HAL KIILO XALWO SUBAK SIDAN FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO👌

  Рет қаралды 29,018

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

3 ай бұрын

Пікірлер: 85
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 ай бұрын
Ilahey haku cafiyo abayo mar dhaw waxan raba ina guursado Mac macanka dhan Ada raba ina kaa Barto insha allah weli shushumowga ayan jeclahay ina saaid u barto mahad sanid ❤👸
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal. Ciid Mubaarak.🎈❤🎉🎊🎊
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
COID. MUBAARAK. FAMELY QAMAR IYO MAXAMED NILEEYAHE❤❤❤❤🎉🎉🎉
@munamustaf9810
@munamustaf9810 3 ай бұрын
Xili aan diyaar u ahaaa baa so galisy thnks qli
@IfraxMohamed-zt8ct
@IfraxMohamed-zt8ct 3 ай бұрын
Maashaa alaah ❤❤❤❤❤
@user-wx3em3vh7k
@user-wx3em3vh7k 3 ай бұрын
Masha Allah gacanta Allah haku barakeeyo abayo mcn
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y 3 ай бұрын
Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo ilaahey ha nu barakeyo
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 3 ай бұрын
M.a tabarakallaah alle haku barakeeyo wll mcn🥰🥰🥰
@user-bg9np4ry8g
@user-bg9np4ry8g 3 ай бұрын
Qamar xabibti alle haku cafiyo abaayo alle ha idin xifdiyo adiga iyo familka
@user-np6ij6gm5v
@user-np6ij6gm5v 3 ай бұрын
Maasha allah gacantada allaha kuu barakeyo ❤👍
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 3 ай бұрын
Mansha Allah
@latifamussa4979
@latifamussa4979 3 ай бұрын
Maashaa Alaah تسلم يداك ❤ ciiid saciid 🌹✔️ احسنت حبيتي
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 3 ай бұрын
Masha Allah Allahuma baarik Illahay gacanta haku barakeyo
@ContentGamingHeadset-ci4xl
@ContentGamingHeadset-ci4xl 3 ай бұрын
MashaAllah abaayo naso waad neefturee waa dhig la.aanta kuheyso mahadsanid Alle dartiis ayaan kujeclahay sis
@nurojamaali5316
@nurojamaali5316 3 ай бұрын
Mashalaah alle hakuu barkeeyo gacantaada
@farxiyo8500
@farxiyo8500 3 ай бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 3 ай бұрын
Ma sha Allah
@user-sj1qo4bf9i
@user-sj1qo4bf9i 3 ай бұрын
Mmaaaassha alaah jjazakkkaalaaah qaayr
@user-yp8yk3xt1r
@user-yp8yk3xt1r 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@khadijahaaji6683
@khadijahaaji6683 3 ай бұрын
Maashaa Allah Allah ha ku caafiyo.
@gacaleyhaji7729
@gacaleyhaji7729 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 3 ай бұрын
Asc maasha alaah abaayo gacantada ilaah haguu barageeyo ilaah haguu caafiyo qamar cadeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ciid mubaarak
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 3 ай бұрын
Mansha Allaaha ❤
@faadumo4454
@faadumo4454 3 ай бұрын
Jizakallah kheyr abaayo😋😍👌
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤thank you
@qassimali9136
@qassimali9136 24 күн бұрын
Marshall allaah❤ Allah kudhawro
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 3 ай бұрын
Masha Allah abaayo ❤❤
@dhool9781
@dhool9781 3 ай бұрын
Ilaahey cafimaad dhuuxa galo allaha ha ku siyo
@ayancali2265
@ayancali2265 3 ай бұрын
Masha allah ❤abyo mcn Allah ku xiifdiyo ❤❤
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 12 күн бұрын
الله يديمك صحه يا رب عاجل بدون اجر يا رب بارك الله فيك❤❤❤
@maryanhusein7357
@maryanhusein7357 3 ай бұрын
Thanks abyo
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Maasha allah fahamsintaadaaba leska helin allah ku barakeyo
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 3 ай бұрын
Msha Allah ilaahey ha ku caafiyo
@starlastella
@starlastella 3 ай бұрын
Masha allah tabarakalah 😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰
@fardowsamohamedali6669
@fardowsamohamedali6669 3 ай бұрын
A thanks sharafey
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 ай бұрын
Waad mahadsantay abaayo ❤❤❤
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 3 ай бұрын
Asc wlle ilahy cfmad ha ku siiyo,aad ayan kuu fiirsada m.a تسلم ايدك
@user-qv2wg6de8f
@user-qv2wg6de8f 3 ай бұрын
Aamiin yarabi aamiin yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamiraJEYLANI
@SamiraJEYLANI 3 ай бұрын
Ciid wanaagsan qamarey Allah kubarakeeyo
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h 3 ай бұрын
Allah hakuu caafiyo xbbti
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 3 ай бұрын
Mansha alah
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 ай бұрын
Asc mashallh
@99Zaria.
@99Zaria. 3 ай бұрын
Mashallah ♥️ ♥️ ♥️
@halimahassan4376
@halimahassan4376 3 ай бұрын
ماشاءالله👍🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@zamzamahmed7077
@zamzamahmed7077 3 ай бұрын
Masha allah abaayo dusuudaa xagee ka gadatay
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 3 ай бұрын
الف سلامة،لابس طهور ان شاء الله❤
@aminayusuf5960
@aminayusuf5960 3 ай бұрын
Asc Allah ku caafiyo denbi dhaaf Allah kaaga dhigo uqtii
@user-zi1wl9gn9k
@user-zi1wl9gn9k 3 ай бұрын
Wallshey mcn
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 3 ай бұрын
Thanks
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 3 ай бұрын
Markaan aad ku sheekayso ayaa fiican ee sidaa kuwad qli ♥️
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 ай бұрын
Maansha Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu ❤️🇸🇴❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🦁🦁🦁🦁🦁🦁♥️♥️🦁🦁🦁👑
@habibofarah5901
@habibofarah5901 3 ай бұрын
Waan subyay abaayo waxan kaa Faiday 5 kob oo biiya ah iyo hala saac masha Allh guuleyso abaayo ❤❤ Allh ku cafiyo
@waashekokaleciise7470
@waashekokaleciise7470 3 ай бұрын
Maaashaa allaah caleen kuma darin miyaa😊
@sadiaabdi9725
@sadiaabdi9725 3 ай бұрын
Asalaamu calaykum walaalo jawska waa laku shakhraamaa oo waa xaaraam. Culimada islamka widii. ❤
@fartuunladanofficieel7915
@fartuunladanofficieel7915 3 ай бұрын
Meeqa daqiiqo ayey k7 bilaaneysa abaayo❤❤❤❤❤mahadsanid
@sahroali1967
@sahroali1967 3 ай бұрын
Masha allah qaali alla haku xafido shukran❤❤❤
@umusaara6789
@umusaara6789 3 ай бұрын
mash allh abaay qamar xalwo karis meel saray adaa ka bartay awal qiyasta i dhibi jirtay mesha 5 kob ka isticmashay 7 kob ka samen jiray
@NimocookingChannel
@NimocookingChannel 3 ай бұрын
Mashallah byoo❤❤🤌
@sudiaddesheikh9629
@sudiaddesheikh9629 3 ай бұрын
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 3 ай бұрын
Manchalla🎉mahdzanid
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 ай бұрын
❤❤
@Zahara373
@Zahara373 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@AyanOmar-xv6kw
@AyanOmar-xv6kw 3 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Thanks lkn ciidii waala dhaafay axadaa isku dayayaw
@Ilyas-zd4rv
@Ilyas-zd4rv 3 ай бұрын
😳😮🙂👍🤔👏🙂👏🙂 soo BANDHIGIDA=TUSIDA ku MAHADSANID, CAAFIMAAD WANAAGSANNA, ADIGA & ANAGABA✍️👀🧠
@gabalax1
@gabalax1 3 ай бұрын
subag caafiya makudarikar taa😂❤❤❤❤❤ hadaa rabaa igasoo jawaab
@user-wx3em3vh7k
@user-wx3em3vh7k 3 ай бұрын
Live ka ka fiican aadna lo fahma
@user-mu1pg4mt1e
@user-mu1pg4mt1e 3 ай бұрын
2kg oo xalwo ah intee biyo lagu daraya warangadana inte lagu darin iso jawab plz
@saciidomaxamed1075
@saciidomaxamed1075 3 ай бұрын
Toban koob biyo iyo labo koop warango
@itssuwaida
@itssuwaida Ай бұрын
Dabka qoyaastiisa noso sheeg abaayo
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 3 ай бұрын
Acw khali 2 kiilo wa mekho saac
@BRUHBRUHNOMI
@BRUHBRUHNOMI 2 ай бұрын
❤❤😂😂😂😂❤❤
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 3 ай бұрын
Khali labo kiilo meekho saac
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 3 ай бұрын
Abayo subag ima yale salid maku badali karaa
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 ай бұрын
Haa macaanto
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 3 ай бұрын
walaal somaliya joogaa digsigan ayaa ubaahnaa xagee kahelaa waayo kuwii kale way igaga dhagaysaa xalwada
@saafihaji7383
@saafihaji7383 3 ай бұрын
abaayo 4 kiilo hadaan sameynaayo 4 koob oo warango maan kudaraa
@amina-jj7yu
@amina-jj7yu 3 ай бұрын
4 kiilo ayanrabaa inaankariyo abayo inshallaah mafahanyay
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 3 ай бұрын
Haa abaayo saas lee waaye
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Abayo xalwada nuskiilaa isku dayey wax ad adag bay gudaha kuyeelatay burqo burqo bay yeelatay
@ashoosman3149
@ashoosman3149 3 ай бұрын
Abayo xalwada luubani markaytahay halka kiilo jab makudara mise xabad
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
CAAFIMAAD KUCUNA KUNA CIIDA
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 3 ай бұрын
😂
@fanaxleeychannel1274
@fanaxleeychannel1274 3 ай бұрын
Maasha Allah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
HAL KIILO XALWO SUBAG SOMALI #team_rajo
24:28
Team rajo
Рет қаралды 12 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,2 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
XALWO LUBANI ABUU LOOS 2 KIILO SIDAN FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO👌
27:00
SIDAAN FUDUD U SAMEYSO DONAT  👌BY QAMAR BINT AMIIR 👑
18:38
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 110 М.
Raalli Gelin Iyo katabatag Muxaadaradii Xalay || Sh Maxamed Umal
13:15
2 KIILO #XALWO# FUDUD BARO SIDA LO SAMEYO
13:44
Ruumi Channel
Рет қаралды 8 М.
Hilib Kalaalnkal Aad Umacaan Sidan Usameyso Waad Kaheleysaa👍🤤
13:02
1KILLO XALWO AH SI FUDUD U SAMEYSO #my_rajo
10:00
MY RAJO
Рет қаралды 209 М.
QUMBO CAANO MACAAN BADAN IYO SISIN FUDUD SIDAN U SAMEYSO 👌
28:30
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 22 М.
Самая кровавая бандитская тачка
0:39
Леха Беспалый
Рет қаралды 2,9 МЛН
ВЫХЛОП на РЕДКИЙ VAG #shorts
0:49
Мистер Глушитель
Рет қаралды 1,7 МЛН
казахи сделали мустанг🤯❗️
0:26
Профессор ПельменАрти💀
Рет қаралды 7 МЛН
EXEED VX отзыв владельца #shorts
1:00
polinadrive
Рет қаралды 3,3 МЛН
РЕЗКА РЕЗИНЫ ДЛЯ ШИН
0:40
MakkClips
Рет қаралды 8 МЛН