13 Jir dhawac ah oo maxkamad la gayn aya dhowr bilood ku xiran xarunta taraafikada lacag ayana looha

  Рет қаралды 8,280

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 25
@maslah345
@maslah345 5 сағат бұрын
Umada in loogooyo maxaa uguursatay eylo waa wax aad iyo aad ufoolxun waa jaahilnimo ALLAH HALA BAQO UMADA YAAN LATAKOORIN WALAAHI KHAYAAMO XISAAB XOOGAN AYAA JIRTO
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 10 сағат бұрын
Subxaana allaah illaahow u gargaar hooyadaan somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi
@ju4965
@ju4965 11 сағат бұрын
Samir hooyo macaan aduunka waa imtixaan
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 9 сағат бұрын
Subxanallh war dulmiga mafcna war Xaqa mariya wiilka Yar maxay Tahy Dulmigaan Allow Hooyadaan Xaqeeda usoo Dadaji Yaa Rabi
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 8 сағат бұрын
13 waaba ilmo yare seecamal wah wadanka waaba foowdee qaanuun majiro miyaa yaahuudiin uuuf waxaas aan somaliya kunacay😢😢
@SagalMohaned
@SagalMohaned 8 сағат бұрын
Yuhuud waxba madhaaman kuwan isku shegaya madax Illaahay umad xalla ah hakeeno oka1abta dalka aaaaamiiiiin Ccasiis waa wadaaad laakiin dalkan loma rabo 2of ehlu diin 1abilku doono ha ahaadee😢😢
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 сағат бұрын
Woika yar waa in so ficn loo baato denbi usan lahayn hadu wat tan kale kuwo debiga saaray waa in ay cawiyaan ka fadhiisan itaga yaqaan hoyadan jid ay u marto garan mayso somaliyey saan isku dhama
@MaxamuudMaxamedcusmaan
@MaxamuudMaxamedcusmaan 11 сағат бұрын
Xaqaaga allllh kusodhiciyo
@maslah345
@maslah345 4 сағат бұрын
ALLAHA KA KORQAADO KURBADA HEYSATO ALLAHA FUDUDEYO AMUURAHA CADAALAD DARU UGU XERAN YAHAY MEESHAAS
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 4 сағат бұрын
Magaalada waxaa kajira dhibato guruubo ,iyo kooxo dadka dhiigooda dhacayaa
@MaxamuudMaxamedcusmaan
@MaxamuudMaxamedcusmaan 11 сағат бұрын
sawar hooyo mcn
@saharwafa7539
@saharwafa7539 7 сағат бұрын
Allaha caawiyo wiilka yar Allaha ka soo bixiyo xabaiga.
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 7 сағат бұрын
Alle ha ugargaaro shacabka masakiinta
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 5 сағат бұрын
Sabir hooyo Alaah baa caawinayo in sha Alaah
@MuslimoMahamed-l4g
@MuslimoMahamed-l4g 9 сағат бұрын
Alle haku caawiyo hooyo
@marianabokar7809
@marianabokar7809 Сағат бұрын
Subxaanalah armey wiilka meesha ku kufsadaan maxay cunug 13 jir ah ugu dhaganyihiin balaayo soomaaliya waa meel lagu hoogay
@abdiabdi3670
@abdiabdi3670 10 сағат бұрын
Fisho traafiko qof dhaawac ah laguma hayn karo guud ahaana sheekadan waxbaa ka qaldan, amuuraha Alle ha saqiro. Laakiin waa kiis u baahan la baaro.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 7 сағат бұрын
Soomaaliya sharci kama jiro mdhaawac ma kala jeclo
@ashawooo
@ashawooo 3 сағат бұрын
illahaya ha ku saqira rabi ha ku gara Wiilkaga illahaya ha caafiya kana dhinta illahaya ha uu naxariisto
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg 9 сағат бұрын
yaa allaah
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 9 сағат бұрын
حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 8 сағат бұрын
😢😢😢😢💔💔😭😭🤲🤲🤲
@sbofficial3140
@sbofficial3140 10 сағат бұрын
Wadanka mawaan sharci ka jirin 13 .Ma xarig baa qabta. Miyaa
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 9 сағат бұрын
Hunguri uu uxiran yaha meesha sharcigeeda Wa qbiil
@saharwafa7539
@saharwafa7539 7 сағат бұрын
Soomaaliya sharci kama jiro.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 534
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
40:43
Xogmaal Media
Рет қаралды 25 М.
Tinubu Speech Is A Speech Of Historical Rumination - Sam Omatseye
13:47
CIRO BURCO MAANTA SI XUN U GASHAY QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
11:34
waridaad TV
Рет қаралды 7 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН