13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA

  Рет қаралды 57,787

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 267
@Entertainmen4
@Entertainmen4 8 ай бұрын
Waxa la iskaga dayn karaa cadadan xun more cibaado❤ iyo in aad kacdid habaynkii xilliga dambe 2: 00 am tuko intaad awoodid ugu yaraan 2 rakcadood kadibna illahay gacmaha u taago. Waakan qodobka ugu muhiimsan hadii ay maskaxdaada ku soo dhacdo u been guur. Tusaale waysaqaado. Salad suno ah tuko ama qur'aan aqriso. Masajidka kugu dhaw aad. Qobkan tijaabiya zxpyl❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade 8 ай бұрын
Ku saliya Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 8 ай бұрын
SCW
@AbdullahiAbdurahman565
@AbdullahiAbdurahman565 8 ай бұрын
Scw Scw ❤
@feizul.feisal
@feizul.feisal 8 ай бұрын
Scw
@Dhiirigaliye8
@Dhiirigaliye8 8 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@buhabsiya6815
@buhabsiya6815 8 ай бұрын
SCW
@mohaibraaofficial88
@mohaibraaofficial88 8 ай бұрын
Alx 2 year 🤲🤲 Ayuub macalin dhamaan waxaad sheegtay waan lakulmay waxaan waday 5 year Lkn hada waan ka soo toobad keenay Lkn hada kabasho ayaan ku jiraa Ee ii sooduceeya Waxaa ii dhiman kaliya wax yar Allaah ayaa mahadleh ee iga soo bixiyay goodka naarta ee ii soobixiyay iftiinka dunida Waxaan balan ku qaaday in aan dibdanbe kulaaban
@hamzaahmed2276
@hamzaahmed2276 7 ай бұрын
Alx dheh Ani 8 sano ayaan waday
@MaameLegend
@MaameLegend 6 ай бұрын
Wlhy sxp sidoo kale Anna saas ahaa lkn alx 💪
@FaadumoYuusuf-kh9pt
@FaadumoYuusuf-kh9pt 4 ай бұрын
M.a ❤ brother horey usoco❤
@ayaanniita-v3l
@ayaanniita-v3l 8 ай бұрын
Allah is one 🎉❤
@suhaybcaano7895
@suhaybcaano7895 8 ай бұрын
Nolol cusub oo qurxoona ruux waliba oo maanta goaan ka qatay cadadan xun 😊
@Y4XYE_
@Y4XYE_ 7 ай бұрын
Ilahay ba ku dharte Ana toos iga hadlaysa sidii aan aha halsano ka hor ilahay ba ku dharte talo wngsn ba dhalinyarada siinaysa war idinka is garta daqiiqadaha u horeya ee aad dhiiri galinta hasatan balayo Ha iska dhigana ee go.aan cad qata thank you dhamntiin 👍❤️
@habibaali62
@habibaali62 8 ай бұрын
M . a my best teacher ❤❤❤
@AbaagaWayn
@AbaagaWayn 8 ай бұрын
Wlhi wan ku aaminsanahy legend🎉😊
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 8 ай бұрын
Mr. Ayoub alxamdulillah I'm not facing that problems, I'm not addictive to that bad behaviour, alxm now I'm 21 years, students of high school on the certificate class I'm so happy to be customer for this channel , please teacher share us how to perform high grade( A or B plus) , the tactics that is very important, the management of the time .
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 8 ай бұрын
Zxp kaliya si fiican wax u akhri fartaadana qurxi❤inashalaah A+ waa keenaysaa amba classka 4aad ayaan ahay.
