15 Bil kadib Wacdaraha maanta ka dhacay GAZA & XM oo gudbisay magacyadii laga sugayay | Wararkii uda

  Рет қаралды 49,038

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 297
@ALMAHDI12677
@ALMAHDI12677 4 сағат бұрын
Mashallh maracade show fikirkaga muhim ayuu uyahy umada somaliyeed waana soo dhawaynayanaa
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 5 сағат бұрын
Anku wada salino Nabigeena Muxammad naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaatee ❤
@iqroqaranQaran-dv2bo
@iqroqaranQaran-dv2bo 4 сағат бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim ❤️
@colowbaliil
@colowbaliil 5 сағат бұрын
Ascwb maracade maashaa alah alaha kuxafido,horey uwad mashruuca aadwado Guul iyo barwaaqo
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 5 сағат бұрын
I.a bari imtixaan jaamacad leeyahay isoo duceya🤲✌
@BashiirFaarax-l8x
@BashiirFaarax-l8x 5 сағат бұрын
Alle ha ku fududeeyo wll mcn amiin
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 5 сағат бұрын
Allah hakufududeyo walal bisinka kubilau saliga rasulka kuhiji marks intii aad ufadididi niyada kaa aqhri yaa mujiib yaa mujiib inbaadan aqhei insha allah
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 5 сағат бұрын
@@Fouziaabdi-bq1rz allaha ku sharfo wllo wax weyn kaa faaiday
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t 3 сағат бұрын
E
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 3 сағат бұрын
رب يسر يسرك الله وينجحك في الدنيا واخرتك ءامين
@XAmseMustafe-g5p
@XAmseMustafe-g5p 5 сағат бұрын
Maxamed ceesow adiga waa in Madaxweyneha soomaaliya lagaa dhigaa sida ugu dhaksiyaha badan president of soomaaliya
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 5 сағат бұрын
Wan kugu racsanahay wslakay
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 3 сағат бұрын
Asc magtii heshiiska lagu ahaa ayaa dadkan laga layahay CAYMIS reer nin waliba markuu banaanka joogo waa sidaasoo kale
@sadiiqabdulqadir6026
@sadiiqabdulqadir6026 Сағат бұрын
Hh markaas baa laceynayaa qofka wanaagsan uma fiicna siyaasadda qurunkaa ee qabiilka ku dhisan iyo iskadhicinta iyo boobka
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 10 минут бұрын
😂😂😂😂somalidu waa wada qabiileystayaal
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 сағат бұрын
Gacmo wadajirbaay wax ku gooyaan midnimo umada somaliyeed guul iyo barwaaqo ayaan u rajaynayaa umada somaliyeed ❤❤❤hal qaayesban nahay
@Somalestine
@Somalestine 5 сағат бұрын
Masha Allah Wadani Maxamad Maracade👑❤️👏 Ilahoo Dadka Sas U Fakarka Wanagsan Maamulka Gacandooda Noogu Barakee Ya Rabbi 🤲🥹 Guul Muslimiinta ☝️ In sha Allah🇵🇸
@deekhaabshirdeekha6350
@deekhaabshirdeekha6350 5 сағат бұрын
Wey ficnan laheyt hadi Rayigada wanagsan La isku raaci laha Illhow dadka ka dhig kuwo fahmo dantoda Kow baa ka ahay mesha lagu bixinayo le sugaya Insha Allah Mahadsanid maracade show guuleyso
@Somalestine
@Somalestine 5 сағат бұрын
@deekhaabshirdeekha6350 Masha Allah Isku Duubnaada Cadow Badan Ayan Lee nahy Haddan Somali Nahay Hau Malen Kaliya Eithopia Kaliya Xita Dalal Carbeed Somaliya Inay Inay Talabo Hore U Qaado Ay Dhibayso Aya Jira.
