2 sir Hadaad ku samayso ninka iyo Qof kasto kaa aamusa ciqaab Dhiiga ka Gubaysa adigoon Dhihin eray

  Рет қаралды 37,868

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

2 sir Hadaad ku samayso ninka iyo Qof kasto kaa aamusa ciqaab Dhiiga ka Gubaysa adigoon Dhihin eray

Пікірлер: 101
@lucky9893
@lucky9893 Жыл бұрын
Waxad Gacantaada ku qorto waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Mohammad)ﷺ:❤️💯
@habiibohalane2041
@habiibohalane2041 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@FilsanAdey
@FilsanAdey Жыл бұрын
Scw
@jihansharif7352
@jihansharif7352 Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@IqroAbdalla-lo8tx
@IqroAbdalla-lo8tx Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 Жыл бұрын
Scw scw scw
@farxiyomaxamud4885
@farxiyomaxamud4885 Жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo ilaa waagaa bilowday waa kugu taxnaa waana kafaaiiday barnaamijyadaada ishooda alle hakaa qato kuwa xaasadkaa aamiin yaarabi
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Shukran sheekh badbaado noo soo badi talooyinkaaga waa loo baahan yahay sheekh barakallah fik insha Allah ❤️👍
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Masha allah sheekheena qaaliga ah mahadsanid ❤️
@زينهمرحبتين
@زينهمرحبتين Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alah alah kubarakeyoh shiqow jisada janoh inshaa alah ❤❤❤❤❤
@haawolool1860
@haawolool1860 Жыл бұрын
sheikh ilaahey haku xifdiyo arimo qiimo badan waaye sidaad sheek tay aamuska jazaakallahu kheyr sheikh
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk Жыл бұрын
Shukran shekh waba radinayey mel an kala so xariro ilahey kher haku siyo adiga iyo familkaga su alo badan aya igu waregagaye walhi
@يالايالاشهدوقصصحلوه
@يالايالاشهدوقصصحلوه Жыл бұрын
جزاك الله خير يا شيخ
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Жыл бұрын
Asc geesi sheekh C.llaahi faruuq😊
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 Жыл бұрын
Shukran sheikh allh haku xafido adiga iyo familykaga wax badan ayan kaa faaidnay alxm
@ikranabib7919
@ikranabib7919 6 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah sh Badbaado ilaahay ha u barakeeyo waxaad tahay Macalin qiimo badan Allah ya cisag❤❤❤❤❤❤❤ Allah ha noo kaa dhawro❤❤❤ aamiin Aamiin Aamiin
@nawaalahmedsalaad4709
@nawaalahmedsalaad4709 Жыл бұрын
Shiikh wllhi waxbAdan kaa faaiday Alle haku barakeeyo🤲
@suleeqaguhaad9874
@suleeqaguhaad9874 Жыл бұрын
Walee aneeihesataa shiiqow shukran waxbadan bankaa faiday Allah hakaa abaal mariyo
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Жыл бұрын
Maan sha allaah shiikh badbaado alle haku barakeeyo latalinta wax kafiican majirto
@lulymusse8977
@lulymusse8977 10 ай бұрын
Jasakallahum qayr sheekh
@fadumamuxumed5600
@fadumamuxumed5600 Жыл бұрын
Wadaad kaan abaal muu mudan yahay allaha barakeya
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج Жыл бұрын
صح لسانك الله يحفظك جزاك الله خير
@jihansharif7352
@jihansharif7352 Жыл бұрын
Jazakalahu qeyr ❤❤❤
@SacdiyoHasan-b7n
@SacdiyoHasan-b7n 3 ай бұрын
Jazakalahu kheyrn
@marlaarag7613
@marlaarag7613 3 ай бұрын
Jasakallah sheikh ❤
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f 11 ай бұрын
Masha Allah shikh
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
shugran shekh
