya
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Wan ka qaday wll, soo dhawoow.
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk 7 ай бұрын
Mash Allah Ani waxan jecealhy inaan kalyagy noqodo taka leh waxn jecalhy inaan wax cusub Barto ma hadal badni dadka lama saxiibo xita taan isku arky 😂❤
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Qaar kamid ah ayaan aniga isku arkay lkn iyaga dhan ma wada lihi.
@Naaji-Official
@Naaji-Official Жыл бұрын
Reer comment maxaa waaye saan adduun ka dhan 2% ladhahay somali dhan leemiyaa sidaan 😮😮😮😂😂😂
@SafiyaOmarxasan
@SafiyaOmarxasan 7 ай бұрын
Waa mahadsantahy wll waxan ogady wax badan oo aan ka ogeyn nafteyda alx kulli waleyahy ❤😊😇
@YussufSomali
@YussufSomali Ай бұрын
Waxad moodaa inuu ani igashekaymayo al xaqiiqa
@Zamzam-f6m
@Zamzam-f6m Ай бұрын
Dhaman ma lihi sxb kwrn dadka oo dhan we leyihin lkn aniga dad nuce ah aya ahy😮😮😮
@kamal-hassan
@kamal-hassan 3 жыл бұрын
m.a keep going sxb waa dad layaableh
@mahameddahir6060
@mahameddahir6060 Жыл бұрын
Haddiiba qof kasta AniH wayE leyahay wax Naadir ah majira
@hamsemed4740
@hamsemed4740 2 жыл бұрын
Waa sax lkn maxa lagu tilmamikara qofkas answer my brother
@Cismaansalaad8963
@Cismaansalaad8963 Жыл бұрын
12 waa isku arki siiba waxaa aad iidhiba dadka dhaleeceyn tooda iyo dadka badan oosheekeeysanaayo inan dhaxfadhinkarin iyo inan dadka dareemahooda aan kushaqeeyo iyo inan dareen keyga dareen keyga qufkale dareen kiisa aan kahormariyo
@shariifkacabdixakiim4637
@shariifkacabdixakiim4637 3 ай бұрын
Waaxaa sax ah in aadan qiimey dadka kutix galin farxadaada
@deeqadagan3895
@deeqadagan3895 3 жыл бұрын
Inta ugubadan waan leeyahay calaamadahaan thanks prother
@zaytuunimohaa8062
@zaytuunimohaa8062 3 жыл бұрын
Midwalba anaa iga hadashe kuhayaa waa yaab
@Bashiirali3040
@Bashiirali3040 5 ай бұрын
Runti hadaan ku dhaarto sifoyinka o dhan inan leyahy been kuma sheegin dhamaan waa hobigayga illhay mahadii waana ku farax sanahay qaar kalane wa si jiraan, illahay mahadi bakse waxan dhan waxan horey uga daraaseeyey kutubta iskaamka wax badana ka qaatay30 sano kabadan hadafakayaga qaar baan gadhin ila hada sababha wax ka mid ah, bakse markasta inaan gadhiya aaminasanay. Shugran so jeedintada qimaha badan.
@Sucaad_jees
@Sucaad_jees 2 жыл бұрын
Dabecadan oidil ayaleyahay which🤦🏿‍♀️🤔
@CabdifitaaxMorgan191
@CabdifitaaxMorgan191 5 ай бұрын
Sxb walhy wnba isku wareer sana masha allah dadka dhan wan kaduwanahy saa id uxishoda hadana wan is canaantaa mucjisada uu kategy hadaa isku aragteen inta ila midka ah waa xifdiska iyo qabashada wax cusub radinta iyo xasuusnaanta wax waa hore dhacy hhhhh😅
@HodanXuseen-kl4qw
@HodanXuseen-kl4qw 5 ай бұрын
wlhi ani waa isla yaab naa qof somali eh oo isku dabecad nahay waa waayay oo sidan cml dabeciisu thy calamadana dhaman waa leyahay alx
@farxiyacabdixaafid2893
@farxiyacabdixaafid2893 3 жыл бұрын
M.h walhya calamadah wan isku arkaay alx walhya xaqiiq waxan dhahaa dadaku maxay idareemi layhiin ilYan masajx kalab igu jirta
@SahraCdiraac
@SahraCdiraac 11 ай бұрын
Boqlkiib 100 waaleyahay dabecadahaan
@zamzamcabdiraxman564
@zamzamcabdiraxman564 5 ай бұрын
Aniga uun baad iga sheekaynaysay shakhsiyadayda hhh
@TrickSom.Tech1
@TrickSom.Tech1 Жыл бұрын
Wllhi wxn waa cajiib waxaaba isu maleeyey in aad iga sheekeeneyso alxd
@FuadDugsiiyeAhmed
@FuadDugsiiyeAhmed Жыл бұрын