@Safiirka09
@Safiirka09 8 ай бұрын
wax iska akhriya uun fartana hagaaji lpx aniguba sanadki horaan dhamayeeyay
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 8 ай бұрын
Hadan kayelo tas lpx 🚫👍 21yrs without sigo 🥺 impossible
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi 5 ай бұрын
Ayuub Yuusuf sakiin muuqaaladiusa daawo sxb hadaa rabti inaa waxbarashada guul kagaadhi
@ahmedabdi-rh1gm
@ahmedabdi-rh1gm 8 ай бұрын
Best teacher ❤
@سموري-ت2ش
@سموري-ت2ش 8 ай бұрын
هغهغخه‍ح
@ciisexuseen1295
@ciisexuseen1295 8 ай бұрын
Mansha Allah wax u mahad santahy sida dhamantena no dhiragasisan my teacher thanks
@ahmedhussein265
@ahmedhussein265 8 ай бұрын
لا إله إلا الله الله أكبر سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 8 ай бұрын
Ilaahay maskaxda hakuu balaariyo❤❤
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
@maxamedsaalaxcabdullahi8596 8 ай бұрын
ماشاءالله جزاكم الله خيرا جزا❤❤❤
@Cabdirashidcabdhlahiaxme-yo9td
@Cabdirashidcabdhlahiaxme-yo9td 8 ай бұрын
Zxp ma jiraan caadin kale oo sababa caadooyinkan
@amiincox6206
@amiincox6206 8 ай бұрын
3 talo oo kooban 1; samee qorshe aad ku joojinaysid tusaale • first day halMar samee • 3 cisho kadib hadana halmar samee • hadana 6 cisho kadib halmar samee •hadan 10 cisho kadib samee • intaas kadib mudo 3 bil ah tobankii cishaba hal Mar samee 2; ha isku dayin video-gan markd daawatid inaad go'aansatid inaad joojisid adigoo bilaa qorshe ah, alle ha u fududeeyo cidkasta oo la dhiban caadadan xun. 3; niyadaada ka dhaadhici oo ku qasab in waxani ay tahay dhibaato si aad uga adkaatid naftaada isna dhiirigali
@zerabdi1216
@zerabdi1216 8 ай бұрын
Walayaal cibaada igu adaage isoo duceeye 😢
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 8 ай бұрын
Alle hku fudediyo cibadada wll
@Yaso12346
@Yaso12346 3 ай бұрын
Alaha ku fududeeyo
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 8 ай бұрын
Shukaran ayuub wllo ilahay haku sharafo🥹♥️
@husseinmohamoudomar368
@husseinmohamoudomar368 8 ай бұрын
Waa ku mahadsantahay ustaad ayuub
@Updirahman-ts3ve
@Updirahman-ts3ve 8 ай бұрын
Best teacher dhalinyarada🎉❤
@cabdikaaficigaal320
@cabdikaaficigaal320 8 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 8 ай бұрын
Talada ugu wngsan ee aan siinlahaa waa markaad aad dareentoshaygaa aadka u xun kac oo qolka aad ku jirto ka bax qol kle qabo oo ay dad joogan ama qof uu joogo ama dibada u bax oo iska soo soc soco Wey adagthy inaad ilowdo daaqiiqadaha u horeeya lkn 2m 🕑 waad ilaawaysaa wxs i.allah guul ayaan kuu rajeenay pro 👏
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 8 ай бұрын
First comment, Thanks always My Teacher 🎉
@redwolf1552
@redwolf1552 8 ай бұрын
Jazakallah bro
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 8 ай бұрын
Best Teacher❤
@870mx
@870mx 8 ай бұрын
Maasha allaah waad mahadsantahay ayuub imisa maalmood bay ubaahantahay ficilkan katagistiisu waayo guri walba seeskaa laga bilaabaa bil macnow inaad noloshaada caadadan kabaabiiso mise bilood ama ayoomood baa sees u ah mahadsanid.
@UpdyKani
@UpdyKani 8 ай бұрын
Zhp dadka qaarba in ayay kuqaadata inay sidoo dii hore kuso noqdaan ugu yaraan waa 3bil ilaa sanad ayay kugu qadanaysa inaad sidaadi hore kusoo laabatid
@CxamiidCiise
@CxamiidCiise 5 ай бұрын
6bilood walahi
@IsmailAhmedLeemo
@IsmailAhmedLeemo 8 ай бұрын
Thanks best teacher
@CumarMaxamedbakaal
@CumarMaxamedbakaal 8 ай бұрын
Masha Allah ustaad ayub keep going
@Farxaan158
@Farxaan158 8 ай бұрын
Philosopher Ayub Ahmed ❤🎉
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv
@CaliMaxamedIbraahim-oo1cv 8 ай бұрын
,,ماشاءالله waa tello wanaagsan Allah kubarakeeyo❤
@OM2X955
@OM2X955 8 ай бұрын
40 Days ✅ Alx😊
@AbdixaaqAbdinasir
@AbdixaaqAbdinasir 8 ай бұрын
Tnx macalin ayuub❤
@AhmedMohamoud-bn9rp
@AhmedMohamoud-bn9rp 8 ай бұрын
2 sano ayaa kasoo wareegtay waqtigii aan samaynjiray caadadan xun walaahi ilaa hada ma kasoo kaban dhibaatooyinkii aan ka dhaxlay waan dedaalaa si kasta laakiin walaahi wali waxaas oo dhan waan dareemayaaa iisoo ducee ayuubooy in Allah dhibaatooyinkaas iga soo kabiyo 😢😢😢
@SharmarkeAbdinasir
@SharmarkeAbdinasir 8 ай бұрын
Amiin brother illahey haka caffio ,but how comes 2yrs oo hadana dhibatoyinkeda ka dhamaan laa see wax ujirasn broo
@yobe5508
@yobe5508 2 ай бұрын
Maxaa ka mid ah dhibkas
@Abdirahman_sehde
@Abdirahman_sehde 25 күн бұрын
Brother waxaad sameysaa intaan insha Allah wad cafimadeysaa 1 mida ugu muhiimsan Alle ku xirnow sxp saladana ku dadaal 2 Allamiito joogta ah sameey 3 isku day inaad cunto cunooyinka nafaqada leh sida ukunta qudaarta cagaaran malayga iyo qubada dalkeena hodanka ku yahay 4 isku day inaad wax badan aqriso si maskaxda ay treaning fcn u qaadato 5 ku kalsoonow inaad ka bixi doonto xldan niyadadana ha fiicnato markasta Intaan hadaan sameyso libaxeyga banaankaga ku dheceysaa insha Allah Allah ka dulqaado brother
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 8 ай бұрын
Waa xaqiiq dumarka xitaa qayb sameeyaa jirta baa maqlay illhy hasoo hanuuniyo diinteena dhankasta baa laga soo weeraray
@Abdinoor51
@Abdinoor51 13 күн бұрын
Alla run badnidaa zxb ilaahy kheyr badan hakaa siiyo ajri aad u weyn
@CADOWDESIGNER
@CADOWDESIGNER 8 ай бұрын
Alx walaal ayuuub allaah ayaa iga caawiyey waan ka haray caadadaasi waxaa lagaaga hari karaa 1=Fursada badan in liska dilo oo nafta fursad badan la siinin 2=inaad marwaliba is mashquuliso 3=inaad hadaf aad yeelato oo aad marwalibana ka dikireysid 4=inuu qofka marwaliba allaah ku xernaado masaajidkana uu u bato 5=inuu go aan ka qaato caadadasi inuusan dib danbe ugu noqon
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 5 ай бұрын
My favorite video mar ann soo xasusto siigo wan dawana muqlka😢
@Safiirka09
@Safiirka09 3 ай бұрын
1:Kartida iyo awooda raganimo ayaa daciifaysa 2:Ceeb iyo qoomamo 3:cabsi iyo kalsooni la'aan 4: maqane jooge 5: bunduqa oo madhaxa 6:indhahaga oo laabi waydo and low S
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 8 ай бұрын
walalkey ayub axmed allah haku xafido brother
@ahmeyqarasta6392
@ahmeyqarasta6392 7 ай бұрын
Teacher Ayub wlhi inaad aragtit comentigan moogi lakini runtii wahan kuu awaal guutho magaranayi lakinse nolosheyta waa badashi wlhi Allah hakuhafitho athiga noloshana hakugu wacnaato macalin ❤
@JEEMIS27
@JEEMIS27 8 ай бұрын
Teacher wllhi waa sax
@Dhagawayne-fe9zl
@Dhagawayne-fe9zl 8 ай бұрын
teacher baraka lahu fiika wll
@AHMEDHASSANFAARAH
@AHMEDHASSANFAARAH Ай бұрын
Walaalkey yow siigada aanlarafaadsanhy
@LuulLuulcadow
@LuulLuulcadow 3 ай бұрын
Comenti xasus ii noqon dona 9/6/2024 waxa iracsan 13 bari
@maslahabdikadirmohamed9795
@maslahabdikadirmohamed9795 8 ай бұрын
Thnk u mr ayuub
@ayaanniita-v3l
@ayaanniita-v3l 8 ай бұрын
Waan ku tager ayub wll ❤❤
@PeaceMan-rn6hv
@PeaceMan-rn6hv 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@husseinmohamoudomar368
@husseinmohamoudomar368 8 ай бұрын
Wlhi waa Xaqiiq ee ii sooduceeya
@GoojacadeGang-ip4zm
@GoojacadeGang-ip4zm 8 ай бұрын
46 days alx alle haynaga madoobeeyo
@Gulletibrahim-vg3tz
@Gulletibrahim-vg3tz 8 ай бұрын
Ayub wlllkie tnx guleyso
@ahmednoorguledibrahimnuuro5776
@ahmednoorguledibrahimnuuro5776 8 ай бұрын
Rabbi haku naxaristo❤❤
@khapip
@khapip 8 ай бұрын
Allha ku dhowro wll ayuub
@Mauut
@Mauut 8 ай бұрын
Nio Bahasha Dad Aan maqal yaynana baranin Ee sarbeeb , Cudurada siigada 1. Nafta ood nacdo 2. Indho xanuun 3. Qalbi jab
@Muhanad-v2c
@Muhanad-v2c 8 ай бұрын
Thanks macalin❤
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 8 ай бұрын
Ws wr wb Macalinka nolasha shidalka nafteyda mr Ayub Ahmed Shukran ani wan dacaay arintkas 20 kutunaye ilahow nacafi yarabi inta wali kudiban ilahay haka madobeyo😊🤲
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 8 ай бұрын
Wiilashayda samigooda maasha Allah waxaan kuu hubaa inaad raaxo iyo degenaan ku nooshahay maanta
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 8 ай бұрын
Zxp qali 20 sano ayaan samaynayey miyaa dhahday fadlan nin 50 ka maqan ayaan ahee ee ila soo xiriir
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 8 ай бұрын
​@@suldaanapdullahi67150 ka maqan mxa ka wada brou
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 8 ай бұрын
Ustaad waxan doonayay naa i aad noo soo dib qaab aan kaga joogino
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 8 ай бұрын
Ustaad balwada sigaarka ka soo hadal
@hassanzaaz
@hassanzaaz 8 ай бұрын
Mnshallah Pro 440k inshallah 🙌
@AbdiRahmah-f2g
@AbdiRahmah-f2g 8 ай бұрын
Allah ku sharfo
@KhadarAxmed-w9z
@KhadarAxmed-w9z 8 ай бұрын
M.a alle ha ku xafido
@khadarmacalin8423
@khadarmacalin8423 8 ай бұрын
Macalinkayga ayuub ahmed dhirigaliyahyga ilaahy cimri dheer hanoo kaa siiyo walhi si waali ah kula socdaa
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 Ай бұрын
Ninyow anigu nin dhalin yara ayan ahay waxan cunaa qaadka dabeeto markan mirqaamo ayan daremahaygu kacan ayan mar mar sameya lakiin wan joojiyay lakiin bahashu god ayay kugu ridaysa walalyaal aniga qaadka iga soo duceeya iyo sigaarka alle ha iga madoobeye walalyaal please
@KhaalidFoden
@KhaalidFoden 9 күн бұрын
Wlahy waruntaz Sxp
@ordaayeyare-gj1rv
@ordaayeyare-gj1rv 8 ай бұрын
Zxb+wll aad baad umahad santahay 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💪🏾🌹
@CumarSeyid
@CumarSeyid 8 ай бұрын
Ustaad Allle Haku sharfo Waan Ku Xidhanahay KZbin Kaagan , Waxaad noso gelisaa , Team table weak ah sanadkan cusub 🙏
@OthmanRazhid
@OthmanRazhid 8 ай бұрын
Wllhi arin naxdin leh ....qofkii somarna daremi gra ....ducadta io towbada alle io goan wa hubka galiya aad hysto
@Gullet-Ahmet
@Gullet-Ahmet 8 ай бұрын
Inspire very good❤
@CIMRAANCIMRAAN-vd8cg
@CIMRAANCIMRAAN-vd8cg 8 ай бұрын
Ustaad ayuub wan ku slaalmy wllo
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 8 ай бұрын
SUBXAANALLAH🥺
@caliyusu338
@caliyusu338 8 ай бұрын
Ayubow sxp videos yadan ino so badi saxp muqalkan aniga yu iga hadlaya taliye😊
@AbdullahiShubow
@AbdullahiShubow 7 күн бұрын
Tanks ❤❤
@SalmaanApdi-b6e
@SalmaanApdi-b6e 8 ай бұрын
Walhi wan wada arkay wxad sheegayso lkn wali waa wada ii soo duceeya in ilaahy iga qaado
@Ustaadyare
@Ustaadyare 8 ай бұрын
Ilahay ban ka magan galnay inuu nagu imtixaano macaasidaa aadka u xun illahy ha u fududeeyo kuwa kudhibn ku kle alle haka ilaaliyo
@waayowaayo3097
@waayowaayo3097 8 ай бұрын
Dhagihi alle waaniya waansan🥺😘
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 8 ай бұрын
Ayuub axmed walal wan kigu xidhanahey maasha allah allah haku sharfo❤
@awalehabib-br3jj
@awalehabib-br3jj 8 ай бұрын
wll wlhi illatali gabadh xafada noka shaqayso ayaa biyahyka iga dhamaysày malin walba goan aya kaqata hadana wangu lama sidee isgaga daya wll
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Ай бұрын
Absolutely 💯 😢
@Suhaybcali-n7f
@Suhaybcali-n7f 2 ай бұрын
😢😢😢 39 Days ❤❤❤❤
@apdirisak_kaka
@apdirisak_kaka 8 ай бұрын
best teacher👏❤️
@ahmedak117
@ahmedak117 8 ай бұрын
Subxaanallaah
@nimcodheeman392
@nimcodheeman392 7 ай бұрын
Qof xidhiidh naga dhexeeyey mudo dhawayd baan 13 kaa calaamadoodba ku arkay 😢 Balse marka aan ilaahay xasuusiyo ee dhaho Rabigaa ka cabso wuxuu I dhihi jiray dood ma rabee idhaafi bartii ayaanan xidhiidhka ugujaray oo meel walba Block kasaaray markii hore ee bilowgiina qof wanagsan Buu isaga Kay dhigay
@IsmaaciilHilowle
@IsmaaciilHilowle 8 ай бұрын
legend
@xakiimjr420
@xakiimjr420 8 ай бұрын
Subaxanallah
@ABDIHAMID.10.1
@ABDIHAMID.10.1 8 ай бұрын
Aad iyo Aad
@MukhtaarWaasuge-qh6fc
@MukhtaarWaasuge-qh6fc 8 ай бұрын
Macalinkenaaaa❤
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 8 ай бұрын
Teacher😊
@Akhii_mohameth
@Akhii_mohameth 8 ай бұрын
Alx 87 days.😊
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 8 ай бұрын
semen retention is the GOLDEN RULE!
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 8 ай бұрын
Keapgoing BRO!