@nimcoismail4374
@nimcoismail4374 9 ай бұрын
Maku fa idey arinkan abyo iso sheg bl 😢
@xxoriyad1890
@xxoriyad1890 Жыл бұрын
Maasha Allaah waa tallo aad iyo aad u wanaagsan
@Nimco-w2v
@Nimco-w2v 4 ай бұрын
Anigu waxan ku riyowdaay eyi madow sheekh
@muusebiixi8734
@muusebiixi8734 Жыл бұрын
Waad na nuurisay allah haku nuuriyo
@anabhassan4436
@anabhassan4436 Жыл бұрын
Asc shiekh badbaado ilaahow ku xifdi aduun iyo aakhiro aniga gaar ahaan waad i badbaadisay
@FatimaAbdisalan-gz5kx
@FatimaAbdisalan-gz5kx Жыл бұрын
Allaah ku xiftiyo sheekh badbaado Allaah maxaan talo aad noo soo bandhigtay ku guulaysanay Allaah ku guuleeyo guuleeyo
@roodacawilcilmixasan772
@roodacawilcilmixasan772 Жыл бұрын
Shiikh waqti hore baan save gareeyey oo cod baan kuu soo dhigay laakiin iima aadan jawaabin
@ززللل-ن8ذ
@ززللل-ن8ذ 5 ай бұрын
Laabrku mee sheikh
@rahmamahamuud2020
@rahmamahamuud2020 Жыл бұрын
Mnsh allh shekh wd mahadsantahay
@NacimoNuurdahir
@NacimoNuurdahir 3 ай бұрын
Ani mar waliba qofka radio aan ahy lkn go ankii ugu Dan beye ina garo ra jeynaa inshalaaah😢😢😢😢😢😊
@SucaadoSheikhabdiqadir
@SucaadoSheikhabdiqadir 9 ай бұрын
Shukra walal kayga qali gaah❤❤❤❤❤
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam suubanaha 10000×10000
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls 10 ай бұрын
Tala fiican
@bushracadey9092
@bushracadey9092 Жыл бұрын
Shukran aqhiiiii
@LeyloQaali-z8n
@LeyloQaali-z8n Жыл бұрын
Waa talo fiican qeyr allahakusiiyo
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 11 ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤❤
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
Aduun ka amusni yayaan unacebahay qosal la an wanse ka boqsaday waban dhibton jiray❤❤❤❤❤😂😂😂
@maiida809
@maiida809 Жыл бұрын
M.a mahadsani
@kaligeedtaliso922
@kaligeedtaliso922 Жыл бұрын
Mnshallaah sheikh mahdsnid ❤
@XaajiXasan-cz4pn
@XaajiXasan-cz4pn 4 ай бұрын
Asc wll
@ikraanahmed9097
@ikraanahmed9097 Жыл бұрын
Maansha alaah shekh
@saadiafarah3310
@saadiafarah3310 Жыл бұрын
Thanks
@nimcoxasan-rq1xx
@nimcoxasan-rq1xx Жыл бұрын
Shugran shiak❤❤
@masnamustafewaaogaaden2864
@masnamustafewaaogaaden2864 Жыл бұрын
😮mahadsanid sheiķh alle haku xafido
@shahad2629
@shahad2629 Жыл бұрын
waa runtaa saas in layeelo aa fiican
@sabahstar4297
@sabahstar4297 Жыл бұрын
Shukran sheekh abdala numberka riyada ma lagu soo diro kara
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 Жыл бұрын
Jasaakallaaah sheekh
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Жыл бұрын
Anigu latalinta dhagayste ayaan ka noqonayaa
@cosobmukhtaar-ln2ki
@cosobmukhtaar-ln2ki Жыл бұрын
Shukrn
@maynunaali4673
@maynunaali4673 7 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤ shukaran
@qaalicadey9736
@qaalicadey9736 Жыл бұрын
Asc shkh awey labarka
@mahamedwarsan9724
@mahamedwarsan9724 Жыл бұрын
Shiikhow xaajigii haduu aamusey oo careysanyahey hadey xaajiyadiina aamus kusiidarsato iyaduna halkaa qoyska ayaa kubur buraaya mala dhihikaraa oo waatalo khaldan 🤔
@lulymusse8977
@lulymusse8977 10 ай бұрын
Kkkkk marka horeba maxu ninku u aamusi
@Khadra-e8w
@Khadra-e8w 6 ай бұрын
Waa run muxuu u aamusaa meesha ma aamus maa loo yimid mase farxad hadeey aamusaan waa amuseenaa gabdhoow waa noo balan waa ninka kibirka u aamusa meelaha kale ka qosla
@fatushtushka4581
@fatushtushka4581 Жыл бұрын
manshaallah
@AbdinasirSoor
@AbdinasirSoor Жыл бұрын
Mashalaa
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 3 ай бұрын
Aad iyo aad in uu waalo ayuu raba saan filaayo
@Ftm63
@Ftm63 Жыл бұрын
I love you sheqena
@anabhassan4436
@anabhassan4436 Жыл бұрын
numberka latalinka onlie ka ciwaankiisa noo sheeg adoo raaliya
@anisaabdullahi9354
@anisaabdullahi9354 Жыл бұрын
Warkaan diinta mxe ka qabtaaa ninaa jclhy dhagaha kama xiran karee😢
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@fatumayussuf5255
@fatumayussuf5255 Жыл бұрын
Adigoo kale waa kuwa dhulka lagu jiido
@ShugriXasan-o3u
@ShugriXasan-o3u Жыл бұрын
Scw.scw
@nimcomed7065
@nimcomed7065 Жыл бұрын
Gabadh baan garanayaa intuu ninkeedii la aamusay markii dambe ciil dartii isgubtay OO dhimatay
@haliimoali1043
@haliimoali1043 Жыл бұрын
Nimcomed7065 maskiin si xun bay yeeshay nimanka qaar asxaan malahan
@MaryanRashid-d7r
@MaryanRashid-d7r Жыл бұрын
Kujecliya sheqow adhiga mar walbo kudageystaa youtubka kuradiya.
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 9 ай бұрын
Mahad sanid sheekh
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@OsmanOsmanmahamud2023
@OsmanOsmanmahamud2023 Жыл бұрын
SHEEKH DUMARKA U EEXDAY. ADIGAA WAANO U BAAHAN
@ummumahir7551
@ummumahir7551 Жыл бұрын
shiq inte kala so xarira plz
@IneedMentalhealth-t2j
@IneedMentalhealth-t2j Жыл бұрын
Shib iska dheh cunukayka aabihiis sadaxsano aakala maqanahaay cunikiisane sooma xariiriyo waxne masiiyo shiiqoow ismana arakno
@hamdichannel100
@hamdichannel100 Жыл бұрын
Korso ilmahaaga abaayo dhexda uxiro asagaa uso naahandoona
@itaqillaa
@itaqillaa 6 ай бұрын
❤❤❤
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 Жыл бұрын
Allaha kaa abaalmariyo
@NacimoNuurdahir
@NacimoNuurdahir 3 ай бұрын
😢😢😢
@naciimocarab3192
@naciimocarab3192 Жыл бұрын
M.a hadalada
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 ай бұрын
Hanoqoon. Qofa. Aad. Ugu. Baahan. Marakii. Ku. Ogaado. Qofaka. Ma’am. Gaabaka ah. Wuu. Ku. Ciqaabaa. Waxaas.
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 Жыл бұрын
Lkn sheekhoow ninka.dagaalka iyo doodabadan oo hadaad ka aamustò xitaa kuladagaalaayo selayela
@mariambeautycookingchannel
@mariambeautycookingchannel Жыл бұрын
Hadalka ugaabi xbti xawlqalada astaqfarta saliga nabiga badso
@LiinaMohamud
@LiinaMohamud Жыл бұрын
😮😂😂😂😂
@SacdiyoDaauud-pt2ii
@SacdiyoDaauud-pt2ii Жыл бұрын
Anaaba taas ka badiyo in aan iska jahil siyo qofkan arimahisa fahmi wyo
@saarasaarajeyjey4503
@saarasaarajeyjey4503 Жыл бұрын
Ninka amusa waa nin salebana ya iso ogada😂😂
@SagalMohamed-d6p
@SagalMohamed-d6p Жыл бұрын
Saleebaanku nimankooda meey aamusaan maxaad utiri😅😅😅
@naima854
@naima854 Жыл бұрын
Nin saleeban wuu amusay wana layska jahil yelay loona aamusay wuuna washay akhirkii 🤣🤣🤣🤣🤣
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:59:15
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 165 М.
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 80 М.
#HA GUURSANIN QOF AAD JECESHAHAY..GUURSO QOF AAD ISFAHMAYSAAN!!
19:33
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 87 М.
Ninka kaa xiisa Dhiga sida Looga aarsado mar Dambe khalad kaama Galayo
27:34
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН