Hey, Sawda, I just wanted to remind you that you’re not alone in this journey. I recently came across a video where a content creator with a million subscribers shared that they are quitting KZbin for similar reasons. It can definitely be challenging, but please remember to hang in there! Don’t give up, my friend. You have so much to offer!
@hodanaydiid9078Ай бұрын
Msha allh adeerka somaliyed qisadiisa dhowr mr bn mqlay asna waxa jira adeer kale oo laba Reer uu laha biriq ku dhacday oo ciyaalkiisii iyo xoolihiisi ku ba baeen oo mar intii lawaydiiyay waliga masuubo makugu dhacday yiri mayee way iag martay msha allh samirka iyo imaanka la is dheeryhy
@SamirSaid11Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@CabdulQaadir1Ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
@sumayowehliye-tz4hvАй бұрын
Alla wlh waa qiso aad u murugo badan weligeyna ma maqlin tan mid ka murug badan family dhan oo 2 maalin iyo laba habee ooman oo wax karsan wax goniyana Canin ee jalaqda dhaankii inu yimid dhegeysayana iyo aabe 2 haben iyo laba malin u maqnay inu cidisi warabiyo o taasi ku dhacday anigu 15 sano ayaan baadiyaha kusoo kuso koray aad ayaana u dareemi kara xaladas murugadeda abahey ayaa iiga shekeyn jiray xata wuxu dhihi jiray mararka qaar caleemaha ayaa la cuni jiray sida qoyan dhunta lagu qoyo Loga helo, 😢
@QamarAli-tk8ssАй бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤☝️😔😔وعليكم أسلام ورحمة الله وبركاته أهلين حبيبتي
@ugaasoinaahmed4278Ай бұрын
Waa wakhtigii la odhan jiray guul cokan iyo guul ooman
@hamdiwarsame5868Ай бұрын
Masha Allah waa labo qiso oo cajiiba aduunka wax aan dhicikarin majiraan lakii dulqaad iyo goaan ayaa meel lagu gaara sida wiilkas waa dadaala waagara
@fariixaahmed5715Ай бұрын
Awoowaha somaliyeed shekadiisa alle amarki wanba la ilmeeyya
Ninkas imtxan ba ku dhcay wlhi sabar iyo imaan allha kasiiyo
@AnisaAli12AniitaАй бұрын
Sowday ilahay dartiis ba kujeclahay cwy maka joga waa kuso duceyay danbigaga iyo kii walidka allaha dhaafo janadi allaha nagu kulmiyo ❤❤❤ aduunkana hamigaga iyo hadafkaga allaha kurumeyo wlshy mcn
Sawday shekan dambe waxan ku dawaday afka faransiska sanado ka hor mashallah wa qiso caajib ah oo an ka baranayno wanaaga ad fasho inad ka heeli donto meel anad ka filanayn
@NimoOsman4040Ай бұрын
Asc sawda qurux alle caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo
@Mustaf-kn7qcАй бұрын
subxanalah wll sowdaay odaygaad kasheneyso nin uu awoowe uyahay ayaa ila fadhiya wlhi allaah baan kudhartee
Subxana allah aabahas soomaliya run tiii waa xa kudhacey waa xanun lkn waxkasta waaa qadar mida labaadna wanka heley m.a waxkasta waaa dadal m.a ❤❤❤❤ waxla berto bini aadan baaaugu fcn walhi ha is dhiibin waligaaaaa Nalkaaan hada adunka laga is ticmaaalo nin kii sameyaba 99 mar buu isku dayey markiiii 10000 buuu usha qeye marka waxkasta wa la sa men rakaaaa mhd sanid sooday wan kula sogaarey ❤❤❤❤
Alla qiso xanun badan, qisadan qiso eg lakin aad uga xanuun badan awoowaheyga wehliye ayay ku dhacday allah u naxariistee, sidaad sheegtayba wayahas waxa jiray colaado la warmo iyo filaaro la isku laynayo xoolahana la iska dhacayo Malaha waa laba boqol oo sano ka hor qoyska wiilka u weyn ayuu ahaay caruur badana way ka yaryarayen hooyadis iyo aabihisna way joogeen, familyka ayuu u dhaamiyay sida abahaan o kale ayay habeeno iyo maalmo qadaneysay inla soo laabto ugu danbeyn wuu soo laabtay asigo dhaankii wada laakin waxuu soo laabtay asigo reerkisi la laayay waxii geel iyo ari joogayna la dhacay qoyskisi dhamaay asiga oo kaliya ayaa kasoo haray 💔 isla markii agteeda duulaan colkii qoyska layay lagu duulayo ayuu galay asigana dheg bey ka jareen , wehliye dhegey aya lagu naaneysi jiray ,wlh wa qalbi jab iyo rajo beel la dareemo mida ugu xun 💔