15 SANO AYAA WAX XUN LAGU SAMAYNAAYAY WALIBA DAD QAYSKEEDAA 🥲

  Рет қаралды 16,473

TOOSH TV

TOOSH TV

Күн бұрын

#italy
#america
#austria
@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 77
@Gabarbanaadir
@Gabarbanaadir 3 ай бұрын
Arintaan dulmi Waa jiraa laakiin sheekadeeda iskuma toosna oo xoogaa xanuun badan ayaa ku jira ilaahay caafimaad ha siiyo gabdha fagaaladii ayaa ugu wardambaysay quraan badan ayay u baahan❤ tahay
@nasragarrett8866
@nasragarrett8866 2 ай бұрын
Allaaah waxan kaaga baryayaa in uu janadiisa kugu Abaal mariyo xabiibtii ❤
@naimabarre7088
@naimabarre7088 3 ай бұрын
ILAAHEY AYAA WAXWALBA OG GABADHAN HADALKEDA WUU QASAN YAHAY 4SANO IYO 5SANO WAXMAGARANAYO NAAGTAN WAA QOFWEYNO IS QARINEYSO ALAHA CAAFIYO
@najma649
@najma649 3 ай бұрын
ha u ogalaanina aqaladiina qofna iskadaaya adeerbaa dhalay iyo abtibaa dhalay aqlkiina hakenina cidna
@Username11249
@Username11249 3 ай бұрын
Way soo dhamaatay wakhtigii inamo yar yar guryaha lagu soo xaraysan jiray
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 3 ай бұрын
Waxaan waan subxanalah umada ha ajafayn ilahey ka cabso umada xumanta ka daa & qurunka aad faafinayso🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@ubax3018
@ubax3018 3 ай бұрын
Horta qof dhibana ah Haduu hadlo maxaa loo dhahaa aamus iyodadka hacaayin waa qof ween hortimid midiya makùla tahay inuu been sheegayo 20 jiro cilmi diin labarin ilma yar joogto wuu aabayusi sorry
@khayr_jecel
@khayr_jecel 3 ай бұрын
​@@ubax3018 Waa jaahilnimo dadkeena heysata because ummadaha kale oo dhan qofkooda dhibanaha ah wey dhageystaan waaney caawiyaan. Innagana waa la inna aamusiiyaa waana la inna caayaa Subxaanallaah, waxay ku kalifayaan innuu qofku dhibta.iyo ciilka haayo la waasho ama la dhinto.
@duniyalang1285
@duniyalang1285 2 ай бұрын
@@ubax3018waa dad raba in dhibaatada iyo kufsiga lagu wado waa caqli xumo iyo in dadka dhibanaha ah loo naxariisan.
@duniyalang1285
@duniyalang1285 2 ай бұрын
Sideed ku ogaatay in ay dad jaa’ifaynayso? Qof markuu dhib sheegto waa in la aaminaa loona naxariistaa.
@jasminaden4772
@jasminaden4772 3 ай бұрын
Taloow hoyaday ma keenaa social media😂 because waxay I dhihi jirtay ma ku dhalin siidow talaasow baa ku dhalay ilaa aan habeen ku ooyay ii iigeey hoyaday😂😂
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
jasmiin siidoow soomoow talasoow waa adeer keey naag maaha ee hadii hooyo nooshahay u sheeg wiil uu adeer u yahaan arkay magaiisa saxda ahna waa siidoow soomoow talasoow waxaana laga yaabaa inuu deris idinla ahaan jiray
@ubax3018
@ubax3018 3 ай бұрын
Binti siidow talaasow walaashed Maa walaalo tihiiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yasminbarre6135
@yasminbarre6135 2 ай бұрын
Necbiiyaa naagaha aan ilmohuda dheegeesan ❗️
@samiyaali4263
@samiyaali4263 3 ай бұрын
Iam sorry abayo mcnto, Waa ka xumahay waxa kugu dhacay Waa cashar,ilmaha hala aamino waxeey kuu sheegaan
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 2 ай бұрын
Alaha ku cafiyo oo ku boog dhayo la xawla wala quwata ila bilah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
(SUB HAN ALLAH)!! REER XAAJI🎉MASSLERDAD CIZI🎉iyo SHARAF🎉ku dhashay🎉weeyaan🎉WAA maxay NOLOSHANI. Iaggaaaaaahhhhh!!
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 2 ай бұрын
somaaliyeey wax yar fahma marka waxa wasaqda ah ka shekeynaysin ama sino hakusoo darina magaca NABIGEENA muxamad SCW
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 2 ай бұрын
Asc scw scw scw scw scw scw scw
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 2 ай бұрын
Subaxallah so said
@yasminmoha736
@yasminmoha736 3 ай бұрын
acuuudubilqahii minashaydaaaniii rajiiim😢😢😢
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 ай бұрын
Subxanallah
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Waaaaaa wareeeeeey kaaaalay sheeekadadaada ma dhamaaaato
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 3 ай бұрын
Ma cidkalaa ku korsadey aawey hooyadaa aabahaa walaalahaa bisinka
@munahussein9687
@munahussein9687 3 ай бұрын
Allahu akbar 🎉🎉🎉🎉dulinbafana dadka🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuleyso abayo 🎉🎉🎉🎉
@ashaabdi4216
@ashaabdi4216 3 ай бұрын
Daahir callasow Gabadh ads maxkamadiisa ha ka dacweyso waa laxidhaayaaye
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Nabiga scw ka saaar
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 3 ай бұрын
Shaymaa waan akhaanaa xageey joogta
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Wallaaahi yaaab waaaye heèeey excuse me magaca nabbigascw pllze faraha ka qaaad sheekada nooo wad laaaakiiiin
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Illaaahay ka baq siiil xooog lagu furay see u qarisay dhiiiig iska daaaye gabadha xataa ma soconkarto
@kawzarjama
@kawzarjama 3 ай бұрын
Wll run sheeg waayo ilmo 4jir ah sidee loo dhah garacbay dhalaysa 2 soomalidu caruurta yar yar keligeed qol lama seexiyee
@abdimusse9360
@abdimusse9360 3 ай бұрын
Asc Yeylanoley mawalidkeed?
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Reer xamar jadiid masha allah
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
ina adeer baad sheegaysaa 😢hada abtiyashi adeeradii cidwal amin male dadkii😢😢sorrywll
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Guri hooyada iyo aabaha miya lagugu kufsan jiray surta gal maha
@samiyaali4263
@samiyaali4263 3 ай бұрын
Gabdhaan ,schoolka masaarida isla dhigan jirnay
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Nimanka adeeerkaa cala jabaan ma ku jiray
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 3 ай бұрын
Anigu waa yaabee hooyadeed see gabadheda saas laguu sameynaa waa yaab maaqaan waxaan iraa rabi ayaa xisaabi doono
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
Dulmi somaali walaahi caruurta waykala jecelyihiin qaarkood
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Hoooooooy hoooooooy hoooooy xataaa adiga
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Cumar xaaji masalihiiii mareeexaan miyaa aaabahaa
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Adiga wareysanaaayo iyo ayadaba
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 3 ай бұрын
Naa wll bal shekada sobiloow aanu fahanee lkn dhanka dada waa been ma 4jirba hooyadi ka fogata waba siqiire dhabta hooyadi saarane
@sahraduale2235
@sahraduale2235 3 ай бұрын
naagtan ma isleef bay ahayd waxaan umalaynayaa inay dhimirka ka xanuunsan tahay
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 3 ай бұрын
quftaan maskax ahaan ayey uxanuunsantahay siday ilatahay
@ubax3018
@ubax3018 3 ай бұрын
Xanuunka waxaa keeno Dhibaatada eey soomartey Maan aaminsanahay
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
WAaa wareeey
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Sheeekadaada is kuma toooosna
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
Dadka xanusan la wareysana iska daya plz dadkoda raali kama aha
@IfrahAli-d5s
@IfrahAli-d5s 3 ай бұрын
4 Bil miyaa Shan lahjo ku baratay?
@IfrahAli-d5s
@IfrahAli-d5s 3 ай бұрын
Horta 3& 4 ma jirin lkn dhibku wuu kugu dhici karaa
@IfrahAli-d5s
@IfrahAli-d5s 3 ай бұрын
Gabadhaan xanuun bey ka qaaday arintii soomartay
@Zaka_swe
@Zaka_swe 3 ай бұрын
Tani been badanaa reer xaaji masale waan aqaan waa reer abtigiy waane reer wanaagsan naagtan caadi maha yaan la dhageysan
@sahraduale2235
@sahraduale2235 3 ай бұрын
waxaay ka hadlayso lama garanayo nimcana sida dadka loo waraysto mataqaano
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn 3 ай бұрын
Waxay Ka hadleyso wax La fahma ma aha
@kawzarjama
@kawzarjama 3 ай бұрын
Xijaab xidho ilmo yar sidee loo dhahaa
@keeyfinacali6732
@keeyfinacali6732 3 ай бұрын
Xijaabka.marka dadka wadanka joogo nahay ilmaha inta laxambarsanyahay lagu baraa
@FatmaFatuma-r3j
@FatmaFatuma-r3j 3 ай бұрын
Naag wax kufsaneysaa
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Waxa kufsan jiray yawaye
@aliosman6114
@aliosman6114 3 ай бұрын
Asc ilaa hada ma fahamin naagtan weyn waxay ka hadleyso iyo Nabi Mohammad csw cswcsw Dadka waalan gaar ahaan gebdhaha soomaali Waxaan ka imaaday Mugdishu weligay ma arag mana baqlin gebar waalidked kufsanaayo Waa been go lagu daday ayaa u badan
@lulafarah2038
@lulafarah2038 3 ай бұрын
Mismilahi war naagtan waxey ka hadleyso oo familkdeda qaasaten dadka ay sheegeyso hadey tahey waa beenteed dawladii siyaadbare hadey joogtey oo saas loogu galey gurigooda 1991 kahor wajigeda waa yaryahey waa loo soo dhiibey sheekada ee maxey uceebeysanee aabaheed iyo hooyadeed oo sidertan jir ah alaha ku soo hadeeyo niciimo su aalo weydii sheydaanta.
@naimabarre7088
@naimabarre7088 3 ай бұрын
MUQDIDHO keliya maahee MEELKASTEY KA JIRTAY SOMALIYA
@lulali6059
@lulali6059 3 ай бұрын
Ha dhihin, wax walbo waa la arkaa. Meel walbo ayey ka dhacdaa muqdsho kaliya ma ahanin. Qufkii Allah ka cabsan waayo waa uu sameeynaya haduu Allah ka xishoonin. Caruurta markeey yar yihiin na wax walbo ayaa loo heeystaa hadii caruurta gacanta ugu jirta quf a wax ba ka naxeeynin. Dadkeena somaliyed caruurta ayaa ku dhiban.
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 3 ай бұрын
Waa ku warerey sheekadan Lakiin waxa walbo alle ayaa naga og Illaahow ilmaha u miciin
@ubax3018
@ubax3018 3 ай бұрын
Maha waalidkeed waa Ilma adeeradeed
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Sheeekadan report in laga qoraaayo ogoooow
@S_24HTv
@S_24HTv 3 ай бұрын
Kkkkkkkk Wax Alliyo Wax Kajiro Maleh Qoftan 4 Sano Aa Hoyadey Idhahday Garac Bey Dhalee Kulahaa Waxaas Wax Kajiro Maleh 4Jir Sidee Ku Ogaatay In Lakufsan Rabo Oo Qol Isugu So Xirtaa????
@abdifidow3870
@abdifidow3870 3 ай бұрын
4-5 sano eh?
@cabdiburcaawi2799
@cabdiburcaawi2799 3 ай бұрын
Waar.waxan.oo.kale.umada.haw.sidayinina
@نمو-و1ج
@نمو-و1ج 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@cumarhusen4214
@cumarhusen4214 3 ай бұрын
Wax.alalay.sheeg.somagaro
@NafacXirsi
@NafacXirsi 3 ай бұрын
Sex frustration qofkuuuu haayo haku wareysto
@AmranXaaji-g5w
@AmranXaaji-g5w 3 ай бұрын
Marka umadu dhibtooda sheekeyan maxa u been loo dhah
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 3 ай бұрын
Skoolka Carabtaan wada dhiganjirnay
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 119 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
FURIIIN..SUBXANALAH.MARWA.KHADIjA.OO.AABA.DAHIR.FURAY
6:51
INTERNATIONAL LIVE
Рет қаралды 1 М.
Wey Qirteen Kufsiga Abdullahi Goof, Foolow iyo Ahmed Juge Mama Saafi Oohin 😭| MAXKAMADA DAHIR ALASOW
16:50
SHEKH CABDI RAHMAAN OO DHULKA LAGU JIIDAY CEEB MABA KARTO NINKA
7:42
YOOLBAAR MEDIA
Рет қаралды 1 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 119 МЛН