@miskilove5884
@miskilove5884 5 сағат бұрын
@MARACADE SHOW waan rajeynaa hadalkaaga dadkena inay sifiican u fahmaan qofki ugu horeeyay oo caan oo igu fikir ah ayaa tahy caqligaaga saliim ah allaha kuu barakeeyo insha allah waan rajeyna inaa arko dalkyga oo hurmaray dadkayga oo wax qabsady iyaga isku tashtay isma aaminay
@ShariifJiliweet
@ShariifJiliweet 5 сағат бұрын
Walahi bilaahi qorsha fiican waaye xaqiiqdiiii alahayow dalkeena noo hagaagi dadkeenana qabyaalada naga saaar yaa rabbi qabyaalada nacirif tirtay oo asaageena naga reebtay walahi😢😢😢
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 3 сағат бұрын
Adigaa mudan Mohamed wallala masha Allah sheekh Cabdi xayi waa shaqsi aat uwanaagsan ❤❤❤ mahilmamidono sida uu ugarb istaagay shacbka walaaladeen reer Gaz ajir iyo xasanaata aanlalasoo koowikarin Ilaahey haidinkasiiyo
@رقيةيوسف-ع7و
@رقيةيوسف-ع7و 4 сағат бұрын
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك يا أخي الكريم أللهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان نصرا عاجلا غير آجل
@JeylaniQulleDuale-is5gx
@JeylaniQulleDuale-is5gx 4 сағат бұрын
Asc wr wb maracade shoow Masha allh allha ku xafido niyhow waa araagtii aad uu wanagsan waa talaa tiii uguu wanagsaned ANIGAA Waxan ka codsan lalhaa inaad podcast noo sameso oo aad noguso guudbiso taloyiin kuwas camal ah oo ka dhalin yara ahan mustaqbalka naa anfaceyso WADMAHAD SANTAHAY MARACADE SHOW❤❤
@kabdi2408
@kabdi2408 3 сағат бұрын
Nin culus baad tahaye talooyinkaga soomaalida ugu dar inlaga fiirsado hogaanka dalka oo laga fogaado raga kasoo qayb qaatey dagaaladii 91 kii iyo kawa la halmaala Wallahi hogaanku haduu inoo hagaago dalkeenuna wuu inoo hagaagaya illaahey tafiiqda hanoo waafajiyo dadkeena iyo dalkaba aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanibrahim8708
@osmanibrahim8708 5 сағат бұрын
Masha.allah.siwad.dhirigalint.
@abasabdi4006
@abasabdi4006 5 сағат бұрын
Alla maxa tahay nin wax garad ah oo ildheer waliba walal Allah ku barakeeyo da,daalkaga , 1mid aka codsana marka ka hadlesid Yahuuda waku baryaa ha oogu wicin magac wanagsan 🙏🙏🙏🫡🫡🫡
@YuuBaadicade-p8c
@YuuBaadicade-p8c 5 сағат бұрын
Guul ayaan urajeynaya xamaaz ❤🇸🇴 💪
@CxakiinAxmed-e3s
@CxakiinAxmed-e3s 4 сағат бұрын
Ala hagubarakeeyo marcade horomrkii dalkeena alaah hafahamsiiyo dadkeena
@gicxurur2222
@gicxurur2222 5 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤ Waan kaga mahad celinaynaa wararka cusub eed nala soo wadaagayso
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 2 сағат бұрын
Asc Maracadow Alle ha ku barakeeyo Qaaran Qaran waa fikrad aad iyo aad u fiican side u dhaqan gelina, xafadaha qaar ee Xamar sida Xaafada Hodan ayaan ku arkayey reerihii iska soo horjeeday ayaa isxilqaameyo oo wadooyinkii dhistey, arinta hadal yey naga noqon ee qofkasta oo wax ka qabankaro in uu u istaago danta dalkiisa Allana ajar buu kugu siin bi'idni laah, qofka Muslinka ah waa in uu noqdaa qof waxtarleh Alle ha nala garabgalo aameen
@NuradinFarahD
@NuradinFarahD 5 сағат бұрын
Waa runtaa wll Allah haku barakeeyo. Waqtigaaga aad dadkeena wax waxtar uleh aad oogu soo jeedisana Allah hakaa ajir siiyo.
@FarhanHussein-j7n
@FarhanHussein-j7n 5 сағат бұрын
Mar kale iyo maracade show waa markii ugu horreysay ee ka maqlo
@Baremaxamed887
@Baremaxamed887 4 сағат бұрын
illaahy xaqa hyna waafajiyo aamiin
@FadumoNow
@FadumoNow 5 сағат бұрын
Alle ha guuleeyo xm iyo intii muslima
@AbdullaahiMaxamuud-c2r
@AbdullaahiMaxamuud-c2r 5 сағат бұрын
ASC ZXP Allaha ku xifdiyo maracade show Waa arrin fican
@abdifatahawmuse1802
@abdifatahawmuse1802 5 сағат бұрын
Mansha allah barnaamijkaasi waa barnaamij aad u qiimo badan korna u qaadaya wax wada lahaanshaha iyo is aaminka bulshada sidoo kalena bilcinaya oo horumarinaya wadankeena meel walba ❤❤ Bravo maracade❤😊
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 5 сағат бұрын
Jazakallah ya Aqii Axmed iisa
@LadanOsman-m5h
@LadanOsman-m5h 5 сағат бұрын
Walahay walalkeey macne noo bilooba plz allaah swt ayaa Na caawinayee ❤❤❤❤❤❤
@DaheromarDaheromar-sy2tu
@DaheromarDaheromar-sy2tu 5 сағат бұрын
اللهم نصر إخواننا في فلسطين
@AminMaxamad
@AminMaxamad 5 сағат бұрын
الهم انصر على اخوانينا فى فلسطيني ❤مرحبا بكم فى كل وقة❤❤❤❤❤❤🇸🇴😊🇯🇴
@ahmedxusendhameeye3483
@ahmedxusendhameeye3483 4 сағат бұрын
Masha allah wll maracade waad ku mahad santahay wacyi galinta waxanan ku leyahay haka cajisin ee siwad waanay kuduxaysa inta dhagaysata iyo intay gadhsiyaanba
@Love_moon10
@Love_moon10 5 сағат бұрын
Tusaalahaa waan qaatay maracadow Waadmahadsantahay❤❤
@AbdixaafidAbdullahi-n2v
@AbdixaafidAbdullahi-n2v 5 сағат бұрын
Maashaa allaah aqoonyahan maracade waaruntiis aragtidiisa saxdaH
@MaxemdXasan-kb4jo
@MaxemdXasan-kb4jo 3 сағат бұрын
Asc sheekh cabdi-xayi waa nin mumin ah nadiif ah ka run tahay horumarka umadaha islamka
@snw9257
@snw9257 3 сағат бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ku xifdiyo. 100 dhalinyaro adiga oo kale ah oo dhab kahadala ah lahelo wadanka Somaliyeed waa xoroobi laha❤🎉
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 4 сағат бұрын
Allah u naxariisto dhamaan aamiin guul reer qasa
@Zuhuuuuur
@Zuhuuuuur 5 сағат бұрын
Sh cabdill xayyi waa nin caqli badan aad baan uxiseya qudboyinkisa😍
@Maxamadyuusuf-g3f
@Maxamadyuusuf-g3f 5 сағат бұрын
Nin wanagsan ayad tahqy wll ale hakubarakeeyo❤❤❤
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 сағат бұрын
Allaah haku cizeeyo max/ed ciise hore u soco goobaabintada aadbaa ay u fiicantahay mahadsanid
@mahadsomali22
@mahadsomali22 4 сағат бұрын
Mansha allah shugran wll m ciise alle haku sharfo Malaha dadka soomaaliyeed aad bay u Niyad jabeen burbur iyo dowlad la'aan awgeed Marka mushruucaan aad ayaan ugu faraxsanahaay? Namberkaga iiso qor mahadsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AliSaleh-no4tj
@AliSaleh-no4tj 4 сағат бұрын
أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي محمد مشاء الله تبارك الرحمن عليك واصل انت الي مثلك الله يحفظكم ويبعد عليكم كل شر ويجبر بخاطركم ولو كان مثل الجبل وسعاده لا تنتهي وحسن الخاتمه وجنة الفردوس الأعلى يارب العالمين
@maxamedwali9775
@maxamedwali9775 5 сағат бұрын
Maracade wll aad iyo aad ayaad u mahadsantahay Alle sw Haku barakeeyo waxaan kaa codsanayaa barnaamijyada noocaan ah inaad joogtayso inshaa Allahu
