2 KIILO XALWO SIDAN U SAMEYAY WAAT KA HELI DOONTAA 👌

  Рет қаралды 100,184

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

3 жыл бұрын

Пікірлер: 114
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 3 жыл бұрын
Waxaan ahay will yaroo youtube soo galiya quraan isoo boqda
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 жыл бұрын
Wanku barya plz alle dartiis hada awoodo plz subscribe isaar wanku barya wll
@khadiijolifestyle5645
@khadiijolifestyle5645 3 жыл бұрын
Wa ku saray wll isaar subscribe ok
@laylayousuf471
@laylayousuf471 2 жыл бұрын
Asc abaayo meeqo saaco ad ku karisey xalwaada
@umusafa8926
@umusafa8926 3 жыл бұрын
Maasha Allaah xbbtii Qamar Luula Xalwa tan ayaa lagaa dhaxaa haday is jiideyso waa Asal shukran
@user-en2fi9pc5v
@user-en2fi9pc5v 2 жыл бұрын
ماشاء الله مقادير جدا رائع شكرا لك من القلب
@ilhaamqalif5007
@ilhaamqalif5007 3 жыл бұрын
Masha Allah illah haku barakeyo 🌺🌺
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Allaha Idin Xafido dhamantiina Yaa Rabi yaa Allah macanto
@SaafiyeeyMakaasabraayo
@SaafiyeeyMakaasabraayo 2 жыл бұрын
الف شكر 🙏يااميرة بنت اميرة👍💕💕💕💕💕💕💕
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Maasha allaah hormar wacan walaasheey qaali
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 3 жыл бұрын
Mashalha abayo qamar waxan uu malenyaa inaad joogtit iTaliya aniga hata waxan jooga italio tarina mashal soo dhawaaw
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 3 жыл бұрын
Mashallah 😍😋cafimaad iguana
@nadiimchannel9747
@nadiimchannel9747 3 жыл бұрын
Masha Allaah abayo gacantada Allaah ku barakeyo 🥀😘
@umufahadkanal9006
@umufahadkanal9006 3 жыл бұрын
Masha allah xalwo caadi maha gacantaada allaha kuu barakeyo abyo
@sucdimahamuud3841
@sucdimahamuud3841 3 жыл бұрын
Masha allah qeer allaha ku siiyo thks sis
@samsamahmed6892
@samsamahmed6892 3 жыл бұрын
Masha Allah barakalah walashey Caafimad kucuna
@sweatycadey1442
@sweatycadey1442 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo gacntda illhe haku barakeeyo
@sumayoabdullahi2116
@sumayoabdullahi2116 3 жыл бұрын
Masha Allah allow idin daaweey keep going
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
Asc.masha.allah😍❤❤❤👍👍👍
@omiilamohamed45
@omiilamohamed45 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo cfmd ku cunaa 🥰
@emumohammed4550
@emumohammed4550 9 ай бұрын
Mnsha Allah wlshiy qali
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo
@ayanaali8097
@ayanaali8097 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaah hakubarakeyo
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 3 жыл бұрын
Masha Allah illahay ha idiin daweeyo ❤❤❤❤❤
@umubushroascmashalaahtabar4269
@umubushroascmashalaahtabar4269 3 жыл бұрын
Asc mashalaah tabarakalaah ❤️♥️👍
@halimabeautyandcooking196
@halimabeautyandcooking196 3 жыл бұрын
Masha allaah💕💕💕
@shamsahennayoutube117
@shamsahennayoutube117 3 жыл бұрын
masha allah qaali keep
@ilhanhussein3023
@ilhanhussein3023 3 жыл бұрын
Masha allaah xalwo xurux ah❤❤❤
@amina-jj7yu
@amina-jj7yu 4 ай бұрын
Maanshallaah tabaarakallaah ❤️ abayo
@sososa1588
@sososa1588 3 жыл бұрын
Ma sha allah xbibti
@raxmam3000
@raxmam3000 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😋😋😋😋😋mashaa Allah thank you sister
@rahmocabdullemahamud4806
@rahmocabdullemahamud4806 3 жыл бұрын
Ma sha Allah
@ZihaM2011
@ZihaM2011 3 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 3 жыл бұрын
Maasha allaaha 😍😍👌
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Maa shaallah wlashay wax badan baa kaafaaiiday
@maryancabdiraxmaan9784
@maryancabdiraxmaan9784 3 жыл бұрын
Mansha Allaaaaaah tabaaarakalaaaah👍
@hjhjk191
@hjhjk191 3 жыл бұрын
Ilaahay amarki soomalida waykasimanyihiin xalwada jaceliisa magiciisa
@fadumonurahmed5074
@fadumonurahmed5074 3 жыл бұрын
Waaw maash Allah 👑🇸🇴💝💝💝😋😋😋😋😋
@towfiqcookingandbeauty1197
@towfiqcookingandbeauty1197 3 жыл бұрын
Masha Allah qurx
@nimodubed5847
@nimodubed5847 2 жыл бұрын
Mashallah abayo
@shahad2629
@shahad2629 Жыл бұрын
gacantaada Alaha kuu barakeeyo
@munahussein9687
@munahussein9687 3 жыл бұрын
Asc Qamar binte Amiir, inte Amiira
@wardamohamed
@wardamohamed 3 жыл бұрын
Mnshalh mahadsanid wll lkn jaws waaxey
@mustafemahamed5129
@mustafemahamed5129 3 жыл бұрын
Abyo allh gacantada hakuubarakeyo waxaan kuwediiya caleenta mafhmi caleentashaaha lagukariyo miyaa ooshaah miyaad karisay ooku isticmalesaa? Jwb
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Abowe caleenta shaaha waye oo la karkariyay
@dahabo319
@dahabo319 3 жыл бұрын
Jooska maxa waye abaayo jaws al hindi miya mise laws
@dr.abuubakarmuxiyadiinxuse5464
@dr.abuubakarmuxiyadiinxuse5464 3 жыл бұрын
Abay quruxeey banatoona doolsho noo keen thank you.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 жыл бұрын
Manshallah 😍 xalwo hilal yummy ❤
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Isoo booqo wlshy mcn
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 3 жыл бұрын
Masha alah xappti
@sucadhajiahmed6787
@sucadhajiahmed6787 3 жыл бұрын
Masha Allah
@naimaosman3146
@naimaosman3146 3 жыл бұрын
Maasha allah
@zucdihassan5264
@zucdihassan5264 3 жыл бұрын
Wargoo maxa la dhaah cidii garnya ha i fahnsiso
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 3 жыл бұрын
Masha ala
@sumeyo9036
@sumeyo9036 3 жыл бұрын
qof weliba qoralkeyga arko ilhy danbigaga io ka walidkaba ha dhafee subscribe ii saara plz
@zakaria8123
@zakaria8123 3 жыл бұрын
Aniga markasta way iga xumaata waanku daalay xalwo
@amranmohamud7465
@amranmohamud7465 3 жыл бұрын
Masha Allh qamar beauty cafimad ku cuna abayo ❤❤❤
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Isoo booqo wll mcn qali
@deqoali6646
@deqoali6646 3 жыл бұрын
Maasha Aallah
@safiirkadacwada920
@safiirkadacwada920 3 жыл бұрын
Fadlan subscrib ii saara soomaaliyey please ilaahey ha idin barakeeye
@abdishakurabdishakur6018
@abdishakurabdishakur6018 3 жыл бұрын
i love this i made it taste so good
@paytonalexzander7390
@paytonalexzander7390 2 жыл бұрын
i guess im randomly asking but does anyone know of a method to log back into an Instagram account..? I somehow lost my login password. I love any assistance you can give me.
@hanimahamed3743
@hanimahamed3743 3 жыл бұрын
Masha alah
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 3 жыл бұрын
Maasha Allah qamarey.allaha ku xafido.allaahuma aamin❤🇸🇴
@naimaosman3146
@naimaosman3146 3 жыл бұрын
Guulayso
@fosiyomaxamedali9286
@fosiyomaxamedali9286 3 жыл бұрын
Waaaw👌👌👌👍
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 3 жыл бұрын
Aniga wey iga aadkataa maxaa inay adkaato sida nac nacoo kale keena Saliidana wax badan masoo tufayso
@fatohizakko3513
@fatohizakko3513 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@fofoomer7557
@fofoomer7557 3 жыл бұрын
Mashaalah
@hamidaabdi5680
@hamidaabdi5680 3 жыл бұрын
Masha Allah 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍😋😋😋😋😋😋😋
@hafzam8577
@hafzam8577 3 жыл бұрын
mashallah qamar allahi ha ku barakeyo🤲🏽💖💗 ameen🙏🏾
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 2 жыл бұрын
ماشااااااااااالله👍🙏💝
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 3 жыл бұрын
Xaalwadaa waaceeyriin mabiislo
@user-fq1xd6ci1d
@user-fq1xd6ci1d 7 ай бұрын
asc subaga nocee baa isticmaashy qurbaha subag sixin ah kuma hausanee
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 3 жыл бұрын
Masha allaah qamar cadeey dankjewel safar wanaagsan 💖💖
@maryanali9301
@maryanali9301 3 жыл бұрын
Mash allah mahad sanid sidaa noola wadagtay Abyo 1 bil ka hor ayan fariin kuso diray intgram ka marka somalia ka soo noqoto ii tix geli codsigeyga Abyo
@ismahanmaxamed4207
@ismahanmaxamed4207 3 жыл бұрын
M.a
@warisnoor3523
@warisnoor3523 3 жыл бұрын
Asc
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Waraga waxy. Awey tolkey rer waqoy
@sucadhajiahmed6787
@sucadhajiahmed6787 3 жыл бұрын
Asc walashay Qamar warango magac kale maledahay
@amina-jj7yu
@amina-jj7yu 4 ай бұрын
Cornflour
@fathiaahmed5526
@fathiaahmed5526 3 жыл бұрын
Walalayaal waranko maxaa laga wadaa
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 3 жыл бұрын
WARAANGO WAXAAN U MALEYNAYAA IN AY TAHAY CORN STARCH.
@iftinsheekh4584
@iftinsheekh4584 3 жыл бұрын
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤️❤️❤️❤️😍
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋💋💋💋💋💋
@naaimaali9355
@naaimaali9355 3 жыл бұрын
Mashallah keep going
@user-de5dy6tb9j
@user-de5dy6tb9j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@umunashaadcooking3526
@umunashaadcooking3526 3 жыл бұрын
Asc wllaha qaaliga waxaan niiga codsanaa inaat channel subscribe iisaartan Allah dartiisa pls 🙏🙏🙏🙏
@habibofarah5901
@habibofarah5901 3 жыл бұрын
💞💞💞💞💞💟💞💞💖
@deganaragsan4351
@deganaragsan4351 3 жыл бұрын
Wll allaah dartiis subscribe igu saara plz 🙏🙏🙏🙏🙏
@khadiijolifestyle5645
@khadiijolifestyle5645 3 жыл бұрын
Isaar subscribe wll waa ku sare okay
@bintonali8917
@bintonali8917 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰👍👍👌💋
@SeynabAli-yl1qv
@SeynabAli-yl1qv 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdiahmed1631
@xamdiahmed1631 3 жыл бұрын
😚😚😚😚😚💜💘💘
@luqadalayla9949
@luqadalayla9949 3 жыл бұрын
Mahad sanid abayo
@somaliahaisracdo7264
@somaliahaisracdo7264 3 жыл бұрын
😋😋😋❤❤❤🤤🤤🤤❤❤❤🙏
@NafisaHasen
@NafisaHasen 4 ай бұрын
Labo koob biyo Labo koob warango Hal qado Jacfaran 8koob biyo Labo kiilo sonkor
@Gobaad_abdalle.
@Gobaad_abdalle. 3 жыл бұрын
Waa walashiin somaliyeed please ilahay dartii subscribe igu saara walalayaal.
@khadiijolifestyle5645
@khadiijolifestyle5645 3 жыл бұрын
Waa ku saray subscribe isaar aniganeh OK
@saidalbaity
@saidalbaity 3 жыл бұрын
Masha.Allah
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 жыл бұрын
Labo koob cabir ma'ahan gr noo sheeg sis adoo mahadsan
@osmanhatime.9778
@osmanhatime.9778 3 жыл бұрын
👎👎👎👎☝️👅
@umuyuusuf3669
@umuyuusuf3669 3 жыл бұрын
Masha alh uqti ilaah haku barakeyo
@ayuubjeylani8255
@ayuubjeylani8255 3 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤
@muntasmuxumed4909
@muntasmuxumed4909 3 жыл бұрын
Maasha allah
@idilabdi8484
@idilabdi8484 3 жыл бұрын
M.a
@ummrayan1058
@ummrayan1058 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sahroali7203
@sahroali7203 3 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@shukrimahamed9646
@shukrimahamed9646 3 жыл бұрын
Mashalah
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 121 МЛН
XALWO 1 KIILO IYO BAR OO SUBAG AH GURIGAAGA KUSAMEESO
19:16
Adna Henna
Рет қаралды 54 М.
KIILO XALWO SUBAG SALIID SIDAN FUDUD  GURIGAGA UGU SAMEYSO
12:14
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 50 М.
HADA KADIB SIDAN FUDUD U SAMEYSO HILIBKA 👌
11:05
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 39 М.
Xalwo kubaro nus kilo sokor ah
22:58
Som Cooking
Рет қаралды 274 М.
2 KIILO #XALWO# FUDUD BARO SIDA LO SAMEYO
13:44
Ruumi Channel
Рет қаралды 8 М.
KIILO XALWO SISIN SIDAN U SAMEYSO 👌 #QAMAR_BINT_AMIIR #QURXINTA
10:38
Qamar Bint Amiir 2
Рет қаралды 38 М.
حلوى صومالية شهية xalwo kismayo
14:52
استاد خالد عبدي Ustad khalid abdi
Рет қаралды 38 М.
ВЫХЛОП КАК У АХМЕДА WENGALLBI
0:59
Мистер Глушитель
Рет қаралды 836 М.
УСТРОЙСТВО для ПОЛИЦЕЙСКИХ машин 😱 #Shorts
0:19
Фишки FORD F-150. Часть 2
0:54
Fresh Маркетплейс
Рет қаралды 3,2 МЛН
Мужик купил китайское авто и сразу поехал в СЕРВИС
0:14
Собиратель новостей
Рет қаралды 4,7 МЛН
БМВ ОБИДЕЛСЯ и пролил СЛЕЗУ🥲#shorts
1:00
Асфальта.нет
Рет қаралды 3,7 МЛН
Que destreza al volante 🤭 #todos #seguidores #destacar #autos
0:13