DapecaDan wan leyhy run ahantii ma jecli daDku waxa ay xiseyan sido kle ma jecli hadal ka sida wicitanada taa badal keeda qoralkan xiiseya sido kle qofku haDba su yhy ayn ula tacamula haDii umurugo daremayo wan la darema intu daremoyo in lamida sida inan ahyba qofki sido kle farxaDa wan la darema run ahntii wan la yaba dabecaDeyda lkn manta ayn wax badan ka ohadey 😊😊
@mahdimohamed8253
@mahdimohamed8253 7 ай бұрын
Alla aniga waye dadka badan ma jecli dadka ina aqriyo aya jeclahy o caawiyo wa hadal gaabanahy xitaa call ka ma jecli qoraal ayaa doorbidaa bulsho dhan ma jecli buuqoda ina dhaxgalo waxwalpana waxa jeclahy in aan gooni u lahaado inta qof lawadaagi lahaa shey
@xasanbk7550
@xasanbk7550 Жыл бұрын
Boqolkiipa 100 waan leeyahay runtii waa arin cajiipa aniga ayaa iska yaapa mararka qaar pro
@maxamedcabdulahi9982
@maxamedcabdulahi9982 3 жыл бұрын
Dabeecadahaan hadii aan leeyaha maxaa igulatalin lahaydeen
@maxamedcumar6478
@maxamedcumar6478 2 жыл бұрын
Wow! Billahy aniga kamida War nio halkeed kala timid xogtan hhhh
@lovely-ls5xp
@lovely-ls5xp 2 жыл бұрын
12 kuba waa aniga Inaad aniga iga sheekaynayso kuu haystaa🥺😊
@ismail-di4qt
@ismail-di4qt 2 жыл бұрын
Maxaa English lagu dhahaa iga soo caawiya qofkii garanayo
@ridwanyare8088
@ridwanyare8088 Жыл бұрын
98% ayan leyahy dabecadahaan waxadba mooda in aad isla aniga lee iga hadleysay any way thanks pro
@hooyosundus9516
@hooyosundus9516 Жыл бұрын
Yaab walalow ani ma iga so xigatay ano runa isharaxaysaye 😂😂
@قناةمنوعة-ش3ص
@قناةمنوعة-ش3ص 2 жыл бұрын
dad kan miyagaranasan As xaabeey anu waxan uqaba maulayaasha Warshada waxsoosaarka gag
@Shugriya896
@Shugriya896 9 ай бұрын
umalyn mayo in dadkan yaryihiin lkn inbadn wn isku Arky
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb 10 ай бұрын
Its me 100% its me, But I don't know the results,
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
WAR YAA KAMIDA?! TOLOW! MA DUMARKA U BADAN? DADKEENA??!
@xaliimonuuradiin5282
@xaliimonuuradiin5282 Жыл бұрын
Xaqiiq wlhi waa ani
@abdifatahsharif5461
@abdifatahsharif5461 3 жыл бұрын
Tilmaamahaa wan leeyahay balse waxaan u haystaa inay xumi uun aan u dhashay tahay
@faadumomuxameddacar6912
@faadumomuxameddacar6912 2 жыл бұрын
Wow warya ani miyaad i aragta waan kayabe hada anaba iga shee key neysaa hada waxaad leedaha waxaas oanigu usku arka waa qof caqli badan no no aniyo namjay gamsamitha
@UmalkhyarCilmi
@UmalkhyarCilmi 2 ай бұрын
Dhamaan dabecadahas waan leyahy
@faatimaabdi6995
@faatimaabdi6995 3 жыл бұрын
Waxaba modaa inuu aniga igahadlayo cajiib😉👏
@ismaciilfaaraxcaarshe2641
@ismaciilfaaraxcaarshe2641 2 жыл бұрын
Sxb manta waxad iga hadashey aniga sxb si aan kugu fahfaahiyo
@faadumosiciid2536
@faadumosiciid2536 2 жыл бұрын
anaaba iga hadlaysay umalayhaa cajiib waa leeyahay
@fahmoaxmedcali623
@fahmoaxmedcali623 3 жыл бұрын
Aniga waan lee yahay dhammaatooda waan isla yaabay sida aa sheegtay hhhhhh
@suhurjamac8048
@suhurjamac8048 2 жыл бұрын
Dhamn wa dabe cabeecada hayga noo soo kordhi wll
@XuseenFarduus
@XuseenFarduus Ай бұрын
Inataaba Wan ladanhy dhamaanba
@nasrawacan1768
@nasrawacan1768 3 ай бұрын
wlhi 100 / 100 waa sidan ahay cajiib❤
@hoodojaamac3541
@hoodojaamac3541 Жыл бұрын
Wlhi Ani dabeecado badan oon leeyahy ayaa ku jira
@najmasalax
@najmasalax 4 ай бұрын
dabecadayda sax ka hadashay tks wllo
@Suldaan-gv2eo
@Suldaan-gv2eo Жыл бұрын
Anigaa ka mid eh walaahi. Nin culus ba thy
@xamdiayaan1307
@xamdiayaan1307 3 жыл бұрын
Dhamaan dabeecdahan wan leyahy alle amaekii
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 Жыл бұрын