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 5 сағат бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo madaxda munaafaqiinta ah ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin
@iqroqaranQaran-dv2bo
@iqroqaranQaran-dv2bo 4 сағат бұрын
Aaamin yaa rabbul caalamiin 🤲
@akhadara4995
@akhadara4995 17 минут бұрын
Asc maracade brother ilahay haku xafido walaahi meel aad ufiican ayaa wax naga tusisey mashaallah
@KaydMaxamed-up9tw
@KaydMaxamed-up9tw 4 сағат бұрын
Allha haku barakayyo maracde bararujinta halkaa kasiiwad umadana alh hainoo fahansiiyo waan soo dhawayanaynaa masha alha
@israaabdi8789
@israaabdi8789 2 сағат бұрын
Maashaa Allah Allah ha kula garab galo fikirka fiican anagana kuwii qaata oo ku dhaqma Allah hanaga dhigo dhamaan Soomaali weyn
@SuhaybMustafe-ry2st
@SuhaybMustafe-ry2st 40 минут бұрын
Masjid suufiyo iyo ikhwaan iyo islaax joogo dhisi mayno. Alle ka cabso❤❤❤
@XawaCige
@XawaCige 4 сағат бұрын
Asaxaby maxamed cise wa geesi in uu alle cadwga idhaha kaqabto ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fadxiabdi6165
@fadxiabdi6165 3 сағат бұрын
Mansha allah waa arin ad logu baahna waxbadan ka taray moralka iyo jiritaanka bulshada Mahadsanid wllky qaliya
@WirwirWirwir-n3f
@WirwirWirwir-n3f 5 сағат бұрын
Sxb waa tahay ninka ugu qalbiga wanagsan dhalinyarada soomaliyed allaha kuxafido
@Xasanmaxamedisaag-q1h
@Xasanmaxamedisaag-q1h 7 минут бұрын
Masha Allah walaakeyga gaali ah mar waliba sidaan iyo si ka fiican ayaan kuu rajeynayaa mar waliba sxb haka niyadjabin horey u sii wad allaah umadena ha isku wada jeediyo amiin amiin
@FatumasahraDaahir
@FatumasahraDaahir 5 сағат бұрын
💯 💯 ❤❤❤wlhi sax waye qaran qaran
@zaynabmacalin1430
@zaynabmacalin1430 4 сағат бұрын
Mahadsanid wall maracade show
@yussufsheikhabubakar3930
@yussufsheikhabubakar3930 4 сағат бұрын
maashaa allah waa talo waxgal ah wali somali waxgarad baa udembeeyo
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Сағат бұрын
Mashaa Allah asaalamu aleykum aqii maracadde show waxaa jiclahay wax inaa 100 dollar ku darsado ayaa rabaa. Shukraan
@AbdirizackAbdirahman-f3b
@AbdirizackAbdirahman-f3b 4 сағат бұрын
Gulayso adun io akhiraba wll maracade
@salahdin191
@salahdin191 3 сағат бұрын
Watalo wanagsan ruuntii dadkii aaminka aha away mee culumada qaar badan oo caloshod ushaqeysta aya jira hadii uu musuliyada qadayo sheikh mustafe haji harun wan gadhayna meshas iyo mel ka fogba wana dhisan karna dalkeena
@sulekhanur1539
@sulekhanur1539 4 сағат бұрын
Jazaakallaahu kheir 😊
@CawaleAxmad
@CawaleAxmad 4 сағат бұрын
Mashaa aallaah allaaha noo fahan siiyo sida u fahan San tahay maracada jasaakallaahu
@yaxye4350
@yaxye4350 5 сағат бұрын
Mahad sanid mar cade show Taliyaha guud ee guutooyinka Al-Qasaam Abu Khaled “Muxamed Al-Deif” Alle ha xafidee ayaa dhawaan ka soo bixi doona barnaamijka “waxa qarsoon ayaa ka weyn” Al-jazeera. Caawa noo soo gudbi
@sheekocaruurkids8202
@sheekocaruurkids8202 5 сағат бұрын
maracade mashaaAllah ❤
@maxamedcabdishakowr8464
@maxamedcabdishakowr8464 4 сағат бұрын
Aad iyo aadbaa umahadsantahay maxamed ciise waa aragti wanaagsan
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 4 сағат бұрын
Waa arin wanagsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YonisCali-k9g
@YonisCali-k9g 5 сағат бұрын
Maxamed ciisow waa ballan intad igu soo qorto waa dhiiba allana waan marag gashanaya ha dhowato ama ha dheerate lkn hai hilmaamin hormarka dalkeyga qof walba oo ka shaqeya waan jeclahay listiga igu dar alle ayaan kugu dhariyaye
@cabdicali8730
@cabdicali8730 Сағат бұрын
Maracadde fikirkaagu waa sax laakiin dadkeennu muwaadiniin maaha
@AbdullahiAhmed-ev6ml
@AbdullahiAhmed-ev6ml 4 сағат бұрын
Allah haku xafido ader mcne qofka aad u fekeraya ayaad tahay go on
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 4 сағат бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ❤❤
@zakariyehassan6997
@zakariyehassan6997 3 сағат бұрын
Wll maracade. Waa fikir aad u fiican Oo aan. So dhaweenayo Nolasheena neh io dalkeena neh bilicdiisa neh ifineyso. Wll adiga ayuu codkaga meel dheer tagayaa Iyo inta kula midka ah ee caanka ah Aan u istaagno. Dalka🇸🇴❤️
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 5 сағат бұрын
Hab kaa waa habka ugu fiican, "isku tashi" oo ah qaraan qaran.
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 5 сағат бұрын
Iskaa wax uqabso ayaa lagu dhisey iskulada iyo isbitalada muqdisho .hadana wan dhisan karnaa .ee cudurka qabiilka Allah naga cafiyo امين
@muxiyadiinshxasan6998
@muxiyadiinshxasan6998 5 сағат бұрын
Alhu akbar
@MursalMaxamad-t3v
@MursalMaxamad-t3v 5 сағат бұрын
Waafikrad fiican waa inaan meek dheer gaarsiiyaa
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 5 сағат бұрын
إنما يعمر مساجد الله من آمن بالله... إلى آخر الآية
@MohamedWarsame-h2c
@MohamedWarsame-h2c 5 сағат бұрын
Masha Allah maracadde Allah ku xifdiyo nin aad u qalbi wanaagsan ayaa tahay ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdirahman771
@mohamedabdirahman771 3 сағат бұрын
Waad ku mahadsan tahay talo bixinta wanaagsan Shukran in badan Maracade
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 4 сағат бұрын
Mashaallh Allah bless you my dearest brother good idea 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MubaarakmacalinMubaarak2291
@MubaarakmacalinMubaarak2291 4 сағат бұрын
Manshalah ❤kheerlahaa kusiiyoo maracade
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 4 сағат бұрын
Maashaa allaah walaalkay Maxamed ciise waa fakar aad u fiican rajada lama lumiyo
@IdirismaxamudFaarax
@IdirismaxamudFaarax 5 сағат бұрын
Waan jeclaan lahaa inaan arko dalkeena ooqurxooon😢 walaalkeyoow
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 5 сағат бұрын
Hadii aan mid noqono oo soomaalinimada na deeqdo ayaan wax quruxsan karnaa ee Allah ha isfahansiiyo hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta dhexdeena ku jiro ee cadowga u adeego aamiin
@nafisladan2225
@nafisladan2225 5 сағат бұрын
Insha Allh waa guleesa nenaa
@Kourechojimcalle-tu1ue
@Kourechojimcalle-tu1ue 5 сағат бұрын
Masha alla guul guul musliminta falastiin
@singsalu9895
@singsalu9895 Сағат бұрын
Scw fikradan qaaraan qaran aad ay cajiib u tahay.hdii sida loogu talagalay loo sameeyane waxaa lagu xalin karaa dhibaatooyin waaweyn .
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 сағат бұрын
Maasha allaah walaal ilaaheey haku xifdiyo imtixaanka aduunyo iyo kan aaqiro ilaaheey hakuu fududeeyo wallaal
@zakariyasamiir9890
@zakariyasamiir9890 3 сағат бұрын
Magaalada Hargeisa ayaan kaa soo salaamayaa kanaalkaaga waxn ku xidhanahay mudo 4 sanno ah Fikirkaa aad soo jeedisay aad ayaan ula dhacay waxan si sharaf ah kaaga codsnayaa walaal inaad sida u dhekhsaha badan cid maamusha u xil saartid bulshadu way u hamuun qabtaa ee cid u hormuud u noqota ayay la’yihiin
@MohamedAliismaail
@MohamedAliismaail 5 сағат бұрын
Walahai waaa fakarad ku dayashay mudan
@CabdaleSaleban-n9v
@CabdaleSaleban-n9v 5 сағат бұрын
Msha alle ayaa Leh Mahad oodhan guulguul
@mustafexasanadan
@mustafexasanadan 5 сағат бұрын
Masha allha 🎉🎉🎉
@AbdiQolif
@AbdiQolif 5 сағат бұрын
Xerykuugutaala Xasan Shelh Baa gadanaaye Iyo Moryaantiisa ..
@YaasinAxmed-i9g
@YaasinAxmed-i9g 5 сағат бұрын
Diyaar ayaan nahay❤
@AbdikarinAdami
@AbdikarinAdami 4 сағат бұрын
Wl Muslim ah alle ha nookaa xifdiyo
@farhiya6731
@farhiya6731 Сағат бұрын
Waa rayi aad uwanaagsan hadii layeelayo waana layeelikaraa🎉
@xawoxirsi90
@xawoxirsi90 4 сағат бұрын
Mansha Allah illahey hakuu doyo maskaxdaada wanag san
@MariaDahir-g9h
@MariaDahir-g9h 4 сағат бұрын
Maracade wall ilhy hakubarakeyo
@MahamedTooxyarw
@MahamedTooxyarw 3 сағат бұрын
Maracade soomaali dhab ah alah hakuxafido ceergaabo
@HudaMaria-lw7wb
@HudaMaria-lw7wb 5 сағат бұрын
Waa fikir fiican masha Allh
@abdirasakmohamed2783
@abdirasakmohamed2783 Сағат бұрын
Maasha alaah waan in Horsham laguda galaa insha alaah
@CabdiqadirMowliid-b4o
@CabdiqadirMowliid-b4o 2 сағат бұрын
Sxb waan kusalaamay maracsde waarun waan dhisan karaa sxb alahaku xafido masaajidkaana waain lagaqabqaato asxaabeey
@AbdiAbdoshmohumed
@AbdiAbdoshmohumed 5 сағат бұрын
Allah ku barakeyo
@NimcaanYousof
@NimcaanYousof 5 сағат бұрын
Masajiidku..waxaqa.allahu..akbar
@HafsaAbdulle-z3o
@HafsaAbdulle-z3o 5 сағат бұрын
Shiika lanbarkiisa nasii maracadow waxaa rabaa Inaa qof wax ugu daro wllky
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 9 минут бұрын
ASC Maracade mahadsanid walaal rajada fiican ee aad Ka qabto in soomaaliyi si habboon ISU taagto . Maxaa inoo Dana soomaali waxay leeyihiin Da BA malihin
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
MW CIRRO OO XUKUNKA LAGU HAYSTO (5414)
18:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2 М.
Qaaraan QARAN QABIIL & Mid QOYS | Maxaa inoo dan ah ?
10:29
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 22 М.
Putin's palace. History of world's largest bribe
1:52:51
Алексей Навальный
Рет қаралды 134 МЛН
Colaada Dalka Suudaan | Full Documentary |
15:03
Maracadde Documentary
Рет қаралды 3,4 М.
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН