20 BOOS OO CABIRKOODU YAHAY MID KASTA 20x20 DEEGAAN KANA UDHAW AADNA LOOGU BAHAN KAFAAIDEEYSI MUDAN

  Рет қаралды 10,895

Ajmal Services

Жыл бұрын

Пікірлер: 22
@maxamedcumarmaxamed1863
@maxamedcumarmaxamed1863 7 ай бұрын
Wll wa ubahanahay
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Maasha
@azizzaabdi9902
@azizzaabdi9902 Жыл бұрын
Walal kulkakan bal iiga waran
@shukriahmed352
@shukriahmed352 Жыл бұрын
Dhanaane. Marka xigta insha ALLAAH
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Masha allah.
@gabarmuqdisho3078
@gabarmuqdisho3078 Жыл бұрын
aniga mobilka gacanta ku hayo i soo dhacay Mansha Allah wan dhagsysan
@shukrixaji4439
@shukrixaji4439 Жыл бұрын
Abaayo qeeyr Alle haku siyo mesha mageceda so raaci
@aminasanyare7195
@aminasanyare7195 Жыл бұрын
Okay maxuma meeshuu kuyaalo dhulku laakiin sidee loo aaminikaraa dadka iskaleh iyo cadaalada muqdisho, Markaan saas leeyahay ma ahan in aan dhaliilayo mudisho, Mudisho waa magaladaydii laakiin markasta waxaan maqlaa dhulbaa layga qaatay, maxkamdii cadaalad daro ayay igu samaysay, bal naga soo qanci midaas. Khayr badana Allah ha ku siiyo.
@gabarmuqdisho3078
@gabarmuqdisho3078 Жыл бұрын
Walahi waa janis qofkii awooda
@abdosalim6636
@abdosalim6636 Жыл бұрын
Asc ajmaleey qeer alah ku siyo dhulkaan meeqa km mitir Ayuu ujiraa/ Xaafada Daaq quweey Adoo raali eh jawaab noo soo qor
@luulmohmuod5837
@luulmohmuod5837 Жыл бұрын
Alaa og in lanoolaanaayo hamiga ilaah hanoo sugo Qof BA calafkiis
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Maasha allah
@sharifaabuu5528
@sharifaabuu5528 Жыл бұрын
Abaayo number kale maleedahay ka shaada kuqoran ma iishaqeeynayo
@aliosmaan3205
@aliosmaan3205 Жыл бұрын
Tamaam
@sharifaabuu5528
@sharifaabuu5528 Жыл бұрын
What’s up soo dakso abayo si aan kuulo soo xiriiro
@cookingchan611
@cookingchan611 Жыл бұрын
Wee heesataa number ka kuqoran kawac
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Yaa Isla bilawnaa
@azizzaabdi9902
@azizzaabdi9902 Жыл бұрын
Asc
@abdisalanabdi820
@abdisalanabdi820 Жыл бұрын
Waaaaaw nasab aa tahay
@mohamedasad474
@mohamedasad474 Жыл бұрын
ADIGA DHUL BANAAN OO BAADIYO AH YAA ISKA YAANA KAA GORTAAGAN HADII ANIGA BAADIYAHA AAN KA DHOSTO GURI MA CIDBAAN KA IIBSANAAYAA WAALIDAADA