Wlhi dhamaantood waan Leeyahay
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 13 күн бұрын
Wllhi aniga ka mid ahy😹😿😾
@umuibrahim
@umuibrahim Жыл бұрын
Maashaa allaah ilaahw cimridheer iyo caafimaad aan wax ku kala faa iidysano nawada sii allena haku xifdiyo
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 жыл бұрын
Shaqsiyada ugu naadir san waxa la dhahaa INFJ
@haawoahmed5319
@haawoahmed5319 2 жыл бұрын
Wa waxamodaa inaa aniga igaqortay cajiib
@fardowsomohamedfarah1985
@fardowsomohamedfarah1985 Жыл бұрын
100%wan ahay saas waxa aana iswaydin jiray sababta aan sas u ahay oo aan dadka isugu mid ahayn mar walbo waan radin jiray dabecadayda qof qeexa aad bad u mahad santhy hada wan ogaday waxa aan dadka isugu mid ahayn ❤✅
@HodanXuseen-kl4qw
@HodanXuseen-kl4qw 5 ай бұрын
abayo anba sido kale dad ka inta badan isma fahana lkn hadii aa halo qof dabecadan leh wey ii dhadacan laheyd sabab too ah somalidena inta badan laga helo runtii
@fardowsomohamedfarah1985
@fardowsomohamedfarah1985 5 ай бұрын
@@HodanXuseen-kl4qw wa runtaa abayo
@IidoAxmed-y4y
@IidoAxmed-y4y 3 ай бұрын
Anaad iga sheekaysay❤❤❤❤
@naciimobashiir-xm9hp
@naciimobashiir-xm9hp Жыл бұрын
Walahi aniga Lee iga hadlaysaa saan umalaynayo🙄
@فائزالسلطانةبالاامالوحيدةالدول
@فائزالسلطانةبالاامالوحيدةالدول 5 ай бұрын
Dabeecada waxa la dhahaa infj
@hamdicady5085
@hamdicady5085 2 жыл бұрын
Marka la bixiyo luuqadaha inta kale waa lee yahay
@AyaanMuxumed-eg4cw
@AyaanMuxumed-eg4cw 8 күн бұрын
Aniga ka mid ah ❤😢
@ikraancabdiraxma
@ikraancabdiraxma Жыл бұрын
Waxuba anay igu socdaan wll qli
@abdalleyusuf2662
@abdalleyusuf2662 3 жыл бұрын
M.a waa leyhy 12 Thnks bro
@nasrawacan1768
@nasrawacan1768 4 ай бұрын
wlhi waa leeyahy intaba wll
@MahadAbukar-l7o
@MahadAbukar-l7o 11 ай бұрын
Wallahi waa aniga qofka aad ka hadleysid yaab yaa ikaa baray
@najaxmaxamuud5281
@najaxmaxamuud5281 3 жыл бұрын
Wlhi waa anigo halka soo taagan ayaad sharaxday
@SameChakson-hu4ub
@SameChakson-hu4ub Жыл бұрын
wn lehay dhaman marki laga rebo aqon laan
@humblehsa1678
@humblehsa1678 9 ай бұрын
100% waa leyhy wana dabecadahyga
@fatxisaid2561
@fatxisaid2561 3 жыл бұрын
Ilahay xuman odhan kahufan sifowalba ooh lashega inaan aniga iska hadlayoh camal bay NOQOTAY ilahay aburistiyo badanaah 🤣😮
@ehsanahmed3761
@ehsanahmed3761 3 жыл бұрын
Wlhi waa aniga qofkaad ka waramayso
@wllfaahiye8640
@wllfaahiye8640 2 жыл бұрын
Decadaa ayan leeyahay shasi ahan teyda
@ikraamlucky6794
@ikraamlucky6794 Жыл бұрын
Ani inaa iga hadleysaba mooday cajiib
@xaliimonuuradiin5282
@xaliimonuuradiin5282 Жыл бұрын
100% waaaye ani lee laiga hadlayaaa wlhi Thank you wllky qaaligaa
@adnohariir5346
@adnohariir5346 2 жыл бұрын
Zhpow wlhi kuli waan leeyahey🤨
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan Жыл бұрын
80% waan leeyahay dabeecadaan
@khadarmusse6102
@khadarmusse6102 2 жыл бұрын
wlhy waaba dabeecadeyda taasi
@mohamedabdukadir3066
@mohamedabdukadir3066 2 жыл бұрын
Waa shqsiyadeyda OO run ah walaahi
@xamdayaasiin8406
@xamdayaasiin8406 Жыл бұрын
100 kiiba 100 waan leyahay
7 Wax oo ay sameynin Dadka Caqliga badan
6:48
HOYLAMP
Рет қаралды 64 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
Dadka Aamusan Iska Ilaali | Dabeecada Dadka Aan Bulshada Dhex Galin
13:18
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 14 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 195 М.
10 Awoodood oo uu Qofka Afka-Gaaban Leeyahay | #Maangal
12:01
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН