20 aad|| Xalqadi ugu danbaysay silsiladii Khaalid ibnu Waliid|| Seeftii Allah ee galka la'ayd

  Рет қаралды 30,622

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Xalqadan waxay ka waramaysaa furashadii ugu waynayd ee Qudus iyo geeridii naxdinta lahayd ee Khaalid ibnu Waliid

Пікірлер: 57
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 7 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr. sharta iyo sheydaanka illaahey ha naga CELIYO
@sihammukhtar9679
@sihammukhtar9679 7 жыл бұрын
Allahu Akbar
@maxamadaxmad4864
@maxamadaxmad4864 6 жыл бұрын
Mansha Allah illahey haku barakeyo
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 5 жыл бұрын
Nabiga scw wuxuu ku siifeeyay seeftii allah ee galka laga baxiyay Abu Bakar rc wuxu ku tilmaamay inay dumarku dhali kari waayeen nin la mida khaalid rc Cumar rc wuxuu ka baqay inay dadku ku fitnoobaan oo ay tala saartaan kadib marki ay shaacday oraahdan ( ciidan uu ku jiro khaalid lama jabiyo ) Wuxuna ku tilmaamay inuu u dhigmo 1000 nin Dunidoo dhanna waxay isku raacay inuu ahaa the greatest military commander in history Ilaahayow khaalid bin waliid sii darajada shuhadada iyo janada halka ugu sarayso Ilaahayow hanaga xarim inaa janadada ku kulanno nabiga iyo asxaabtiis
@hassanabdulle6942
@hassanabdulle6942 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@f.n.9630
@f.n.9630 7 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr
@saiidamahamed1356
@saiidamahamed1356 7 жыл бұрын
maashaa allaah barnaamijka go,aan qaadasho waa qaybtii iigu xiisaha badanayd sababtoo ah waxyaaba badan ayaan ka faa iiday Sheekh ilaahay ajir hakaa siiyo annagana mid na anfacda allaha nooga dhigo
@filsanumuamiir3611
@filsanumuamiir3611 7 жыл бұрын
Saida Mahamed amiiin ilhy haynaga dhigo kuwa ka faideya
@ismailmirejilow3409
@ismailmirejilow3409 7 жыл бұрын
masha allah mahadsanid qusadii macaned
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Allaahu akbar jazakallaahu kheyr wll
@laylayousuf6932
@laylayousuf6932 7 жыл бұрын
asc
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 7 жыл бұрын
Layla Yousuf wcs ww
@IIheekeeychannel143
@IIheekeeychannel143 6 жыл бұрын
Qofkii ku dhageestaa imaan ayaa galaayo waxaan rajeeynaa inaan wada dhageesto kuli clipyadaada insha allh . .jazaakalaah akhii . .
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 7 жыл бұрын
khalid geesi ayuu ahaaa waxa kamid ahaa erayadiisii 90, dagaal ayaan ka qayb galay maantana sarirtayda ayaan sidii rartiga ugu dul dhiman wlhi waa siiro qiiro leh allah ha saraysiiro
@Abdi-yi6pq
@Abdi-yi6pq 5 жыл бұрын
Asc I need full qisadii of xamzah binu abdi mudalip
@istaahilgaji8888
@istaahilgaji8888 7 жыл бұрын
ماشاءالله 😍 Illaahay Ha Kaa Abaal mariyo Walaal Aad Baan Kuula Socdaa Waana jeclahay inaan Ogaado Asxaabtii Iyo Qisooyinkii Hore Jizaaka Allaah kheyr
@anisiinama2993
@anisiinama2993 6 жыл бұрын
Masha allah allah unaxaristo allah ka abal mariyo adine inbadan ayan rabay qisadiisa khaalid bin waliid Manta waan helay wana qiso ubahan in islama ku daydaan si markale gacanta islamka uso gasho adunka
@mahamoudali1454
@mahamoudali1454 4 жыл бұрын
Bismallaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa allaahummaxfid ahlanaa wamwaalunaa wabilaadunaa minjamiicil aafaati wal.amraadi wabalaayaa wasabit aqdaamanaa wansurnaa calal qowmil kaafiriin Allaahumma aamiin Allaahumma aamiin Allaahumma aamiin
@abshiromohamed8522
@abshiromohamed8522 7 жыл бұрын
shiiikh alaha kubarakeyo wad nafahansisay qisadi gesiga muslimita
@lupopinero2186
@lupopinero2186 7 жыл бұрын
imisa sano ayuu kudhintay shiikhoow?
@Abdiramanadan-d5s
@Abdiramanadan-d5s 9 ай бұрын
Waxan malayni konton iyo waxlajiro mahubo
@hassancadde4467
@hassancadde4467 6 жыл бұрын
allow ajar kaasii allene haku barakeeyo sheeq
@muniirkhalif2696
@muniirkhalif2696 7 жыл бұрын
masha Allah tawarakalah qeyr sheikh ilaah ajar hakaasiiyo Aamiin.
@hitstudioone3754
@hitstudioone3754 6 жыл бұрын
Noo so dhamestir waa nagu kala jartay shekow
@cibadurahmanabdiweli7184
@cibadurahmanabdiweli7184 4 жыл бұрын
ﻋﻦْ ﺃَﺑﻲ ﺍﻷﻋْﻮَﺭ ﺳﻌﻴﺪِ ﺑﻦِ ﺯَﻳْﺪِ ﺑﻦِ ﻋَﻤْﺮﻭ ﺑﻦِ ﻧُﻔَﻴْﻞٍ، ﺃَﺣﺪِ ﺍﻟﻌﺸَﺮﺓِ ﺍﻟﻤﺸْﻬُﻮﺩِ ﻟَﻬﻢْ ﺑﺎﻟﺠﻨَّﺔِ،  ، ﻗَﺎﻝَ : ﺳﻤِﻌﺖ ﺭﺳُﻮﻝ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﷺ ﻳﻘﻮﻝُ : ‏« ﻣﻦْ ﻗُﺘِﻞ ﺩُﻭﻥَ ﻣﺎﻟِﻪِ ﻓﻬُﻮ ﺷَﻬﻴﺪٌ، ﻭﻣﻦْ ﻗُﺘﻞَ ﺩُﻭﻥَ ﺩﻣِﻪِ ﻓﻬُﻮ ﺷﻬﻴﺪٌ، ﻭَﻣَﻦْ ﻗُﺘِﻞ ﺩُﻭﻥَ ﺩِﻳﻨِﻪِ ﻓَﻬﻮ ﺷﻬﻴﺪٌ، ﻭﻣﻦْ ﻗُﺘِﻞ ﺩُﻭﻥَ ﺃﻫْﻠِﻪِ ﻓﻬُﻮ ﺷﻬﻴﺪٌ ‏»
@maryamaabdifatah9889
@maryamaabdifatah9889 7 жыл бұрын
maaanshaa allaaaah tabarakalah qiso cajiiba noso dhamaysy allow musliminta tusale fican uwa deydan Shiekh jazakhuma khyra. jazaa wakhtiga qaliga nohurty
@najmasaleebaan8031
@najmasaleebaan8031 7 жыл бұрын
manshaa Allah jasaakullah khayr sheekh abdulazizi Alle haku xafido inshaa Allah
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 6 жыл бұрын
Masha allah jzklhu khyrn sheikh
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 7 жыл бұрын
Imisa jirbuu ku dhintay Talow Khalid Ibnu Walid RC yaa isheegi kara?
@Mohamed-hz4hv
@Mohamed-hz4hv 7 жыл бұрын
Samirah Samir 58 sano aya lasheega
@dahabo319
@dahabo319 3 жыл бұрын
Masha allah allahuma baarik sheikh allah haku barakeyo caqliga iyo cimrigaba saaka ayan bilawday qisada imikana xalqadi u danbaysay bn marayaa masha allah kama daalin😍❤👏
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 4 жыл бұрын
Aaymiin yarabi
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 5 жыл бұрын
Sh Abdul aziiz waxa tahay xidig umada soo baxay Jazaka allah
@darulibastaillor4557
@darulibastaillor4557 6 жыл бұрын
Maasha alaahi
@shukriabdi7613
@shukriabdi7613 4 жыл бұрын
Masha Allah alaha kaabalmariyo sheikh Abdul Aziz oogle
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Masha Allah
@omarnuh
@omarnuh 6 жыл бұрын
Mansha Allah: Sheikh Abdulaziz Oogle. Waanu dhega barjawnay. 8:7am.sa.20ja.2018.nl.
@suhaibky775
@suhaibky775 3 жыл бұрын
Illahay hakudilo wacdiga maxaad dislike usaari
@murayamohamoud8600
@murayamohamoud8600 7 жыл бұрын
barakal laa
@AbdurRahman-tz2dr
@AbdurRahman-tz2dr 7 жыл бұрын
ajar allah ka siiyo
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 4 жыл бұрын
Jisakallahu kheyr sheikh
@nouradiin8pac361
@nouradiin8pac361 7 жыл бұрын
masha allah
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Masha Allah shiikh cabdicasiis Alle ha kuxafido bilow ilaa dhamaat waa kulasocdy ❤❤❤masha Allah ♥ ❤❤❤
@ipadapple4425
@ipadapple4425 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@ipadapple4425
@ipadapple4425 Жыл бұрын
😮
@suhaibky775
@suhaibky775 3 жыл бұрын
Illahay hakudilo wacdiga maxaad dislike usaari
@fuaadxasan188
@fuaadxasan188 2 жыл бұрын
mshlaa alha abalkaaga hakadhigo janatul frdwsa wll
@zahrafarax5566
@zahrafarax5566 6 жыл бұрын
allaahu akbar
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 6 жыл бұрын
Ilahay hakuu xiftiyo shiikhuna wlhy maan waan daawaday qisadii khaalid ibnu waliid jasakalakhy
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 4 жыл бұрын
Maansh allh maansh allh weeye jasakhy
@shukriabdi7613
@shukriabdi7613 4 жыл бұрын
Ilahow barakee sheikh oogle
@eliyasxrray789
@eliyasxrray789 6 жыл бұрын
Masha Allah
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 жыл бұрын
Manshallah great knowledge brother
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 2 жыл бұрын
Illaahay ha kaa abaalmariyo
@khadramaxamed4390
@khadramaxamed4390 3 жыл бұрын
Masha Allah
@galkiogalkio2148
@galkiogalkio2148 3 жыл бұрын
Mnshalh
Dagaaladii Ridada|| Taariikhda Khulafad|| Abubakar Siqiiq 5 aad
48:39
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 38 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 11 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
Hadiyad Ku Socota Suufida Hindiya | Barelwis |
27:37
Omar Pod
Рет қаралды 142
Noloshii Saxaabada ᴴᴰ [ Abuu Al-Caas Binu  Rabiic R.C ] ► Sh Dr. Ahmed Nuur
21:18
Waxaa Liibaanay Mu'miniinta
Рет қаралды 3,2 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 11 МЛН