Пікірлер
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 6 минут бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga insh allaah
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 44 минут бұрын
Allaah ha u soo sahlo.
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 45 минут бұрын
Allaah ha soo sahlo.
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Сағат бұрын
سبحان الله
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml Сағат бұрын
Allah ha usahlo
@siciidgeedi8141
@siciidgeedi8141 Сағат бұрын
Allah howsahlo
@maslah345
@maslah345 Сағат бұрын
ALLAHA USAHLO WIILKIISA OO NABAD QABA
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett Сағат бұрын
waan garanaynaa nala soo xafiira
@Ibrahim-n6k
@Ibrahim-n6k 2 сағат бұрын
Walax mooge waa laf xawadlle ka mid ah
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 3 сағат бұрын
Ilahow u sahal hadu nool yahy haduu dhinteyne ilahow u naxariiso yaa rabb cabdi caziiz baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada
@amirahassan-hw8ze
@amirahassan-hw8ze 3 сағат бұрын
Odaygani 30+ ayuu m I ayaanu arag ilmahiisii markaasu ka hadlayaa caruuraha kale ee ay dhashay. Fulay muxuu u tegiwaayey berihore.
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 сағат бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aisha_lifes
@Aisha_lifes 4 сағат бұрын
Qabiilkisa walaxnooge kkkk
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 5 сағат бұрын
3020waa maa🌜
@foozia426
@foozia426 5 сағат бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah
@foozia426
@foozia426 5 сағат бұрын
Subxanallaah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 сағат бұрын
SUBXAANA LAAH WEY QALATAY MIYAA?
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 7 сағат бұрын
Ale ha usoo ururiyo aabo wiilkiisa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 7 сағат бұрын
Cabdicasiis Really 😂 tuug telegoon wata waaba yaabe. Dharki iyo jidki iyo guryihi loo dhici jirey saana badashay
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 8 сағат бұрын
Haantii lulataay dhagayso haleeladu baadiweeye hashii dihataa uciillan hadraawi allah yaaraxma
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 сағат бұрын
SUBXAANA LAAH JACYL AYEY KUSO XERO GASHATAY WALEE FARIIDBAAN RAACEEN
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Сағат бұрын
Afsoomaaliga soobaro intaanad raddinta bilaabin maxaadkahadlaysaa odhaahdu waxayka hadlaysaa waalid ilmihiisii waayay oolaga duufsadaye dagdag badanaa dadkaqaarkii
@rukiadiriyo3611
@rukiadiriyo3611 8 сағат бұрын
Maydhibo manyo madhaqdo
@freshair2224
@freshair2224 8 сағат бұрын
Xayeysiintaan baa waa nacnay
@Tasniim1
@Tasniim1 8 сағат бұрын
Ilaahay ha’usoo sahlo. haddii uu nool yahay.
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 9 сағат бұрын
Allaha u sahlo
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 9 сағат бұрын
Wiligeeyga. Ma. Maqlin. Qabiilkaan. Odeygaan. Sheegayo. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo Canada 🇨🇦 😅
@ju4965
@ju4965 9 сағат бұрын
Subxanalaah 😢
@rahmayusuf9065
@rahmayusuf9065 12 сағат бұрын
Mansha Allah Guul Tuuga Qaqano
@farahmohamud138
@farahmohamud138 15 сағат бұрын
Allaha kuu fududeyo helida wiilkaaga. Aamiin Aamiin Aamiin
@mancityfan660
@mancityfan660 15 сағат бұрын
Good jobb wllkeey xir waliba waa manaxe umdii o dhiban u ka naxryn
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 15 сағат бұрын
Ilaahay hawsahlo hooyadaas qurbaha waxaa ku dhibaataysan dhalinyaro soomaaliya oo u badan wiilal in maskaxiyan u xanuunsan qaar ballade qaadatay kuwo cidla ku dhimata oo maydkoodaha guryaha ku dhexdhinta ilaahay hawsahlo hooyadaas wiilkeeda
@ashawooo
@ashawooo 16 сағат бұрын
illahaya ha ku sahalo mamma Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba ha ku soo ifatimaya inshallaha
@siradaden5830
@siradaden5830 17 сағат бұрын
Thank you so much cabdicaziis
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 17 сағат бұрын
Alaha u sahlo wiilkeeda
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 17 сағат бұрын
Alaha u sahlo wiilkeeda hooyadaan
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 18 сағат бұрын
Ilaahayow hooyo qalbiga u soo qabooji oo u soo dhaweey wiilkeeda
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 19 сағат бұрын
Walee maxaa wiil badan soo soomaaliyeey uu ku dayacan yahay wadamadaan reer galbeedka illaahoow wadankeena noo xasili aamiin
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 19 сағат бұрын
Illaah swt ha kuu sahlo aamiin
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 19 сағат бұрын
Bargaan maxaa laga wada
@fadumocawil5258
@fadumocawil5258 19 сағат бұрын
Illaahaay ha u soo dhaweeyo
@fadumocawil5258
@fadumocawil5258 19 сағат бұрын
Alle ha ku barakeeyo cabdi casis
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 19 сағат бұрын
Allahayaw soobidhbidhi yaarabbi
@IkraanOmar-w5q
@IkraanOmar-w5q 19 сағат бұрын
Allaha kuu sahlo hooyo ❤
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 20 сағат бұрын
Allah ha usahlo wllhi waa xanuun 😢
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 20 сағат бұрын
Cajiib 😊😮😮😮
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 20 сағат бұрын
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
@siman22
@siman22 20 сағат бұрын
Waxaa jiro nin tapir somali ah oo ay somalida joogto xamar ay caabudan ,oo aaminsan inuu yahay nin Islam ah oo fiican, oo hooyaday oo marxumad ah hada ja dhacay afartan iyo 5 kun dollar. Marka aniga hadu iga hirdhinto waxaan rabaa inaan dhaho lama duugayo. Waayo intuu noolaa wuu diiday inuu iska buxiyo. Hadaad rabtin magaciisa I soo weydiiya. Diyar ban u ahay.
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 20 сағат бұрын
Maqha llaah alle ha ka abaalmariyo
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 20 сағат бұрын
Alle ha ku so sahlo
@ju4965
@ju4965 20 сағат бұрын
ilaahay ha usoosahlo hooyo macaan Wiil keeda
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 20 сағат бұрын
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