@Abdirisaqmohamed778
@Abdirisaqmohamed778 8 ай бұрын
Maasha Allah
@AbshirAdanMadkus
@AbshirAdanMadkus 3 ай бұрын
Than kis my teacher😊😢
@CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca
@CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca Ай бұрын
Wllhi wuxuba waa jiran markaan xasuusto halkaan gaadhay ee illahay iga sooceliyey wllhi billaahay illmaa idhahayda ku soo istaagta wr dhalin yaroy iskada bahashaa
@OmarAhmed-ql8tv
@OmarAhmed-ql8tv 8 ай бұрын
ᴍᴀsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ ᴀʏᴜᴜʙ ᴀxᴍᴇᴅ ᴡʟʟ ɪʟᴀʜʏ ʜᴀɢᴀ ᴀᴡᴀᴀʟ ᴍᴀʀɪʏᴏ ᴡʟʜɪ ❤ᴅʜᴀǫᴀɴᴋᴀᴀs ǫᴇʏʙ ᴋᴀ ᴍɪᴅ ᴀʜ ᴡᴀᴀɴ ʟᴇʏʜʏ ɪʟᴀʜʏ ʜᴀɴᴀɢᴀ ᴍᴀᴅᴏᴏᴡᴇʏ sɪᴅᴀᴀ ᴜ ɴᴀʜᴀʏ ᴅʜᴀʟɪᴍ ʏᴀʀᴏ ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴍ ᴀᴍɪɪɴ ʏᴀᴀʀᴀʙɪ❤
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 8 ай бұрын
Sithee lojojiya walalow
@Safiirka09
@Safiirka09 8 ай бұрын
Macalin anigu September 2022 baa gabi ahaanba go'aan ka qaatay balse 6 jeer oo dhawr bilood udhaxayaan baa kufay.
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 8 ай бұрын
Shp mxaa iska kaa badalyna
@nuurmaxmae8429
@nuurmaxmae8429 7 ай бұрын
Wlhi ooliya ayaan ku siigaystay waan ku shalaynaya
@AbdullahiIbrahim-z3u
@AbdullahiIbrahim-z3u 8 ай бұрын
ASC MR AYUUB ENGLISHKII AAWY
@cabdicasiis8070
@cabdicasiis8070 8 ай бұрын
Sidebay darenka sigada io darenka sarirta maxaykukaladuwanyihin
@AxmedWadne-ob7iw
@AxmedWadne-ob7iw 8 ай бұрын
ilhay ha igaso hadeyo isoduceeya😢
@MustafeMuxumed-oz9xw
@MustafeMuxumed-oz9xw 8 ай бұрын
Asc saxib aniga IGA hadashey walahi❤😢😢😢
@Shamuure-l9h
@Shamuure-l9h 8 ай бұрын
𝐥𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝
@CabdullahiGuurow-wp5bq
@CabdullahiGuurow-wp5bq 8 ай бұрын
Sax
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 8 ай бұрын
maqane jooge
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 8 ай бұрын
Waa xaqiiq
@abdifataahcalimaxamd8366
@abdifataahcalimaxamd8366 8 ай бұрын
Zxp bahashan siigada way iwarey risay go an markaa kaqaato Anoo kusoolabtaan Arkaa
@Ismaaciil-g4y
@Ismaaciil-g4y 8 ай бұрын
Ayuub wall aad iyo aad baa kuu salaamayaa waxaan rajaynayaa in aad ila soo xidhiidhto wall teacher iam wating for you😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 8 ай бұрын
Snapchat iga soo qabo ayubaxmed1
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 8 ай бұрын
Sodoo kale ustaad instegramkaan kaa soo qatay dhawr jeer marka bal aan ku soo qabti insha alah
7 Adigaa Sannadkii ugu FIICNAA ka dhigan kara 2024
11:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Qof is dhibaa gaara noloshuu rabo
11:30
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 19 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,1 МЛН
Albaabka Jaxiimada | Caadada Xun | Fandhaal Podcast |
40:13
Omar Inshar
Рет қаралды 83 М.
044 | 04 | Sirta Hadalka iyo haybadda | Xeerka 4aad.
15:02
Sahan Podcast
Рет қаралды 87 М.
7 Jileec yeysan kugu arag
10:05
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 88 М.
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 35 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 138 М.
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 27 М.
DAD REVEALS MY MAGIC TRICKS 😱🤣
0:37
Milaad K
Рет қаралды 119 МЛН
小丑牌ATM提款机?#short #angel #clown
0:14
Super Beauty team
Рет қаралды 23 МЛН
Save the duck!!🥹🥳#nico #smartnico #funny #cute #pets
0:11
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 33 МЛН
Скажи «Папа»
0:37
Камышниковы
Рет қаралды 4,1 МЛН